MaashaAlaah Guuuuuuleysta SSC KHAATUMA STATE OF SOOMAALIYA VIVA ALAHA GUUUUUUUUULO WAAWEYN SIIYO AAMIIN JAMAAHIIRTA HARTI DHAMAANTOOD ALAHA GUUUUUUUUULO WAAWEYN SIIYO AAMIIN GUUUUUULEYSTA IDIN ALE AAMIIN
@NajmaMohamed-bl4jeСағат бұрын
ilaahw nagabadbaadi
@IbiEntertainmentСағат бұрын
War oromaa is dilaya alla ha isku dhameeyo oo Ethiopia 🇪🇹 ilaahay dulle oo ha halaago yarab🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@KhadarMxamed-q9tСағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉
@SaciidSaid332 сағат бұрын
Waa no doorasho garxajis naaag kubiyo caba
@SaciidSaid332 сағат бұрын
Garxajis wax ha utaro
@fardowsaabdi3342 сағат бұрын
Iska soo afjara qorulugud warkeedaa bataye, guul ssc qaatumo
@firdowsmusay-ze9gs3 сағат бұрын
ciinka ssc khaatumo guuleysta guuleysta guuleysta ilaahay garabkina ha ahaado
@awenoolays6540Сағат бұрын
Ninka la leeyahay somali Cowboy xuduuda shareecada islaamka wuu ka tilaabsaday oo anigu ma ahi salafi, wahaabi, ikhwaanu Muslim, sufi iyo dariiqo kale toona oo aan ka ahayn dariiqadii Allah ku soo dajiyey Suubane Nabi Muxammad scw oo Allah oo kaliya ayaa iska leh khalqiga jira oo dhan iyo amarka kasta oo jira oo dhan oo Allah waa "Tabaarakal-laahu Rabbil caalamiina" oo suubane Nabi Muxammad scw waxaa weeye rasuulkii Allah caalamka u soo dirsaday oo hogaanka diinta islaamkuna waa Quraanul Majiid (Quraanul Kariim) iyo axadiista Nabi Muxammad scw ka sugnaaday boqolkiiba boqol oo kaliya oo intaas wixii ka soo haraa aysan meel ku lahayn diinta islaamka iyo hogaanka muslim oo muslimiinta Allaah oo kaliya ku raacaan oo ay yihiin dad muslim ah oo aan wax kale iyo dariiqo kale iyo iimmam kale iyo shiikhyo kale iyo wixii la mida oo jidaysteen aan la soo dhex galin dariiqada Allah muslimiinta u jideeyey oo ku amray inay raacaan oo ku koobnaadaan oo ku sugnaadaan oo ah dariiqada kaliya ee Allah u soo dagsaday caabudayaashiisa Jin iyo insiba inay ku taagnaadaan oo ku caabudaan isaga oo kaliya. SOMALI Cowboy haddii xitaa uu muslim yahay wuu ku xadgudbay xuduudaha shareecada islaamka in badan oo xuduudihii islaamnimada ayuu jabiyey taasoo anan ogayn in caqli yari iyo aqoon daro iyo gaalo raacnimo iyo gaalo iska gadid iyo munaafaqayn u gaysay taasoo aanan sharaxaadeeda hada hayn iyo dantuu ka lahaa iyo sababtii uu ugu xadgudbay shareecada islaamka waayo Somali Cowboy shaki Kuma jir inuu shareecada islaamka ku xadgudbay, markaan dhagaystay hadalladiisa uu iska duubay. hadduu dhaho ha la iga raali noqdo, anigu ma ogayn inaan ku xadgudbay diinta Somalida oo ah diinta islaamka iyo dhaqanka somalida oo ah dhaqan islaami ah oo run ka ah taasi waa meesheeda oo somalidu qoomuluut ma jecla, mana jecla inay la xariirto oo la xaajooto oo la dhaqanto laakiin somali cowboy hadduu yahay qoomuluut ama doonayo inuu la dhaqmo waa isaga iyo dantiis laakiin ma aha canbaartiisa inuu somalida la soo dhex galo oo Somalida Cowboy haduu doonayo inuu wax ka ogaado Allah Midkuu yahay waa inuu akhristaa oo fahmaa suuratu ikhlaas (Qulhuwale), Suuradaani iyadaa u sheegaysa, Allah Midkuu yahay ee ha akhristo.
@hindaofficilchanle29562 сағат бұрын
Habar maxabuu marka inyara oo bariisi dhacaya loo keeno weera baya soo qaadan lkn maanta waa jabakooda inshaa Allaah😏