Waxa caqli darra ah in labada qof ee isqaboo ay isku soo bandhigaan baraha bulshadaa lkn soomaalida ayaa sidaa ubadan waxayna sidaa usamaynayaan waxay ogyihiin in ay isfuri doonaan. Lkn waxaan layaabay nikaa guursanaayoo naag lasoofuray 😢
@CwaliOmar-dx4rs3 ай бұрын
M..a kubii isku waaro Allaha idin ka dhigo❤
@madashawanaga65773 ай бұрын
bilaa abaaal bay noqtay wiilki way garaacday salamad
@salahabdi20323 ай бұрын
shekadoda hadan dhageystey gabadha waxa kala weyn dadku sidee kuu arkan iyo faan ma aqaan malaha gabdhahoo dhan jiniyo aan loo jeedin aya baacsada aan raga baacsan marka mucashaqow i know inaad dacad tahy blze gabadha ubadi wax qaaliya ayan u keenay sida hal faranti 4000 wa intey raban💙
@najmaahmed41453 ай бұрын
Sooray wallhi dhibaato way u hadhsanayd lkn may ogayn alalh ha u sakhiro
@muhamedmuktar-m2y3 ай бұрын
wlhi dadkan wada joogooda aad ayan ugu farxaaa
@hodandahir81113 ай бұрын
Gabad so lam lah hospital ba talah wa maxa dadkan Bismillah