DEGDEG: Abwaaniinta Beesha isaaq ee Qarnigii Tagay oo la Kala Dhig-dhigay

  Рет қаралды 118,534

Horyaal24 Tv

Horyaal24 Tv

Күн бұрын

#Horyaal24TV Kala Soco wararkii u dambeeyey Soomaalida iyo Caalamka.
Subscribe to Our Channel Like and Share Our videos.
===) Ku Xidhnow Ciwaannada Baraha Bulshada ee Telefishanka Caalamiga ah ee Horyaal24 TV (===
▶️ Horyaal24 TV KZbin Channel = bit.ly/3vdhg9s
▶️ Horyaal24 TV Facebook Page = bit.ly/3KN1NUx

Пікірлер: 983
@mohamedjama6282
@mohamedjama6282 Жыл бұрын
Heesaha "A" waxaa wada lahaa Beesha Isaaq. Hormuudka fanka Somaliyeed. Love you from Ogaden.
@AbdirihimMostafe
@AbdirihimMostafe Жыл бұрын
Thanks
@Adnan-bc1vk
@Adnan-bc1vk Жыл бұрын
Thanks
@amssaid9583
@amssaid9583 6 ай бұрын
I am Darod I admit wll Saar without Somali … I don’t thing in aan jiri karno .. lkn … isaaq cicadas iska saara elite ba tihiin I am bro isaaq anigu , Cali sugule, Hadraawi Qeys Iyo Axmed saleeban bide n all of bide family X aadan Yusuf x aadan ….n many many others …. Igama dhintan .. fanka somalina would die without wllhyo Isaaq even tho aniga I dhaleen n could be naas I jiidanayo …
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 Жыл бұрын
ABTYASHAY issaq walahi Siyaasad, aqoon, sugaan, dhinac kasta, ilbaxtinimo, dhaqaale, Issaaaq waa number one Somali oo dhan.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤viva somaliland from saylac
@SaadikMohamedsaid-x8u
@SaadikMohamedsaid-x8u Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ we love u abtiyo long life
@warwannaagchannel7241
@warwannaagchannel7241 Жыл бұрын
Thanks
@sareedocabdi6129
@sareedocabdi6129 Жыл бұрын
SOODHAWOOW HABARYAR
@JinHinhin
@JinHinhin Жыл бұрын
One ❤️ ❤️ ❤️ ❤️
@JinHinhin
@JinHinhin Жыл бұрын
Abtiyo we ❤️ u
@jamalwarsame5587
@jamalwarsame5587 Жыл бұрын
Siyaasad, aqoon, sugaan, dhinac kasta, ilbaxtinimo, dhaqaale, Issaaaq waa number one Somali oo dhan.
@hanahussein8168
@hanahussein8168 Жыл бұрын
Ku furay hadaan lagu odhan wax ma kuugu filan thy intaad sheegtayba waa lagaga horeeyaa Siaasada laga qof oo Somali ka caana 3business oo Somali ka caana Suugaan Laba gabayaa oo Somali ka caana Aqoonyahan caana 3 qof sheeg
@hamseisko3247
@hamseisko3247 Жыл бұрын
@@hanahussein8168 siyaasad ninka kaliye soomali ah ee Qaramada midoobay Soo xukumay C/kariin Caabi Faarax iyo raysal wasaarihii ugu horeeyay somalia Ina Cigaal iyo Cumar carte qaalib Qanacsigana 5nin ee ugu taajirsan soomali waa isaaq 1worldremit 2dahabshiil 3ibraahim dheere 4amina hitsi Mooge 5hass petroleum Suugaanta malaha cuqdad baa ku hayse sugaan Yaa igu gaadha gabayga ugu caansan soomaali waa DUGSI MALEH QABYAALADI WAXAY DUMISO MOOYANE waxa tiriyay Timacade Iyo Heesaha xoriyadda waxa tiriyay Abwaan jabiye Awoowgay baa lahaa "Arji xaal ninkan iga qoran Amarka geeraarka ninka Aniga maahe gabyaa waa Afkala qaad" oo markalena lahaa "caaleeya gabayga baray wuu canjilayaa" Somali anaga gabayga barnay ninkii ugu horeeye gabyaa waa Abwaan maxamed bulxan
@beerkaaicadaaday2057
@beerkaaicadaaday2057 Жыл бұрын
​@@hanahussein8168Daa jamaal reerkooda ayuu yaqaana waana qashuucsan yahaye, waar dadka marba suurahooda faraha looga qaadaa😅😅
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 Жыл бұрын
Si fiican baad tolka aad u amaantey
@runsheegrunsheeg1139
@runsheegrunsheeg1139 Жыл бұрын
abwaan dhalay abwaan kale dhasha loo tirshaa iyo dhaxal keeda sugaan waa door kumag dheer dhigana iyo sooyaal dunida dhamanteed ina dhaaf shay qayr keen allow kadhig dhamantood ahlu khayrka kadaaga dunuub iyo xumaan abid somali duntiyo waa dahab kay lahayeen
@ifrahjama2840
@ifrahjama2840 Жыл бұрын
Heesaha soomaalida ilow wax wada sameeyay isaaq hormuudaka soomaali Mohammed masha allaah ❤❤❤
@nimcocabdi-ij9vu
@nimcocabdi-ij9vu Жыл бұрын
Isaaq abwwanimo fan aftanahanimo taajirnimo dagaal yahan nimo geesinimo dawlad nimo intaba udaa viva cadwgoodu hajabo❤❤❤❤❤❤
@mustafaabiib1916
@mustafaabiib1916 Жыл бұрын
Ilaahay cimriga ha u barakeeyo maanta oo u dambaysay ayaan arkayay Abwaan Axmed Saleebaan Bide
@Madadaal
@Madadaal Жыл бұрын
Aamiin
@beerkaaicadaaday2057
@beerkaaicadaaday2057 Жыл бұрын
​@@MadadaalAbwaan soomaliyeed markuu ahaa buu sharaf lahaa, haddase habrihii barbar ka raacay. La soco habrahaaga oo ha nagu soo noqon😂😂😂😂.
@Madadaal
@Madadaal Жыл бұрын
@@beerkaaicadaaday2057 odayaasha afkaaga ka dayso Adeer
@khalifhassanmohelmi1598
@khalifhassanmohelmi1598 Жыл бұрын
Muse Ali Faruur wax kale oo uu leeyahay Heesta la yidhaa Yu'asho. Cabdi Cali Wayd wax kale oo heesahiisa ka mid ah hessta sidii laba walaala ah oo ay qaaddo Rabbi ha u naxariistee Khadra Dahir Cige.
@guuledjerar4136
@guuledjerar4136 Жыл бұрын
Fankuba waa garxajis iyo suber awal dood maleh 😂😂
@jiilkacusub3019
@jiilkacusub3019 Жыл бұрын
garxajis maan sheegin lakin ,, abwaanada s,awal waxaa heeso badan hadraawi ee fan ku yeelateen
@CarroEdeg
@CarroEdeg Жыл бұрын
Duriyadu Dhamaantood Fanka Isaaq bay u yahiin, waanay kasimanyihiin fanka
@ahmedyasiin2418
@ahmedyasiin2418 Жыл бұрын
@@jiilkacusub3019tiro badnanta abwanada habar awal baa ka abawano badan habar jeclo
@abdilahikhalif6493
@abdilahikhalif6493 Жыл бұрын
Waa ku fanaa reer abtigay garxajis ciidagle from harti majeerteen darood❤
@xundubcade-uq5cw
@xundubcade-uq5cw Жыл бұрын
Soodhac abti qali
@Adnan-bc1vk
@Adnan-bc1vk Жыл бұрын
Thanks
@sareedocabdi6129
@sareedocabdi6129 Жыл бұрын
ALLAH HAKUCISEEYO HABARYAR
@ayanwarsame7218
@ayanwarsame7218 Жыл бұрын
Habo soo dhowoow
@NimoAbdi-il4um
@NimoAbdi-il4um Жыл бұрын
Reer sheikh isaaxaq Allah igabeerey ayaa mahadleeh, we are so talented Somali la antayo waxba maha❤❤❤❤❤
@hamseisko3247
@hamseisko3247 Жыл бұрын
Laysma xaqiree Garxajis waa dad sugaanyahaniin ah osaaqana number 1 idinkaa u ah soomali oo dhan from sacad muuse
@amiinmohomuud9214
@amiinmohomuud9214 Жыл бұрын
Abwaanimadu waa tog dhexmara daariid ilaaladbaa kasoo leexata oo izaaq soo gasha taasina ciidagale ayay ku dhamaataa
@hamseisko3247
@hamseisko3247 Жыл бұрын
@@amiinmohomuud9214 suugaanta somaalyieed waa isaaq niyow Daarood waa Laga badan yahay
@Adnan-bc1vk
@Adnan-bc1vk Жыл бұрын
Mahadsanid
@hamseisko3247
@hamseisko3247 Жыл бұрын
garxajis dab yar ma shidayaan muxuu ilaahay suugaan baray tolka from habar awal
@Adnan-bc1vk
@Adnan-bc1vk Жыл бұрын
Mahadsanid
@bilanali786
@bilanali786 Жыл бұрын
M.a ilahy ha parakeyo reer shekh isaxaaq❤
@SsShdh-uo3jk
@SsShdh-uo3jk Жыл бұрын
Amiin yaa rab alcalamin أمين يا رب العالمين ✌✌✌👍👍👍
@mohacali9855
@mohacali9855 Жыл бұрын
Garxajis weyne Duntii quruxda Badnayd Alle iga Beeray ismuujiya lovta hayla dhaafin Gobtaa reer sh. Isxaaqoo dhan waan salaamaya sharaf iyo cisi karaamo Abdikiin ku Noolaada we love you 8 power Taariikh Aqoon ilbaxnimo suugaan cidi Enaguma hawaysan karto somali shamac ka dhexbaxaya Ayaynu Nahay 😢❤🥰💯🙏
@siraadxasan2770
@siraadxasan2770 10 ай бұрын
Kala gurka uun inaga ilaaliya.mid baynu nahay.
@Charkherad
@Charkherad 4 ай бұрын
Waad ku saxantahay, aad baan u jeclaystay hadalkaaga❤ ​@@siraadxasan2770
@MaxamedGreen
@MaxamedGreen 2 ай бұрын
Garxajis reerka loodhiibo markay adkaato❤
@IsmaGaba.
@IsmaGaba. Жыл бұрын
Sacad muse ragbad katahteen cabdi qays walalkii iyo barkhad cas gujiskii labad ee sacad muse
@fadmayasin2049
@fadmayasin2049 Жыл бұрын
Show isaaq w anther level ❤
@ismailomar2004
@ismailomar2004 Жыл бұрын
Reer Abti isaaq Garxajis ciidagale guuyoobe , from baladwayne
@umalkhyremohamed5308
@umalkhyremohamed5308 Жыл бұрын
ISAAQ NIIMADA IGAA BAADEN GUUL GUUL ISAAQWYNE🥰🥰🥰🥰🤩🤩🤩🤩😘😘😘😘😘😘
@asalmaal556
@asalmaal556 Жыл бұрын
Hadraawi ❤ Togdheer - Habar Love Hooyo (Tubeec) Beledweyn (Xasan Aadan Samatar) Jacay Dhiig Ma Lagu Qoray (Magool) Shimbiryahow ma duusha (Magool) Suleekhaay araggaagu (M.Nuur Giriig) Cajabeey cajiibeey (Tubeec) Heesaha Wardheer (Xasan Aadan) Waayeel Dadoow (Maxamed Mooge) Allahayow Nin Daacada (M.Mooge) Togdheer (Qalinle) Some of the greatest songs ever written by Maxamed Ibraahin Warsame Hadraawi. Iyo qaar kaloo badan oo aanan halkan ku soo koobi karin.
@asalmaal556
@asalmaal556 Жыл бұрын
Aadan Tarabbi Jaamac (H Love, Muuse Abokor, Reer Yoonis) Dar Allaad u huruddaa (M. Mooge) Liibaan maleh adduuno (Saado Cali) Cakuye (Shankaroon Axmed Sagal) Yufle (Kinsi X Aadan) Daydayo Mid Kale (Aamina & Rooraaye)
@SsShdh-uo3jk
@SsShdh-uo3jk Жыл бұрын
Great ✌👍👍👍
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 Жыл бұрын
Siyaasad, aqoon, sugaan, dhinac kasta, ilbaxtinimo, dhaqaale, Issaaaq waa number one Somali oo dhan.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤viva somaliland besha cise wayne waanu idiin hibaynay allah hadin barakeeyo from saylac👮🏼
@mohamadabdulrahman6802
@mohamadabdulrahman6802 Жыл бұрын
🙋🙋 tolka aad ayn idiin salamayna ciise walalahy rumaad
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 Жыл бұрын
@@mohamadabdulrahman6802 cadowgiina bataye illahay iyo ciseba waa garabkiina ka eega ....
@abadidsaid5727
@abadidsaid5727 Жыл бұрын
Jigjigawi iyo ibrahim gaadleh rhu big respect from djibouti
@hamsehussein4083
@hamsehussein4083 Жыл бұрын
Wllhi waa barmaamij xiiso badan ❤❤
@intisarahmed9781
@intisarahmed9781 Жыл бұрын
Qiimeenta fanka Somaliyeed oo dhaan waxa one 1⃣ u ahaa CABDILAAHI QARSHE Ilaahay ha u naxariisto amiiiiiiiiin.
@abdi-nm2vy
@abdi-nm2vy Жыл бұрын
Sangub
@Gudin-iyo-Hangool
@Gudin-iyo-Hangool Жыл бұрын
Waa aabihii fanka somaliyeed loo cimaamaday
@saedabdillahi9523
@saedabdillahi9523 Жыл бұрын
garxajis habaryoonis dhancade carabala abwaan abwaan kale abwaan kayd reer xuseen hubsada garxajisku ciidaa ka badan
@Gudin-iyo-Hangool
@Gudin-iyo-Hangool Жыл бұрын
Garxajis ilaahay baa sare ka yeelay wllhi waa dadkii gubba ka bilaabantay🎉🎉🎉
@ismailahmed2219
@ismailahmed2219 Жыл бұрын
Cilmi boodhari father jaceyl baad ka tagteen huryo waa adeerkey viva yoonis ✌✌🦁🦁🦁🦁
@mericanbadass5299
@mericanbadass5299 Жыл бұрын
Viva Yonis tigero indr 🐅
@faisaali7176
@faisaali7176 Жыл бұрын
Manshaalah heesaha dhan ilayn abwanadena sameeyay❤❤🎉🎉
@abdirahmansaciid4223
@abdirahmansaciid4223 Жыл бұрын
Anigu hadii aan ka hor dhaco kala reebta ciyaaraha beelaha soomaaliyed beesha isaaq cimaamadaan saaray iyadoo ay dhiman yihiin beelo badan oo aan la soo bandhigin abwaanadooda (habar awal heesaha wadaniga ah ayey koobka ku qaadeen) waxaan saa u leeyahay wax badan ayaan ka aqaan abwaanadeena FG ma ihi isaaq
@hibonour9657
@hibonour9657 Жыл бұрын
Taasi waarun
@mohamedomar2367
@mohamedomar2367 Жыл бұрын
Waa ciyaarihiniye
@hibonour9657
@hibonour9657 Жыл бұрын
Anagoo ayaa
@hamseisko3247
@hamseisko3247 Жыл бұрын
Waa xaqiiq
@hanahussein8168
@hanahussein8168 Жыл бұрын
Garxejis baa kaga horreeya
@mohamedahmedmohamed9606
@mohamedahmedmohamed9606 Жыл бұрын
Asc Mr Xuseen Jig -Jigaawi waa Bah gobo .
@kusalirasulkarasulka-ir3vf
@kusalirasulkarasulka-ir3vf Жыл бұрын
Inan muslim ahay isaaq aan ka ahay had iyo jeer waa waxan ku faano ❤
@ifrahjama2840
@ifrahjama2840 Жыл бұрын
Wan qosalay anaa icisman xildiida halso doona kkkkkkkk salaan sare from America 👋
@yaasir1936
@yaasir1936 Жыл бұрын
Xagad ka joogta Maraykan
@qadanfarax9924
@qadanfarax9924 Жыл бұрын
nayaa heego garxajis makala fidhicilin kartaan munafaqada laqeybinaayo walafahmey asha hadada iyo garxajis midnaba karimeysaane tobad xumo iyo xaasid nimaad qabriga lagaleysaane
@mubarikdodi8450
@mubarikdodi8450 4 ай бұрын
Waa i kan sharafeey welcome
@Amina-ts1lj
@Amina-ts1lj Жыл бұрын
Isaaaq dadki fana iska lahAa ❤️❤️🌺🌺
@engabdirahamanomar6565
@engabdirahamanomar6565 Жыл бұрын
Beel waynta Habar Awal abwaano badan ayy ka tageen se hadana Barnamijka wan hanblyeynya 🎉
@aminaessa6031
@aminaessa6031 Жыл бұрын
WaaRunta
@Charkherad
@Charkherad 4 ай бұрын
Fanku waa Awal iyo garxajis, la reerood oo walaalo ah isku aabe iyo hooyo ah oo hadana siyaasi ka dhex shaqeystay ❤
@ifrahjama2840
@ifrahjama2840 Жыл бұрын
Isaaq waa iftiinka soomaalida jiro jooga
@hamseisko3247
@hamseisko3247 Жыл бұрын
Xuseen abokor number 1💪
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Жыл бұрын
Fankii somaliduba waa isaaq
@mustafeyasiin8789
@mustafeyasiin8789 Жыл бұрын
Maxamed Daauud (Guuyoobe) The Best Awaanada isaaq Abwaanada Ciidagale Abwan Dheeg Abwaan Xasan Qawdhan Abwaan Cali Jaamac Boqore Abwaan Casaar Abwaan Maxamuud Jibriil Iyo Qaarkale Oo badan Guuyoobe Waa Warangalka Ciidagale Daauud Ismaciil GOBTA CURADKA DUUAAD Alla Cisik ❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤
@AbdirshidMahamedhagi
@AbdirshidMahamedhagi Жыл бұрын
Abwaan dheeg Somaliyadii Wakii bilada kuqaateyba. XAQIIQ WEYAAN
@haliimoubdilaahi1853
@haliimoubdilaahi1853 Жыл бұрын
Maaasha allh tolki sh shikh is xaaqa ❤❤❤❤❤
@hassanhaji9618
@hassanhaji9618 Жыл бұрын
Abwaanadu ma ahan isaaq qura!! Waa laf dhabar soomaaliyeed!!! Isaaq waa qalbiga soomaalida!! Haddii walbigu jirado jirka kale waa la jiradaa, waa waxa soomaali haysta maanta!! Hadda anigu isaaq ma ahi ee Harti, Majeerteen yaan ahay. Alow Isaaq noo toosi!!!
@akuuriofficial6258
@akuuriofficial6258 Жыл бұрын
Waxaan idinka codsanayaa abwaanada markaad sheegeysaan in sawirkiisa noo raacisaan hadii ay macquul tahay. Mahadsanidiin
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 Жыл бұрын
Garxajis waa xigmada iyo goba nimada from GK❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdrskjustjust9456
@abdrskjustjust9456 Жыл бұрын
Makaahiil sacad muuse heeshaha ay sameeyeen Lacageey dadka kala labeeyaa Iyo dooliyo afmeeroo roob aan dabyliyo Iyo curyaankaba caga looma waayin Iyo gorayooy gabal kuu dhac Iyo halka dooxa waaheen bad waqooyi kaga daro Iyo haynta iyo maalkuna hida dhaxala maahe Iyo haduu sahan godoomo garta ina sanwaynaa loo gaysan jiray iwm
@bensaryemofficialpodcast1246
@bensaryemofficialpodcast1246 Жыл бұрын
Arab waa iftiinka reer shiekh isaaq jiro jooga viva dir irir samaale
@duco.walid3372
@duco.walid3372 Жыл бұрын
Jilibkaygii Jibril Abokor Reer Dalal Hadad 3 abwan ka heley Dhag Waaye ❤
@xasanmaxamad8355
@xasanmaxamad8355 Жыл бұрын
Xageydun U Ilawdeen Abwaankii Weynaa Beesha Habar-Yoonis Reer Hussain Moh'ed Jama Hussain Keyd (AHUN) Ee Lahaa Ruwayadii Ruux Illaahay Wakiishay Nasiibkiisa Ma Waayo. & Heeso Badan Oo Kale
@ibruadan7763
@ibruadan7763 Жыл бұрын
Aadan Tarabbi maaha Biciide, ee waa ReerYoonis. Soo akhrista Home Work iina
@camosalax5599
@camosalax5599 Жыл бұрын
wayka cudur daarteen u faaiidee ileen malaaig maahee bilaa turxaan
@mustafeyuusuf8677
@mustafeyuusuf8677 3 ай бұрын
WAA HABAR JECLO ABWANKA ISKA LEH HEESTII WAXAY GORAYA CAWSHUBA.WAA HABAR JECLO OO NUUX AH OO SALAMADOW AH
@abdishakurhussein6564
@abdishakurhussein6564 Жыл бұрын
HEESTA QARANKA SOMALIA🇸🇴🇸🇴 Aqoonyahan,Abwaan: Yusuf Xaji Adam Qabille Qolodisa:Habar-yonis, Libaax carre/isaxaq Carre, Qasim,Reer diini, jibril diini, ina xaji aadan Qabille
@SsShdh-uo3jk
@SsShdh-uo3jk Жыл бұрын
Reerku waa reeraha ugu wanag san reer sheekh isaxaaq. Calan ka bulga xagaad ka kentay. Mise abti ayaa lagu yahay
@abditaallo4217
@abditaallo4217 Жыл бұрын
Walaal heetaas ninkii Alifay shalay ayuu geeriyooday AUN,Yuusf Xaaji maleh. Dhalinyadaan wax badan bays isku khaldayaan.
@Madadaal
@Madadaal Жыл бұрын
@@abditaallo4217heestaa Yusuf Xaaji Adan wuxuu sameeyay dhamaadkii 40 kii 1946-1948 kii, isagoo macalin ka ah Sheekh. Abwaankii weynaa ee Cali Sugule
@dangalomedia
@dangalomedia Жыл бұрын
Ku soo xasuuso foosiya xaaji aadan qabile
@ifraxxasan5432
@ifraxxasan5432 Жыл бұрын
Maxaa ku cadibay Garhajis iska dheh
@MohamedAli-ko4sm
@MohamedAli-ko4sm Жыл бұрын
Mashallah caadi ma aha isaaq. Much respect from Puntland
@AwrkiiCirka
@AwrkiiCirka Жыл бұрын
Inta aad sheegteen waasax lkn heesta dadkaan dhawaaqayaa dhulkooda doonayaa waxaa erayada lahaa Xuseen aw faarax dubad
@adenshire1349
@adenshire1349 Жыл бұрын
Masha allah. Garxajis wa wada abwanin .
@mahamoudabdi7426
@mahamoudabdi7426 Жыл бұрын
abwaan daood salayban iyo dacar oo teer jabouti ah
@FANKAFILMS
@FANKAFILMS Жыл бұрын
MASHA ALLAH ABWAANADA SOMALIYED
@yahyamohamed6198
@yahyamohamed6198 8 ай бұрын
Isaaqnimo uga badan landherenimo from jabuti i am issaq habar awal sacad muse cabdale sacad guul issaQweyn
@xaalidahir8268
@xaalidahir8268 Жыл бұрын
Yaas slaaaaaammmm reer sheekh isaaq are another level walle! Ilahaay haa dayoo!!😎🦁👑👑🌍🫡🫡🫡🫡
@muxamadmaxamud4942
@muxamadmaxamud4942 Жыл бұрын
waa Khalad yuusuf jafaal waa jidriil Abokor reer yoonis
@abdirashiidahmed5382
@abdirashiidahmed5382 Жыл бұрын
Waa runtaa
@hersonmalaque3865
@hersonmalaque3865 Жыл бұрын
Masha daadihiyaasha waan salaamay
@abache2120
@abache2120 Жыл бұрын
Abwaanka ayuub , magaciisa oo sadexan wa cisman adan xusen , cisman askari
@hanadolad2061
@hanadolad2061 Жыл бұрын
Mansha alaah murtiile Horyaal tv
@osmanhassan5344
@osmanhassan5344 Жыл бұрын
Viva Le somland 🎉🎉🎉❤❤
@AsadSeed-d8v
@AsadSeed-d8v Жыл бұрын
Waryadha libaxyadii hj wadso gabisen mawaxbadanbaydnka aqonin wan idin cudur dariye. balse waxa layidhi (Intad fogtaha lafayta) eesoo tafatira casharka marka hore❤❤❤❤❤
@dahirabdi2276
@dahirabdi2276 Жыл бұрын
Fankii somalia dib noo xasuusine guulaysta somalia sharaf lahad magacyadoodi sheegteen taarikhda laha
@abwaanmaxamuudwaraabe5318
@abwaanmaxamuudwaraabe5318 Жыл бұрын
Hadraawi Axmed Faarax reer abtidoon. Aadan tarabbi Jamac Muuse Abbokor Reer Yoonis Yuusuf Qurbaawi waa Axmed Faarax Maxamed Axmed Buraale Maxamed Axmed Ileeye Samatar Axmed faarax Abbokor Axmed
@kamaaljaamac9856
@kamaaljaamac9856 Жыл бұрын
Abwaan gaariye mee
@abdulwahidmohamud9408
@abdulwahidmohamud9408 Жыл бұрын
Maxay uga tageen
@Darwiish-music-channel
@Darwiish-music-channel 6 ай бұрын
​@@abdulwahidmohamud9408heeso muu lahayn
@Charkherad
@Charkherad 4 ай бұрын
Waxa laga xadlayaa waa dhanka heesaha Abwaan Gaariyena alle ha unaxariistee heeso ma lahayn ! Ee Abwaan Wayne oo dhanka maznsada ku caan ah ayuu ahaa
@asmaabdirahman5863
@asmaabdirahman5863 7 ай бұрын
Awoowgay Axmed Ileeye Samatar Axmed faarax ,Abokor Axmed Ilaahoow kuu naxariiso❤
@aminageddi3170
@aminageddi3170 Жыл бұрын
Waad mahadsantahiin ee fanaaniintana keena please
@ifraxxasan5432
@ifraxxasan5432 Жыл бұрын
Tol jecle mee
@Mariamitio
@Mariamitio Жыл бұрын
Machallah.
@suldaancaydaruus9352
@suldaancaydaruus9352 Жыл бұрын
Abwaan Goobe guuleed ❤❤ awtaadii baa bartan lagaga waramayaa 🎉🎉
@abdulrahmanomar9728
@abdulrahmanomar9728 Жыл бұрын
Walaalayaal Amma adeerrayaal heesta Diiga waxaa lahaa Cabdi Idaan ifinkoo mahadsan.
@qadanfarax9924
@qadanfarax9924 Жыл бұрын
garxajis landheere igadheh❤
@CamuudAwed
@CamuudAwed Жыл бұрын
Inna Tarabi Waa Reer yoonis Cali maxamed
@said1498ify
@said1498ify Жыл бұрын
Abwaan Jigjigaawi Waa Sacad muuse Xussen abokor Bahgobo.
@milgoawad5206
@milgoawad5206 Жыл бұрын
Gabas waa sacad muuse reer gadiid. Heesaha seynab cige
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 Жыл бұрын
Axad ilowdan Ahmed GOD SHIIBER
@habibaali5036
@habibaali5036 Жыл бұрын
Abwaanadii hore Somaliyed murtidu hadal bay u ahayd Qaran jabkii Maskaxdii iyo murtidiiba ba way guurtay😢
@RuthWanupdirahmanYusuf
@RuthWanupdirahmanYusuf Ай бұрын
1:Abwaan cali caateeye habar❤ awal❤ sacad muuse ❤cabdalle❤ sacad aun 2:abwaan laxamiiste fanaan kaban ismaciil cabdi geri ismaciil yare Habar ❤awal ❤ nuux❤ismaciil❤ sacad ❤muuse ❤xuseen ❤abokor❤ reer shirdoon❤Aun 3:fanaan abwaan bacaluul maxamed Aun habar❤ awal ❤siciid ❤ismaciil ❤sacad❤muuse ❤xuseen❤abokor❤reer❤samatar❤Aun
@daharashid5262
@daharashid5262 Жыл бұрын
G36 what a legends
@wowafro8425
@wowafro8425 Жыл бұрын
g36 ma rer ba La yidha waxay Magaca Kii Faqashta u Eegi
@mohamedomar2367
@mohamedomar2367 Жыл бұрын
​@@wowafro8425maye waa magaca libaxyada
@zeynababdullahi1851
@zeynababdullahi1851 5 ай бұрын
Mashalah tabaarakalaah
@sabahahmed2523
@sabahahmed2523 Жыл бұрын
Gabas waa sacad muuse Nouh Ismail ahmed gadari waa nouh ismail heesta sandakan ugu can saneed ee Somaliland dalkeyga somaliland dadkeyga dadku waa dadkii ingriiska direy waxa sameeyey Yusuf Shukri waa sacad Muuse Nouh Ismail weyna Ka Horeysey 2000 kìiì
@zuldaanabokor5699
@zuldaanabokor5699 Жыл бұрын
Another level Weeyaan barnaamijkani waan bogaadinayaa bahda horyaal tv iyo maskaxdii ka danbeysay ba🖐👍
@mariaahmed9018
@mariaahmed9018 Жыл бұрын
Cidagale boodhari baad ka tagteen waayo abihii jacayl ku wuxu gabay tiriyay ma dhagaxan bay ahayen 😂😂😂😂
@xundubcade-uq5cw
@xundubcade-uq5cw Жыл бұрын
Hhhhhhh😂😂
@YonisAbdillahihersi-zq1oq
@YonisAbdillahihersi-zq1oq Жыл бұрын
Congratulation hooryal tv 2soon bravo bravo i understand inventor deed and life machallah song of samale
@shaakircabdi102
@shaakircabdi102 Жыл бұрын
Nin isaaq godobtii rabaan gaadh ka hayaa gujiskii badaan uga dhignahay gabiga daarood
@mohamethzultan5460
@mohamethzultan5460 Жыл бұрын
Dhinaca gabayada soo saara sidaan ogahay 1 Hjeclo 2 h awl 3 garxajis 4 arab
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 Жыл бұрын
warya nicda la amuusa wad walateene heesahiina ma qabiil bad ka dhegiten hj wa dadki jacaylka dhiigooda ku qoray santa dhabarka u dheegay mana gaadhaysan
@museadan9335
@museadan9335 Жыл бұрын
Kkkkkkk dee habar love waa la yaqaana inay xaga gabayda lagu gaadhin lakin Kuwani waa heeso . Lakin hadraawi baa dhawr nin ah ee caadi iska dhig inaabti
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 Жыл бұрын
muuse daan hadarwi boqol nin buu u dhigma ilahay ha u naxariisto lakiin kuman hj jira keligiisna mahaa maxayse kugu taala inta fanaan canaba anaga soo saarnee
@museadan9335
@museadan9335 Жыл бұрын
@@sidrasirad9475 kkkkkk hj dadka wacaan dalna waa cal iyo buur
@afrahap4406
@afrahap4406 Жыл бұрын
❤❤❤❤ Masha allah
@maxkamadasare2067
@maxkamadasare2067 Жыл бұрын
aabihi jaceylka cilmi boodhari iyo qaar kale badan baa ilowdee xaga ciidagale
@ifraxxasan5432
@ifraxxasan5432 Жыл бұрын
Abwaki ugu horeyey cilmi bodhari
@maxkamadasare2067
@maxkamadasare2067 Жыл бұрын
cilmi boodhari wey ilaabeen aabihii jaceyla
@shukri1640
@shukri1640 Жыл бұрын
Abwaanada heesaha tiriyey only ba la sheegay Boodhari gabay bu aha gaariye way ka reebeen hees ma leh bay yidhahdeen
@maxkamadasare2067
@maxkamadasare2067 Жыл бұрын
@@shukri1640 gabayadiisii oo dhan heeso laga sameeyey waxaan qaada hobalada kuwa ugu qaalisanaa sida maxamed saleebaan tubeec
@FUAAD-t4r
@FUAAD-t4r Жыл бұрын
Yuusuf jaafaal waa jibriir abokor reer yoonis baha cali
@ahmedahmedmahamed2690
@ahmedahmedmahamed2690 Жыл бұрын
Cidagalana ragbaad ka tagteen😊
@asiyamohamed4903
@asiyamohamed4903 Жыл бұрын
Wll gx way waaleen dadkii ee yaa koobi karaya?
@amssaid9583
@amssaid9583 6 ай бұрын
Excellent …
@siedmeash515
@siedmeash515 Жыл бұрын
Ayuub yu ka ahaa miyaa lagu dhici wayay ayuub waa meel sare 😂😂😂
@AbdirshidMahamedhagi
@AbdirshidMahamedhagi Жыл бұрын
❤mncha allah Aad baad u dedaasheen.iyo xigmad.dedaala oo.kasiibadi
@ubaxhusein8935
@ubaxhusein8935 Жыл бұрын
Sow habar awalba sacad muuse wax ka curiya 😂
@AbdirahmanAbdilahi-l9s
@AbdirahmanAbdilahi-l9s Жыл бұрын
Subeer awal ❤❤
@rahmaomar8389
@rahmaomar8389 Жыл бұрын
🎉🎉🎉🎉
@abaazismael6340
@abaazismael6340 Жыл бұрын
Somali waa isaaq iyo inyaro lagu qurxiyey
@axmedkanada853
@axmedkanada853 Жыл бұрын
Laangaab
@IsraMaxamed-i7t
@IsraMaxamed-i7t 10 ай бұрын
​@@axmedkanada853waar adigaa laangaab ah
@afhayeenkareershisxaaq
@afhayeenkareershisxaaq Жыл бұрын
viva beesha muuse subeer awal
@musa-yj2pd
@musa-yj2pd Жыл бұрын
Sacad yoonis cabdla sagasaag
@MustafeIbraahimcali
@MustafeIbraahimcali 6 ай бұрын
Wa ayo cabdi maxamed amiin iyo ciise dhancade iyo xuseen aw faarax iyo cali cateeye
@MaryanHussein-nu9yd
@MaryanHussein-nu9yd Жыл бұрын
Subxaanalaah quraanka waad ku dheeshay dowbad keen
@bilana289
@bilana289 Жыл бұрын
Waaryaadha ciyaarta ka daaya meesha magaca GARXAJIS miyuu idin dhibayaa HY+CIDAGALE =GARXAJIS GARXAJIS ayaa number ku jira yaa kula loolami kara Garxajis lama kala saari karo waa mabnuuc di ⛔️
@faisalmohamed7125
@faisalmohamed7125 Жыл бұрын
Weligay ba HY iyo Ciidagale ayunbay dadku yaqaaneen, Garxajis Liibaan cadaala sameeyay
@Charkherad
@Charkherad 4 ай бұрын
Reer sheekh isxaaqba in lakala qaado maaha ❤
@bilana289
@bilana289 4 ай бұрын
@@faisalmohamed7125 Adigu waxaad ku jirta kuwa magaca Garxajis markay maqlan ku xanuunsada Sheekh Isaxaaq wuxuu dhalay Ismaciil oo isaguna dhalay Dauud iyo Siciid Marka xageed kala geyn Cadawga Garxajis waa laga diidey kala qaybinta reerka Liibaan Samatalis allow dhawr cadawgisa caamiya indha la
@faisalmohamed7125
@faisalmohamed7125 3 ай бұрын
@@bilana289 oo marka hore mxd ugu isticmaali weydeen, nin Ciidagale laga haya magaca Gx Waa poison.
Cali Sugulle, Dararamle & Xudeydi
34:42
Kayd Somali Arts and Culture
Рет қаралды 87 М.
Mulaxamiiste Cabdi Kariim Jiir - Melodist
28:01
Kayd Somali Arts and Culture
Рет қаралды 198 М.
Win This Dodgeball Game or DIE…
00:36
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 34 МЛН
Man Mocks Wife's Exercise Routine, Faces Embarrassment at Work #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 4,4 МЛН
Do you choose Inside Out 2 or The Amazing World of Gumball? 🤔
00:19
The day of the sea 😂 #shorts by Leisi Crazy
00:22
Leisi Crazy
Рет қаралды 1,5 МЛН
DEGDEG: Waa Kee Qabiilka Kaalinta 1aad U Galay Beesha Daarood ?
26:48
Maxaad jacelka ka taqaan? Wali  ma dhuuxday Qisadii Qarad
25:37
HANOOLAATO
Рет қаралды 223 М.
Abwaanada Beesha XAWAADLE  Macawisley Maafiyadii Madhiyay
30:47
Qarniga Hadalka
Рет қаралды 38 М.
XIDIGAHA GEESKA SOMALIA AYEY TAAGEERAAN SIR FASHILANTAY
17:50
waridaad TV
Рет қаралды 16 М.
40 QISO oo saamayn leh & 15 kamida culimadeenna waaweyn
3:57:33
Salafmedia
Рет қаралды 3,9 МЛН
Abwaanada Beesha Isaaq Qeybta 1aad
18:35
Qarniga Hadalka
Рет қаралды 27 М.
WAX KA BARO BEESHA DAAROOD IYO HOGAAMIYEYAASHII SOO MARAY
14:48
UMMADDA PRODUCTION
Рет қаралды 205 М.
Win This Dodgeball Game or DIE…
00:36
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 34 МЛН