WAAR LAHADHA HUBKA NINKA SIDII LAX SAYLAD JOOGTA GACANTA DHIIBAY DAL IYO DAD WAA MUUSE WAA FALAASHO MAAHA REER SH ISAXAAQ DALKA IYO DADBA WAA INAGA DHEXEEYA DAAROODOOW GUUUUUUUUUL SOOMAALI
@waryamidiya3143Ай бұрын
Waryaada war oromada mana ha u ogolanina xadgudubka aywadan deegaankana hoogi nayuu&tigree badeen hoog kale oocusub yaan loo ogolan dhamantiin umidooba damaca deegaanka kusocda
😂😂😂kkkkkkk kkkkkkk benta daa mustafa amxar waa dabadhilifka oromo iyo abiye ee shaati gesinimo baad rabtaa in aad uu toshid ee waa gaan raganay😂😂😂kkkkkkk
@MuxeydinAbdiАй бұрын
Geesi go aanle
@MouminIsmanАй бұрын
Geesiyaay nool .Iska fogeeya Abye iyo shirqoolkiisa bilaa axdiga ah. Ilaashada nabadiina Hana u ogolaanina cid kaste o kasoo gudubta xadka DDS. Dagaal iyo xoog Kaga hor taga o ku ilaasha Madaxweenaha Cagjar iyo xukuumadiisa
@FarxaanaxmeddhuuxDhuuxАй бұрын
Adeer beenta jooji Mustafe cagjar kama xoo badneen cabdi ileey cagjarna Waa naag uu qabo abii axmed
@CabdisalaamFaaraxАй бұрын
❤
@AliAbdi-s5eАй бұрын
Amxaar waa amxaax marwalba OLF hanoolato
@CabdiJaamac-f6tАй бұрын
War sow Mustafa so maha kii siyey oromada meeshii magalada jigjiga biyah laga siin laha oo ceelasha loga qodi lahaa oo15 kilo mitir ujirta ma kasa dansomaliyeed difacaya cadowga kan soo hogamiya wu kadaran yahay cadowga manta wakala guur jabhadihi wadanka wa inay go an qaatan midaysan isbedelka itobiya kasoo baxaya dhulkodana difacdan iskana saran dhaman dadka kayimi deganada kale mant a wa fursadii itobiyada cusub qomiyadxwalibana difacanayso danaheeda
@ElmibarkadlehАй бұрын
Beeenaaaàle Bernanke ku
@CabdiJaamac-f6tАй бұрын
War imisa ayuu ku siyey cagjar War cagjar wa amxaar babi iyey somali Kuna tageraya oroma inay qaatan dhulka soomaliya wa cadow kadaran oromada
@SomaliLandViewsАй бұрын
kkk. Cagjar inaanu diidi karin Abiye Ahamed waa la ogyahay beenta naga dhaaf.
@AxmadFeyslАй бұрын
been cad
@CabdiJaamac-f6tАй бұрын
War ninku beenbadanaa inkari ku dhacday oo afku go
@BisharCabdulahi-u2cАй бұрын
😂😂😂😂
@ClsalaanJamaalАй бұрын
222🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲Hhhhhh
@LaulaOmarАй бұрын
SAx
@allamagenaj5333Ай бұрын
Waxan waa been
@bashirahmedahmed6475Ай бұрын
Been ahaa
@CadnaanXiisАй бұрын
Ma inay qabtaan bay rabeen
@abdullabdul8785Ай бұрын
Cagjaar hadiii uu ka hor tagin dhagaar ayaa u taaal waaana la xeri doonaaa dds iyo mustaf cagjaar ha dhawaaqaan inaay ka go,eeen ethopia
@amirakram3072Ай бұрын
Where where get this information from your pockets ?????feke fake