Wariye Qaali Ah waxaan kugu Xalaal Ah SALAANTA ISLAAMKA❤❤❤❤ISLAAMKA A
@Ramdammubarak3 ай бұрын
Inaaliaahi wa Inaaliaahi raajucuun ale haunaxariisto isaga iyo intiika horeeysay ba ehelkii iyo qaraabadiina samir iyo iiman saadiqa ale ha kasiiyo aamin Aamin yaarabi
Ninkan cuqdad soomalilaand ayaa haysa ninka tiisa daryeela ayaa tu kale ku dara waa nin riyoonaya danhiisii ayaa kala daadsan guul iyo gobanimo soomalilaand salaan sare geesi qaran mashallah ❤❤❤❤❤❤❤
@mohamedmohamud96913 ай бұрын
I really love the way you always expose the liars and hippocrites Hassan sheekh and his so called foreign secretary who lost direction. Madal Furan, stay blessed!!!
QOF KA REER SOMALILAND EE FAQASH U SHAQO TEGAYAA WADKIISII BUU CAGAHA KU DOONTAY
@KhadarKadar-xc8df3 ай бұрын
Ninkaa idamka allah wasiir fiqi jidxun hakufurmo
@MaaslaxMaxamed313 ай бұрын
suubxanah
@januarySl20243 ай бұрын
Ninka reer Somaliland ee dhulka cadawga tegaya ee waxtaraya ama dhulkiisii hooyo ka cararaya ee cadawga taageeraya isagoo arkaya kuwii ka horeeyey ee ay dileen, ha dileen isna waa khaa'in iyo doqon eh !
@abdirahmanmohamud16353 ай бұрын
😂😂😂😂😂 slland ayuu ku waashay mu arko ciidanka itoobiya ee soomaaliya kala jaray
@faati30193 ай бұрын
Fiqi fuqwayne xaaladiisa halaga warhayo uu ka dhigay ee😂
@ilyaasmaal7422 ай бұрын
SOOMAALIYEEY JANANKAN MADAL FURAN KOR HALOO QAADO WAAYO WAA SOOMAALI SAXAH OO DHEDHEXAAD AH
@abdiaziizahmed78273 ай бұрын
HAWIYE WAA CAWAAN DHIBAN OO IS CUNAYA MALAHA HARGEISA KALE AYUU KA HADLAYAA EE MALAHA CAASIMADA SOMALILAND WAA DAMEER HAWIYE AH OO INTUU CAMBUULO CUNAY DHUUSO KA SOCOTO
Maskiinkaan muuse ayuu ku qafiifay aar muusaa walle waa nin daran oo fariide 😂😂😂😂😂
@mohamedyusuf6563 ай бұрын
Nagu waalo 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 slland buu waashay
@jamalskp72803 ай бұрын
WALAHAY KAN FIQI LA LEEYAHAY HADALADA AFKIISA KA SOO BAXAYA MAAHADALO MASKAXDA SOO MARAY WUU ISKA HAFLAYAA KKKKK KALADAHA WUU ISKA SHEEGAYA UUN KULAHAA ISLAAMO MASLIN DHAWAYD ANAA ATKAY KKKKK
@AwillYeey3 ай бұрын
Tolmonohi mahmaed ba uteg illahayo. Looxyaday nogutal tu na faray tan iyo xaataye. Gabya Ali jamac habit. Imikana .Calanka ayay nogtal tan.iyo xataaye .
@abiiboladjama16593 ай бұрын
Reer borama maxaa dhulkasi Lagu laynayo ee alshabtu joogto Cadawgii Somaliland qalbada ayaa jabty markii aqòonsiga Somaliland soo dhawaday
@SaharoFamily3 ай бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkk
@aminaabyan63733 ай бұрын
Muuse o lugu mudaharadayo ayuu niyada ku dhisanayaa ta kalee sow kii xoog sheeganayey hishiis ka noqo waa afkee markaa kir dheh
@ilyaasmaal7422 ай бұрын
Mudaharaad kaas muusae biixi waa waxkama jiraan
@KoosHassan-w9s3 ай бұрын
Beenta kama xishoodo iimaanka beel
@mohamedabdi34683 ай бұрын
Fiqi wa iska dameri dan racday. Wax laga qoro maleh, wa alif wax maleh saxiib. Ha iska ciyo hadu qud ku heleyo !!! 😂
@Janno1903 ай бұрын
War yaadhaheen isaaq waa isaaq laydinma Kala jecla garxajis iyo cid walba waa isugu mid isaaqoow salkıma ku soo laabta oo haydin deeqo
@QueenCawo-b2q3 ай бұрын
Ciro neefow maydka soo jiido cadawgaad u niikinaysay ayaa idin xasuuqaysee
@jamalskp72803 ай бұрын
Kan fiqi wasiir ku sheega muusuu ku waashay
@TogdheerBurco-x3p3 ай бұрын
Waxan ka baqayaa inuu u waasho sidii oomaar barbar uu yidhaahdo Muusaa idaba socda kkkkkkkkkkkk
@jamalskp72803 ай бұрын
@@TogdheerBurco-x3p Hadaabu waalan yahauba hafaldiisu ma miisaana
@jamalskp72803 ай бұрын
@@TogdheerBurco-x3p HABEENKIINA MUUSUU KU RIYOODAA MALAA KKKKKK
KKKK KKKK FIQI DHUUSO MUUSU KU RIYOODA WALE MWEYNE MUUSE WAXU KU DHIGAY FUQI DHUUSO
@kiinnuur66053 ай бұрын
waa fiqi munaafaq bal koonfur soomaali eega waxa ka socda oo uu soomaliand afka u sootaagaayo muu xamar wax ka qabto😮😮😮
@mohamedfarah10583 ай бұрын
Waar ninkan axmed macallin fiqi xaguu dawlad kayahay oo uu xukumaa dhibaatada Soomaaliya haysataa waa kanoo miidhan oo wasiir sheeganaya wasiir arimaha dibada wuxu u hadlaa sida fadhi ku dirirka makhaayada marka uu masuuliyiinta aduunka lahadlayo sidan ayuu u hadlayaa markaasaa lagu qoslayaa waxay ku yidhaahdaan kanoo kale ha kahadlin wax kaynta ku saabsan