Hbarjeclo cadawgaa ha jabo Jaangooyashayaasha masiirka umada jamhuuriyada barakaysan ❤❤❤❤❤❤❤❤
@awiladen7814Сағат бұрын
Hhhh futo xun baqdin bay ciro cagaha uqabsadeen 🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@xasanwarsame731148 минут бұрын
ALLE HALAGA BAQO OO WAXAAN LA HUBIN YAAN LA SHEEGIN
@khadijsibrahim81112 сағат бұрын
Walalyayo Tasi aya in tala dagal ka joojiya 💛💛💚💚💚💛💛👍
@mowlidabdi9209Сағат бұрын
Waar xishooda oo Arab ha ceebaynina. Arab badankiisu sowkii Waddani iyo isbeddelka u codeeyay. Habarjeclo waa caqliga Isaaq, xaal baannu siinay!!
@osmanaden27792 сағат бұрын
Kuwani rag xishoonaya maaha,waxaa meydkiisii yaallaa aabihii halganka madaxweyne Axmed Siilaanyo AHN,waxayna ka hadlayaan doorasho.waar nacasnimada nala dhaafa.
@abdirahmanceerigabo2 сағат бұрын
war kuwan waa digsi xagato gudi basto 20 ba laso siiyey
@ibnu-raanahmed12 сағат бұрын
Hal Xildhibaan Oo Degaanka Ah Adigoo Soo Saari Waayay Ayaad Xisbi Hal Gobol Ku Tartamayay Ayaad Hadlaysaa Xishood Ayaa Kula Gudboon
@muxammad24134 сағат бұрын
ASC, Dhawrista amnigga iyo guud ahaanba dawladnimmaddu cid kastabba waa u dan. Ciddii diiddanna, Cid ka liiddataa ma jirto bay illa tahay. Wa BILLAAHI tawfiiq.
Waar bal eeg Kuwaan Arab, Awal Sacad-muuse dee baan ahay. Doorashadaan waa lagu kala baxay, Amniga in kha lkhal lageliyo aqbali meyno dee. Tan kale Araboow waligaa dalka M/weyne ka noqon meysid Xisbina dee hadalkiiba daa, Waxba ha isku kaaya daba xoqinee nala dhaafa fitin abuurka deee
@abdirazakmahamoud282951 минут бұрын
Arab Ma Matalaan Kuwani, Waa Digsi Xagatadii Heego.
@bulshaawebulshaawe8609Сағат бұрын
Subeer ayaanlagubeen aburanin subeer awal dalkaa kalaqalisan urur iyo madaxnimo
😂😂 Qof kasta oo Reer isaaqa oo dalka jecel waxa ku waajibay inay habarjeclo madaxa ka dhunkadaan oo sharfaan, madax dhaqameed kooda. Muuse wuu tegaye Talo xumo yay idin qaadin
@NasiradannurNasiradannur-lf3hn3 сағат бұрын
Haku dhawaaqo habar jeclaaaa soo baxday waad arki doontaan jawaaabteda
@hamsesaeeed15642 сағат бұрын
H.J ayaa dalka haysata Arab iyo waxaa hooyadood baa la wasi G36 iyo SSB baa haysta dalka kudaafad yahay Arab iyo waxaa laangaabka an mashaqaynayaan orod oo u tag juudaan
@mohamudosman3840Сағат бұрын
KII LA WASI JIRAY AYAA LA WASAYAAA
@abdulkadiral-hashim31342 сағат бұрын
Hahahahahaha kani waa qudhmiye xaarle waar orodo gudaafadyahay dadka ka fadhiiso
@maxamedabwaan26734 сағат бұрын
Waa sax EESHCALAA
@mahamedaxmed68173 сағат бұрын
Waar xizhooda ilmdryal ileeyn gudoomiyaha commissionku muu zheegin result ge niman wawayn ayaad tihiin ee dadka ka xizhooda ilmdryal
@MohamedAhmed-xn1eo3 сағат бұрын
Waaryaa waar xishooda xaarlayaalyoow idinka waxba leydinka weydiin mmaayo habarjeclo waxba ha ka hinaasina sidii inan yar oo lala guursadey aqas aqas xaarleyaal .
Waxani waa qaran dumis shilimadi Muuse siiyay ayaa ka hadlaya. Magacii Arab ayay meel kaga dhacayaan. Arab maaha ee fadare biidhiqatayaal aan diin and iyo imaan lahayn.AKHAS
@abdulazizgulaid72843 сағат бұрын
Badhadhakh badhadhakh badhadhakh
@AyaanCisman-s7c2 сағат бұрын
Qofka wax duubay maxa ka qaldan
@Khalil112-d4p4 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@Faisa-f8c2 сағат бұрын
Hodhodhooooo
@cabdikhadarmaxamed-Ck4 сағат бұрын
Ka daaya ragii buurta fuulay yaanay kunoqone shalay bay ka soo dageenee
@maxamedabwaan26734 сағат бұрын
Rageedii
@WaraabeTuur4 сағат бұрын
wallahi bilaahi waruntii hadaan subeer awal nahay dagaal baan ka xignaa codkaan ogaa in lagu shubto
@SaciidSaid33Сағат бұрын
Maantana hj miyaa noqday cadowga gudaha kkkk
@fathiaabdilahi6304 сағат бұрын
Hadaad xisbi furato cif walba waad u baahantahey
@abdulazizgulaid72843 сағат бұрын
Gudi baasto hhh
@hanadhanad95792 сағат бұрын
Hodho hodhoo nacas iga dheh
@barkulanchannel61133 сағат бұрын
Waxa qaranku ka ilbaxayba munafaqadba jirta 😂
@zakirboss1433 сағат бұрын
Na soo shiida dee😂😂😂
@FarahE-s1p2 сағат бұрын
Nonsense
@mohamedabdillahi19603 сағат бұрын
Kuwan waxa dhabarka ka soo taabtey muuse saxane.
@Sakariye-km6ry2 сағат бұрын
Adigu waxa faqash kahow
@OmarMohamed-cl4kp3 сағат бұрын
iska ilaasha munaafaqada Oo ilaahay kayaaba
@fahdiabdilahi76922 сағат бұрын
Wlhi waa lagu kala guuraya haddu horseed dhaco
@ibnu-raanahmed12 сағат бұрын
Xisbi Dhisan Ayaa Lagu Siiyay Oo Aad Tidhi Dhaqaale Uma Hayo Markaasaad Leedahay Horseed Dalku Adeer Dunbuluq Ka Weyn,
@DaboLibaaxСағат бұрын
Shaqaanu kaa qaban
@alisuul19 минут бұрын
Kkk..... Sheeko Yare Adeer Waxba Ma Samayn Kartaan, Maxaad Cod Haysataa Weeye. Nin Waliba Codkiisa Wuu Haystaa Urur & Xisbiba. CIRRO Waa M/Weynaha La Doortay. 3da Xisbi Qaranna Waxay Kala Yihiin Sidan Hoose Waana Sideey U Kala Codbadan Yihiin; 1. Xisbiga Muxaafidka Oo Cod 200K Helay 2.Xisbiga Mucaaradka Ugu Weyn (KAAH) Oo Cod 150K Helay 3.Xisbiga Mucaaradkee Yar (KULMIYE) Oo Cod 70K Helay
@cabdixakiinibraahin-zy6jc3 сағат бұрын
muuse wuu soo baxay 🇬🇫🫡
@hashim42262 сағат бұрын
Waxaan ka baqayaa inuu reerka Bariga Burco u jilisanayahay Muqdisho oo maal badan ku leeyihiin sharikadahoodu Taasi waxay ka muuqatatay hadalada wariye Cali Carab (Duulduul) oo ku hadla afka reerkaasi. Ilaahow nabadagali Somaliland.
@carafadcabdi93264 сағат бұрын
Tuuuuug
@najmaladan25654 сағат бұрын
N
@carafadcabdi93264 сағат бұрын
Bal wada waxaad kA heshaan
@fathiaabdilahi6304 сағат бұрын
Ucid iskuul noo furdhaha
@NasirSulub-t3p4 сағат бұрын
Arab kuwan ma matalan dibjirin
@ayaanibrahim87353 сағат бұрын
😂😂😂😂WAL WALA TA WAR XARADA GAL 😂😂😂😂
@abdilahiyusufyusuf33954 сағат бұрын
Qasab ayaad ku qadanaysaan
@habaysanemedia41014 сағат бұрын
Taa wala oga ee waxkale mahaysan
@QAASIMFARTAAG4 сағат бұрын
Hinaase habar jeclo ah ayaa ku haya
@mamen7894 сағат бұрын
Kkkk 😂😂😂😂😂😂
@carafadcabdi93264 сағат бұрын
Miyaa bilowdeen
@CrisaaqXasancaamir4 сағат бұрын
Maxay
@AbdikarimNuur-d8s4 сағат бұрын
Waar tacsibaa talee xishooda
@abdulazizgulaid72843 сағат бұрын
Habar jeclo gool gool gool Somaliland ❤️❤️❤️
@NasiradannurNasiradannur-lf3hn3 сағат бұрын
Komishan maaaaha waxani ina aw siciid ayaaa gabigiisaba iibsaday arabna taasi wuxuu ka xogaaaa aan la mahadin talaaabadayada
@MaxamedAbdiaadam2 сағат бұрын
Hjlo wax kaley is mooday saaqidiinta ugu waaweyn Been madow iyo Munaafiqiinta timuhu cadaadeen Hala qabto
@AbdikarimNuur-d8s4 сағат бұрын
Ma shakibaa kaaga jira inuu muuse dhacay wax saxa ayuunbay sheegeen ee liq sida kiniinka
@RasheedKhalif2 сағат бұрын
Adeer aniga oo hj kasoo jeda waxaan aaminsanahay inaa najiidad laqbali waay nimankii doorashad isukeen saaray baa meentan kumishan ka ah ninkii qaran dumiska ahaa ee belayo madoow baa mamulay oo gobolad qaar waxaa codeeyey dad aan kaadhadh haasan iyo kuwo muraqabiinti la iibsadey doorashadan dib ha loogu noqdo maqabalano doorasho uu kumishan kayahay ina xaash xiirs iyo buur madoow hj maha nimaka ee waa waslad xaaran ah oo ku dhex jirta hj oo cadaw u shaqeeya waxaanu ka digeena in laqbalo waxa nimkaa qaran duumiskii soo saaran
@NasirSulub-t3p4 сағат бұрын
Kan wa in laxiraa
@HindaAbdulle-fl2jj3 сағат бұрын
Faqash shut up maxaad soo doontay
@shukri114mohammed22 сағат бұрын
WAXAADI WAA WAXAANU UGA GOISANAY IIDOOR! XAGEE LAGU ARKAY REER 3 XISBI YEELATA???? JILAYCA AYEY IDINKA ARKEEN. DEE?? NIN AAN ISAAQ AHEYN BAAD KOMISHINKA U DHIIBI LAHAYDEEN!! SAMAROON, ama AKISHO!