Cidagale yare waa fulay habar yoonisna waxba Kuma biiriyan cidgalana iska daa allaw maa ninkaa arab laga dilo😊😢
@qaniahmed924112 күн бұрын
Odayadan Ina Jambiir ka mid yahay horta u dhega nugulaa Daaroodka maxa ka qaldan.
@jamalskp728012 күн бұрын
ARAB AYAA GARDARO LAGU XASIUQAY HADANA WIIL DHALINYARO AH OO CIIDA GALE AH AYAA GARDARO LAGU DILAY HADANA ISAAQ BAA NABAD QAADANAYAA MAAD IS DHIIBYAAMBA
@abdijama-n8h12 күн бұрын
In jambeer wa faqash kalkal faqash ah uma taliyo Issaq
@FamilieFamilie-r1u12 күн бұрын
War yee Qadan qaran 😂😂😂habartan is walaysa 😂😂hunguriga😂😂😂😂😂meel xun dhigaya 😂😂😂😂go inader😂😂😂😂😂wn ku ducaynaynaye
@HaboonDucale-k2d12 күн бұрын
Qadan Qaran iyo Edna Adan Ismacil. Inadet meel hawada keenin Qadan waa naag Baraha bulshada ka catanta hoyadaa sidan sidan waxaan afku qaban ku hadasha oo Caruurta reer. ee muqdisho habeen iyo malin baryayasa oo ciyaala suuqada
@AbdirahmanSheekhmuxumed11 күн бұрын
Waxbba kaaqaldan arab waaloo wada gurmaday laakiin waxaa ugu soohoreeyay subeer awal iyagaba waydi
Dibka odan waxa kena odhay yasha nabad an jirin don donay. Hadi sharci iyo awod dowlad ladhed oo dadka kala celiso ay kilinka 5 ka jirin. Dadka ha laisu fasaxo, kuwi rayo aya dulka uu hari. Ogaden iyo daman darood, sidhu Allah noga adhag yahay ayanu uga adag nahay. "In other words, today we're in a world that forces lifelong in security guys" therefor f**k peace ✌️ !!!
@JamaAbdullahiQalinle12 күн бұрын
Taasi waxay tusaale u tahay uun in reer sheekh Isaxaaq soomaali wax walba hagaamiye ka yihiin tiktok saxaafada ganacsiga dawladnimada dhaqaalaha fanka iyo suugaata tii ay doontaba ha noqotee waa hor yaal lagu tilmaansado wax kastoo somali lagu majiiran Karo in isaaq hor mud ka yahay somaaliduna aanay la.aantood noolaan karin
@Khaalidgamiil12 күн бұрын
Habarta waa lan qadan qudhmis
@ahmedhersi916912 күн бұрын
Goormay naftii ciidagale noqotay mid bilaasha oo maalin laga heshiiyo? Yaab iyo fajac,qof khalad lagu dilo ayaaan maalin lagaga heshiin jirin mise waa nin kibir loo dilay. Waar isaaqo suldaamadan iimaanka beelay aynu iska qabano intayna si walba innoo jabin.
@abdicash878712 күн бұрын
Isaaqoow , ciidanYare waa kaa .... inta la laayey bsy kuwii laayey u msha celinayaan . Waa reer u xoogweyn reer sheikh isaxaaq. Halka Arab la dagaalamay 😂😂😂😂😂😂😂😂
@SultanAhmed-et3vc12 күн бұрын
CIIDAGALE MA AARSAN KARAAN
@housseinfana506511 күн бұрын
Wa ciyalki weero
@Araweelo7411 күн бұрын
Dacawaley kow ragii u gurmadey waa ree liibaan sacad muusse ha xaqirin qeeyb dadkaaga qaar adoo qaar kaloo cuqdad qabyaaladeeysani kaa indho tiraayso libintooda kaa ciro dadka u coodeeyey h.Awal ayaad ka midee cuqdada iyo qabyaalada iska saar nio
@Beru70012 күн бұрын
Beelaha reer sheekh isaxaaq ee dagan .dhulka hawad dawlada degenka Ethiopia. Waa in ay iska dhafaan waxa nabad la dhaho dagaal.ha loo diyaar garoowo
@Ahmedwali-ji2sf12 күн бұрын
very poor video. very below of your standard sadly,
@umm12312 күн бұрын
Ogaadeed ma laha jahabad, cuqaash ka hadashay sida xun ee aad waxa u sheegahsi jooji ilaahay ha kal qaboojiyo umada is dhashay oo dad isugu xiga weeye, maash lah ciidagale waa ogbta isaaq rag caqli leh ayay haystaan, oo ragii hore ah sida habarjecelo iyo habarwal ma waala waa dad dagan, dhulbhante uu idin naay fuf u lacag iyo xoolo iyo dhulb way leeyihiin idiima soo socdaan.