DEGDEG MEYDKA ISMACIIL CUMAR GEELE DIYAARADA SIDEY JAbBUUTI KASOO DEGTAY SHACABKA JABUTI XAQIIJIYEN

  Рет қаралды 7,482

Darwiish Tv

Darwiish Tv

Күн бұрын

DEGDEG MEYDKA ISMACIIL CUMAR GEELE DIYAARADA SIDEY JAbBUUTI KASOO DEGTAY SHACABKA JABUTI XAQIIJIYEN

Пікірлер: 78
@yasminjama2703
@yasminjama2703 Сағат бұрын
Darwiish tv welcome 🤗
@hassanrobleh2972
@hassanrobleh2972 Сағат бұрын
cimri qasaray ama doqon bakhti ader jabuti uma bahna odey qoxoti kunol nacnac disa xisho
@Sarta100
@Sarta100 2 сағат бұрын
Ninkaan leh qof muslin ah doofaar waa dulmi wuu dhintana wuu leeyahay geerida waa xaq laakin afxumada iyo ceyda waa denbi nin kaan waa jaahil aan waxba ka aqoon ixtiraamka qofka iyo diinta waa jaahil.fadlan ixtiraam walaalka soomasli kasta.ileen islaam baan nahaye .siyaasada maaha casy ee waa wadahadal iyo sharci.
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 Сағат бұрын
ina inalilah wa ina raji inna. xaqa aya sobaxaya INSHA ALLAH 🙏👍🐎🙏👍🇸🇴 Amin Yarabi 🙏💯 GUUL Somaliya Insha Allah 🙏👍🐎🙏👍🇸🇴
@nimcoabdi2781
@nimcoabdi2781 Сағат бұрын
Ninyahoow nin yarbaad tahaye ale kabaq ruuxna laguma farxo geeridiisa
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 26 минут бұрын
Horgal Caduun mar dhow Khaatumo waa la aqoon sanayaa marba hadii horgal u shaqeeya sida adi ay yeelatay waa maamul weyn. 😂
@AxmedAxmed1234-ru6ot
@AxmedAxmed1234-ru6ot Сағат бұрын
vediogan waa 48 saacadood kahor from buuhoodle
@SaciidSaid33
@SaciidSaid33 45 минут бұрын
Isaaq way ku guulesteen iny sumeeyaan
@habibohussein2019
@habibohussein2019 Сағат бұрын
Nin walba godkiisii ayaa sugaya.
@abdirashidaliisa9228
@abdirashidaliisa9228 2 сағат бұрын
Amiin
@calibare1641
@calibare1641 16 минут бұрын
Somaaliya haday sharkiisa kanasaneysaa iyoshacabka reer jabuuti dhamaan alla.aduunka hakaeado kharbeelaha umaddhibay
@HawaHassan-mk1zs
@HawaHassan-mk1zs 41 минут бұрын
Madaxawenahayeg. Wan. Jecelanahye. Ilahaye. Hacefiyo. Amina
@muxyadincali5330
@muxyadincali5330 16 минут бұрын
Haduu dhintay allaha unaxariisto ,doqon weeyi kani, wuxuu ahaaba haduu dhintay allaha unaxariisto, allah ayaa dambigiisa kalaxisabtami, markuu ruuxu noolyahay ayay kuhaboontahay cayda iyo wixiikalaba.
@AbdihakimAdenabdi
@AbdihakimAdenabdi 53 минут бұрын
Warya waxa thy cimri khasarey War hadi an nahay rer Djibouti🇩🇯 Waxa nahay dad ad adag nolada rer Djibouti🇩🇯 inchallah madax wenehenana inchallah wan uu ducenaya
@calibare1641
@calibare1641 7 минут бұрын
Somaaliya haday midoobeysaa hadii alleka qabtay habaarqabe usmaaciil cumar geele beladii aduunka dadka kudhibay shacabka soomaaliyee jabuuti iyo meelkasta 100/95 waaka nasanayaan dhibtiisa siyaasadii saxumeyd alla aduunka kaawad khayr Beele tagsoco
@Kaakoos_641
@Kaakoos_641 28 минут бұрын
Xasan sheekh wuu qaatey in aad ugu filan oo tababar weyn ah unless uu Damiin yahey markaa ayuu More u’baahan yahey but I think that’s enough for him. 🤷🏽‍♀️
@AxmedAxmed1234-ru6ot
@AxmedAxmed1234-ru6ot Сағат бұрын
war vediogan 48 second ka her darwiish.isla yaad geerida waa xaq adiga iyo isagu ilahay wad usimantihiin ilahay from buuhoodle
@musemuse417
@musemuse417 16 минут бұрын
Marka hore Ismaaciil waxyaalo badan ayaa lagu eedeeyaa , corruption, caburin iwm. Adiga hadlaaya , adeer waxaad tahay wiil yar oo ummada oo dhan caaya oo beenbadan oo bilaa akhlaaq ah . Irsaaqada meel xun haka radin ee orod waxbaro oo dadnimo yeelo.
@NuuraMaxamed-gi4zr
@NuuraMaxamed-gi4zr 29 минут бұрын
Waxan adiga ilaahay kuubaryay inad sidagdaga udhimato aduu beenaale cajuus buka
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 22 минут бұрын
Horgal Caduun magaca aad wadatid Darwiish waa kuwa reerahaaga la dagaalami jiray gabayadana ku cayn jiray. Reero xitaa Garaadkoodii Sayidka ku amray in ay dilaan.😂
@AbdibasedOsman
@AbdibasedOsman 55 минут бұрын
ilahayba garan mamasankii 30 sano haystay maxay sameen miyay wadanka ka yaci miyay oyi maxay sameen
@امناصر-ق9خ
@امناصر-ق9خ Сағат бұрын
Subxanalah malikal qaduus ilaaahayoow soohadee ninkaan soomaaliyeey
@AbdifataaxSaleeban-l5n
@AbdifataaxSaleeban-l5n Сағат бұрын
Waankufaraxsanahay Geerida ismaaciil omar cadow but ahhaa
@Idriss-f6v
@Idriss-f6v Сағат бұрын
Ismaciil cumar geele khiiyano qaran ayuu jabuuti ka galay , jabuuti oo bad lagu haysan ayuu badii iyo dhul kii jabuuti itoobiya siiyay.
@faxiyayasin2223
@faxiyayasin2223 Сағат бұрын
Subxanllh waryaa kuyar baatahee beenta daa oo rabi ka baq oo maalintaada utudho qiyaamaha halkeed gali haduu dhintayna waa muslin ismaaciil
@gjama9511
@gjama9511 14 минут бұрын
CIISOOW WAXAAD U HAYSATAAN INAAD JIBOUTI QABSAMAYSAAN HADII ISMA,IIL K A BAXO MEESHA ?? WALEE WAAD RIYOO NAYSAAN . WAANA IDIINDHANAATAY 😅
@alijama6723
@alijama6723 57 минут бұрын
LACAGIHII DHIIQO IYO MUUSE HOROR IYO QAAR KALOO BADAN AAKHIRAY AADEY
@zeinabomar-mc5jf
@zeinabomar-mc5jf Сағат бұрын
Subxanaleh walyacudu billeh xataa hadu dhintay maxay mayd ka farxayan
@NuuraMaxamed-gi4zr
@NuuraMaxamed-gi4zr 33 минут бұрын
Waa xaasidin kuwa ku fikirat gerida xaaran weeya. Kuwasi waar aamus tuugyow
@AbdullahiSheba
@AbdullahiSheba 2 сағат бұрын
Qabyaaliste ayaa tahay Darwiish,xasan sh.maxamuud iyo adiga maalin ayaa ilaahey idin kala xukmin doonaa maalin qof walba xaqiisa looga qaadayo qofka kale beenta aad ka sheegeysid waa lagaa xukmin doonaa
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew 59 минут бұрын
Warkaas yaan lagu deg degin inta laga xaqiijinayo ismaaciil xaalada uu ku sugan yahay
@Hurshe
@Hurshe Сағат бұрын
Doofaar doofaar dhalay ma qof Muslim ah aan dhimashadiisa lagu farxaaa hadda wali wax cad lama hayeee
@MusedhakaweyneKacay
@MusedhakaweyneKacay 2 сағат бұрын
Afka allaha isugu kaa qabto jaahil baa tahay war ruux Muslim ah oo dhintay sideed u leedahay lugtuu taagay lugta taag idam alla adaan wax ba taryne
@SaadaGasle
@SaadaGasle 23 минут бұрын
Ilaahaw noo caafi madax weynaha yaga aamiin aamiin aamiin
@bazeera5520
@bazeera5520 Сағат бұрын
O miyaanan ogayn inuu dhimanayo Maalin oo qof walba Maalin dhiman doono
@NimcoXasancali-vm8zb
@NimcoXasancali-vm8zb Сағат бұрын
Nabsigii soomaaliya iyo shirwooladii iyo dilkii qadiijo diiriye iyo dad badan ayaa ku maqan laakiin maatuu hayaa xisaab adag ninkastoo dad muslin ah dhibaaaa tin cajiingaashey oo lasiibey ale ha ka dhigo aaaaaaaaaamiin yaa rabi
@wassimhany-m1o
@wassimhany-m1o Минут бұрын
Wixi ruun waa ruun wixi bena waa ruun ba tirii benaleh😂
@ayaanlecabdiraxman3568
@ayaanlecabdiraxman3568 2 сағат бұрын
War magaal baad tahay maad iska aamustid uun aadba waad dhimman ee geeri bagga iyo bay waa isku mid samir iyo iimaan allah ha ka siiyo ehelkiisii
@CaliXamari-fw2ps
@CaliXamari-fw2ps Сағат бұрын
We,,are, very, glad to,hear,in,jabuuti, to,get,free tomorrow,and,peace, in,jabuuti, because, a big,pig,was,dead
@hassanrobleh2972
@hassanrobleh2972 Сағат бұрын
shacabka jabuti mametelo qoxotiga joga qurbaha
@alijama6723
@alijama6723 59 минут бұрын
XASAN DHIIQAA KU XIGA INSHA ALLAAH SHAYAA DIINUL INSIGII OO DHAN WAA LOO SOO GALAY
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 2 сағат бұрын
Allaah kugu qaad maxakamada rax maanka dulmiga aad ka gashey umada soo maaliya
@Sarta100
@Sarta100 2 сағат бұрын
Ismaaciil soomaaliya abaal uu u galay wuuna garab istaagay qofkii nici lahaa iyo kii amaani lahaaba cid walba watigiisuu ku tagaa laakin kuwaa jiran oo qabyaaladi madax martay waa kuwa taageero siyaasadeed uu diiday danta dalka jabuuti iyo soomaaliya ayaa loo nacay sida koixdii soomasliya laga vadiyay iyo muuse handarasb labadaasaa neceb laakin soomaali inteeda kale ismaaciil waa halyeey allaha xaafiyovwalaal jira abaalna waa loo hayaa marka soomaali qatar gasho. Waa soo gurnadaa.
@Daljirka-Dahsoon
@Daljirka-Dahsoon Сағат бұрын
Orod neefta sii wuu ubaahan yahee. Kuwa aad eeda u jeediseyna dhib haduu ku hayey Alle naxariistiisa hadey noqoto in uu isaga qaado oo sidaa uga nastaan wax aad kaqaban kartaa majirto... Kuwii ugu jeclaa isaga ayaa godkii aakhiro iyagoo ogol ugu ridi doona.
@Daljirka-Dahsoon
@Daljirka-Dahsoon Сағат бұрын
Markuu dhintey nasruLaah suniyiinta Syria waa damaashaadeen. Dadku wixii dhiba ma qarsan karaan. Dad dhibaatadiisu saameysey ayaa jira.
@Dajiya-l1l
@Dajiya-l1l 45 минут бұрын
Qof Muslim ah dhimashadisa laguma farxo
@zakariadjibril1305
@zakariadjibril1305 Сағат бұрын
Been taa daa menteur wayn Batahay Been naleh
@maryanigal3349
@maryanigal3349 Сағат бұрын
Nola’s mid kadaran idin yimid maxaad ugu farxi
@CaafiAhmed
@CaafiAhmed 9 минут бұрын
Waa ninki somaliya babiyey geele gaal
@fadumogedi7423
@fadumogedi7423 22 минут бұрын
Xasan Xaasidna wuu ku xigaa inshaAllaah
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 2 сағат бұрын
Cid qarin karto ma leh waa la ogaanayaa .
@wassimhany-m1o
@wassimhany-m1o 5 минут бұрын
War bena war bena ada qahoreyn qara dinaca rabii adiguu Allah matihid il vas bien alhamdllah mashallah il est retourné avec son pied
@Zumayocadeey
@Zumayocadeey Сағат бұрын
Cadaabta rabi haku fogeeyo
@mruun2509
@mruun2509 29 минут бұрын
Subxaana Allah, ha dhihin dofaar
@RoblehGuelleh-g2d
@RoblehGuelleh-g2d 49 минут бұрын
Beenaale bedoin barre hah
@SadikOsman-x3j
@SadikOsman-x3j 58 минут бұрын
HOYADA OO CHEEG BEENALEH
@AminahmeddahirSahid
@AminahmeddahirSahid 28 минут бұрын
Ala ha u naxariisto
@Xasbunalahwanimcawakiilan
@Xasbunalahwanimcawakiilan Сағат бұрын
Guul ismaciil geele❤🎉😢
@aliyamustafa8466
@aliyamustafa8466 Сағат бұрын
Allah u naxaristo
@wassimhany-m1o
@wassimhany-m1o 54 минут бұрын
Tout ca ce faut vivevous etes les grands menteur qui veut mettre le feux mais Djibouti est notre président vont toujours resté en paix est lait vive🎉
@RoblehGuelleh-g2d
@RoblehGuelleh-g2d 48 минут бұрын
Odey oo beenaaleya
@SiyadAbdi-p6z
@SiyadAbdi-p6z 54 минут бұрын
Iinalilahi wa ilehi rajicun allah hauna xaristo
@wassimhany-m1o
@wassimhany-m1o 53 минут бұрын
Vous voulez juste gagné de l argent en vue de youtoub 😂😂😂
@KharradiinbarbaruusAfandi
@KharradiinbarbaruusAfandi 48 минут бұрын
Hadhinto
@KharradiinbarbaruusAfandi
@KharradiinbarbaruusAfandi 48 минут бұрын
Hadhinto
@ducalejamac1349
@ducalejamac1349 Сағат бұрын
dhimo
@habibohussein2019
@habibohussein2019 Сағат бұрын
Kulu nafsi daaiqatal maawd
@HawaHassan-mk1zs
@HawaHassan-mk1zs 44 минут бұрын
Non😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@HawaHassan-mk1zs
@HawaHassan-mk1zs 47 минут бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@HawaHassan-mk1zs
@HawaHassan-mk1zs 45 минут бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@RoblehGuelleh-g2d
@RoblehGuelleh-g2d 47 минут бұрын
Viens barreh bédouin
@حليمهسعديهمحمد
@حليمهسعديهمحمد Сағат бұрын
😛👎🕷
@saaqsakaaro3982
@saaqsakaaro3982 2 сағат бұрын
Kani xalaal Kuma dhalan
@alirobleh1226
@alirobleh1226 Сағат бұрын
Beenaaleh, beenaaleh, ruux buuka ninka ku wiirsada WAA DAAYER BILA DAMIIRA
@hirsijamac9781
@hirsijamac9781 Сағат бұрын
Nin rag ah ayaa Cadaw yeeshaa. Shirkii carta ma illowday e Somalia uu u Qabtay. Shirkii Addis Abeba 0.A.U Ma illowday Dsmeeryahow
@Moumin-w3s
@Moumin-w3s 2 сағат бұрын
Hooyada ayaa dhimatay ilma xaaran qaaniis way inoo tahay adga
Nastya and balloon challenge
00:23
Nastya
Рет қаралды 66 МЛН
Amazing Parenting Hacks! 👶✨ #ParentingTips #LifeHacks
00:18
Snack Chat
Рет қаралды 22 МЛН
规则,在门里生存,出来~死亡
00:33
落魄的王子
Рет қаралды 16 МЛН
отомстил?
00:56
История одного вокалиста
Рет қаралды 7 МЛН
DEG DEG TAAKEEYE OO LA ILMEEYAY TOOGASHADA LAGU XUKUMI RABO & DADKII OO KACAY
31:55
Nastya and balloon challenge
00:23
Nastya
Рет қаралды 66 МЛН