Itoobia waa cadawga koowaad ee Somaliland. Jabuuti iyo Somaliya waa dadkayagii. Saylac markuu Abiy Xeelad ku qaato ayuu wax fahmi.
@ahmedgailehСағат бұрын
Itobia waa walaalka WEYN ee REER SOMALILAND Djibouti iyo Somalia waa CADAWGA JAMHURIYADDA SOMALILAND. ZEYLAC WAA HALKA LAGA SIINAYO ITOBIA SALDHIGA BADDA OO KA ILAALIN DOONTO DANAHA SOMALILAND IYO DANAHA GEESKA AFRICA OO DHAN OO WAXAA LAGA HORJOOGSADAY IN AY MASAR QUDHMUUN KALE SOO GALAAN DHULKA SOMALILAND.