Guule somaliland ❤❤❤ ilaahaye soo maa joogo diin baa loo shireey oo loo heshiyeeey dunke allah uu hiiliyeeey ilaahow cadowga dibada iyo gudaha kaa qaabo Yaa Allah ❤❤❤❤❤ wlc ethopia too somliland ❤❤❤❤
Weligeedba waa la Ogaa in Dekeda Bebera aanay ka maarmeen Ethiopia iyo kuwii iyaga iyo Askartoodu ku soo Duuleen Dadkii Maatida ahaa,doqonimo weeyaan hadaadan Dantaada garanayn,Jidadkii wax u soo marayeen ayey Iska xidheen,maantana waa u baahan yihiin Allahu Akbar
@IfrahIsmail-d6x15 күн бұрын
Alla watoo wehel ima baahna SOMALILAN❤❤❤❤❤❤❤
@Idiris-t2t15 күн бұрын
Viva somaliland Horaa loo soco nayaa
@filsonabokor637015 күн бұрын
DHASHA REER SHIXISAXAAQA Cidkasta Oo DHATAYASAA WAY qomamootaa. 😭😭😭👀👀👀
@sabrinaa848815 күн бұрын
God knows the best thank you god you are rules of this world inshallah.
@HanaQalbi-x2j15 күн бұрын
Xaasidku ma aflaxo geele cadho alleh ayaa ku dhacday somalilnd oo daacad u ah ayuu dayuus ku noqday
waar ugaadeen ma ku jiraa ganacsatada dalka timi hadeer
@xarirmaxamed929114 күн бұрын
CUQUBADAYDU MADHAXDO SOOMALIYA MASIIBO WAAWAYN AYAA KU DHACAYA
@khadarmuuze209414 күн бұрын
Tolow dakadii weyneyd ee maracad maxa helay 😂😂😂
@umalkhymohamed749214 күн бұрын
Meesha haa ina waalina darood waa siile carayse ee 😂😂 beenta iskugu shekeyseen. 😅😅😅😅 wade riyonayseen
@Ahmedcismaan-y1i15 күн бұрын
God sireed ha qodin Ku dhicin doontidaa ma ogida wixii inageeleka shaqeeynayey ayaa Ilaahay Ku the gambiyey iyagaa qoladii lahayn waxaan aadeynaa Garaad ma to hogooday huwantii iyo tiirarkii sharkuba
@MustafemuuseMuuse-wl4gg15 күн бұрын
Xasid magulasto waxasidnimadodi
@DahirAxmed-gl1oi15 күн бұрын
Guul
@Idiris-t2t15 күн бұрын
Guuul somaliland Allaw garab sii
@IbrahimFarah-gh5cf14 күн бұрын
Wax lagu farxo maaha,masiibo dabiiciya,ilaahay ka baqa isaaqaw 😢😢😢😢😢
@GamalFarah12 күн бұрын
Aduu maxaad la soo dagtaa ee ka galay duurkaad gashaa maryo iyo alaabtona ma isticmashaan xolihina iska raacda waxa la soo dagaya axmaaro iyo orpmo dadka lacagta leh
@Safia-lx4dx14 күн бұрын
Biixi ayaa kufiicnaa
@calimaxamed908014 күн бұрын
Do would kama taliso somaliland dawlada somaliland ayaa katalisa somaliland
@halimaaden27513 күн бұрын
Guul iyo gobanimo Somaliland, mash Allah 💚🤍❤️👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾
@hiddowacan81115 күн бұрын
Soomaalilaan ma meel noolbaa oday baqaya oon kudhac lahaynbaa absaday dalkiiye car ha odhanwaayo xagan kawareega oo jabuutay taga 😅😅
@SuhuurAbdi-rz8gn14 күн бұрын
Odaygii Hore muxu uqabtay aflagaadada dadka kalatag
@hiddowacan81114 күн бұрын
Wuxu qabtay aqoonsigaa miiska saaran ee wax cuna uun raba waxa laynagu dilayo ee maleeshiyaadka iyo dagaalka laynoogu kicinayaana waa intaasuun iyo sidii lagaaga kala tuuri lahaa markaa xumaan igama aha lkn dhiiri gelin inaga barwaaqo sooranbay inoo ahaan lahayd mw cirana samcad indr
@OsmanSakina-x7u14 күн бұрын
Man ku so sawira train ka hada kaso bahaya Djibouti 780 contenair Ethiopie u 5h30
@IidXasan-g7p15 күн бұрын
Hore ayan ushegay cidi somaliland sofaragalisa in lawayo wayo imisa aya iskudayay in ay dumiyan iyaga o nabada iyo wanaga ay gadhen kaxin
@mohamedolad770715 күн бұрын
Wadadii trainka ka waran
@xayndaabolol130114 күн бұрын
kolayba meelyar oo hadaydoonto dagaysa in itob kaliged kuxidhnato uma bahna