Wadani huwaane iyo inataaha la shaqeesa ee dalaka somalilaan masharuuc ku so qaataay wadani iyo huwaan ilako abeeso hoos bay ka xidhiidhan qorashahan waa qorashe ay wadaan reer wadani si ciidamada madaniga waxaay difaacaya in huwaan si yar aanay u so dhaafin halakaay joogato lakiin wadani wuxuu donayaha in looho baneeyo dariiq ay siday donaan u mari karaan cadaowaga somalilaan waa ciidamada madaniga loga baabiyo waayo waxay lag dhuun gashay ku noqadeen cadawaga somalilaan wadani ayaaha qoradd qoradhaahan ka dabeeyaha waxaba yaan 👀 indhaha lasaku qabasan qorashu waa sidaas si cadowaga 🚶🏽♂️➡️wado 🚶🏽♂️➡️logu baneeyo waa sidaas
@AbdirahmanIsse-pw8lj12 сағат бұрын
Isaaq. Riwaayad. Bay ku. Jiraan caqgu. Wuu ka. Maqan. Yahay.
@KhadarWarsame-i4e8 сағат бұрын
Oyaye filimkisawan ognahay wana nin donya insomaliland ayburburto wana Cadowga sland❤
@Sariah19520 сағат бұрын
he is working for mogadisho
@abdiali31921 сағат бұрын
Ka ugu horeeya ee futada xabad lagaga dhufanayaa waa Ooyaaye.
Wagner wa cidan militia oo Russia ledahay, militia kurdish iyo ISIS mareykan aya leh. Somaliland wey ku sax santahay inay militia beled ay sameysato sabab ? Intan la oran cidanka somaliland aya shacab kedi xasuqay. Militia iyo militia aya is layey shekadu ha noqoto. Wa nice strategy and cool diplomatic game played by somaliland government with no repercussions from the international community and won't have any consequences on somalilands peoples self defence against invading terrorist. This is something the international community and organisation already know !!! 😂
@DistancelogisticsMo17 сағат бұрын
Ina abiib afkii inaxaashi ayuu ku hadlayaa horuu ina xaashi u yidhi burco ciidamaa jooga markaaa aygan yar we ciyayaaa was ku dheeri qaranka
Ciidamada madanigaa lama babiin karo wayo cadawgu inaguna soo degdegayo marka ina abiib waa ayay dhalay
@FREESOMALILAND-m1g5 сағат бұрын
Waa sheeko kale ciidan kani amniga Somaliand khatar kuma aha likin ninkan wuxu u shaqeeya dawlado kale waa fahmaya munaafaqqa
@jamalskp728011 сағат бұрын
WAX JABAHADO LA YIDHAA MA JIRAAN KAMADA (JABHAD MACNO AYEY LEEDAHAY JABHAD WAA KOOX DULMI DIIDA OO WAX TABANAYSA ISKANA WAADAYSA XORAYNAYSA XUKUN CAADAADIS IYO DHIBAATO KU HAYA SIDII 1988 SNM OOYAAYE HADALKA UU LEEYAHAY WAA LOO SOO DHIIBAY WAANA INA XAASHI WAXAANA LOO DAN LEEYAHAY CIIDAMADA MADANIGA AH EE SUPER AWAL
@AshaAbdi-rd8fy3 сағат бұрын
BIBLE YOU EAT WELL YOU SLEEP WELL. YOU GET ALOT MONEY OF PLEASE LEAVE JOB YOU NO GOOD ANY MORE
@ahmeddaud5075Сағат бұрын
marka reer baadiyihii xoolaha ay dhaqdaan Daaqsinta iyo biyaha isugu imanayay ,Qolo la hubeeyo ,tuulooyinkiina tigniko la dhigo ,in ay kuwii kale Faro madhnaadaan halkee la ga dheelaa ,kuwa le ciidanka SSB iyo G36 ninka le ha la baabiiyo waa nin cadowga la socda,
@nathra735120 сағат бұрын
Kalab hadalkaagan cadowga somaliland baa ka danbeeyaa