wadamada ay ka dig Ayaan Maxey ku soo wadaan balayada ay ku so wadaan bey og yahiin hartey wadaan allaha ayaga ku ekeeyo
@cabdiosman303515 күн бұрын
Waa la is garaacayaa. Sabab Dowlad Soomaaliyeed ma jirto. Ogaadeen wuu ku saxsan yahay in la garaaco Hawiye Action group oo shaarka dowladnimo wato
@AbunawafAljabarty14 күн бұрын
XASAN DHUUSO 😂😂😂 FASHIL FASHIL DHALAY😂😂😂
@luqmanalxakiim417015 күн бұрын
Wanku salamey kaabaha lugeeya
@MaxamedshinoShinomaxamed14 күн бұрын
Maalmahaan chinaha waxay si aad ah ugu soo qulqulayaan puntland waxaad magaalad casimada ah garowe lagu arkaya iyagoo si caadi ah u dhex mushaaxaya magaloyinka oo ka dukameysanaya suqyada pintland si nabad ah oo shacabka ay kula nool yihiin