Depression ( Af Somali)

  Рет қаралды 19,307

Dr. Asad Dahir

Dr. Asad Dahir

Күн бұрын

Пікірлер: 144
@mohamedilyasabdi3735
@mohamedilyasabdi3735 Жыл бұрын
Waan ku QANCAY JawaabaHaN❤
@gobeyluul1122
@gobeyluul1122 2 жыл бұрын
Asc masha Allah tabaraka Allah walaalkeey qaali asad axmed dahir Allah ku xifdiyo adiga iyo ciyaalkaaga aad ayaan oogu faraxsanahay inaan ku arko adigoo ka hadlayo caafimaadka hore u soco
@yahyanur4622
@yahyanur4622 Жыл бұрын
Dr Asad Thank you so much dr jzakallahu ileyki wa’axsanallaahu ileyk dr
@wm9669
@wm9669 2 жыл бұрын
When I explain depression to a somali patient , I asked them if they feel farax la aan, muruug, cajiis . This is an important topic Thanks a lot
@Iamqueen-lv9ub
@Iamqueen-lv9ub 7 ай бұрын
Dr.Asad aad ayad u mahadsantahay aad ayaan uga Faaiday wlL waanan u. Baahanahay dr's ku xeel dheer xanuunadan oo bulshada soomaliyeed ka caawiya Jasakallahu khair + you deserve the subscribe🎉❤💯
@Ahmed-c7s
@Ahmed-c7s 6 ай бұрын
Baraka laah Dr alle haku xifdiyo
@fahima6666
@fahima6666 2 ай бұрын
Shukran brother 🤲🏻♥️
@idle3589
@idle3589 2 жыл бұрын
Dr Asad dahir aabad umahadsantahay
@jamiilanuur2007
@jamiilanuur2007 2 жыл бұрын
Masha allah tabarakallah Dr Jazakallahu kheir 😍
@jimalemame4980
@jimalemame4980 2 жыл бұрын
masha ALLAH dr really u so amazing ilaahay ha no kaa daayo dr
@heartlessG640
@heartlessG640 Жыл бұрын
Aad iyo aad baad umahad santhy🖤
@halwoali5532
@halwoali5532 2 жыл бұрын
Thank you doctor
@umuabdalla2029
@umuabdalla2029 2 жыл бұрын
Masha allah Ilahey ha ku xifdiyo wallkeygi asad
@nimodahir506
@nimodahir506 2 жыл бұрын
maashaa allaah illaahay haku barakeeyo wax aad loogu baahanyahay ayaad noo sheegtey
@abdirahmanabdi9782
@abdirahmanabdi9782 2 жыл бұрын
Mansha allah Dr Hamza topic aad loogu baahnaa ayaad taabatay thanks
@zeinababraham9722
@zeinababraham9722 2 жыл бұрын
What The depression word in Somali ?
@abdidanime9554
@abdidanime9554 2 жыл бұрын
@@zeinababraham9722 niyad jab
@g.f.p.8630
@g.f.p.8630 2 жыл бұрын
First comment for Dr. Asad
@umucafiifa9739
@umucafiifa9739 2 жыл бұрын
Niyad jabka caruurta hadii lafahmi waayo suuxdin ma isku badala iso jawab Dr Asad insha Allah
@hamzaaliaxmed9917
@hamzaaliaxmed9917 2 жыл бұрын
Maya abayo suuxida waa wax gooni
@pleasesubscribe1569
@pleasesubscribe1569 2 жыл бұрын
Xafidullaah walal
@MrDiiriye
@MrDiiriye 2 жыл бұрын
Mahadsanid walal
@anisaadahir6662
@anisaadahir6662 2 жыл бұрын
masha allah
@MuhuboOnat-kx1qv
@MuhuboOnat-kx1qv Жыл бұрын
Thank you dr
@zahraabdikarim
@zahraabdikarim Жыл бұрын
Xanuunkas aniga ayaa qaba muddo 12sano ah marwalba sheikh umbay hooyaday ii geenaysay markan weynada ogaaday waxan dareemaya cabsi xishod badan kalinimo cadho said ah sidokale welwel iyo cuntado aad aan uu cuno xata anigu oo aan gashonayn allahayow iga dulqaad adiga weyn oo waaxid ah 😢😢😢
@sahrocisman953
@sahrocisman953 Жыл бұрын
Allaha kaa dulqado abayo ani wn qabaa xanunkas allaha ina cafiyo
@mustaqiim1893
@mustaqiim1893 Жыл бұрын
Kula mid
@IndhauronInadahir
@IndhauronInadahir 8 ай бұрын
Abbyo Ani 2020 iydo iigu dambeysey Buu hada saaid iigu Soo noqday oohin mashquul meel uu iiga furanyhy anan garaneyn dhimasho an kafkraayo illahey cfmd Tama hana siiyo dhanteen ❤
@Iamqueen-lv9ub
@Iamqueen-lv9ub 7 ай бұрын
​@@IndhauronInadahirkula mid Ayan ahayy waliba midaas aan geerida ka cabsanayo ilaahay haynaga faYdo dhamanteen
@Qabyaaladdiiday
@Qabyaaladdiiday 4 ай бұрын
Suuratul baqara aqruso Abaayo​@@IndhauronInadahir
@keyses9681
@keyses9681 2 жыл бұрын
Dr. Fadlan waxaan kaa codsana inaad soo badisid mahad sanid
@cabdikariin4074
@cabdikariin4074 2 жыл бұрын
M.a Dr
@khadraahmed5
@khadraahmed5 2 жыл бұрын
Thank you for this information and spreading knowledge for our Somali’s could you do a video on anxiety and adhd
@dr.asaddahir2050
@dr.asaddahir2050 2 жыл бұрын
Thank you for your comment and suggestion. Insha Allah, the next two presentations will be Autism and ADHD. Anxiety would be discussed at some point too after those.
@IndhauronInadahir
@IndhauronInadahir 7 ай бұрын
​@@dr.asaddahir2050Dr xankuunka niyad jabkaa baan qabaahe ila so hadal😢😢😢
@Abdul_Shakur_114
@Abdul_Shakur_114 2 жыл бұрын
love it, keep up.
@yusuffarah351
@yusuffarah351 2 жыл бұрын
First I want to take a moment to thank you for this great information Dr. Asad. Second I have question. How can you help some one with depression to seek medical attention while they denying even having depression.
@dr.asaddahir2050
@dr.asaddahir2050 2 жыл бұрын
That is an excellent question. There are multiple layers to helping someone that might suffer from depression. The person might not have insight into what's happening and will need the observation of someone that they trust to tell them what is happening and share with them the changes that they are concerned with. Another individual is aware of what is happening but scared of disclosing how they are feeling over fears of stigma and rejection. That is my hope of making these videos in order to make this conversation open, honest, stigma-free, and helpful to families. I appreciate your question.
@yusuffarah351
@yusuffarah351 2 жыл бұрын
@@dr.asaddahir2050 Thank you brother.
@raashkakulmiye213
@raashkakulmiye213 2 жыл бұрын
​@@dr.asaddahir2050 asc abro waan ku salaamay aniga south Africa ayaan jogaa shopkeeper ayaan ahay 15 hours ayaan ka shaqeeyaa marka xanaaq badan waan isku ahay iyo yare dabeecad xumo
@hamdiqueen2053
@hamdiqueen2053 2 жыл бұрын
@@raashkakulmiye213I need to tell you something
@ahmedabdiahmed797
@ahmedabdiahmed797 Жыл бұрын
@dr.asaddahir2050 aadban ku salamaya dr waxaan rabey inaan si private ah kulasoo xidhiidho hadey suuragal tahay, mahadsanid.
@mohamedilyasabdi3735
@mohamedilyasabdi3735 Жыл бұрын
Waxaad jeceshahay Ilaahay Wuuna ku ArKAAA🎉
@MaxamedFaaraxKaahin
@MaxamedFaaraxKaahin 5 ай бұрын
ALLAHU AKBAR MASHALLAH ❤❤❤❤❤
@MAhadMahamud-w9f
@MAhadMahamud-w9f 11 ай бұрын
Asc dr Asad ashamed
@shukrimahamud3600
@shukrimahamud3600 2 жыл бұрын
Waadmahadsanntahy doctor
@Xalimo421
@Xalimo421 2 жыл бұрын
Masha allah Mahadsanid walalken.Ma jiraan waxyaalo dabiiciya?ood iskaa u soo iibsato ku caawin karo.
@Rocky-gi7ju
@Rocky-gi7ju Жыл бұрын
Haa aalamiitee gymka tag isbuucii ugu yaraan 3 malin .. si dabiiciya ayaad ugu daweysmeysaa inshalah
@khabiircabdicabdilaahi3949
@khabiircabdicabdilaahi3949 Жыл бұрын
@Xaliimo, wll waxaad ku dedaashaa in aad hubisid oo iska baadhid heerka ama cabirka uu marayo Vitamin D. haddii qofka uu ku yaraado vitamin D, waxyaabo badan ayuu dareemaa oo ay ka mid yihiin niyad-jabka ama depression. markaa walaal soo hubi heerka uu marayo vitamin D. kalana tasho dhakhtarka kaa baadhaya. vitamin D waa vitamin-ka qoraxda laga helo.
@indhodeeq5800
@indhodeeq5800 4 ай бұрын
Dr caawimaad ayaan ubaahanahey ee icaawi allaha ku caawiyo hurdo xumo ayaan la dhibanahey muddo tobaneeyo sano 😢😢😢
@AsmaAli-no6hg
@AsmaAli-no6hg 4 ай бұрын
Abyo istiqfarata Bado iyo saliga nabiga scw ee ilahey bari waa fcnaneysa I.n
@mahadnoor6793
@mahadnoor6793 2 ай бұрын
Xageed joogtaa abayo?
@indhodeeq5800
@indhodeeq5800 2 ай бұрын
@@mahadnoor6793 ma aniga? Wll
@indhodeeq5800
@indhodeeq5800 2 ай бұрын
@@AsmaAli-no6hg abaayo waligeyba waan aqristaa wardi maalinla ah ayaan leeyahey iskama sheegsheegee
@Cabdiyare00
@Cabdiyare00 17 күн бұрын
​@@indhodeeq5800abaayo hada see thy
@nabadoonka6649
@nabadoonka6649 2 жыл бұрын
Somalia hal dhakhtar oo depression daweeya majoogo waa dhib nahaysta😔
@hamzaaliaxmed9917
@hamzaaliaxmed9917 2 жыл бұрын
Anaga qur,aanka ayaa ku caafimaadnaa
@heartlessG640
@heartlessG640 Жыл бұрын
@@hamzaaliaxmed9917 qur aanka cafimad weeye lkin nabi muhamed ayaa ka duceyzan jirey maxaa qofkale umalenaza marka waa khasab qofka inuu dhakhtar utagga si uu xal uhelo
@hamzaaliaxmed9917
@hamzaaliaxmed9917 Жыл бұрын
@@heartlessG640 haa midaasi shaki kuma jiro ducada waa muhiim waqti walbo
@heartlessG640
@heartlessG640 Жыл бұрын
@@hamzaaliaxmed9917 ducadu iney muhiim thy qof walpa oo muslim ah baa og lkin sida markuu dhaawac muuqda uu kuzoo gaaro aad dhakhtar ugu baahanthy ayaad marku xanuun maskaxed kuzoo gaaro ugu baahnthy inaad dhakhtar tagto depressionkan waa wax xun farxad madaremisid kalinimo marka qofka dhakhtar waa ubaahanyhy bulshadeena kuma baraarugsana taaa
@hamzaaliaxmed9917
@hamzaaliaxmed9917 Жыл бұрын
@@heartlessG640 lknse saliga nabiga scw iyo dikriga alle iyo qur,aanka wax ka fiican lama arkin qaasatan cudurka dipressionka qof aan ogahay daqaatiirka wuu ka daaley weliba isago joogo yurub cawada wuxu ku seexan jirey kiniini lknse markuu badiyey xuska alle sida qur,aanka saliga nabiga scw istiqfaaarta aad buu ufiicnaadey wuxu igu yiri daawoyiinka dhaqtarka iso qorey waan ku darsadey waxba iima tarin
@OmarArale-s1w
@OmarArale-s1w 5 ай бұрын
Qofkii depression iyo mental health ka cawanaayo ispitaal ugu fcn aan kugu hagi karo waa digfeer maxaa yeelay daawooyinka ee haayan turkiga laga keenaa tayo fcn wee leeyihiin dr psychiatrist joogo anigane ii soo qoray daawooyinka isbadal isaga dareemay
@lunarsun8272
@lunarsun8272 2 жыл бұрын
Clinic ma lee dahay dad ka Somali ku hadlo cawin karto?
@XamdiSubeer
@XamdiSubeer Жыл бұрын
Walaalow icaawi
@sumayasahal8710
@sumayasahal8710 Жыл бұрын
Anigo yar ayu igu dhacay lkn wxa ihayo wan fahmiwayay wxan is dhahay jin ama il aya kuhayso shifo aya laigeyay blse mrdambe o an so waynaday ayn ogaday in depression ihayo 😢 wxana sabab u aha nolosha an kuso koray iyo dhibatoyin yarantydi an laso kulmay 😢😢 dr cilmi nafsi majogo mesha an jogo
@mahadnoor6793
@mahadnoor6793 Жыл бұрын
It’s good hadda Inaad fahantay waxa kuhaya,ilahey haku fududeyo walal
@xafsocali2546
@xafsocali2546 2 жыл бұрын
Dhaqtar qofka isaga ma is caawin karaa depression ka qabo . Hadii is caawin karo see isku caawin karaa. Somali ma joogo dhaqtar depression
@Rocky-gi7ju
@Rocky-gi7ju Жыл бұрын
Jimicsiga ayaa ah sheyga ugu fican e bukanka depression ka iskula tacalikaro. Dhaqaatiirta maskaxda ayaa ah Kuwa daweya depression ka soomaliyana wey joogaan. Caafimad Allaha kusiiyo.
@IndhauronInadahir
@IndhauronInadahir 8 ай бұрын
​@@Rocky-gi7juwall wan qabaa cabsi wel wel Malin walbo waxan is dhahaa wa marki ugu dambeysey ee aad walan rabto
@OmarArale-s1w
@OmarArale-s1w 5 ай бұрын
Anigaba cansidaas waan qabay quruxey kadib isbitaal digfeer dr. Psychiatrist ah ayaa daawo ii soo qoray kadib wax badan fiicnaaday cabsidii wee iga tagtay alx antidepressants paxil la dhaho qaataay welina waan qaataa @@IndhauronInadahir
@ZoyaBare
@ZoyaBare 2 ай бұрын
Dr aniga wax dhalanahy mudo 4 bil ah wax isku arkey isla hadal walwal madax xanun daran xanaq qofka hada is afdhafno Ina dila raba waliba kow ka siyo 😭
@kalsoonidiiluntey4526
@kalsoonidiiluntey4526 Жыл бұрын
Depression anuu ihaya sobobtuna noloshan kusoo korey ilaa iyo manta tan aan ku jiro 😢 kalinimo wax ka xun male inaad waydo qof ku dareema😭😭😢😢 RabiYow Raxmanow Aduunkaan waan ku dalley 😥😒 IlahaYoow farash kheer leh labada daarood midii ii roon 😥 baan ku waYdiistey😢 Saxiib xun ehel xun jacayl xun 😭
@fahimaosman4583
@fahimaosman4583 Жыл бұрын
Inshallaah farxad iyo faraj Rabi hakuu furo
@fatimadagan8541
@fatimadagan8541 Жыл бұрын
Abayo mcny dhaqtar tag illahay u dhawoow
@najaxsiciid3367
@najaxsiciid3367 Жыл бұрын
😢Abaayo ma is barankarnaa?
@kalsoonidiiluntey4526
@kalsoonidiiluntey4526 Жыл бұрын
@@fatimadagan8541 wan tagay abaayo xanunkas ayu igu sheegey wan ronhy hada dawooyin baan qatey alxm
@kalsoonidiiluntey4526
@kalsoonidiiluntey4526 Жыл бұрын
@@najaxsiciid3367 welcome abayo
@SoSomali
@SoSomali 2 жыл бұрын
i suffer from depression 😔😥 and mental health but if you see me you wouldn’t know i spend days i’m off work in my room avoiding people
@jawahiryusuf9939
@jawahiryusuf9939 2 жыл бұрын
depression is just like other physical health issue please come on ask for help .... Go to the doctor much love i appriciate it.
@nassir49
@nassir49 2 жыл бұрын
Stay strong my friend- you will get over it soon.
@wm9669
@wm9669 Жыл бұрын
May Allah make it easy. Sabr
@nasserabdallah8185
@nasserabdallah8185 3 ай бұрын
Inshallah kheir wll hope you're ok now
@sadiyasheikh6117
@sadiyasheikh6117 Жыл бұрын
Jzkallahu Khayr Walal. Aniga ayaa ladaalaa dhacayo major depression disorder, general anxiety disorder and ocd. Its not easy lakiin Allaha noo yassiro. Walalayaal iisoo duceeya
@yahyanur4622
@yahyanur4622 Жыл бұрын
Wa’axsana alaahu ileyk
@fatushahmed8061
@fatushahmed8061 Жыл бұрын
Dr waxaan joogaa garawe waxaan qabaa deprision uurna waan leeyahey
@mahadnoor6793
@mahadnoor6793 Жыл бұрын
Rabbi subxanahu watacaala haku yasiro amin
@ahmedcade1534
@ahmedcade1534 5 ай бұрын
Daawada ilaa meeqo bil ayaa la qaataa dhaqtar
@cadaankudhiigleh
@cadaankudhiigleh 2 ай бұрын
Waligaa waad wadeysaa haduu xanunkaada soo laab laabto.
@fatxihussein2948
@fatxihussein2948 2 жыл бұрын
Asc Dr ani aya la iladaran ee xake kala so xiri
@hamzaaliaxmed9917
@hamzaaliaxmed9917 2 жыл бұрын
See tahay hada abayo
@XamdiSubeer
@XamdiSubeer Жыл бұрын
Anuu ihayaa wall
@ayanahmed7310
@ayanahmed7310 2 жыл бұрын
Asc Dr. wllkeey dhaqtar ba lageeyay waxu u sooqoray dawo layiraahdo Perigen holopendon 5mg
@ayanahmed7310
@ayanahmed7310 2 жыл бұрын
Io Depakine chrono
@dr.asaddahir2050
@dr.asaddahir2050 2 жыл бұрын
Haddii suaal gaar ah aad qabto, ku soo dir drasaddahir@gmail.com
@burjimire931
@burjimire931 Жыл бұрын
Asc dr fluoxetine dawada kwrn dr ba i qoraye
@indhodeeq5800
@indhodeeq5800 4 ай бұрын
Anaa ka daaley kaniininigaan mana icaawinin 😢ilaahoow iga caafi
@mahadnoor6793
@mahadnoor6793 2 ай бұрын
@@indhodeeq5800 this medicine is a group known as selective serotonin reuptake inhibitors (SSRI) the medicine works by increasing serotonin. The activity of serotonin in the brain.so if this doesn’t work for you try another medication the same group if you need more help please let me know
@cadaankudhiigleh
@cadaankudhiigleh 2 ай бұрын
Mxa ka cabanee wll
@malyuuncali5824
@malyuuncali5824 Жыл бұрын
Dr dawo ma leyahay depression xanunka la dala dhacayayeh😥
@rayanitaabdallah6698
@rayanitaabdallah6698 Жыл бұрын
Abaaayo ila so hadal ilaahay ban kugu dhaarshe
@aaminasiciidcumar4938
@aaminasiciidcumar4938 Жыл бұрын
@@rayanitaabdallah6698 wll halke Kala so xiriira anigu 😭😭😭
@Rocky-gi7ju
@Rocky-gi7ju Жыл бұрын
@@aaminasiciidcumar4938 Plz ana kucaawina wlaahi iisheg telkada hadad hormuud telecom isticmazho
@aaminasiciidcumar4938
@aaminasiciidcumar4938 Жыл бұрын
@@Rocky-gi7ju wll kaga iso qor 😭
@Rocky-gi7ju
@Rocky-gi7ju Жыл бұрын
@@aaminasiciidcumar4938 Wll jawaab ayan kaasugayaa wattsapp number kaz fariin igaso dir hana cabsanin dhiiranan Iska raadi coz wan ogahay in xaaladado kale qof kujira ey ku adagtahay inuu caawinad radsado . Marka plz hadhayalsanin xanunkada ee ilasoxirir wlaahi noloshaada wey isbadali donta hadad kudhiiranato inad caawinad radsato. Marwaliba waxaa jiro rajo . Depression boqolkiiba 95% waalagasoo kabsadaa is fudud waliba.🤗
@ismael9540
@ismael9540 2 жыл бұрын
asc dr wan ku salamay runti waban cabay xashishad marka dabecadaydi bay badashay calamdo badan o an haray u lahayn ban yeshay waxa ka mid ah hordo badan marmarna hordo yar murugo badan cabsi badan on ka cabso nayo wali in an washo cajis badan waliba hadi an wax qabto wan dalaya iyo fikir badan aftahanimadaydi o yaratay iyo xshod badan waliba waxan waxay igu bilama sanadki bar marka waxa wejan maliki an cabay xashishad malinkegi waxan mudu 5 sano ah ayan le yahay marka waxan dr ku waydinaya malaga hortagi kara
@dr.asaddahir2050
@dr.asaddahir2050 2 жыл бұрын
Xashiishka cellska maskaxda ayuu dilaa taas oo sababta waxyaaba calaamadaha aad sheegtay sida depressionka. Haddii meesha aa joogto uu jiro dhakhtar waxaa fahamsan waa lagu cawin karaa
@ismael9540
@ismael9540 2 жыл бұрын
hadu dr wax mad iga shegi karysa wax an sameyo o xal ah runti imika wan ronahay lakin sanadkiba marbu igu kaca marka wa darema in ay wax iga goen maskaxda marka dr adu xal isi marban tagay dakhtarka sanadkan daxdisa dabadan o dibataysan aya jira runti 5 minutes markad dr u ku fasaxaya sababto ah bokanka badan dr mahayo wakhti badan u ku siyo marka dr adu xal isi Allah ha ku barakeye
@dr.asaddahir2050
@dr.asaddahir2050 2 жыл бұрын
Asc, Insha Allah suashaas waxaan oga jawaabi doona videowga oo soo socdo. Ramadan break ayaan qaatay oo Insha Allah waan ku soo laaban doonaa
@ismael9540
@ismael9540 2 жыл бұрын
wad mahdsantay dr lkn ina kula hadlan donaya labarkaga mad iqori karysa fadlan
@ismael9540
@ismael9540 2 жыл бұрын
@funy vidio wll ha oyin e dodon xalka ad dibta ku haysata ad ka ga bixi lahayd adunka dib lagama wayo xalna lagama wayo waxan ku shegi lahana maclumad derada ad kaga bixi donto inshallah imika anigu wax badan wan ka ronahay wan ku cawini hadi ad donto
@cabiir9011
@cabiir9011 Жыл бұрын
Aniga waa ihaya africa ayan jogaa qol ayan ku xiranyahay dr yaqano mahesto inte ka helaa😢
@Rocky-gi7ju
@Rocky-gi7ju Жыл бұрын
Wll A to Z anigaa ku caawinayo dr kugu haboonna kugu xiraayo . Bes iisheg intee kaala so xiriira ?
@Rocky-gi7ju
@Rocky-gi7ju Жыл бұрын
Aad Ayaan kuula xanunsanaa depression dhibtiisa anigaa kulasoomaray😪😪😪😪😪
@cabiir9011
@cabiir9011 Жыл бұрын
@@Rocky-gi7ju lambarkeyga kuso qoraa wll majogta
@NAIMAALIMOHAMED-k3x
@NAIMAALIMOHAMED-k3x 10 ай бұрын
​@@Rocky-gi7ju please walalo I caawi aniga hada dhow buu igu dhacay 5 bil camal buu I haya waana kasi daraya please wllo help me please
@IqraAhmed-r3q
@IqraAhmed-r3q 17 күн бұрын
​@@Rocky-gi7juno sheg dhakhtar huno 😢😢😢
@AL_shahada
@AL_shahada 2 жыл бұрын
Calol jilec nacasa nago kurimiyo wacal oga dhalo mahadli kari hadhowna ilahey dartis ma udhafeysid nacasa katago sil hadu mel dayacan yaalo ayiwadan wuujoga danyar hakadhigto qadamo wadankaga wukusacida cid kugumaxadgudbi karto cida socodkeda iyo luqeda taqana dowladeda taqana xaquqda waxo iga koray ana waa koraa maxa keenay banankisa mare maradis ged maqabsato faca wuxu leyahay yeelo
@fatimadagan8541
@fatimadagan8541 Жыл бұрын
Maxaa ka hadleysa adi
@IndhauronInadahir
@IndhauronInadahir 8 ай бұрын
​@@fatimadagan8541naa meyla aragtay muuxu sheegey😂😂😂
@cadaankudhiigleh
@cadaankudhiigleh 2 ай бұрын
Murugo iheysay xita wan hilmaamay mrkaan replyga aqriyay iyo ninkaan wuxuu so qoray🤣🤣🤣🤣
@IqraAhmed-r3q
@IqraAhmed-r3q 26 күн бұрын
Qofkan muxu shegta😢​@@cadaankudhiigleh
@IqraAhmed-r3q
@IqraAhmed-r3q 17 күн бұрын
Wan yabay qofkan muxu ka hadlya adi ma fahnty​@@cadaankudhiigleh
Xanuunka Isku Buuqa | Hagaha Caafimaadka | Astaan | 2020
28:55
VAMPIRE DESTROYED GIRL???? 😱
00:56
INO
Рет қаралды 8 МЛН
Niyad-jabka ama depression-ku ma cudur baa mise ma ahan?
25:36
Anxiety (Af Somali)
16:55
Dr. Asad Dahir
Рет қаралды 15 М.
دكتور حاتم صبري يوضح ...  كل ماتريد معرفته عن مرض الاكتئاب (depression) ؟؟
32:48
مؤسسة بيرسونا للطب النفسي وعلاج الإدمان د/حاتم صبرى
Рет қаралды 127 М.
كيف نتحقق من صحة الأحاديث النبوية | بودكاست مربع
3:13:32
Illness Anxiety Disorder
13:27
Dr. Asad Dahir
Рет қаралды 2,1 М.
Mental Health (Somali Language)
10:41
University of Minnesota Pediatric Residency Program
Рет қаралды 2,1 М.
PTSD ( Stresska dhaawaca ee maskaxda)
14:13
Dr. Asad Dahir
Рет қаралды 2,3 М.
NIYAD-JAB | WALWAL |  MURUGO | DEPRESSION |  MENTAL HEALTH +
57:01
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 42 М.
Finding Out About Therapy: Somali (w. English subs)
14:06
MASLAHA
Рет қаралды 6 М.
Bipolar Disorder (Af Somali)
13:26
Dr. Asad Dahir
Рет қаралды 3,3 М.