DFS SAFARKII ITOOBIYA | KIISKA BADDA | NISA | UN, WALEE WAA YAAB

  Рет қаралды 33,091

BRIT SOMALI TV

BRIT SOMALI TV

Күн бұрын

Пікірлер: 156
@abdisalamismail9596
@abdisalamismail9596 2 күн бұрын
Mahadsanid Col. Macow, waad u sheegtay haddii ay qaadanayaan.
@MohamedAbdirahman-w4x
@MohamedAbdirahman-w4x 2 күн бұрын
Wakaa Saraakiishii dowladii Somalia sirdoonka Somalia Ahsan jiray Xiligii dowladii Meliteriga 21 Oktoobat shaqeen jiray Allaha unaxariisto Aabe M.Siyad Bare
@daadirnaan8880
@daadirnaan8880 2 күн бұрын
Aamiin 🤲
@luulabdullahimahmoud1143
@luulabdullahimahmoud1143 2 күн бұрын
Masha Allah walalkey Kornayl Abdullahi Cali Maow Ina Habaryartey mcn ❤❤❤ Allow Ku Xafid ❤❤❤
@taxanetv4324
@taxanetv4324 Күн бұрын
Cabdixafiid walaalow Corenel macoow waa khabiir runti xogo badan haaye ee fadlan barnaamij dheer kasamee waan idiin mahad celinayaa
@ahmedwais1763
@ahmedwais1763 2 күн бұрын
Basaasiin badan ayay ku dhexleedahay’dowlada
@saidhirsimohamud4890
@saidhirsimohamud4890 2 күн бұрын
Masha Allah odaygan Adeer ah waa wadani maskax fiican hayo fadlan joogto nooga dhig wareysiyada dadka muhiimka sida ninkan oo kale ahi mahadsanid CABDIXAFID
@Shaamil-Basayev
@Shaamil-Basayev 2 күн бұрын
LEGENDE CIMRI DHEER ALLAH SIIYO 🤲🤲🤲🤲
@nibo5707
@nibo5707 2 күн бұрын
Noolow wll thanks
@nimoislawo2143
@nimoislawo2143 2 күн бұрын
Umada somaliyeed guul cadow geena cagta kahoos awoowe yasheen dadkeena iyo dalkeena waa noso dhifaceen manta waa malin teena wana dhifaceyna dadkeena iyo dalkeena
@Saamabdulle
@Saamabdulle 2 күн бұрын
somali badan oo siyasi video walagu dubay sir badan walaga hayaa odayga legend waye 👑🙏🏼👑
@hibo7569
@hibo7569 2 күн бұрын
Merci beaucoup mon colonel pour votre conseil🥇🥇🥇🏅🏅🏅
@fadumocabdiraxman9813
@fadumocabdiraxman9813 2 күн бұрын
Itobiya waa ku guul dareysatay wixii ay rabtey
@Abdourahman-t8i
@Abdourahman-t8i 2 күн бұрын
Hanbalyo Brit tv waad mahadsan tihiin
@IHatemumafiq
@IHatemumafiq 2 күн бұрын
Maaha tv waa KZbin qabiil leeyahay
@AbdinasirDuwar
@AbdinasirDuwar 2 күн бұрын
ASC sxb waaruntaa cilladaha jira waa yaa saxaya hadii qofwalba uu dacaayad iyo propaganda xal maaha ee dowladnimo cayaar maahan ee qofkasta oo somalia ah waa inuu kashaqeyo danta dadka somaliyeed ee dhibaateysan tallo iyo tusaale dadka somaliyeed dulmi iyo qalbi jabka jooji ❤
@SalmaanXasan-dp3yd
@SalmaanXasan-dp3yd 2 күн бұрын
حفظك الله ورعاك
@AbdiazizHassan-uw9qd
@AbdiazizHassan-uw9qd 2 күн бұрын
Manshallah waa soo dhaweynaa corneelka waa salamay
@kingabdulofficial3000
@kingabdulofficial3000 2 күн бұрын
SOMALIA ALLAH HAUGARGARO
@osmanguled6591
@osmanguled6591 2 күн бұрын
Masha'allah kornayl illahay haku-xafiddo
@qalishukri1645
@qalishukri1645 2 күн бұрын
Asc Ilashy ha ku xafido kuli waa dhaqaalo doon nin walba kistiisuu radsanyaa ee ilaahy wadanka ha noo badbaadi
@Nasteexo-h4j
@Nasteexo-h4j 2 күн бұрын
Asc Isbadal hadii aanay samayn raga soomaliyeed wadanku halis buu ku jiraaa Caqli majiraa ninba nin bay isku haystaan
@MohamudSaid-ff1vk
@MohamudSaid-ff1vk 2 күн бұрын
Wlhi axmed fiqi waalibax
@anabyussuf362
@anabyussuf362 2 күн бұрын
Inta ciidamada Itoobiyo at joogaan gobolka Gedo lags guuleysanayo Ahmed Madoobw. Itoobiyo waxey rabta in at Masar kula dagaasho waddankeena Oo at wadankeeno burburo. We shouldn’t allow that to happen. Somali government should be strong and we all support them.
@cabdinuur4879
@cabdinuur4879 Күн бұрын
Madaxweyne xasan sheikh waa in aad xilka kaqaadaa labada jaajius si Deg Deg ah !!! inta aysan ku fashilin sidii farmaajo ay Qalbidhagax ugu ceebeeyeen (video gan cida so diyaarisay waa mahadsantahay)
@muruudi4961
@muruudi4961 2 күн бұрын
Col. Macoow waa ragii hore ee yaqaanay sida dawladaha ay u shaqeeyaan...lakiin aaway dadkii ka'fa'idaysan lahalaa!
@MohamedBarrrow-mh5gg
@MohamedBarrrow-mh5gg 2 күн бұрын
Maamul Goboleedka waa in la baabi'iyaa, maadaama uu dhulka la galay waa in danta Qaranka laga wada shaqeyaa. Si aan iskaga celino cadowgeena Inshallah .
@AbdiazizHassan-uw9qd
@AbdiazizHassan-uw9qd 2 күн бұрын
Wasiirka dibida waxaan u sheegi la haa in uuu is casilo.ama meel saaro wasira dowlah
@Ahmedmohamed-og9uu
@Ahmedmohamed-og9uu 2 күн бұрын
Waligeed ma dhicin nin sarkaal ah oo security uu hor fariisto dawlad cadaw ah .
@MaxamedcumarMaxamedcumar-j1k
@MaxamedcumarMaxamedcumar-j1k 2 күн бұрын
Wcs wrxmatullah wabarakatuhu .
@abukaraddow7790
@abukaraddow7790 2 күн бұрын
RAYI, walal wxna ka codsan laha in badan wxan arkay qofka ad so marti qaaday inadan sharfeynin wayo markad so xerayso warka asagon hadalka dhameysan u hadlayo ayad ku xerta tasna mid wangsan ma ahan, mahadsanid.
@saidahmed3524
@saidahmed3524 2 күн бұрын
Korneel macow wadani soomaali dhab ah.
@seed3966
@seed3966 2 күн бұрын
Asc kkkkkkkkk🌎🌎🌎 somali maryooley xasan m mataqaaniin runtiii 10 waji buu leeyahay waxaaas waxba kama jiraan waxaasi iyooliya meeshan ayadaa maamusha ✅✅✅
@FadumoMohamed-x8j
@FadumoMohamed-x8j 2 күн бұрын
Mamulgoboled masiboyinka ba Ethiopian no jebiyay jubalan putlan s laan laanlaan oo dhan Ethiopian watan mana raban soomaali istaagta
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392 2 күн бұрын
Somaliyeey ragaan oo kale halaga faa.ideeysto subxaanllaah allow hogaanka noo toosi
@zaak_omar
@zaak_omar 2 күн бұрын
🎉Thnk you
@khadarfarah1562
@khadarfarah1562 2 күн бұрын
Waa daba dhilif madaxwaynahana ka kow ah
@IHatemumafiq
@IHatemumafiq 2 күн бұрын
Hooyadaa 2 ka ah
@newshourtv8722
@newshourtv8722 2 күн бұрын
Last sunday 2024 Waankusalamay Abdihafid
@ameenhoussaine2695
@ameenhoussaine2695 2 күн бұрын
MAANKA IYO CAAFIMADKA ALLAH HA U SIYAADSHO INDHEER GARAD WEEYI , WAA INEYA DAAHA K SOO BAXAAN BADBAADSHAANA DOORKOOGA BULSHASA
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 2 күн бұрын
Waa ceeb somaliyey meesha eyna dhigeen hawiye
@abdulkadirmohamed8285
@abdulkadirmohamed8285 2 күн бұрын
Hawiye maxaa ka rabtaa
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 2 күн бұрын
@abdulkadirmohamed8285 waxaan ka rabaa dadka markey shaley farmaajo laga cawdey waa idiin ka qasaney maanta markaa waxlaga sheego xassan daaqadahaad soo qabsaneyasaan meesha dalku marayo ,ma ku faraxsantahey ,
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 2 күн бұрын
@abdulkadirmohamed8285 ma ihi colander iyo xumaan aan ka qabo hawiye laakin dalka ka qabta kooxdan hawiyaha ah ee ciilqanayaasha ,xasuuqa boobka dagaalada bada beeca dhibaada wax ka qabta hadii kale aamuusku waa raali .karis xun wax ku la
@abdulkadirmohamed8285
@abdulkadirmohamed8285 2 күн бұрын
@sahramohamed farmaajo waa shaqsi daarood ahaan looma nicin xasan waa shaqsi hawiye ahaan looma rabo ee ka hadal maslaxada umada somaliyeed iska dhaah hawiye qof keliya maaha
@ummuhannan2353
@ummuhannan2353 2 күн бұрын
Meeshey dhigeen kaqaad hadaad dhanto
@jamalnur4981
@jamalnur4981 2 күн бұрын
Asc, mudanehan waa maskax badan yahay. Waa nin adag oo loo baahan yahay.
@guledgled8695
@guledgled8695 2 күн бұрын
Xasan sh ma jecla dadka aqoonta leh waxa liita ayuu wax u dhiibtaa . Arintaas xasan baa aabe u ah.waayo asagaa ku hadlay hadal doqonimo oo yiri ethiopia nafta noo hurtsy
@Khalif-f1v
@Khalif-f1v 2 күн бұрын
Mirihi federal ka waa taa socota qeebi oo xukun
@FutoXar
@FutoXar 2 күн бұрын
Macow markii laguugu sheegaan gartay Federalka inaad la dagaali doontid😂😂sheikh macow waa kaa haynaa
@I_Trade_Money
@I_Trade_Money 2 күн бұрын
Col macow wareeysiyo badan ee dhalintanaga anfaca kasameey wll cabdihafiid
@Abdixx31
@Abdixx31 Күн бұрын
Sanbaloshe & Balcad labaduba waxay haystaan passports Ethiopia wana shaqale Ethiopia, u shaqeeya Sanbaloshe wa jaajuus sirdoonka Ethiopia, u shaqeeya
@heerqaran580
@heerqaran580 2 күн бұрын
Ninkaan oo kale mey lataliye iyo tababare ka dhigtaan
@IHatemumafiq
@IHatemumafiq 2 күн бұрын
Puntland iyo Daarood Hadhow diidaayaan ileen Iyagaa Ethiopia u shaqeeyo
@ducaleseef7210
@ducaleseef7210 2 күн бұрын
Shidaalkii laqo daayay aaway somalia
@cismaanguure927
@cismaanguure927 2 күн бұрын
Waqtii maxamed siyaad dowladaha carabta ayaa dhisnaa oo soomaaliya taageerijiray hadda dowlad carab ah oo tayo leh ma jiraan waa masar kaliya oo iyadaba soomaaliya dhismaheeda taageero ka rabto ciraaq shiico ayaa qabsatay yaman sidoo kale shiico ayaa ku xoog badan liibiya soomaaliya ayay ka sii dambaysaa oo qabiil qabiil ayay isuhaystaan suudaan sidoo kale burbur ayay ku jirtaa marka soomaaliya hadda madax aqoon iyo karti leh oo ehludiin ah ayaa taladeeda haya wayna guulaysandoonaan sida ordogan u guulaystay oo kale insha allaah,
@abdullabdul8785
@abdullabdul8785 2 күн бұрын
Korneelka waaa muwaadin dhameystaran markastana qaranimo ka muuqata lkn dhageystaal badan oo ku farxaayo dhib kasta oo qaranka soo gaara ayaa jiro lkn ogaada Ragga la eedeeynaayo kuwoo ka liita oo ethopia u nacamleeyo ayaa hadana eedeeynaayo ayaa ka liito
@yassinabdi4529
@yassinabdi4529 2 күн бұрын
Corl macow ader waa kusalamey
@abdirahmandhago7674
@abdirahmandhago7674 2 күн бұрын
Khabiirka taladisa Dowladu haqadato
@FadxiFadxi-t4e
@FadxiFadxi-t4e 2 күн бұрын
Dowlada somalida hadey daacad yihiin dadyowgii berigii hore shaqey jiray ayey magacaabi lahaayeen
@rashidkhayr6777
@rashidkhayr6777 2 күн бұрын
sanbaloolshe ethiopia wakhti hore ayeey sirobadan kahaysay hadaad run rabtaan
@Abdulkadir-ml3kt
@Abdulkadir-ml3kt 2 күн бұрын
Somalia ninka dawlad uhaysti waa nin walan dal uunba jira ethiopia iyo kenyana dawlad inay kajirtoba umahaystane maleshiyad african union ku kala dhexjogan uunbay ino arkan😢
@ashasalah2835
@ashasalah2835 2 күн бұрын
CABDIXAAFIDOW, KORNEL MACOW WU KU HADAL BAABAY, IN MADAX BADAN OO CAALAMKA KUWA LIITA EE KARTI LA'AANTA AH, DIB HA LOO BAARO, WAXA DHICI KARTA IN SAWIRO FOOL XUN LAGA HAYO, WIXI LA DOONO LAGU SAMEEYAY, SI AY YES MAN U AHADAAN.
@engsayidmohamed7527
@engsayidmohamed7527 2 күн бұрын
Qaaad weyn waligeed iyada dhib isugu filannnn
@MamacadnaFarhan
@MamacadnaFarhan 2 күн бұрын
Ma warkaan dhagaysanaa mise xayaysiintaan daawanaa ci xaafidow
@hukunhassan4156
@hukunhassan4156 2 күн бұрын
Somaali nool ayaa ilaa jirtay korneyl macoow wali wad noshahay damiirkaaga
@IHatemumafiq
@IHatemumafiq 2 күн бұрын
Magaca mocow markasto waa Somalia, Somalida reer koraad waa cancerka Somalida
@abdiqanioomaar7285
@abdiqanioomaar7285 2 күн бұрын
Waa.dadkii.wax.garadka.ahaa Iyo.aqoonta.
@IHatemumafiq
@IHatemumafiq 2 күн бұрын
Puntland ayaa ah Jaajuus ka iyo cancerka Somalia ku dhax jirto
@MohamedBarrrow-mh5gg
@MohamedBarrrow-mh5gg 2 күн бұрын
Col. Macow, waanu ku ognahay in hawshaadii NSS ee uu ay dad qabiiladeysan loi dhiibay, laakin waad hanan doontaa. Si dalka loo badbaadiyo.
@Mohamed-n9s2j
@Mohamed-n9s2j 2 күн бұрын
Ragani waa moriyaan yaqaana sirdoo beeleed iyo jaajuusnimo
@cabdilaahiaxmed9480
@cabdilaahiaxmed9480 2 күн бұрын
Umada Soomaaliyeed ilaa Beesha Daarood Laga safeeyo hagaagi mayso, kuwa Kismaayo Kenya u dhiibay waa Daarood, kuwa Shacabka Ku xasuuqaaya Dacawalay waa Daarood, kuwa Galmudug ka dagaalamayaa waa Majerrteen,
@AbiibColaad
@AbiibColaad 2 күн бұрын
Ethiopianka mesha kataliya muqdisho hawareerina huwaney xasan garguutheh Ethiopia amarka siisee
@bishaaromaxamuud1302
@bishaaromaxamuud1302 2 күн бұрын
Wixii xayisiin ah dib nogu dhig walal hadlku wuunugu socdaayee hanaga dhexgalinin xayisiinta
@GaaniMaxamed-p1h
@GaaniMaxamed-p1h 2 күн бұрын
Scw
@rashidmuhumed6827
@rashidmuhumed6827 2 күн бұрын
M Maanshaallah
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 2 күн бұрын
Maa lala tashado korneyladii hore maxaa ley sumutuxaa dowlad nimadu waa xirfad ,
@aaminoculusow2124
@aaminoculusow2124 2 күн бұрын
sax
@jubbavalleycarrierllc9319
@jubbavalleycarrierllc9319 2 күн бұрын
Cabdixafiidow ha ii fadhin London raadi raga uu sheegaayo sida axmed saleeban, cirday, iyo nin kastoo sirdoon somaliya wixii nool
@BasheHuseen
@BasheHuseen 2 күн бұрын
Sa Said Barre dictator laga baqayo ayuu ka hoos shaqeynayey , wadcigaas iyo kan maanta isku mid ma aha,
@Waris668
@Waris668 2 күн бұрын
Itoobiya maxaa kadhexsocda manabadba tooda hananadeeyaan
@rashidkhayr6777
@rashidkhayr6777 2 күн бұрын
masuuliyiin majirto mid kasto dan gaar ah dantiisa ah ayuu raadinayaa dhamaantood mawqif dawladnimo oo ay kuwadasocdaan majirto ee dadkaan dalka halagaqabto
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 күн бұрын
Soomaaliyadee afwane bare isagaaba jaajuus etopiy ahaa
@farduus_
@farduus_ 2 күн бұрын
In an is eedeno mesha matal waxaa taal in an is daba qabano allah naga qabto ethopia iyo inti ku lug leh
@maden7818
@maden7818 2 күн бұрын
Soomaaliya sir u qarsoon maba jirto sababtoo ah itoobiya waxaa jawaasiis u ah: Muuse juudaan, deni calooleey, lafta gareen iyo axmed madoobe hadiiba ragaas ay jawaasiis u yihiin itoobiya maxaa noo qarsoon.
@taaloogyare11
@taaloogyare11 2 күн бұрын
2daaa Hala Ceeriyo.. shaqo Fariisin Halagu Sameeyo..
@NajibCadaweAhmad-ri3ry
@NajibCadaweAhmad-ri3ry 2 күн бұрын
Cabdi xafidow mudanaha waxd weydisa dalkena miyanad u adegi karin hada adigu ku dhe
@hmh3620
@hmh3620 2 күн бұрын
ninkani ma isku dayey in uu waddanka u shaqeeyo xilligaan?
@muhannedmohamoud638
@muhannedmohamoud638 2 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@cartanyusuf21
@cartanyusuf21 2 күн бұрын
WAXA RABTO NOO SHEGAYSAN ADIGA IYO NINKAN QABIILKA DISHAY CXAFIID AH BAL FIIRI SIRDOONADAA MARAYKANKA IYO INGIRIIS IYAGA LA HADLO DOWLADAHA ARI.AHA AMNIGA NIN QABIIL.LAGU KEENAY EE DOWLADA SIYAAD BARE AYUU NOO FANINAYA. WAR NAGA TAG WARKAS
@Aminaseben-vu6jg
@Aminaseben-vu6jg Күн бұрын
❤❤❤❤❤❤
@AbdikadirRashid-t8w
@AbdikadirRashid-t8w 2 күн бұрын
Kuwaan ayagoo xaarayaa camera laga duubtay, sirbaa laga duubtay hade itoobiya ushaqeyn waayaanna ,ayagoo xaarayaa aduunka ,lagusiideynayaa
@AbdiazizHassan-uw9qd
@AbdiazizHassan-uw9qd 2 күн бұрын
Safarda madaxtayada dhax dagantahay waa cajiib
@Xalkeen
@Xalkeen 2 күн бұрын
*Muxuu Xasan sheekh ciidankii qaranka sifo qabiil ugu adeegsanayaa? Maxaa soo celceliyey dagaalada qabiilka marwalba oo Xasan sheekh vilada yimaado?*
@AbdikadirRashid-t8w
@AbdikadirRashid-t8w 2 күн бұрын
Sanbaloolshe asagaaba jaajuus ethiopiana ah waayo diplomatic passport of itoobiya buu heestaa waa jaajuus itoobiyaana . Jagaduu hayana Mahan miduu somali u ahaayo.
@CabdullahiHawarwaaa
@CabdullahiHawarwaaa 2 күн бұрын
Ninka taageeray itoobiyo ma baxeeyo.yiri waxay la shaqeeysetaa itoobiyaanka abii axmed ayey u shaqeeyaan oo dabada ayey ka leefayaan niman tageeray itoobiyo waa inuu maxkamad in la soo saaro hadii xasan sheekh nimanka itoobiyo taageeray oo xilka ka xayuubisid
@ahmedhirsi281
@ahmedhirsi281 Күн бұрын
Somaliya ciidamo Shisheye Uma Bahno ee waxay Ubahan tahay Madaxweyne
@MohamudSaid-ff1vk
@MohamudSaid-ff1vk 2 күн бұрын
Cali balcad waa in umada lagaqabtaa waa jaajus Ethiopia ushaqeeya
@IHatemumafiq
@IHatemumafiq 2 күн бұрын
Hooyadaa ayaa ah
@IHatemumafiq
@IHatemumafiq 2 күн бұрын
Ha ku fugo
@MohamudSaid-ff1vk
@MohamudSaid-ff1vk 2 күн бұрын
Hhhh jaajuus amxaar aawasey kadibna video kaduubtey warkooda madiidikaro
@Shams-yb2ui
@Shams-yb2ui 2 күн бұрын
Sanbalooshe agent I don’t trust
@sahraosman6818
@sahraosman6818 2 күн бұрын
Raggaan etobia u hillinayo ma faro aa laga haayaa? Cajja'ib, caadi ma aha
@aminadam2572
@aminadam2572 2 күн бұрын
Dadkan oo kale maxa wax looga dhegan wayey ?
@dahirnurjama4293
@dahirnurjama4293 2 күн бұрын
Soomaali Maryooleey >>>> Walaahi inaan Xasan Sheikh aanan ka sugeyn wax qurux badan Soomaaliya u keyneyn. Wax kasta sheego
@khadarfarah1562
@khadarfarah1562 2 күн бұрын
Waar dadbanu nahay xayawan kaynu kalidana manta
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 2 күн бұрын
Ninkaan cali balcad la leeyahay waa ethiopian. Sanblooshna waa sidor kale waxaan ognahay muuse bixii markuu heshiiska la gelaayay waxaa ka horreeyay ninkaan cali balcad la leeyahay. Markaas fiqi ma aheyn wasiir. Isaga iyo ninka la leeyahay Ridwaan ayaa si hoose u shirayay. Ridwaan wa ninka abyi kuso riixay inuu somalia bad ka qaato. Muuse waxbuu arkay.
@AbdiazizHassan-uw9qd
@AbdiazizHassan-uw9qd 2 күн бұрын
Macaw ma u malay nesaa in xasan shiikh waxa aasheegeyso uu sameeyo oobwalali hiis la fariisto abdiraxman abdi shakuur. shiikh shariif .qayre waa aamus naanaa waana qoslaa mana dha ceyso in uu wax la wadaago .ilamah meesha uu maraayo in uu dib u fiirinaayo .
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 2 күн бұрын
Sanbalooshe muxuu ka yaqaanaa sirdoon waa jaahiin hawiyuhu
@haray528
@haray528 2 күн бұрын
Dalxureeye 🫡
@SaiidElmi
@SaiidElmi 2 күн бұрын
Dadka khibrada lee miyayna joogin hada somaliya
@ShugriHirsi
@ShugriHirsi 2 күн бұрын
Asc
@abdifatahsarhan7108
@abdifatahsarhan7108 2 күн бұрын
Run ahantii marka dib lo eego sidii aay ahayd dawlaadi kaacaanki barakeysnaa iyo waxa maanta ka jiira somaliya waa kaaf iyo kala dheeri ama waxan oraan karaa waa dawlad iyo dawlad la,aan Hadii aan wax yar ka sheego sirdoonki kaacaanka waxa ay ahaayen kuwo u dhigma k.j.b dii midawga sofeti tusaale hadii aan soo qaato wafdi baa loo dirayaa wadamada aduunka mid kamid ah waxa ka horeeya 2 nin oo nabad sugiida ka tirsan oo aan cidiina aqoon u lahayn oo waliiba wafdigas meel allaale meeshi u cag dhigaba la socota marka u wafdigu hawshii lo soo diray u dhameeysto, Wafdiga wixi u ku hadlay ama lagula hadlay oo qoraal ah bey nimankii sirdoonku u soo gudbin jireen xafiiska madaxweynaha,waxa caado ahayd marka wafdigu ku soo kaabto xamar gurigiisa ma aadi jirine xafiiska madaxweynaha buu toos u tagaaya markas buu ka dhageysta war bixinta madaxweynuhu hadii u been sheego waa la igyahay hadu run sheegana waa la ogyahay (hoora loo yiri nin dameero wadoow war kagu wuu ka soo horeeyey)korneylku run buu sheegay, Ku darso nabad sugiidu iyaga laftoodu isma aay garaneeyn waxa jiray kuwo toos ugu xirnaa madaxda saare sida maxamed siyad cali samatar Ahmed saleman, Waxa maanta ka muuqda somaliya ma ahan wixi aan ka soo shaqayn jirnay iyo wax u dhoow asc wr wb waa billahi toowfiiq
Xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya oo weli taagan | Qubanaha VOA
29:51
UFC 287 : Перейра VS Адесанья 2
6:02
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 486 М.
Colaad ka curatay Somalia iyo calool xumo ka taagan Doolow
16:44
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 2,7 М.
NADAARA OO KA SHEEKEEYAY DHACDOOYIN LAYAAB IYO ARGAGAX LEH
31:19
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 14 М.
KHILAAFKA TRUMP | KOOXDIISA | CABSI WAYN | WALWAL SOMALIDA USA
16:01
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 24 М.
UFC 287 : Перейра VS Адесанья 2
6:02
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 486 М.