DHAANTO CUSUB | GAFOOTE | SANAD GURADA 39 AAD EE JWXO VIDEO

  Рет қаралды 778,735

JIGJIGA FILMS

JIGJIGA FILMS

Күн бұрын

Пікірлер: 247
@nimcoabdirahmanyusuf1363
@nimcoabdirahmanyusuf1363 7 ай бұрын
JH ogaadeen reer hoyadeyda abtiyal iyo habo idin jclhy wlhi ❤❤❤❤🇬🇲
@zalwaahmed2242
@zalwaahmed2242 3 ай бұрын
Jah ina apti mcneyyy👸🏻😭😩🇬🇲
@SuldaanMursal-ny7ug
@SuldaanMursal-ny7ug 2 ай бұрын
👏👏👏​@@zalwaahmed2242
@Axamadcabdi-m4i
@Axamadcabdi-m4i Ай бұрын
​@@zalwaahmed2242sodjawaow abti
@Axamadcabdi-m4i
@Axamadcabdi-m4i Ай бұрын
Kkķkkk 😅😅😅
@amansanequruxsane
@amansanequruxsane Ай бұрын
Hbo❤
@yasinyusuf5629
@yasinyusuf5629 11 ай бұрын
Masha allah ilaahay soomaali naxliga dhexyaal ka saar Heestan waa heesaha kuwa ugu khatar san ee dal dhan lagu gelin karo dagaal oo qof kasta oo soomaali ah jidhkiisa gil gilaysa guul cadawga soomaalidu ha jabo
@maxamuudcali7548
@maxamuudcali7548 8 ай бұрын
06/01/2024 from laascaanood ssc khaatumo soomaaliya Inshaallah mar dhaw dhul soomaaliyed oo cadaw haysan doono ma jiri doono 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@AxmedCabdi-b7q
@AxmedCabdi-b7q 6 ай бұрын
inshaallh wlll Mar dhaw way xorobi donta somali odhan
@amaalmaxmed
@amaalmaxmed 5 ай бұрын
insha alah wll from jigjiga
@hudaabdullah3447
@hudaabdullah3447 Ай бұрын
Insha Allah Ina adeerteey
@SahraAhmed-f1u
@SahraAhmed-f1u Жыл бұрын
Dhaantadan caawa ayaan dhagaysanayaa waa dareenka dhabtaa eeuuqalbogaygu katurjumayo 2023 8 25. Gooojacade 💯💯💯🤍💙🐎🐎🐎🐎🐎
@MaxamedAxmed-rx9vm
@MaxamedAxmed-rx9vm 3 ай бұрын
Asc
@cimraanmohamed3693
@cimraanmohamed3693 Жыл бұрын
wlhi ninkan waa halyeeey raba midnimada umada somaliyed war somalay ma isla doonaa shantii somaliyed❤❤
@IbrahimOmar-ci2oe
@IbrahimOmar-ci2oe Жыл бұрын
Wll waa mid aan dhici karayn qarnigan aan hoogno
@yasinyusuf5629
@yasinyusuf5629 11 ай бұрын
Kuwii 60 lixdankii isla doontayba waa ku hungoobeen waana taas kala luntay markaa arintaasi marbay qabasho lahayd maxay 5 is la raadisaa 2 wada joogay ayaa kala socdee Hadda soomaali iyagaa cadaw isku ah cadaw kale malaha midnimona hadal kee daa Daawada soomaali daarood ayay ku jirtaa daarood na inuu wax daaweeyo ma ogola oo wixii dawladii ay hogaaminayeen ay kharibtay maba arkaan waana isla saxan yihiin oo weliba ay taagan yihiin anaga ayaa talinayna oo soo taagan Halkii ay ka ahayd inay soomaalida kala irdhowday ee xukunkii iyaga ku abtirsanayay uu ku bur burshay soomaali ay dib iskugu keenaan kursina aanay u ordinba maadaama la eeday koodii oo ay gogosha soomaali u dhigaan kana garaabaan wixii khalad dhacay wixii soomaali ku daawoobaysona ay raadiyaan oo geed walba u fuulaan lk taas bedelkeeda waxaa jira ficiltan iyo aniga mooyee cid kale ma jirto iyo wax khaldamayba ma jiraan iyo idinkaa khaldan waana ta keentay in la kala erdhoobo oo aan dib la isu waraysanba Markaa waxay maraysaa in reer walba dawlad yar samaysto oo cadawguna kaga faaiidaysto cadaawada soomaali isu qaaday ee aan daawada lahayn
@SuhayraFaysal
@SuhayraFaysal 2 ай бұрын
Allow aderkay abdinuur i xafid alaa ogadenimadu mcn allow soamli barakee😢
@mohmoudabdi3552
@mohmoudabdi3552 Жыл бұрын
Dalka dadka ogadenia dhiigayga ii farxa wax badan from majeertina 🫡
@user-rc1yk1xv8l
@user-rc1yk1xv8l 4 ай бұрын
From galmudug 2024 🎉🎉❤ abdinur gafoote
@sultansharwac4097
@sultansharwac4097 Жыл бұрын
Gabal bas udhacay goor xuun socotadi MashAllah Abwan cabdinur ❤❤
@AminaMaxamed-m4n
@AminaMaxamed-m4n 8 ай бұрын
Dalkeyga 🇸🇴 iyo dadkeyga allah qalbiyadooda ha mideeyo soomali wey is jeceylyihiin lkn siyaasi cadow ah ka dhex shaqeeya 🥺💔😭
@CanabMohamed-xd5dl
@CanabMohamed-xd5dl 10 ай бұрын
Ayyyy allow re tolkey 🇬🇲 barakeeke 😢 ogadeennimo 🇬🇲🩸 wa heybad illhey wllhi 😪✊🎉
@Maxamedcarab-lj7rg
@Maxamedcarab-lj7rg 7 ай бұрын
Goodirkaa bartii shalay guracay galabtii dambana lagu Gawracaa ❤🤔(kalmad macno weyn)
@apdullahicarab2461
@apdullahicarab2461 6 ай бұрын
Muxuu ka wadaana Xbbi 😂😂
@Maxamedcarab-lj7rg
@Maxamedcarab-lj7rg 6 ай бұрын
@@apdullahicarab2461 hhh gallery ga igala soo hadal halkasan kugu sheegayaaye😂🤣
@abdinasirmohamud1125
@abdinasirmohamud1125 4 ай бұрын
Tolkay ogaaden waynu guulatayn ❤ from darwish
@osmankhalif7094
@osmankhalif7094 Жыл бұрын
Ogaden dad sahalan maha waaaaaaw
@Raxmomaxamed-p9i
@Raxmomaxamed-p9i 7 ай бұрын
Guuuul 🇬🇲🇬🇲
@NastexoMaxamuud-uz1xo
@NastexoMaxamuud-uz1xo 2 ай бұрын
Dhulkaygii hooyo😢abtiyadey iyo adheeraday iyo awoow yadey baa meeshan ku maqan allow unaxariiso 😢❤
@yakubmohamed1165
@yakubmohamed1165 Ай бұрын
We stand with jwxo all the time.
@CiiseApdiSuulay
@CiiseApdiSuulay 17 күн бұрын
ogadeniya wad xorobidontan.inshalah.frm.muqdisho❤🎉
@aadnwalafaaf9174
@aadnwalafaaf9174 4 ай бұрын
🎉🎉🎉guul iyo gobonimo ogaadeenia
@abdulahiabdiahmed-jx8wb
@abdulahiabdiahmed-jx8wb Жыл бұрын
Legend 🙌 Abdi Nuur gaafoote brilliant guy ❤
@CABDULLAAHI_YAASIIN
@CABDULLAAHI_YAASIIN Жыл бұрын
Ninkaan dhaantooyinkiisu mar la arko waa kuwa dareen gooni ah xambaarsan.
@malyuunxuseen6329
@malyuunxuseen6329 Жыл бұрын
Allow naxaristii jano sii intii intii halgankii kushahidi 😢😢😢🤲🤲🤲🤲💔abti mcn io adero mcn waligey Lima,arkin hadane qabrigino maimakaro godey gacalo walhi wayo qabri iney tagaaan dumar ilhy rali kama ahan 😢😢😢😢😢😢😢😢🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲💔
@mohamedibrahimaden6708
@mohamedibrahimaden6708 Жыл бұрын
Amiin 😢 abahey kamiid ahay
@AbdirixmanCamanji
@AbdirixmanCamanji 8 ай бұрын
Gafoote waa dhashii indha cade io heelaalle guuleySo sxp XornimO dooNba Inoo madaL ah
@AbdulqaadirWc
@AbdulqaadirWc 9 ай бұрын
Waamaxay ani gabar mesha fadhida bayba iiga dhagtay hadii la isiiyana waan halgamayaa😅
@Casaanyo1
@Casaanyo1 Ай бұрын
Ogdania from SSC_KHAATUMO ❤
@deeqdheegle8320
@deeqdheegle8320 8 ай бұрын
Goodirkaa bartii shalay lagu guracay galabtii danbana lagu gawracaaa😢😢
@MuuseCali-jg5so
@MuuseCali-jg5so 5 ай бұрын
Cub mcn ah m.a❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MunaSaleeban
@MunaSaleeban 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 1:56 1:57 😢
@hidaayohassan3797
@hidaayohassan3797 Ай бұрын
😢​@@MunaSaleeban😊😂❤❤❤🎉😊0
@FutoXar
@FutoXar Ай бұрын
Jah ogaden ❤❤❤waan xadroodaa dhulka markan xasuusto
@aminoabdi2137
@aminoabdi2137 9 ай бұрын
Keep going guys keep going guys❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@NimcanNimcan-ul8kx
@NimcanNimcan-ul8kx 9 ай бұрын
Ogadenia ha nolato from asharaf
@sowdaabukar
@sowdaabukar Жыл бұрын
Nuur goofatee🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 keep going walalkey mcn
@Ayaanfadxi.ismaacil
@Ayaanfadxi.ismaacil Жыл бұрын
Ma sha allha ogadeeniya guul iyo gobanimo reer ogadeeniya my dhiigeygii 🇬🇲🇬🇲🌺🌺🥀🥀❤️‍🔥❤️‍🔥🌹🌹🌹❣️
@ShugrimaxamedNuur-t3u
@ShugrimaxamedNuur-t3u Жыл бұрын
M.a.gul iyo gomanimo ❤❤❤❤❤ogadaen❤❤❤❤❤
@ainanshedayr7569
@ainanshedayr7569 Жыл бұрын
Jawxo way is dhiibtay garab adhi bay axmaar cagjar kula cunaysaa buurta. Viva Itixaadka Islaami Ogaadeeniya oo ka dhiijiyay Xabashida
@sheikhharun7310
@sheikhharun7310 6 ай бұрын
Guuuuulaysta.❤️❤️🇬🇲🇬🇲🇬🇲❤️🔥💕💪
@AbdiRisaq-vc9qc
@AbdiRisaq-vc9qc 3 ай бұрын
Bzxdsroiy😍🙏🙏😍😍😍😍😍😍🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@mohamedabdi7996
@mohamedabdi7996 Жыл бұрын
Jwxo sanad guura wacan hambalyo Hambalyo
@ahmedalihassan3328
@ahmedalihassan3328 Жыл бұрын
Best dhaanto so far Onlf hanoolato
@ABDIFATAHHUSSEINRASHID40-bt8ys
@ABDIFATAHHUSSEINRASHID40-bt8ys 2 ай бұрын
Jowxa oo xor wan arki dona insha Allah
@abdifitahmohammed8700
@abdifitahmohammed8700 Жыл бұрын
Guul iyo gobanimo jawxo ogadenia jiroo joogw gushi waa xageena marwalbo insha Allah🥰🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲💪
@AxmedXaashi-d3x
@AxmedXaashi-d3x 3 ай бұрын
Guul iyo gamani cabdi nuur gafoote anigoo ah soomli dhaba
@BarniBadal
@BarniBadal 3 ай бұрын
Laaaam😊😊🎉🎉❤❤
@FaadumoYuusuf-ep8qe
@FaadumoYuusuf-ep8qe 2 ай бұрын
UgaadeNia birta NooLaY❤
@fardosainaaxmed2314
@fardosainaaxmed2314 11 ай бұрын
Guul og❤❤❤❤🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲
@mohamudapdimohamed9091
@mohamudapdimohamed9091 Жыл бұрын
Guul io Gopanimo Ogaadenia Down Ethiopia🇪🇹🇪🇹❌❌❌❌❌❌
@DamageXuseen
@DamageXuseen 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤abwaan gafoto noolow❤❤❤❤
@safimohamed-d9j
@safimohamed-d9j Жыл бұрын
My dhiga 🇬🇲💯🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲
@user-rk4ez6ci6k
@user-rk4ez6ci6k 11 ай бұрын
❤❤🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶
@aadancade1476
@aadancade1476 Жыл бұрын
guul iyo gobanimo waan taageersanahay ogaadeen waliba dhaantadaan waxaa qaaday fanaan + abwaan aan aad u taageero cabdi nuur gaafoote keep goin abti
@husseinmacalincabdulle1264
@husseinmacalincabdulle1264 Жыл бұрын
Abwaan gaafoote nin culus ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@aminoabdi2137
@aminoabdi2137 9 ай бұрын
Green guys keep going guys
@maandhay
@maandhay 26 күн бұрын
Abwaankan Dhiig halgan ayaa kujiraa
@safiyahussen9466
@safiyahussen9466 11 ай бұрын
Ogadeen xoroodo an xanuunba jir xabasha labaqayo xaraas la arak ayan xakin karajiyn
@foosiyafaaraxmaxamed8996
@foosiyafaaraxmaxamed8996 Жыл бұрын
guuuuul iyo gobnimo ❤❤❤
@BarniBadal
@BarniBadal 3 ай бұрын
Keesiyada😊😊😊😊😊❤❤❤❤
@gawalalemedia8872
@gawalalemedia8872 Жыл бұрын
Maanshaa Allah dhaanto qiimo badan iyo Fanaan culus Cabdinuur gafoote guul iyo Gobanimo baan idiin Rajenayaa
@NuuxaadanCumar
@NuuxaadanCumar 3 ай бұрын
Guul ogadeniya❤❤
@hawdmedia332
@hawdmedia332 Жыл бұрын
Guulaysta jawxo goor kasta iyo goob kastaba❤❤❤❤😊
@KabtanMudug-nj9ws
@KabtanMudug-nj9ws Жыл бұрын
Hambalyo hambalyo ogadeeniya guuleysta
@AsadGeele-z2n
@AsadGeele-z2n 6 ай бұрын
Guuleysta ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@yakubmohamed1165
@yakubmohamed1165 Ай бұрын
Gafoote a man with ambition and great fun of jwxo
@NuurXasan-f6y
@NuurXasan-f6y 6 ай бұрын
Guuul lehay
@CkaafiCumar-wz9ke
@CkaafiCumar-wz9ke 8 ай бұрын
Daarood nimo
@mohamedali3191
@mohamedali3191 Жыл бұрын
Manshallah gabdhaha quruux badna
@ApdiwadudZaxane
@ApdiwadudZaxane 6 ай бұрын
Guuul❤❤❤❤
@ayankeynaan4367
@ayankeynaan4367 11 ай бұрын
Mansha Allaah huno guuuul guuuul
@abdifatahfarah691
@abdifatahfarah691 7 ай бұрын
Xasha oo guud hee? Ii micneeya wllyaal
@XafsoClcasiid33-pr2mh
@XafsoClcasiid33-pr2mh Жыл бұрын
Ax dhaanto way dhaafday hamblyo hambly
@kowsarbundid3624
@kowsarbundid3624 Жыл бұрын
Guul jowxo🎉
@fatumofatumo-oc4lc
@fatumofatumo-oc4lc Жыл бұрын
Mashaalah 🥰🇬🇲❤️
@FaadumoBashiir-gv3pf
@FaadumoBashiir-gv3pf Жыл бұрын
Mashaalah
@MaxamedMuha
@MaxamedMuha 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MohamedAfgoye
@MohamedAfgoye 11 күн бұрын
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉😮😮 guul soomaaliya😊
@ZakianoAbdullahi
@ZakianoAbdullahi 3 ай бұрын
Guuul I,a
@WADANIAXMED
@WADANIAXMED Жыл бұрын
Sxb guul iyo gobanimo
@axmedismaciil4147
@axmedismaciil4147 Жыл бұрын
Dib inaan ulaabano Ayaan jeclaan lahaa oon duurkii kulaabano 😢
@AxmedCabdi-b7q
@AxmedCabdi-b7q 7 ай бұрын
diyar matahy anbilawne
@abdirahmanahmedismail804
@abdirahmanahmedismail804 Жыл бұрын
Dhaanto dhiiri galin ah ❤
@maidakhalifali1232
@maidakhalifali1232 Ай бұрын
Hes iyo bar❤
@AbdirahmanToni-mi1dp
@AbdirahmanToni-mi1dp 8 ай бұрын
Geesi nuur gafoote
@queennajma12
@queennajma12 10 ай бұрын
CodKaaa😭❤
@siyaaddheere9511
@siyaaddheere9511 Жыл бұрын
Siyaad Abdullahi mataan ❤❤❤❤❤❤❤❤
@urmumshushi
@urmumshushi 2 ай бұрын
ogadenia cadowgiina cagta hoostiisa
@SucaadMaxamud-w8n
@SucaadMaxamud-w8n Жыл бұрын
My tolkey guul wacan❤❤❤❤❤❤❤
@cadnaancabdulaahi99
@cadnaancabdulaahi99 Жыл бұрын
Guul guul jowxo
@cabdulahimaxamad5692
@cabdulahimaxamad5692 11 ай бұрын
Abwaan gafoote waa nin gaajo heyso waxaan sabab u ah dhaaanto 5 maalin kahor soo qaaday waa dhaliil tano 1bil taala waa taagero buuxa maxaa is bedelka dag dag ah
@DamageXuseen
@DamageXuseen 4 ай бұрын
m.a❤❤❤wiil qaran❤❤❤
@IbrahimOmar-ci2oe
@IbrahimOmar-ci2oe Жыл бұрын
Abwanka malasoo daayey
@MohamettAmiinAxmett
@MohamettAmiinAxmett Жыл бұрын
Manshalah walal mcn
@AliHassan-ye6nu
@AliHassan-ye6nu Ай бұрын
Og🇬🇲🇬🇲💯💯💯👍👍👍
@IpraahimWadaadyare
@IpraahimWadaadyare Ай бұрын
Ogaden ❤🇬🇲🇬🇲🇬🇲❤❤
@MohamedBariyow
@MohamedBariyow Жыл бұрын
Oo ka guuxiyaay Godolqaad kaama sugo Ereyda ka horeeya ayaa ifahansiii please
@CanabMohamed-xd5dl
@CanabMohamed-xd5dl 10 ай бұрын
Cidno garab kama sugo cml
@dhaantochannel224
@dhaantochannel224 4 ай бұрын
Hashu uu guud ku shaashluhu geesteeda bidix uu ka guuxayaay godol qaad kaama sugo
@FaadumoMaxamed-eh6xc
@FaadumoMaxamed-eh6xc Жыл бұрын
🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲
@ZahroMohamed-vh5yl
@ZahroMohamed-vh5yl 4 ай бұрын
Hadsanid❤❤❤😅😅
@deeqmustaf
@deeqmustaf 10 ай бұрын
guuul
@KayfCabduwali
@KayfCabduwali Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🙏💯
@Zameirmahamed
@Zameirmahamed 7 ай бұрын
Jawxo🟥🟩🟦💪🏾
@siyaaddheere9511
@siyaaddheere9511 Жыл бұрын
Siyaad Abdullahi
@AbdiRaxiin-tp7ce
@AbdiRaxiin-tp7ce 8 ай бұрын
Waxaan dhaanta wAA DHAAFTEE MAGAC ubixiya
@WacaneCumar-l8p
@WacaneCumar-l8p Жыл бұрын
Abwan gafote❤❤❤
@Maryam-hi4yh
@Maryam-hi4yh Жыл бұрын
Guuul Tolley from ndf
@Alihersi
@Alihersi Жыл бұрын
Jwxo maxaa laga soo gaabiyay
@nuuraahmed8769
@nuuraahmed8769 Жыл бұрын
Jabhada wadaniga xoraynta ogadeniya
@YuusufCabdi-i4n
@YuusufCabdi-i4n 10 ай бұрын
Jabhada wadaniga xoraynta Ogadenia
@nourhassan1524
@nourhassan1524 10 ай бұрын
Og geesiyala
@ShukrihilowleNuur
@ShukrihilowleNuur 3 күн бұрын
Masha allah
Dhaanto cusub Aroos Ayaan 2024
5:22
ALI DHAANTO
Рет қаралды 1 МЛН
哈莉奎因怎么变骷髅了#小丑 #shorts
00:19
好人小丑
Рет қаралды 47 МЛН
Minecraft Creeper Family is back! #minecraft #funny #memes
00:26
Пришёл к другу на ночёвку 😂
01:00
Cadrol&Fatich
Рет қаралды 10 МЛН
IDIL AYRUUSH & BISHAAR AWAL | DHAANTADII DAYRAKEEN | 2023 VIDEO
5:32
AXMED EESH CALAA
Рет қаралды 3,3 МЛН
Dhaanto Cusub Gafoote Midhaha kugu Yaal Macan Badana
5:13
Jigjiga TV
Рет қаралды 902 М.
Muxyadiin Shaahid Dhaanto cusub Yaa Horta laac ku yidi ?
5:49
ALI DHAANTO
Рет қаралды 899 М.
ABDINUUR GAFOOTE DHAANTO CUSUB AMAAN AH
5:31
Jigjiga TV
Рет қаралды 636 М.
SULDAAN SEERAAR | ONLF 38TH ANNIVERSARY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022
6:15
DHAANTO CUSUB | CABDI HARGAYSA | JAWAABTII KAFEEYA SARHAYE | VIDEO 2024
4:20
DHAANTO CUSUB SAMIIRA BY.ALFANAB GAFOOTE CAJAAIB
5:35
Jigjiga TV
Рет қаралды 599 М.
ALI DHAANTO - ISTAR -SOOMAAL TUBE VIDEO CUSUB VIDEO CUSUB DHAANTO INC
4:21
Sharma Boy Ft. Ilkacase Qays - Caga Dhigo (Official Music Video)
3:43
哈莉奎因怎么变骷髅了#小丑 #shorts
00:19
好人小丑
Рет қаралды 47 МЛН