No video

DHAANTO CUSUB | IDIL AYRUUSH | BARNAAMIJKA CIIDA MIDNIMO-QARAN | VIDEO 2023

  Рет қаралды 2,434,492

AXMED EESH CALAA

AXMED EESH CALAA

Күн бұрын

Chenelkan waa chenel yuotube ka Rasmiga ah ee “AXMED EESH CALAA PRO”
Chennelkan waxaad ka heli doontaan murti iyo madadaalo Af-keena iyo dhaqan keena kor loogu soo qaadayo
Waxaa kale ood ka heli doontaan heesaha wadanigaa, heesaha jacaylka ah, dhaantada, brank yada dadka caanka ah, Riwaayadaha IWM
Hadaba mudane / marwo SUBSCRIBE saar chennelka si aad ula socoto waxkasta oo cusub oo aanu halkan kusoo upload garayno mahadsanid muwaadin
ERAYADA- JAMAAL FIDHIN
LAXANKA- AXMED EESH CALAA
MUSIC- MAXAMED YARE
CODKA- IDIL AYRUUSH
CAMERA-1 NAGEEYE
CAMERA- 2 RAAN YARE
CAMERA- 3 MAXMUD XIDIGA
EDITE - NAGEEYE
Chenelkan waxaad ka heli kartaa oo uu markasta diyaar kuulayahay
✔ Riwaaayado
✔ Suuganta qaybeheeda kala duwan
✔ Madadaalo
. 🤝AXMED EESHCALAA PRO🤝
Like✅ Share✅ Comment✅ and SUBSCRIBE✅
✈️Link ga face book / axmed-eesh_calaa-offic...
✈️Link ga instagram www.instagram....
✈️Link ga secend chenel / @ahmedeeshcalaa

Пікірлер: 390
@XassanCigechannel
@XassanCigechannel Жыл бұрын
abwaan eeshcalaa keep it up
@maxamedcali6464
@maxamedcali6464 Жыл бұрын
Asc
@maxamedcali6464
@maxamedcali6464 Жыл бұрын
Sxb
@Mustaf.Daahir.Maxamed
@Mustaf.Daahir.Maxamed Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@FadxaAmin
@FadxaAmin Ай бұрын
❤❤❤❤​@@maxamedcali6464
@shaqalabdirahman6993
@shaqalabdirahman6993 Ай бұрын
@@XassanCigechannel msshalsa
@worldtoday1331
@worldtoday1331 Жыл бұрын
Oheeeey oh!!!! Dhaanta ka erayo iyo laxan macaan 2023 ma dhagaysan allaaa faxane!!! Noolaada oo waxbadan badhaadha jaalayaal.
@abdirahmanabdinur8178
@abdirahmanabdinur8178 Жыл бұрын
waxaan kugu waaninayaa walaashay idil ayruush fanka isaga bax oo alle u noqo aduunyadu waa maalmo tirsan madaxaaga astur codkaaga qurxoon na quraanka ku xafid
@Kaafi1mk
@Kaafi1mk Жыл бұрын
Armay quraanka kaa badisaa hhh
@Kaafi1mk
@Kaafi1mk Жыл бұрын
Hanuuunku waa xage alle
@abdirahmanabdinur8178
@abdirahmanabdinur8178 Жыл бұрын
@@Kaafi1mk waa run hanuunku waa xaga alle laakiin aynu u ducayno wlaasheen idil ayruush iyo inta kale ee heesta
@abdirahmanabdinur8178
@abdirahmanabdinur8178 Жыл бұрын
@@Kaafi1mk kkkk haday quraanka iga badiso maba heesteen ama dhaantayseen madaxeedana maba qaawiseen sababtoo ah quraanka ayaa u diidaya
@xasanmahamud8697
@xasanmahamud8697 Жыл бұрын
Meshan maxaad kasodonteen culumo 😂😂😂
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw Жыл бұрын
Masha Allaah Qoys Qaran.oo Qurxoon Waaye. Illaahow. Ubad iyo Aduunkey. Rabaan. Ugu Deeq From Dhusamareeb Galmudug
@abshirismail4261
@abshirismail4261 Жыл бұрын
mesha idil ayruush joogto wacana ciid mubaarak
@NimaDahir-go7nu
@NimaDahir-go7nu Ай бұрын
Jag❤❤
@MohamedAbtiga
@MohamedAbtiga 5 ай бұрын
Masha Allah wlshey horay u soco gesiyad tahay cadawaga iska buus❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@CaishaCuudCadar
@CaishaCuudCadar Ай бұрын
biyo nacay Sidaan Ahmadow Kuu bartoo😢❤
@CumarjockerAbdul
@CumarjockerAbdul 28 күн бұрын
War kadaa waaba ku qarxisay wllahye
@abdirahman7584
@abdirahman7584 Жыл бұрын
Wl alle kheyr ha ku siiyee, fankana Allah ha kaasaaro wax ka kheyr badana haku siiyo. Aamiin.
@abdulahiabdi2474
@abdulahiabdi2474 Ай бұрын
Anigu xataa waan wataa gabadha iyo wiilkaba guulaysta Ayaan leenahay labada daaroodba
@farxiyaabdisalam4946
@farxiyaabdisalam4946 Жыл бұрын
Labadan qof waa leys kugu talagaley mnsha alah ❤❤❤🎉🎉🎉
@ardodahir7906
@ardodahir7906 Ай бұрын
🥰🥰🧡❤️🖤🫡💕
@amaalahmad1855
@amaalahmad1855 Жыл бұрын
Gbdhan codkeda aad ban uga helaaaa hbo mcn guuleysso meel wlba joogtoo 🥰🥰♥️♥️
@abdimohamed8293
@abdimohamed8293 Жыл бұрын
Abwanku waa smart wlhi ereyada heesta ku jira caadi maaha waxani amaan ka wayn waa miisaanka culus ka heestani dhan walba
@CumarAli-cl4eg
@CumarAli-cl4eg Жыл бұрын
Hee
@CabdiIbraahim-t1e
@CabdiIbraahim-t1e Күн бұрын
idileeey ku jecliyaaa heeee❤
@DalxiisCali
@DalxiisCali 24 күн бұрын
Lamaanahaan lamaano lamida ❤lawa m.a alaha isukiin barakeeyo
@ibraahimyiriisow6788
@ibraahimyiriisow6788 Жыл бұрын
Inta 1m kagareyso lik isaara
@ayanmuhumed3488
@ayanmuhumed3488 Жыл бұрын
Gabdhan codkeda jecelahaya❤❤ ax aman ba kudhacay ma ninkeda horta
@aishakoosibrahimugaas
@aishakoosibrahimugaas 5 күн бұрын
❤❤❤wow masha allaha 💞💐✅✅✅ Queen 🤝
@ARAGMEDIA1
@ARAGMEDIA1 Жыл бұрын
Idil Ayruush iyo Abwaan Eeshcalaa waan Salaamay Cabdiraxmaan Rashiid From Hargeysa🙏🙏🙏
@mohameddiiriye
@mohameddiiriye Жыл бұрын
mashaa Alaah runtii amaan baa ku dhacdey abwaan axmed eshcalaa m a❤❤❤❤❤❤❤
@istaahilbarre410
@istaahilbarre410 Жыл бұрын
Dhaanto aad umacaan ❤❤❤❤ hawaaro jacaylko😊😊
@MOHAN_MAANKA_OFFICIAL
@MOHAN_MAANKA_OFFICIAL Жыл бұрын
Dhaantadii arooskeeda aaad ugu hadyadaysay way soo guday boqoradaan inaba caadi ma aha Eid Mubarak
@ayanadam4102
@ayanadam4102 Жыл бұрын
WaaaaaaaaaaW ha waaro jacelku Mashallah ❤❤❤❤❤ ❤
@ayanlesharif2888
@ayanlesharif2888 Жыл бұрын
Shariifada inoo dhawr ❤❤
@KaltumaDahirMohamed-mp9ri
@KaltumaDahirMohamed-mp9ri Жыл бұрын
Mansha Allah abti Aman wey kudhantahy
@abdullahimuhumed5591
@abdullahimuhumed5591 Жыл бұрын
Dhanto iyo badh maseyrna waa iska jiraye 😍
@axmediimaan9722
@axmediimaan9722 Жыл бұрын
Walee idinku dawakhay labadan legend-noow. Any way laba qof oo qaaliyaad tihiin ama lamaane noqda ama walaalo ahaada, guulaysta
@shukridini7667
@shukridini7667 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@axmediimaan9722
@axmediimaan9722 Жыл бұрын
@@shukridini7667 adigu xog ma ka haysaa duulkani inay isguursadeen iyo in kale
@shaaficiraho2100
@shaaficiraho2100 9 ай бұрын
Walee anaa kula mid ah oo iyada OO la guursaday OO uu arooskeda ka dhaantaynayo xasuustaa hadana wan arkaa kkkk marka ku wareeray lkn hambalyo leyahay siday tahayba
@FarxanDhagey
@FarxanDhagey 4 күн бұрын
Aad ya aad guul iyo goba nimo
@shukridini7667
@shukridini7667 8 ай бұрын
boqor waa eesh calaa wallee abwaan rabbi haku xafido idin jecliya adi iyo inaadeertay❤❤❤
@nimcaanshekh6481
@nimcaanshekh6481 Жыл бұрын
Wwww waxasaa jacyl ladhahaa idil iyo axmed guulysta wlalayaal goob walbood joogtaan runtii wn idin jecelahaye ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@daweya12
@daweya12 Жыл бұрын
Nafta baytariga ❤ Siiya baawarkoow😊 Biyo nacay sidaan ❤ Axmedow kuu bartoo 😢
@MohamudMoha-g5b
@MohamudMoha-g5b 18 күн бұрын
Inaliĺahi wainaa ilah raajicuun wll adiley. ilahay usoo noqo wll mcn
@mubaarikzaytuuni9927
@mubaarikzaytuuni9927 Жыл бұрын
Magac u buxiya tani way dhaaftay dhaanto iyo hees ba 😢😊😊🎉🎉❤
@maxamedtallman2122
@maxamedtallman2122 Жыл бұрын
Idil waa boqorada codka geeska❤❤
@axmedcabdi9396
@axmedcabdi9396 Жыл бұрын
View 1
@nimoabdullahi3317
@nimoabdullahi3317 Жыл бұрын
Wow isku waara Idil iyo Axmed ❤️❤️❤️❤️🥰💙💙✅✅✅
@abdirisaaq1936
@abdirisaaq1936 Жыл бұрын
1 million markay gaadho like ii saar😢
@ckafidahir
@ckafidahir 5 ай бұрын
Way gadhay😂😂
@xafsoabdiasiis-fr6iy
@xafsoabdiasiis-fr6iy Жыл бұрын
Jah isku waara idil io Esh Alaa♥️♥️♥️♥️🥰🥰🥰🥰🥰
@AraksanHassan-in1ng
@AraksanHassan-in1ng Жыл бұрын
Masha Allah idil
@ibraahimmuusexasan4410
@ibraahimmuusexasan4410 Жыл бұрын
Boqordii codka idil ayruush iyo abwaan ceeshcalaa guulaysta
@adeshkadiye1603
@adeshkadiye1603 Жыл бұрын
ManshaAllah Jacaylka ha waaaro ❤❤❤
@HassanIbrahim-o7p
@HassanIbrahim-o7p 15 күн бұрын
Waa masha allaha
@wardheee
@wardheee 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ inta kuu bugtaan ka danqaa bogahooo axsan jawaabtii eshcalaa
@adancubeyd6764
@adancubeyd6764 20 күн бұрын
waahalkii ugu danbeysay axmadow gabadha wey kuu cimaamadaye ina adeerow fadalan haxumeeynin boqoradaas bar yahaan iyadoo kalaba aan lagu arag gayigeena soomaali
@falisilmi9064
@falisilmi9064 Жыл бұрын
Mnsha allh dhaanto iyo bar bujiga allaha kuusiyaadiyo abwaano aan jeclahay form America
@lengendqurbaawi885
@lengendqurbaawi885 Жыл бұрын
Dhal absame ina nahay maxan caan ku nahay adigan ku waydinaya saxiiba da warka kena maxad hysan nio axmadow idil ayuush igu salan inanta si wa nasabe horey u soco wll!
@nuromohamed7478
@nuromohamed7478 Жыл бұрын
Eeshcalaa dhaanto iyo badh Mashaa allaah ❤❤
@adenhadun2494
@adenhadun2494 2 ай бұрын
gabdhu qalbiga ayay ka hadashay true love very meaningful ❤️
@user-ob9wp5qr4q
@user-ob9wp5qr4q 6 ай бұрын
Waan salaamya Axmed iyo idilba alle ha barakiyo walaalyal form hargeysa somaliya
@CumarjockerAbdul
@CumarjockerAbdul 28 күн бұрын
idiley kadaa dee abaayo wa ka badbadisay la dhihikaraa
@abdallasaid1232
@abdallasaid1232 4 ай бұрын
Tani dhaanto way dhaaftay idil ayush waad ka baxsatay❤❤❤
@IBRAAHIMCali-hv8dp
@IBRAAHIMCali-hv8dp 3 ай бұрын
Shey caleek 😂😂😂😂❤❤❤❤ reer jig jiga
@hakimoali3794
@hakimoali3794 Жыл бұрын
Maanshallah beautiful wards and and beautiful couple together forever ❤❤❤❤😂❤
@shaaficiraho2100
@shaaficiraho2100 9 ай бұрын
Dhaanto iyo badh
@user-kc8ct5wl2e
@user-kc8ct5wl2e 6 ай бұрын
Dhanto dareen leh qoyskaan waan jaceladay wlhy❤❤❤
@AbdiAsad-fi6zw
@AbdiAsad-fi6zw Ай бұрын
Qoys ma ahane waa gabadh iyo abtiged
@yuusufibraahim4704
@yuusufibraahim4704 Жыл бұрын
Inta kuubugtaan kadamqaa boogaha boqorwaa eeshcaa ayaan dhahaa bulshada manshaa allah
@aniizah1367
@aniizah1367 Жыл бұрын
Boqor wa eeshcalaa bn bulshada dhahaa❤❤❤❤❤
@ABDIFATAHdb
@ABDIFATAHdb Жыл бұрын
Ooo idil muu guursaday 😢❤hanbalyo inader qli
@axmediimaan9722
@axmediimaan9722 Жыл бұрын
Sxb labadan legend waan ku dawakhay wlhi e miyay is qabaan mise waa iska walaalo ilaahay, xataa dhaantadii u arooskeeda ka qaaday axmed-ka guursaday isagaan moodayay hadana dadbaa igu ydhi waa nin kale, imikana waynagan waxa dhacaya arkaynee may is guursadeen
@ABDIFATAHdb
@ABDIFATAHdb Жыл бұрын
@@axmediimaan9722 haa walhi waa sheko guur ah 😂
@ahmedabdilahi9115
@ahmedabdilahi9115 Жыл бұрын
Maya wllo marka hore hees uu ku aamanayo ayuu arooskedii ka qaaday oo isla laxankan leh iyaduna ha waa jawaabteedii
@nafisoabdinafisonalka5472
@nafisoabdinafisonalka5472 Жыл бұрын
May waa walaashiis❤
@cakoodhanaf5166
@cakoodhanaf5166 Ай бұрын
Masha allah Boqor waa eesh calaa Ixtiraam baan kuu haynaa Gabdhaas baana I kaa bartay aniga maalin uun waan ku soo radin donaa sababtuna waa kalsoonida aad gabdha u siisay
@user-ns7ge7iy5m
@user-ns7ge7iy5m 9 ай бұрын
waw fanin lagu faani karo jira jooga qoys wacan alle idin ka dhigo
@c.raxmanxasan596
@c.raxmanxasan596 Жыл бұрын
Ogaden is not easy
@FaahiyeOsman
@FaahiyeOsman Ай бұрын
100% voice
@HamdikotinWarsame-yk5ms
@HamdikotinWarsame-yk5ms Жыл бұрын
Armuu kana iskupadala sida axmad cagawayne 🤣😎😎🙏🙏sdkle iskuwara
@maxamedmaxamuud6324
@maxamedmaxamuud6324 Жыл бұрын
ax ax 💯 yaa samayin wan Ka helay dhantadan ❤️❤️❤️❤️❤️
@bashirabdihirsi766
@bashirabdihirsi766 6 ай бұрын
MAANSHA ALLAAH EESH CAA DHAANTO QURUX BADAN ALLOOW YAA GABDHAHA ADOO KALE KA DHIGA OO DHAANTADA BARA
@cali2119
@cali2119 Жыл бұрын
Keep going sister idil ayuush❤form Canada
@IbrahimMohamed-zn2vu
@IbrahimMohamed-zn2vu Жыл бұрын
Hhhhh walahi waqatar gabada
@milgosare3448
@milgosare3448 Жыл бұрын
Eesh Calaa & Idil Ayruush 👍👍👍👍👏
@AhmedMohamed-pq7vh
@AhmedMohamed-pq7vh 3 ай бұрын
Mnshllah so nice voice indeed I really love it halgamiyaha news police
@fuuqnuurofficially433
@fuuqnuurofficially433 Жыл бұрын
War ka jooga ha is baac baacsaninee❤
@nuhhassan3176
@nuhhassan3176 3 ай бұрын
😂
@Asmar..............7
@Asmar..............7 3 ай бұрын
Voice: 0% Music: 100% 🤑👌
@BarreCusmaan-vh4vj
@BarreCusmaan-vh4vj Жыл бұрын
Walee waa Abwaan qaliya uu uqalmaa amaanta iyo tukabadan idil waad mahdasantayh wllo qali
@cawoismail2892
@cawoismail2892 11 ай бұрын
Mansha allaah ilhaaya hidin xafiido aamiin yaarbi🙏🙏💯💯🌹🤲🏻🤲🏻💯🌳💋♥️☘️
@YahadhiAbdi
@YahadhiAbdi 10 ай бұрын
Asc
@cabaswadani9737
@cabaswadani9737 7 ай бұрын
Gabadhan idil ah codkedan jeclaha
@adzwestside1511
@adzwestside1511 2 ай бұрын
Idil we love you ❤
@XaamudXamse
@XaamudXamse Жыл бұрын
Way igu socotaa
@MahamedCabdi-ql5bs
@MahamedCabdi-ql5bs 9 ай бұрын
Waah esh calaa mansha alaah
@Qaashane.ceeldheer
@Qaashane.ceeldheer 9 ай бұрын
masha allah waa dhaanto waqti la gelshay idil ito adwaan axmed I say farxad ku waara from destrict ceeldheer
@hanaahmedabdikani8443
@hanaahmedabdikani8443 4 ай бұрын
Ma isku baacbaacsanaa oo bil & kabadan mabatalaqsanaa ❤❤❤
@deeqoladan6170
@deeqoladan6170 3 ай бұрын
dumarkii waa jabeen baryahan naagta saas ujecel buu kubooday oo tukale guursaday ar ninaa hhh
@farxanxassan7671
@farxanxassan7671 3 ай бұрын
Anga gursan ràba inanta
@adancubeyd6764
@adancubeyd6764 18 күн бұрын
DDS waa halka soomaali wada xigmad ah laga helo ilaahow inoo daa waa walaalkiin oo idiinka soosalamaya xamar qalbiga waa idiinlajoogaa
@HamdiyaAbdi-ql1kj
@HamdiyaAbdi-ql1kj Жыл бұрын
Waaaaw the best dhanto ❤❤❤
@hamdimohamed6289
@hamdimohamed6289 Жыл бұрын
Axmad
@ikraanismael8125
@ikraanismael8125 10 ай бұрын
Boqor waa esh calaa Yaa bulsha dhaha
@NiciimaismaciilAliIsmail
@NiciimaismaciilAliIsmail 3 ай бұрын
Waawa.waawa.....shariifo
@NiciimaismaciilAliIsmail
@NiciimaismaciilAliIsmail 3 ай бұрын
Alla.faka..kaasaar...sh...sheekho..noqo
@adzwestside1511
@adzwestside1511 2 ай бұрын
Haye
@ubahmohamed7211
@ubahmohamed7211 Жыл бұрын
Manshallaah.🎉🎉🎉🎉dumaashiy.ana.odaygeeyga.ayaan.rabaa.inaad.hees.igu.qaado
@cabdikahinshugricali3989
@cabdikahinshugricali3989 Жыл бұрын
Hhhh haduuba kaa jeclaado ayada ka wrn
@biljamibrahim868
@biljamibrahim868 Жыл бұрын
Ma,sxb axmed esh cala abtii bashalkaga haku wacnado
@kaderabeib3493
@kaderabeib3493 Жыл бұрын
waad mahad santahay abwaan eeshcallaa sidawanaagsan eed isuggudubariday dhaantadan thns bro
@tdygjjgig
@tdygjjgig Жыл бұрын
Wooow wax kaley 🎉
@shirwacaden5037
@shirwacaden5037 4 ай бұрын
GABADH Wanagsan oo raaliya ayu ilaahay kugu arsaaqaye,gacantada yaanay ka bixin sxb - Rag waa kii wax isku sheege. ALLE ha idinka yeelo qoyskii isku wara ubad khayr qabana kala hela.
@user-bs8xu4wy4p
@user-bs8xu4wy4p 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤ dhaantati idil neyrush❤
@maxmuudsaxne7974
@maxmuudsaxne7974 Жыл бұрын
Mansh alh wllky axmad eeshcalaa ❤
@sabirincabdulahi6242
@sabirincabdulahi6242 Жыл бұрын
Hampalyo isku waara♥️♥️♥️
@badriahmedshariif7096
@badriahmedshariif7096 Жыл бұрын
Idil ayrush Inadertay👸🏻
@ahmedabdirhamaan6770
@ahmedabdirhamaan6770 Жыл бұрын
Dhaantadii qarniga idil bashiir idil ayruush
@Khaliilyare9859
@Khaliilyare9859 Жыл бұрын
Mansha alaah tani dhaanto way dhaftay dhiga
@sundusmohamed8829
@sundusmohamed8829 Жыл бұрын
Masha allah iskuwara labo iladhashy❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉
@user-rj6qe6yd8w
@user-rj6qe6yd8w Жыл бұрын
Eeshcalaa dhanto
@axmedboqore7713
@axmedboqore7713 5 ай бұрын
maasha alaah❤❤❤❤
@Kaafi1mk
@Kaafi1mk Жыл бұрын
Dhaantadani way i martay. Si aan caadi ahayn
DHAANTO CUSUB | AXMED EESH-CALAA | OO AROOSKII IDIL AYRUUSH SHIDAY 2021 VIDEO HD
5:36
Joker can't swim!#joker #shorts
00:46
Untitled Joker
Рет қаралды 41 МЛН
Unveiling my winning secret to defeating Maxim!😎| Free Fire Official
00:14
Garena Free Fire Global
Рет қаралды 10 МЛН
拉了好大一坨#斗罗大陆#唐三小舞#小丑
00:11
超凡蜘蛛
Рет қаралды 14 МЛН
DHAANTA CUSUB ~ KAFEEYA SARHAYE ~ QORAXAY KADAYDAYA ~ 2024 OFFICIAL VIDEO
4:22
SAKARIYE KOBCIYE & XAMDI BILAN MADAXAA I FURAN GALMUDUG 2021
4:40
Waqal WStudío
Рет қаралды 13 МЛН
IDIL AYRUUSH & AXMED EESH CALAA | DHAANTO CUSUB | VIDEO 2022
6:08
AXMED EESH CALAA
Рет қаралды 3,3 МЛН
DHAANTO CUSUB NUUR GOOSAR IYO IDIL AYRUUSH DHAANTADII SANADKA
7:39
Jigjiga TV
Рет қаралды 1,3 МЛН
IDIL AYRUUSH & CABDI WALI XASAN DHUUX | DHANTO CUSUB | 2022 VIDEO HD
5:40
AXMED EESH CALAA
Рет қаралды 2,8 МЛН
MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD S2 � XALQADDA 1 AAD
28:35
Xogmaal Media
Рет қаралды 740 М.
DHAANTO CUSUB   AXMED EESH CALAA   OO AROOSKII IDIL AYRUUSH SHIDAY 2021 VIDEO
5:36
Joker can't swim!#joker #shorts
00:46
Untitled Joker
Рет қаралды 41 МЛН