DHAANTO CUSUB~~MADOONEYNO WAXA QARSOON~ABWAAN RAALI NEW VIDEO DHAANTO 2024

  Рет қаралды 309,325

Muraad Production

Muraad Production

Күн бұрын

DHAANTO CUSUB~~MADOONEYNO WAXA QARSOON
EARAYDA~~ABWAAN RAALI
LAXANKA~~MOWLIID JARMAL
MUSIGA~~CABDI ABIIB
CODKA~~ABWAAN RAALI
CODQABASHO~~DHIMBIL STUDIO
DUUBISTA~~MURAAD TAATIKO
EDITING~~TAATIKO
SOOSAARISTA~~𝙈𝙐𝙍𝘼𝘼𝘿 𝙋𝙍𝙊𝘿𝙐𝘾𝙏𝙄𝙊𝙉
Horay waxaan u heysanay. 184,309 Subscrebe mahadsanidiin

Пікірлер: 156
@falisa576
@falisa576 2 ай бұрын
Ilaahay hanaga qabto qab qablayalka Qolka ganacsiga somaliya ka dhex Furtay raga midnimada somaliya diidan ugu horeeyaan. Wiilka dhalinyarta Ad iyo ad wa abwaan abwaan dhafay Allaha ku xafido Habo mcnto Ilaahay
@ashayousuf6361
@ashayousuf6361 2 ай бұрын
Masha allaah alloow ku sii darJo wala amiin
@dr.mahmdabshir7760
@dr.mahmdabshir7760 2 ай бұрын
Maa shaa Allaah! Ereyo miisaan leh!
@lovemadiideofficial8372
@lovemadiideofficial8372 2 ай бұрын
Dhantadan waxa nasib uyeshay iney iyado 1 sac KZbin alin ina dhagesti we love Somalia 🇸🇴 ❤❤❤❤
@ciiseCilmi-cw6bb
@ciiseCilmi-cw6bb 2 ай бұрын
Waaw geesi waanku farxay guul
@bashiirbashka2045
@bashiirbashka2045 2 ай бұрын
Woow tan dhaanto way dhaaftey waano oo dhimeystrn soomaaliyey qabiil aan katagno oo qaran aan noqono❤😊
@Nuurtagobey
@Nuurtagobey 2 ай бұрын
Maansha allaha wiil Shan Somaliyeed waxa aya fahmeen ill ahow madaxda soomaaaliyeed ill ahow fahnsii🌹🌹🌹🌹🌹🤲🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@AishaAbdulkadir-uw7xk
@AishaAbdulkadir-uw7xk 2 ай бұрын
Dhaliyada syl ayad kalintòda ayad buuxiseyn ilah haidin cafiyo amiin
@saabiriinabuubakar
@saabiriinabuubakar 2 ай бұрын
Guuleyso ader macan ❤
@SAHALABDiBOULALE
@SAHALABDiBOULALE 2 күн бұрын
Insha allah. Wan. Soo arkii. Doonaa. Magaalada casiimada. Mogadishu. Ee. Casiimada qaran keenaa somaliya
@AbdiwaliahmadCabdulle
@AbdiwaliahmadCabdulle 2 ай бұрын
M a guuul sxb
@abwaandhiidhiye
@abwaandhiidhiye 2 ай бұрын
Qof qof mowgaday wiilya gabar kuwa wax qaadaya Cajiib arar iyo erayo abwaan raali guuleyso
@XakiimoCali-so7ve
@XakiimoCali-so7ve 2 ай бұрын
❤😂❤🎉 wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl 🎉wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl 💯 wlwlwlwlwlwl 🎉🎉 wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl 🥰👍 scwscwscwscwsxwscwscwscw 💯 scwsscwscw scwscw 🎉🎉
@XakiimoCali-so7ve
@XakiimoCali-so7ve 2 ай бұрын
❤🎉❤😂❤🎉😂 scwscwscwscwsxwscwscwscw scwscw 🎉 scwscwscwscwsxwscwscwscw ❤️❤️😀
@sariyamukhtar5468
@sariyamukhtar5468 2 ай бұрын
🇸🇴❤ Guul Somalia ❤️ 🇸🇴insha Allah
@SAHALABDiBOULALE
@SAHALABDiBOULALE 2 күн бұрын
War. Baal. Insha allah. Wan soo. Arkii. Doonaa. المستقبل القريب. Moustaq balkaa. Dhoow. ان شاء الله
@ahmeddahir8482
@ahmeddahir8482 2 ай бұрын
Mahadsanid yonge boy 20 adookala hadii helo waan. Gulaysandoona
@abdirahmaanabdulla8133
@abdirahmaanabdulla8133 2 ай бұрын
barakalah fiikum.
@s_h4807
@s_h4807 2 ай бұрын
Maansha Allaahu tabaraka Allaahu illaahay habaryar ha ku xifdiyo amiin wiilkaas yar wuxuu gartay ayey dadka waaween garan waayeen illaahay ha naga qabto daneystayaasha waddanka gatay illaahay ha no keeno rag illaahay ka baqaayo amiin
@Layla-nw8nr
@Layla-nw8nr 2 ай бұрын
Mashallah ❤
@oskaomar2125
@oskaomar2125 2 ай бұрын
Wow that good danto🎉
@SAHALABDiBOULALE
@SAHALABDiBOULALE 2 күн бұрын
Aallaa. Beerkaa. Wallaahii. Maa. Qooslii. Karaayoo
@rahh4137
@rahh4137 2 ай бұрын
waa dhaanto aad u qiimo badan ee Illaahay Soomaaliya nabad ha ka dhigo wiilasheenii Illaahay ha idin xifdiyo. 🇸🇴❤
@BarlinHashi
@BarlinHashi 2 ай бұрын
Allaahu Agbar
@mohamedgurhan6775
@mohamedgurhan6775 2 ай бұрын
Abwaan geesi ah. Allah yaa cizak
@SAHALABDiBOULALE
@SAHALABDiBOULALE 2 күн бұрын
Eeraa yaa daa. Ee raayadaa. 😊😊😊😮😮😮😮. Ayaa. Itaabaa nayaa
@CilaamoCali-gt7mk
@CilaamoCali-gt7mk 2 ай бұрын
Masha allaha
@AtlasAtlas-r6s
@AtlasAtlas-r6s 2 ай бұрын
Egypt wa walaleliheen love to Egypt 🇪🇬🇸🇴❤
@JamalSharif-ze6gc
@JamalSharif-ze6gc 2 ай бұрын
Guul somaliwayn allhu akbar somali is come back inshaa Allah ❤
@abdirashidadow3765
@abdirashidadow3765 2 ай бұрын
@Yarkan wuxumudanyah abalmarin qaran.....his patriotic and loyal, kindly let @president Hassan award him....... keep going
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz 2 ай бұрын
❤anuu kuwada salino rasulka❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤
@naimahussein3911
@naimahussein3911 2 ай бұрын
Scw Scw Scw ❤❤❤🎉🎉🎉
@mowlidnoor8985
@mowlidnoor8985 2 ай бұрын
Amiin allahayow amiin yarabi amiin ❤❤🤲🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@maryanabdille
@maryanabdille 2 ай бұрын
Mansha Allah tabaarakallaah ❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@DaahirxasanMaxamud
@DaahirxasanMaxamud 2 ай бұрын
Msha aalh
@WiilBoqortooyo-r7d
@WiilBoqortooyo-r7d 2 ай бұрын
Walahi waa abwaan ❤
@Husseintajiri
@Husseintajiri 2 ай бұрын
Tan dhanto way dhaftay war ninku cod macana
@SucdiSucdi-r9u
@SucdiSucdi-r9u 23 күн бұрын
Manshalh alle ha ku barakeyo edo somali alle ha mideyo
@CibaadoCali-d5c
@CibaadoCali-d5c 2 ай бұрын
Qaadiroow allow namidee soomaali🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@HanadXasan-g2j
@HanadXasan-g2j 2 ай бұрын
walee abwanku.waa.qatar.waxbuu.noosoo.qoondeeyay
@IndhayarCumar
@IndhayarCumar 13 күн бұрын
Wlhi waa sax wuu noo daren hadlay wiilka yar
@AyuuniAbdiHersi
@AyuuniAbdiHersi 22 күн бұрын
Mashallaha dekan Allah Wang fahansiiyo
@SAHALABDiBOULALE
@SAHALABDiBOULALE 2 күн бұрын
Cajiib. Waa. Ee raayaadaa. Cajiibkaa. Badaan. Ee.qaaaaaaaaliigaa. aah. Ee. Tiiriinayaan. Abwaa nadaa
@shariifjinoow4933
@shariifjinoow4933 Ай бұрын
Masha Allah Allha ku sharfo abwaane ❤❤❤❤❤
@NimcaNather-sg3py
@NimcaNather-sg3py 2 ай бұрын
Waw m.a. best dhanto❤❤❤
@AbdullahiSheikhMuumin
@AbdullahiSheikhMuumin 2 ай бұрын
Abwaanada kheer allaha siiyo
@HassanAli-cs7gz
@HassanAli-cs7gz 2 ай бұрын
Eshcalaa dhaanto iyo suugaan wacan
@Aisha-g9l3b
@Aisha-g9l3b 2 ай бұрын
guul wadani dhaba
@AtlasAtlas-r6s
@AtlasAtlas-r6s 2 ай бұрын
Marbno Amaxaro
@Iisaara598
@Iisaara598 2 ай бұрын
Axsan dhaanto qadirow nage Meel qaboow❤❤
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 Ай бұрын
MAASHA ALAAH WAXAAS DHALAANKU GARANAYAAN BAA WAAYEEL FALKINAYAAN
@TmmmChcc
@TmmmChcc 2 ай бұрын
M.sh.alaah wiilkaas yar wuxuu gartay 40 iyo 70 80 jiro magaranayaan barta la,idin dhaafi waxaasaa nalahadhay.war dalka dad xanuusan baa gacanta ku hayee aan iska qabano
@Diiniprodution
@Diiniprodution 2 ай бұрын
Aad iyo aad Abwaan rali
@Abwaanqooreyofficial
@Abwaanqooreyofficial Ай бұрын
Abwaan Run baad uhadashay
@mohamedgurhan6775
@mohamedgurhan6775 2 ай бұрын
Xamar iyo Soomaaliya nabad Eebbe ha ka dhigo.
@maxamedcali-y7e
@maxamedcali-y7e 2 ай бұрын
Afcaday Boy😢😢😢😢😢😢😢😢😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 3:58 3:59 4:00 4:00 4:01 4:01 4:01 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤
@DAGREATMASTER5874
@DAGREATMASTER5874 2 ай бұрын
Masha'Allah ❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤
@ShireGoonyacade
@ShireGoonyacade 2 ай бұрын
Soomaali ❤❤❤❤❤
@ibraahincali499
@ibraahincali499 2 ай бұрын
Wllhi wa xaqiqa
@Bileabdi-i5g
@Bileabdi-i5g 2 ай бұрын
Mashaa Alaah
@Omar_xapiipi
@Omar_xapiipi Ай бұрын
wuu kabxasay😊
@mohamedhasanheyle-yg1qq
@mohamedhasanheyle-yg1qq Ай бұрын
Aad iyo aad abwaan culus ❤
@AyuuniAbdiHersi
@AyuuniAbdiHersi 15 күн бұрын
Waa runtaa❤
@SAHALABDiBOULALE
@SAHALABDiBOULALE 2 күн бұрын
Wa. Sahal abdi boulalee. Oo. Ka soo jeedaa. Qabiilka ciisee. Ee. Deegaa. GOBOLKA AWDAL. Gar. Ahaan. ZAYLAC IYO. Lughaya. Of. Somaliya
@FaadumojeylaaniCusmaan-l5g
@FaadumojeylaaniCusmaan-l5g Ай бұрын
M alaah m alaah afkaaga caano lagu qabto viva ❤❤❤❤❤❤
@maryananshur5732
@maryananshur5732 Ай бұрын
Ilaahay waddankeena haynoo badbaadiyo
@AabdeAhmed
@AabdeAhmed 2 ай бұрын
Great 👍
@SAHALABDiBOULALE
@SAHALABDiBOULALE 2 күн бұрын
سا ازور المستقبل القريب. عاصمتنا مقاديشوا. جمهورية الصومالية
@fadumodadow9217
@fadumodadow9217 2 ай бұрын
💙💙💙
@anisomohamed1636
@anisomohamed1636 Ай бұрын
Cajiib❤
@AbwaanDahabside
@AbwaanDahabside 2 ай бұрын
Soonali kala qaarantaan qaran uraadshaa
@NadiifoMaxamed-v4n
@NadiifoMaxamed-v4n 2 ай бұрын
Magaca fananka yaa kasaayo oo i sheega
@Diyadadan-z3m
@Diyadadan-z3m 2 ай бұрын
waaaw shib iska dhah
@hegesaleh6394
@hegesaleh6394 Ай бұрын
Geeci geeeci dhaalyi
@NuurOmarali-ff8uh
@NuurOmarali-ff8uh 2 ай бұрын
Waa laga sooxaday
@SAHALABDiBOULALE
@SAHALABDiBOULALE 2 күн бұрын
MAXAA aanoo.qaran. heellaa .quruuxdaa. iidiideey
@mohamedosman5963
@mohamedosman5963 Ай бұрын
Qaadirow illaahow nagey meel qawow walai wa ereyo qimo iyo Ku dayasho leh 😢😢😢😢
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 ай бұрын
Ma dhaanta Mise waa goorow
@sarahaden8314
@sarahaden8314 2 ай бұрын
Shirib iyo dhaanto
@maxamedcali-y7e
@maxamedcali-y7e 2 ай бұрын
Afcaday Boy
@NuurOmarali-ff8uh
@NuurOmarali-ff8uh 2 ай бұрын
Laxankan xasan yare ayaa leh
@CabdiDahirbares
@CabdiDahirbares 2 ай бұрын
Liibaax libaax dhalay
@khadrowali-de9ik
@khadrowali-de9ik 24 күн бұрын
guuulaso abwaan ka dayartaah runtii waxaa u ka hadalay dhibak maantau soomalida haysta iyo waxaay smareen
@SAHALABDiBOULALE
@SAHALABDiBOULALE 2 күн бұрын
Wallaahii.😂. Waa. Dhaantoo. Macneey neeysaa. Ruuntii. Waxaa. Kaa jiiraa. Xamar. Casiimada dalkeenaa. J. Somaliya
@SAHALABDiBOULALE
@SAHALABDiBOULALE 2 күн бұрын
M'A XAA كلمت تعجب😢. aanoo qaran heellaa. Quruux iidii eey😢
@Aisha-g9l3b
@Aisha-g9l3b 2 ай бұрын
Wadani dhaba guul
@SAHALABDiBOULALE
@SAHALABDiBOULALE Күн бұрын
Abwaan.kaa. waxaa. Kuu thiiq thiiqsadee. Xamar. Iyo. Xaaladaa daheegaa
@Nasteexo-h4j
@Nasteexo-h4j Ай бұрын
Mashalaah yaaà salaaam
@SAHALABDiBOULALE
@SAHALABDiBOULALE 2 күн бұрын
CAJIIB. WALLAHII. ABWAN. RALII
@cfitaaxshuuriye7917
@cfitaaxshuuriye7917 2 ай бұрын
Aaad iyo aad
@sarahaden8314
@sarahaden8314 2 ай бұрын
Shirib iyo dhaanto isku daaran
@SAHALABDiBOULALE
@SAHALABDiBOULALE 2 күн бұрын
Waa. Sahal abdi boulalee. Oo. Ku nol. DEGMADA. Jihdii. Ee. Gobolk salal
@sacdiyosiman967
@sacdiyosiman967 2 ай бұрын
Qiiray igalisah wlhi😢
@nurta-gh2xb
@nurta-gh2xb 2 ай бұрын
MADOYNAYNO WAXA QARSOON
@HawaHassan-mk1zs
@HawaHassan-mk1zs 2 ай бұрын
💪💪💪💪💪💪🇩🇯🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@SAHALABDiBOULALE
@SAHALABDiBOULALE 2 күн бұрын
Alleee. Leeh. Ragaan. Waa. Raggadee
@SAHALABDiBOULALE
@SAHALABDiBOULALE 2 күн бұрын
Horeey baa loo. Yiirii. Wiil. Ciisee. Iyo. Wiil. Ogaden. Wiil. Umaa daxeeyoo
@XakiimoCali-so7ve
@XakiimoCali-so7ve 2 ай бұрын
❤😂❤🎉😂 scwscwscwscwsxwscwscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw 🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@FutoXar
@FutoXar 2 ай бұрын
Waawareey abgaal soo kaa bahashii keenay oo ka badiyey reerkii lahaa😂😂😂salaan sare from Puntland
@zakariyecadceed8353
@zakariyecadceed8353 27 күн бұрын
Waa murusade sxb
@SAHALABDiBOULALE
@SAHALABDiBOULALE 2 күн бұрын
Somalidaa. Qatoodeey adaa. Qawaan. Waliigaa yee
@maxamedcali-y7e
@maxamedcali-y7e 2 ай бұрын
Waakaahaa liyeta
@SAHALABDiBOULALE
@SAHALABDiBOULALE Күн бұрын
Abwaan kan. Ciiyaar.mahaa
@XakiimoCali-so7ve
@XakiimoCali-so7ve 2 ай бұрын
❤🎉❤ scwscwscwscwsxwscwscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw ❤️ scwscw 100 💯
@naimahussein3911
@naimahussein3911 2 ай бұрын
Scw Scw Scw ❤❤❤🎉🎉🎉
@SAHALABDiBOULALE
@SAHALABDiBOULALE 2 күн бұрын
MA' XAA.كلمت. تعجب.aanoo. qaran heellaa. Quruux daa. iidii eey
SIRTA VILA SOMALIYA AMAR ALLE LAAKIN  29 November 2024
25:27
Halbeg Tv 24
Рет қаралды 10 М.
快乐总是短暂的!😂 #搞笑夫妻 #爱美食爱生活 #搞笑达人
00:14
朱大帅and依美姐
Рет қаралды 13 МЛН
Как Я Брата ОБМАНУЛ (смешное видео, прикол, юмор, поржать)
00:59
DHAANTO CUSUB~CALANKA KARANLE~ABWAAN RAALI NEW VIDEO DHAANTO 2024
4:10
Muraad Production
Рет қаралды 85 М.
Maxaad ka taqaanaa Weedhaha Afartaa fadligooda?  Sh. Maxamuud Xalliike
57:51
Masjid Al Hudaa Laascaanood
Рет қаралды 98 М.
ABWAAN RAALI  DHAANTO CUSUB AROOS WACAN NEW VIDEO DHAANTO 2024
6:25
Muraad Production
Рет қаралды 35 М.
快乐总是短暂的!😂 #搞笑夫妻 #爱美食爱生活 #搞笑达人
00:14
朱大帅and依美姐
Рет қаралды 13 МЛН