I lov country soomaal i'm from Congo 🇨🇩 😄😄ar soomali baan kula ahee lik dhac kusii
@ahsosuleyman66193 жыл бұрын
💖
@monam46023 жыл бұрын
From korea waar wn ku sarey👊🖖😂
@abdulqadirabdulhamid40803 жыл бұрын
Ninkaan Taliska gumaysiga ee itobiyo Odhan bukaso horjeeda Lipaax Horay usoco wan kuso garaynaa From Somalia 🇸🇴🇸🇴
@xamdisalad49823 жыл бұрын
Waw m.a wardoon gaafoote baameesheedii dhigay waxbaa ka dhacay 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤
@leenaimran68223 жыл бұрын
Kaafoote Halgamaa cod macaan jir oo joog lagudiirsado murti iyo xikmad ku dheehan tahay midho wanaagsan oo qoto sheer One love Ogadeen midnimo
@AbdinuurGaafoote3 жыл бұрын
Thank you so much Walalo
@adnaahmed16283 жыл бұрын
Masha allah ninkaan macawiistiisa iyo shaarkiisa isku egaa ka helay waa qurux dhaantadan waan ku haystaa, reer adeerkey wallaahi waxan ku jeclahay hidaha iyo dhaqanka allaha cadowgooda jabsho aamiin
@CABDIMRCHANGE25 күн бұрын
Goofoote wiilka runta loogu yimaadu legend guulayso from cadado galgaduud galmudug state 💙💚🤍 Somalia 🇸🇴 I love ❤️ DDS
@fazamusa26933 жыл бұрын
Runtii waan jeclhya dhaanto Waan u xisya jigajiga Thank you for sharing ❤ 🙏
@AliDhaanto3 жыл бұрын
m.kzbin.info&uid=vIPSJu8rhIKUBFctEy4NOA Fadlan Chanalkan Subscribe Siiya Wa sxb Kay xirey oo ka suga waliba Reaction ka dhaantadan Inshaa allah
Abwanka iyo fananka wasalamye Allaha xifdiyo balse codka calidhanto kajeclaa
@aminahujaleh46183 жыл бұрын
Rag rag dalay iga deh ragedi baxelaay horaay usoco ina ader
@AbdinuurGaafoote3 жыл бұрын
Thank you
@xaliimoyusuf94523 жыл бұрын
MANSHA ALLAH BOOGI BAAD TAABATAY RUNTII DHANTADAN WAXAA SAMEYAY NIN WAXBADAN OG XAQIIQDI👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏👍🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fardowsodaganfardowsodagan9683 жыл бұрын
Cali wllky hormar wanag san lkin codsi iya doo bila music ah soo saar ok
@MohamedAhmed-cl8pc3 жыл бұрын
Wardoon su aashi 3ee cali dhanto ayaan sugaynaa
@berdilacsha2323 жыл бұрын
dhanta wardoon markaan dawada waxan soo xasuusta dadki hore ileen gabaya iya masooyin bay isugu diri jireen fariimaha dhaqanka iya hidaha waa qaali❤
@hindahassan57932 жыл бұрын
Xaga kawada
@danyalshah22693 жыл бұрын
Abwaanka oo ka maarmi waaye runta mahadsanid abwaan
@Faces1893 жыл бұрын
Kan odayaashii horey waaye, waligiis geela maka dhexbixin, daqankeenii asalka ahaa. CML nooh
@bashiir66083 жыл бұрын
Ar Zhp Jawabaha Nosii Waad 🤤
@cabdirashiidcaydiid93263 жыл бұрын
Wallee abwaanka uu midhahan ka yimid waxuu taabtey boogta naberka iyo dhibta ina heysata.
@khalidahmed96493 жыл бұрын
Runtii oo cad ayaa uu soo bahan dhigay 💪💪🙏
@hibogudle35643 жыл бұрын
Run Badhanaaa Allah haku Hifidiyo Wll
@Ahmedjib3 жыл бұрын
Dhaantadan ma lagu kala yaacay? 🙄
@sayidtigerofficial38922 жыл бұрын
Awoowe halkeedad dhigtey mahadi hakaa gaarto
@aminaabdullahi75823 жыл бұрын
mashaAllah nolada reer abow
@raewinters87233 жыл бұрын
Masha allaah wll ❤️❤️❤️👍❤️❤️❤️❤️💙💚❤️💙💚❤️💙💚❤️💙💚 I love my people Ogaadeen iyo AbSAMEY Nice voice have my people Ogaadeen masha allaah 😍😍😍❤️💙💚❤️💙💚❤️💙💚❤️💙💚❤️
@AbdinuurGaafoote3 жыл бұрын
Thank you
@hibobuuuuro23513 жыл бұрын
Dahar iyo wardheer dab makala shitaan best question
Caar wakase kalafotow gaal iyo muslim wax kuu af garto halahelo intaan dhageystay ayaan waxaan kaa fahmo kawayay
@Hireyinc3 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/bouUl4aCn8l0pKc
@ahmedajibril61673 жыл бұрын
Wr sxb ninka waa la fahmayaaye ma adigaa dHego culus. 😂
@mayo36073 жыл бұрын
Hanku kama dalfado Waxa ay dibnaha Dadnimadu fartee Daa’imadu caloow Ha iska daw-dartee Da’da ugu garow Dan la helay halkii Dhaxdin loogu dego Durba laga kacyoo Lama dagashadee Qof damiir leh iyo Dadku may maqlaan? Bulsha yahay dulmani Shalay iyo do’raad Nin ku dagay sidee Kuugu dayay mar kale Sowkan dabardii Seeto kuugu daray Daraf-darafyadiyo Kala daadsanida Yaa ku kala dilee Shir docceedyadii Isku duubni guud Ma u digo rogteen Dhextaashii 1aad Himiladan daldalan Yow dalagay kursiga Talo daadataba Yow la kacay du’leed Yaa dumaal u joog Ku dagdhbay rajada Dan siyaasi iyo Tartan doorashaa Damac damac hardiyay Duul ku kala jabaa Dib uguma kabtee Umad yahay ha dumin ! Ninki duunyo dhacan Baadi doonaya Ee ku jooga daw Lagu helo dan guud Raadka dacawadiyo Ci’ du kama du’waan Kolkii dani timaad Waxaad damacsantiyo Doonitaan hadhee Halgan dabac ku yimid Ma ka koray dulmiyo Garab diidan garab Rag u galay dagaal Gobonimo darteed Isu daadshay dhiig Darjo iyo Xil iyo Wakhti doolayaa See isugu diraa? Waxba ha iigu da’din Dun xariir ah nabar Dibadaha koriyo Dusha laga arkee Dahare iyo Wardheer Dab ma kala shitaan? Dhextaashii 2aad Himiladan daldalan Yow dalagay kursiga Talo daadataba Yow la kacay du’leed Yaa dumaal u joog Ku dagdhbay rajada Dan siyaasi iyo Tartan doorashaa Damac damac hardiyay Duul ku kala jabaa Dib uguma kabtee Umad yahay ha dumin! Dooni laba dhinac Qofba dacal u wado Hirku kama dagee Haddaan laga daldalan Car yaan dooxyadiyo Daadku idinla tagin Dafdaf iyo hadii Duli la iska gado Lagu waaro door Dayrba kama dhexleen Diilalyiyo hungee Yaa u digi hunguri? Maskax daashay oo Aqli duuga liyo Oday lama dirsado Han duqoobay lee Doorki dhalinta iyo Aaway garasho dihin Afka laba dibliyo Dacay yowga xidha Qushi dalawdkee Run-dawara sideed Xal duraamasha’a Ma ugu diirsateen Dhextaashii 3aad Himiladan daldalan Yow dalagay kursiga Talo daadataba Yow la kacay du’leed Yaa dumaal u joog Ku dagdhbay rajada Dan siyaasi iyo Tartan doorashaa Damac damac hardiyay Duul ku kala jabaa Dib uguma kabtee Umad yahay ha dumin!
@abdimahadjebshe7203 жыл бұрын
Abdinour gaafoote zxpkey nin madaxa ii saaran aadbaan kuu salamay
@AbdinuurGaafoote3 жыл бұрын
Aad baan kaga qaday
@amirabdiali36853 жыл бұрын
Afgamaaxshe abwaan jira ina aptigey ahmed shaqale ayd si fiicn ooga shidey
@umumahir89423 жыл бұрын
Wwww👌👌👌👌inaba cadi ma aha kusoco
@ducathawamuhim85023 жыл бұрын
Gafote 👌👌👌
@AbdinuurGaafoote3 жыл бұрын
Hee
@nimcohanisead54453 жыл бұрын
Ilaa hada dhanto hargaysa laga soo duubay ma ahayo
@kingkenodiidcagjar65143 жыл бұрын
barawo mihimada ayu ka hadlay zxp
@sayidtigerofficial38922 жыл бұрын
Codsi ii kala sara farqiga u dhaxeeya dabar iyo seeto
@ayaanlemohamud30243 жыл бұрын
Dhantadan abwan afmagaxshe wu u fikiray xaqiq maskax aya kaga baxday wa dhaanto an inaba cadi ahayn al fanan abdi nuur gafote na si fican ayu ugu luqeyay dhantadan wan ka helay xaqiq dadka an fahmaynina sifican ha udhagaystan si ay u fahman dahariyo wardher dab makala shitan maya xaqiq sorry
@farahofficial38283 жыл бұрын
Jawabtii abwaan cayn ayaaan kaa sugnaa
@DooyaDeer3 жыл бұрын
Uhaas midhaha lama fahmayo ee maad noosoo qortid si ujeedka aan ufahanno
@mayo36073 жыл бұрын
Hanku kama dalfado Waxa ay dibnaha Dadnimadu fartee Daa’imadu caloow Ha iska daw-dartee Da’da ugu garow Dan la helay halkii Dhaxdin loogu dego Durba laga kacyoo Lama dagashadee Qof damiir leh iyo Dadku may maqlaan? Bulsha yahay dulmani Shalay iyo do’raad Nin ku dagay sidee Kuugu dayay mar kale Sowkan dabardii Seeto kuugu daray Daraf-darafyadiyo Kala daadsanida Yaa ku kala dilee Shir docceedyadii Isku duubni guud Ma u digo rogteen Dhextaashii 1aad Himiladan daldalan Yow dalagay kursiga Talo daadataba Yow la kacay du’leed Yaa dumaal u joog Ku dagdhbay rajada Dan siyaasi iyo Tartan doorashaa Damac damac hardiyay Duul ku kala jabaa Dib uguma kabtee Umad yahay ha dumin ! Ninki duunyo dhacan Baadi doonaya Ee ku jooga daw Lagu helo dan guud Raadka dacawadiyo Ci’ du kama du’waan Kolkii dani timaad Waxaad damacsantiyo Doonitaan hadhee Halgan dabac ku yimid Ma ka koray dulmiyo Garab diidan garab Rag u galay dagaal Gobonimo darteed Isu daadshay dhiig Darjo iyo Xil iyo Wakhti doolayaa See isugu diraa? Waxba ha iigu da’din Dun xariir ah nabar Dibadaha koriyo Dusha laga arkee Dahare iyo Wardheer Dab ma kala shitaan? Dhextaashii 2aad Himiladan daldalan Yow dalagay kursiga Talo daadataba Yow la kacay du’leed Yaa dumaal u joog Ku dagdhbay rajada Dan siyaasi iyo Tartan doorashaa Damac damac hardiyay Duul ku kala jabaa Dib uguma kabtee Umad yahay ha dumin! Dooni laba dhinac Qofba dacal u wado Hirku kama dagee Haddaan laga daldalan Car yaan dooxyadiyo Daadku idinla tagin Dafdaf iyo hadii Duli la iska gado Lagu waaro door Dayrba kama dhexleen Diilalyiyo hungee Yaa u digi hunguri? Maskax daashay oo Aqli duuga liyo Oday lama dirsado Han duqoobay lee Doorki dhalinta iyo Aaway garasho dihin Afka laba dibliyo Dacay yowga xidha Qushi dalawdkee Run-dawara sideed Xal duraamasha’a Ma ugu diirsateen Dhextaashii 3aad Himiladan daldalan Yow dalagay kursiga Talo daadataba Yow la kacay du’leed Yaa dumaal u joog Ku dagdhbay rajada Dan siyaasi iyo Tartan doorashaa Damac damac hardiyay Duul ku kala jabaa Dib uguma kabtee Umad yahay ha dumin!
@ciidfaarahmohamed43112 жыл бұрын
Asc
@xamdixirsi80193 жыл бұрын
Habiq leeyso
@ldnkhl74073 жыл бұрын
Labiskaanaanba ku hsystaa kawaran hee!!!
@AbdinuurGaafoote3 жыл бұрын
Kkkkkkkkk matidhi
@anisasalax6243 жыл бұрын
war waxaan dhaho ma aqaanee is ilaaliyee soomalia hanoolaato
Waatan iyadoo qoraal ah: Hanku kama dalfado Waxa ay dibnaha Dadnimadu fartee Daa’imadu caloow Ha iska daw-dartee Da’da ugu garow Dan la helay halkii Dhaxdin loogu dego Durba laga kacyoo Lama dagashadee Qof damiir leh iyo Dadku may maqlaan? Bulsha yahay dulmani Shalay iyo do’raad Nin ku dagay sidee Kuugu dayay mar kale Sowkan dabardii Seeto kuugu daray Daraf-darafyadiyo Kala daadsanida Yaa ku kala dilee Shir docceedyadii Isku duubni guud Ma u digo rogteen Dhextaashii 1aad Himiladan daldalan Yow dalagay kursiga Talo daadataba Yow la kacay du’leed Yaa dumaal u joog Ku dagdhbay rajada Dan siyaasi iyo Tartan doorashaa Damac damac hardiyay Duul ku kala jabaa Dib uguma kabtee Umad yahay ha dumin ! Ninki duunyo dhacan Baadi doonaya Ee ku jooga daw Lagu helo dan guud Raadka dacawadiyo Ci’ du kama du’waan Kolkii dani timaad Waxaad damacsantiyo Doonitaan hadhee Halgan dabac ku yimid Ma ka koray dulmiyo Garab diidan garab Rag u galay dagaal Gobonimo darteed Isu daadshay dhiig Darjo iyo Xil iyo Wakhti doolayaa See isugu diraa? Waxba ha iigu da’din Dun xariir ah nabar Dibadaha koriyo Dusha laga arkee Dahare iyo Wardheer Dab ma kala shitaan? Dhextaashii 2aad Himiladan daldalan Yow dalagay kursiga Talo daadataba Yow la kacay du’leed Yaa dumaal u joog Ku dagdhbay rajada Dan siyaasi iyo Tartan doorashaa Damac damac hardiyay Duul ku kala jabaa Dib uguma kabtee Umad yahay ha dumin! Dooni laba dhinac Qofba dacal u wado Hirku kama dagee Haddaan laga daldalan Car yaan dooxyadiyo Daadku idinla tagin Dafdaf iyo hadii Duli la iska gado Lagu waaro door Dayrba kama dhexleen Diilalyiyo hungee Yaa u digi hunguri? Maskax daashay oo Aqli duuga liyo Oday lama dirsado Han duqoobay lee Doorki dhalinta iyo Aaway garasho dihin Afka laba dibliyo Dacay yowga xidha Qushi dalawdkee Run-dawara sideed Xal duraamasha’a Ma ugu diirsateen Dhextaashii 3aad Himiladan daldalan Yow dalagay kursiga Talo daadataba Yow la kacay du’leed Yaa dumaal u joog Ku dagdhbay rajada Dan siyaasi iyo Tartan doorashaa Damac damac hardiyay Duul ku kala jabaa Dib uguma kabtee Umad yahay ha dumin!
@aminahujaleh46183 жыл бұрын
Raag u galaay dagaal gobanimo darted isu dadshey dhig darajiyo xil iyo wakhti doolaayaa see isugu diraa Waa eray dhamestiran wuiga gadhanyhy m.a