Dhacdo naxdin leh : Wiil afar jir ah oo adeerkiis laxmi ah uu ceeji ku diley Muqdisho dhexdeeda .

  Рет қаралды 14,011

MUNASAR MAXAMED

MUNASAR MAXAMED

Күн бұрын

Dhacdo naxdin leh : Wiil afar jir ah oo adeerkiis laxmi ah uu ceeji ku diley Muqdisho dhexdeeda .

Пікірлер: 66
@Ramdammubarak
@Ramdammubarak 6 ай бұрын
Subxaanalaa 😢😢😢Subxaanalaa
@haania2495
@haania2495 6 ай бұрын
Dadka qaladka sameeyay hala soo qabto hor geedka ha laga geeeyo maxkamad maxkamad yaan la soo hor istaajinin Subhanallah Subhanallah qof waalan ma cararaaayo
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 6 ай бұрын
Akhiro aan usocona. Akhiro maxa lala tagaya Allah maxa lala hortagaya. Allow no sahal. Xamar bahala galeen bay noqotay dhigi dadka waxba la iskagama dhigayo. InshAllah ilaahay ban kheyr bar yayna
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 6 ай бұрын
Subxanallaah yrabbii😢allaha unxristo saqirkas xasbunllah😢
@HaaruunAbdulRazak-mf2lp
@HaaruunAbdulRazak-mf2lp 6 ай бұрын
Aallah ha u naxariisto Aamiin
@Degaliah
@Degaliah 6 ай бұрын
Meshaaa dad bahaloobay ayaa kabuuxa subxanallah 😢
@naimabarre7088
@naimabarre7088 6 ай бұрын
UMADA SOMALIYA KUNOOL IYO DADKA WADANKA MAAMULA ALAAH HASO HANUUNIYO XAMAR WAXAY NOQOTAY BAHALO DEGEN 😢😢
@saynabahmed2135
@saynabahmed2135 6 ай бұрын
Allaha ha unaxristo aamiin🤲🤲🤲🤲
@maryamadam6932
@maryamadam6932 6 ай бұрын
Wlhi meshaan musiibo aa ka socoto nabsi nabsi nabsi.
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 6 ай бұрын
WAAR WEEY WASHEYN WAXAN ILMO MAXA LAA GAA CEEJEYE😮😮😮😮😮😮😮😮
@AbyanMahamad
@AbyanMahamad 6 ай бұрын
Wa aderkis laxmi ah horay ayu ucejiyay walagaso garay isago nafta kudaba yartay manta ayu hadana janis kuhelay guriga ayey kuwada nolayen
@عبدوحد-ح9خ
@عبدوحد-ح9خ 6 ай бұрын
Subxaana allaah 😢😢war dada ma waashen😢😢
@AlluArjun-ql7mg
@AlluArjun-ql7mg 6 ай бұрын
Allah ha u naxris to wllke maska
@ruweydoxasan
@ruweydoxasan 6 ай бұрын
Subxana allah 😢😢
@superfun1819
@superfun1819 6 ай бұрын
Subhanalaah
@nawaalabdi6845
@nawaalabdi6845 6 ай бұрын
Wlhi Meel losocdo mogi 2daas case wan la kulmay manta cunugas yar adba uga naxey ilhy ha unaxaristo😢
@KingisharariBahrdahar
@KingisharariBahrdahar 6 ай бұрын
Alshabaab taroris
@FarisfuadAbdikhalif-x2y
@FarisfuadAbdikhalif-x2y Ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@ayaandhaladbeautysalonhenn1384
@ayaandhaladbeautysalonhenn1384 6 ай бұрын
Hooyadiisa ma noole xitaa adeer xaasid ah cejiyay oo dilay😢
@FaisaDhahir
@FaisaDhahir 6 ай бұрын
😭😭😭😭😭😭
@maxamedlaaskaawi
@maxamedlaaskaawi 6 ай бұрын
SubxanallaH wardee xagee loo socdaa dhaqankan xataa gaalada waa weyn ayaa ka xishota inay sameeyaan. waxan muqdisho ka dhacaya wax loo dulqaadan karo maba ehee
@jabuutisatejabuutisate7089
@jabuutisatejabuutisate7089 6 ай бұрын
allow soonka iyo salaada Naga aqbal allow noo naxriiso aduun iyo aaqiraba
@MumtaazHana
@MumtaazHana 6 ай бұрын
Subaxana allaha😢
@abdallabro11
@abdallabro11 6 ай бұрын
Subxana Allah subxana Allah
@BAASTOW2000
@BAASTOW2000 6 ай бұрын
Akhiiro aan usoconaa
@AbyanMahamad
@AbyanMahamad 6 ай бұрын
Wilka wilkale aya matan la ah hoyadodna wey dhimatay ayeyada abaha dhashay aya heysatay aderka dilay jarmalka Lagaso masafurayay
@shukrisharaf7074
@shukrisharaf7074 6 ай бұрын
Qof Somali oo fiyow majiro ba please qof walba isbaar hadaa awoodo
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 6 ай бұрын
Dadkan ilaa ay rabbi god u soo noqdan dadka xolohoda kuwa hayista oo madax kusheg ku jiran dhiigan iyo asasinadan umada soomaaliyed iyo xalahoda ku socda 1990. /hada lana sii banaysanayo weli ayka tobad kenan cuqubadu maharayso halag kan kawaeyina khatar ayaa loo yahay. Xasbunallahi wanicmal wakiil Rabbiyoow cadowga iyo munaafaqiinta shartoda soomaali kabadbadi Aamiin yaa Rabbi.
@NuuraCumar-zo8vd
@NuuraCumar-zo8vd 6 ай бұрын
Dadka. Daroogada. Iskudadldaly. Ayaa dakadilaya. Meeshan. Dawlad. Lagarbaainy. Wadanka. Kaqoojiso
@BakarCali-hz5ph
@BakarCali-hz5ph 6 ай бұрын
Sida loga bixikaro waxey thy in allaah Cafislawediiyo soomalida ha is cafiso hana lagu baraarujo umadaan ineey faqriga kabaan eey dulmigaa nah iska dayaan wax soo saar yeesha halagu dhaho dhibkaan faqriga leewaye
@maryamadam6932
@maryamadam6932 6 ай бұрын
Somali ama waa la sixray ama waa jiran yihiin.
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 6 ай бұрын
XAMAR MAXAA KA DUWAY MAGALOYINKA KALE? WEY CADAHAY TAASI O WAA XAARANTII LAGU CUNAY
@aadamabdi6148
@aadamabdi6148 6 ай бұрын
Aaqira uwada soconaa waxa naga horeeyana war uma heyno... ha socoto sheekada
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 6 ай бұрын
Xamar xaarantii lagu cunay ayaa kusoo daacday😢😢😢
@Xalimo421
@Xalimo421 6 ай бұрын
@@user-sn5yz7vg8v Xamar kaliya maahee Somaali meelkastey joogto qaar badan Wa dad xaqdaro ku dhaqma waliba isla weyn Ma na waano qaataan,Mar marka qaar waxad mooda ineey waalan yihiin,Waayo dhah Wadankooda hagaagi lahaa hadeey fekerayan oo wadan barwaaqo ah Ilaahey siiyay aduunka oo dhan na magac uma yaalo wey tuugsadaan.Ceeb ba ma kareeyso yaahuu
@hassanmahdi8901
@hassanmahdi8901 6 ай бұрын
waxaa batay danbiyada umad ama shaqsi laga galayo xaaran lacunayo eex qof qabiil ku dartii loogu xadgubo waxaa batay dabiyadeena oo waliba dhaqan noo ah
@kaderAhmed81
@kaderAhmed81 6 ай бұрын
Umadan waxay ubaahan yihiin in laga dhiso dhanka diinta wacyi galinbadana lasii yo imaankoda ducfi ah
@NajmaMohmoud
@NajmaMohmoud 6 ай бұрын
Subxanallah lkn muxu kumage😢😢
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr 6 ай бұрын
Sow hawiyo ma aha Congolese?? Waa bahalo waxa Xamar joogo, Aaway dadkii lagu xasuuqay suuqa bakaaraha dahablaha ee cabdi kheyrdiid oo hadda wali nool oo wali barlamentarian ah
@Xalimo421
@Xalimo421 6 ай бұрын
War intii wadankii joogtaay caruurta ilaashada,Dadkii sidii hore maahan oo Muqaadaraad aya wadankii la keeney ay cunaan,Iyo Dadka qaar internetkan ama mediyaha waxyalo aduunyada ka dhacay oo xun oo ay naqleen ay iska sameeynayaan.Wa qatar iska ilaaliya dadka qaarkod.
@zamiramohamed1271
@zamiramohamed1271 6 ай бұрын
Wan ka xumahy wilka dariskena waye hooyadisa mar hore ayey dhimatay wilka matan waye kan ka yar wow joga aderka abihiisa la dhashay aa dilay wuxu la Nola edadisa aabihiisa wabay😢😢😢
@AaminoAbdirahman-ly9no
@AaminoAbdirahman-ly9no 6 ай бұрын
Gabdhaha la nool nin anan ilmhaeda dhalin micnha ader u ah wa iney taxadaraan alla kasugow ay dadalan ilmha ka ilashtaan
@casalasal6466
@casalasal6466 6 ай бұрын
Aderkiis laxmi ah aa kusoo qoranee cinwaanka afkana waxaad ka leedahay ma cadayn karno inuu ader hooyadiis qaba inuu yahay iyo ader laxmi ah mid uu yahay intee laguu raacaa koley aderada hooyada qaba ee arxanlawayasha ah lee ka suurowdaa inuu ilmaheda hore nacayb dartii udilo
@HassanAhmed-l5j
@HassanAhmed-l5j 6 ай бұрын
allah unaxriisto canuga
@user-bx8ps5vk5u
@user-bx8ps5vk5u 6 ай бұрын
War ninkan manasto miyaa somaliyey fb telegram youtube hadane 10 kii daqiiqaba mar 😂
@HamzeHuseen-d5j
@HamzeHuseen-d5j 6 ай бұрын
Ninkan qalad muu leeyahy
@PIRATANet-jh5xv
@PIRATANet-jh5xv 6 ай бұрын
Shaqo fiican ayuu hayaa
@khalid5318
@khalid5318 6 ай бұрын
Nasasho yaa u baahan Shaqo wanagsan ayuu noo hayaaa adiga Maxaa meel walbo ku joojiyey isaga Shaqo ayuuba ku jiraaa .
@PIRATANet-jh5xv
@PIRATANet-jh5xv 6 ай бұрын
@@khalid5318 ani xagee iĝu aragtay walal
@sahromaxamuud4899
@sahromaxamuud4899 6 ай бұрын
Somalida waa dad cuqubo hysato Allah dhibaatada hka saro
@MixiyoJaamac
@MixiyoJaamac 6 ай бұрын
Waar warka dadka ka yareeya waxan way la qabsanayaane dilkaba idinkaa faafinaaye
@adonallah
@adonallah 6 ай бұрын
Ina adeerow murug ayaa nagu dishay barnamijkan dilka naga yarey
@bongasasa3895
@bongasasa3895 6 ай бұрын
Wu kufsaday wiilka you must do a medical check up on this boy
@ijaaboosoble1320
@ijaaboosoble1320 6 ай бұрын
Adeerkiis hooyo qabaa
@umusuheyb2umusuheyb252
@umusuheyb2umusuheyb252 6 ай бұрын
War adi mel walbo falxun kadhoco yakutagan nadhaf qalbi xanuna nagu dishaye
@xaawo1
@xaawo1 6 ай бұрын
Waxaan dhihi lahaa rayigeeyga caatada ah odayaasha reer muqdisho ee gacanku dhiiglayaasha u badan ee weli tvyada ka qeeylinaya ee uu daarood magaca la leeyahay uu madax maray ale ha u toobad keenaan daarood waa dad soomaaliyeed oo aan waxba ka galabsanin ee wadaadka xamar joogo shariifka xamar joogo markeey dhawaaqaanba darood iyo farmaajo ku qafiifay ale ha u laabtaan xamar waxaan soo joogay ilmo 5bil jiro oo wiil ah inta kor loo tuuray dab lagu riday loona dilay beri markuu weeynaaduu na dilaa wixii ka dhacay siliga ameerikaanka dad dhalinyaro u badan iyagoo leh soow aabayaasheen cml ma tihiin caruurtiina cml soow ma nihin inta la qaatay lagu gubay neeshaas waxaan joognay Ali mandi ilaaheey kuuma baxariisto koleeyba waAd haysaa intuu ciyaal yaryar soo uruurshay uu qoirta xarig u wada gelshay uu ciyaal yar yar qoryo u dhiibay ku barbarta faqashta marka xamar 100sanoo soo socoto saan beey ku soconeeysaa waxaan joognay gabar aan ehel nahay oo reer muqdisho ay qabeen in 40 abgaal ayaa saf ka galeen odaygeediine wa joogaa waa abgaal kalo uusan dhihin xataa maxaa xaaskeeyga nii geeyay wa qoslaylee marka reer muqdisho reer unukaa leh weli wa qeeylinayaan waar dadka wixii nool cafis weydiista alena u toobad keena waxa idinku socdo caradii ale iyo ciqaabtiisa bal soo maaliyo meel kaloo saqiirada lagu ceejiyo ama qof nool dabiyo baasiin la qabadsiiyo kufsi waa dhacaa nin duline meelkastaa waa joogaa laakiin waxa xamar ka socdo waa banishment ilaaheey baa idinka harayo waxaad fasheen
@munayousuf-ct4hl
@munayousuf-ct4hl 6 ай бұрын
Mala wuu kufsaday
@anisa-adanshariif6716
@anisa-adanshariif6716 6 ай бұрын
Aniga xitaa waan kashakisanahay😢😢
@iftiinisak6522
@iftiinisak6522 6 ай бұрын
Hawiyow dhib badnidiinaa
@khalid5318
@khalid5318 6 ай бұрын
Hawiya bas miyaa Dagan muqdisho Aqli xumo iyo cawaanimo Yaan luu cadaabi
@MixiyoJaamac
@MixiyoJaamac 6 ай бұрын
Dadka quraanka ha lagu xukumo kaasaa xal ah
@aminoahmed9005
@aminoahmed9005 6 ай бұрын
Xalku waa in dambiilaha ladilaa.
@nafisoabshir3165
@nafisoabshir3165 6 ай бұрын
Dalka adiga qasayo ina weene 😂
@BakarCali-hz5ph
@BakarCali-hz5ph 6 ай бұрын
Rabiyow masiiwadan naheyso Nagadulqaad yaa allaah 😂😂
@user-jo4ns8eo8r
@user-jo4ns8eo8r 6 ай бұрын
MUNASAR DHACDADAAN JOOJI WAX KALA U BADAL ADUUN WEYNAHA U DHOOF NO SO DUUB SIDA GEEDI SAHAN OKALE
@superfun1819
@superfun1819 6 ай бұрын
Waa ka hortag Adiga miyaa diiley cunuga
My daughter is creative when it comes to eating food #funny #comedy #cute #baby#smart girl
00:17
I Took a LUNCHBAR OFF A Poster 🤯 #shorts
00:17
Wian
Рет қаралды 17 МЛН
小丑妹妹插队被妈妈教训!#小丑#路飞#家庭#搞笑
00:12
家庭搞笑日记
Рет қаралды 35 МЛН
Whoa
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 60 МЛН
Dilaagii Sheikha Iska dhigey oo la qabtey | Waxba ka dhacey halkan .
3:03
My daughter is creative when it comes to eating food #funny #comedy #cute #baby#smart girl
00:17