Wall waan kaa sugeynaa dagaalka ugu danbeeya ee dhax maridoono muslimiinta iyo gaalada ee layiraahdo هر مجدون mahadsanid
@taamirsharif671613 күн бұрын
Kusali nabigeena walalahena falastiina aan uwada duceyno ❤❤
@MaxamadSheekhdayib10 күн бұрын
Nabi muxamad dheh calayhi salatu wasalam
@xaqiiqo205811 күн бұрын
Marki ay isku qilaafeen qureysh cidi dhagaxa ku celin lahayd makaankiisa waxa la go'aamiyay in qofka ugu horeeyo ee masajidka soo galo una soo hormaro uu noqonayo qofka dhagaxa meeshiisa ku celinayo wuxuuna noqday Nabi mohamed scw waa sidaas qisada halka la soo galaayo ma aadan sheegin anyway mahadsanid kutubta siirada nabiga aad looga helaya wax walbo..
@KafiaYassin13 күн бұрын
Scw
@Markaawi913 күн бұрын
mahadsanid ustaad mowduucaan in badan baan sugaayey
@Hassan_Vip.13 күн бұрын
Mahadsanid wllo aad ban u radinyay cid ka hadasha
@AbdirahmanAbdilahi-l4r13 күн бұрын
اللهم اغفر المسلمين والمسلمات والمؤمنين والمؤمنات الأحياء منهم والأموات 🤲🤲🤲
@ahmedNor-r8u11 күн бұрын
Sxb abdi rahman 6bil ka hor waxaa ka hadashay qaabka loo sameeyo muraayada waxaan rabaa inaan Barto qaabka loo sameeyo plastic ga iyo metalka ama biraha waxaan rajeynaa inaad arki donto massage keyga ❤
@TilaawatuQuraan-ew2sz13 күн бұрын
شكراً جزيلاً وجزاك الله خيرا أخي الحبيب ❤
@AbdirahmanDhukulow11 күн бұрын
صلى الله عليه وسلم❤❤❤
@zundus_998713 күн бұрын
Golden voice 😮
@mohacade809113 күн бұрын
Video’s oo kale ana waxba ka aqoonin cml inoo soo badi
@subairabdillahi287813 күн бұрын
Alle haynaga yeelo kuwa uu ushafeco qado qofkii adunka ugu samaynta badna MAHAMED BINU CABDULAHI (SCW)❤
@MaxamedCabduqadir-d3p6 күн бұрын
Salahu caley wasalama ❤❤❤❤
@ibraahimfaaraxaxmed159812 күн бұрын
SUBXAANALLAH☝️🥺❤️
@SubeerFuaad13 күн бұрын
وإذ قال إبراهيم رب اجعل هذا البلد آمنا 🤲🤲somalilan