[ Waligaa ma samaysay ]? 😂 Suaalo qosol badan

  Рет қаралды 230,448

Dhakhtarrr

Dhakhtarrr

Жыл бұрын

Пікірлер: 673
@Dhakhtarrr
@Dhakhtarrr Жыл бұрын
Aynu muuqalkan 20k like ah gaarsiino Saxibayaal
@mohamedabdirahman7355
@mohamedabdirahman7355 Жыл бұрын
Hye pro intgramka kala soo hdla ee isoo jwb pro
@karevlogs8246
@karevlogs8246 Жыл бұрын
Share out maiisamayn kartaa wll
@ayaan850
@ayaan850 Жыл бұрын
insha allah wan dadalayna intii karankeena hore usoco wllky 🙏👏
@nimcodagan586
@nimcodagan586 Жыл бұрын
Wan kusalaamay Dhakhtarow Soobadi wll qali walahi wan qosle waliba saayi 😂😂😂😂🖐👍
@mumtazz424
@mumtazz424 Жыл бұрын
Yaabka yaabkis 😂😂😂😂
@hindasiciid1041
@hindasiciid1041 Жыл бұрын
dhakhtar iyo qays sad isula haysatan I like it 👌 ♥ 😀 😄 🙂 👍
@shadiyakayse9184
@shadiyakayse9184 Жыл бұрын
Dhakhtar iyo qays iska jeclhy wlhi funny weeye😂😂😍🥰❤
@tayasiirsaed3345
@tayasiirsaed3345 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂walahi maanta waan qosolay keep going su,aalaha waxa ugu qosol badna ku adiga iyo qay qaysar walahi😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@malabey197
@malabey197 Жыл бұрын
Shimbir sawir 🤣 Mid duuleeysa mise mid fadhida 😂😂😂😂
@abdicasiisaadandirir6726
@abdicasiisaadandirir6726 Жыл бұрын
WaLiGaa meel Public aH ma Ku dhuZTay question ugU Funny😂❤
@muna__hasan208
@muna__hasan208 Жыл бұрын
WiiilashaYdu qurux Badnaa M.a kuwaN dad DheeranHw🥰🥰❤
@somali-nowgamer3424
@somali-nowgamer3424 Жыл бұрын
Part2 wllhi waa wadna casaad teeda kale waxan dhuusada cadarka 😅😅😅😅😅😅
@maxmedmuuse4653
@maxmedmuuse4653 Жыл бұрын
Abti afka inoo dhawr "questions" weydiimo dhihi karaysay. Mahadsanid walaalka
@IsraOsman-cj1py
@IsraOsman-cj1py Жыл бұрын
Wllhi team an tagero Ad utixgaliya tihin Tamar bd nagalisan Tix iyo tirab ba Wad mudan tihine Tiranyo iyo dhibatiyo Inta xumaha la toosta Alle idinma tuse Ku tanaada nolosho Ku tisqada guusha Tacabkin ha waaro Tiro iyo dhaqalaba Tarma oo kobca Tusa yaal bad tihin Tiir ka nolosha tihin Tababarayal bad tihine Tusmo nolosha ku waara🥰😍 Wad mahadsantihin dhamantin si gaara Maxamud cisman maxamed (dhakhtar)❤
@loveisbeautiful6494
@loveisbeautiful6494 Жыл бұрын
Masha allah markaad isla wada joogdiin jecliyoo abid wada jira noo soo badiya waaba qaraaxo miiran
@Samimusic.1
@Samimusic.1 Жыл бұрын
muuqalka qualitygiisu wa %110🔥
@munirkh
@munirkh Жыл бұрын
Kkkk Doctor, waad naga qoslisey 😅😅😅, mahadsanidin asxaabta oo dhan dhamaantiin Greetings from Norway. 😊
@adontiialle2748
@adontiialle2748 Жыл бұрын
Qays iyo wiilka shadhka madow xidhan way isku eegyihin wllo miaa ❤
@roodayaasin6843
@roodayaasin6843 Жыл бұрын
inaka madow qurux badanaa akhalaaq badanaa Masha allah wlhi. Waa wiil fiican so fany 🥰🥰🥰💓
@Iman-321
@Iman-321 Жыл бұрын
Masha allah isaaqu ragg qurxona ❤❤
@shukriwaadasoodaahdaaneeso1729
@shukriwaadasoodaahdaaneeso1729 Жыл бұрын
Quruxdii oo dad ah nolada abtigay iyo sxbdiis ❤
@um.sumeya1377
@um.sumeya1377 Жыл бұрын
Dad aan jeclahay guuleysta wll dr coman soon 100k insha allah
@samdasummar501
@samdasummar501 Жыл бұрын
Iskuulki iyo barnaamijkan 😂😂😂 aad uga heley wllhi ❤
@nimcoladan9927
@nimcoladan9927 Жыл бұрын
Wlhi raggani waa funny siday isku fahmayan oo kaliya ayaan wax loo dhigaba jirin noolada wll
@saynabosman6083
@saynabosman6083 Жыл бұрын
mansha allah gesiyadi iladhashat
@hanaanali7802
@hanaanali7802 Жыл бұрын
Alla manooli qaysow😅🤣🤣🤣🤣daawo waxaa dawanysay beerka tuugo wx fhnsn by ahaayeen😅😅😅🙈
@raliyo005
@raliyo005 Жыл бұрын
😂😂
@kaabanuuxaxmed4819
@kaabanuuxaxmed4819 Жыл бұрын
Mansha Allah wali waan ku qoslay hore u socda my dear brothers
@abdirahmanx2750
@abdirahmanx2750 Жыл бұрын
Kkk very funny 100k coming 🔜 legendary horay usoco sxb
@hodanyuusuf681
@hodanyuusuf681 Жыл бұрын
Dhakhtaraw prank ku soo same qays qaysar 😂
@saarasaid2147
@saarasaid2147 Жыл бұрын
Raga nooga daa dhiiqada pranklayne
@hodokhadar195
@hodokhadar195 Жыл бұрын
Huuno wan idin jeclahy dhamantiin ilahy ha din kiin dayo ❤❤❤❤
@namelos2963
@namelos2963 Жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk Ilmaadeeraday sharafta leeh Ee aan aad u jeclahay una taageero🥰🥰🥰noolaadaa👍🏼💪
@Abdiwahabjiofunbyblood4276
@Abdiwahabjiofunbyblood4276 Жыл бұрын
Asad hajio igarsiya walalaha nolasha 1 million coming soon inshaaa
@naadiyanaadiyabintuamran13
@naadiyanaadiyabintuamran13 Жыл бұрын
Masha allah wlll dhakhtar hormar wcan hore u soco🥰
@ayaan850
@ayaan850 Жыл бұрын
Soobadi vedio yayadan ookale waa so funny runtii 😂😂😂
@hibosaakin5835
@hibosaakin5835 Жыл бұрын
Qayas mar walpa Wu qoslayaa alle faraxda haku siyadsho 😘🤤😉😁
@yurubdheman3730
@yurubdheman3730 Жыл бұрын
Masha alaah gesiyadii ilma.deeraday weligiin iifaraxsanada jcl.yaa farxadiina
@hothanbache9663
@hothanbache9663 Жыл бұрын
Meel bila mawela ma soconeyso turki ka do dona ninka😂
@amlaomarmohammed3397
@amlaomarmohammed3397 Жыл бұрын
Dhakhtar masha Allah bowe qof qalbi wangsan ❤🥰
@xabsomaxamed3749
@xabsomaxamed3749 Жыл бұрын
Runtii wiilisha oo quruxon masha allh kaftan ayy kudarsadeen wawa masha allh ilahay haniixifdiyo amiin yaarabi
@iftinjama
@iftinjama Жыл бұрын
Mashallah I love you 💕 guys keep going
@hanacabdi9965
@hanacabdi9965 Жыл бұрын
Masha Allah inamadayadii keep going farxad socotad tihiin🥰🥰🥰
@anisaahmedabdallah758
@anisaahmedabdallah758 Жыл бұрын
Feeraha feeraha😂alla ba'ay baa ka dhacdey🤣 aboow soo badiya fadlan🤣😂wlhi waan ka helay qaybtan🥰👍👍👍👍👍
@asomasoum6873
@asomasoum6873 Жыл бұрын
Ayy maanta waan soo habsaamay😢😂
@fxchannel2019
@fxchannel2019 Жыл бұрын
Mansha Allah beautiful keep going wllo 🥰🥰
@nimcocabdilahi5435
@nimcocabdilahi5435 Жыл бұрын
masha allah keep going🥰❤
@luulagurey2882
@luulagurey2882 Жыл бұрын
Ninkaa mohamed niyad same War wan ka hela wlhi qosolkiisuna wa Beer casaad😂😂😂😂❤
@malaismapa4268
@malaismapa4268 Жыл бұрын
wll beer casaad maxaa loola jeeda😂😂
@AminaElmi-gu9mr
@AminaElmi-gu9mr Жыл бұрын
Qaysqayser wan ku jacayl ❤ wlhi
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 Жыл бұрын
Baraka Allah Tabaaraka Allah. Happy brothers hurry!!!
@fathumocali1143
@fathumocali1143 Жыл бұрын
MasahAllah waye runtii keep going wlalala InsahAllah guulso marwilbo Allah scwt ku xafido InsahAllah
@haniqueen7523
@haniqueen7523 Жыл бұрын
Qays waa funny wllhi😅😅😅😍😍🥰🥰❤❤❤ my favourite youtuber @qays qeysar 🖤
@saadobile3811
@saadobile3811 Жыл бұрын
Alla mxn idin jeclhy team dhaqtar keep going huno
@nastexohusein3657
@nastexohusein3657 Жыл бұрын
Waan idin salaamay wllkay Dhakhtar ku magac dheer maxamuud the best man maxamuud keeb goig waxan ku ahay markasta tageero Noo soo badi video love isaar Azxabta waan salamay qays qesar maxamed iyo wiilka kle dhamaantiin guulesta waa walashin nasteexo xuseen osmaan
@asmaibrahim7795
@asmaibrahim7795 Жыл бұрын
walhi marky isku yimdaan mohmed dhakhtar iyo qays qaysar wax kale wllo wn idin jeclhy walahy❤
@mssmonday7902
@mssmonday7902 Жыл бұрын
Dhakhtar in the building 🥰✌funny vedio wllhy lkn maaweelo bd kasoo ilawdy vedioga ninka vedio gii ardayda ayn tagero ugu noqdy he was so funny
@sagalabdushukur6994
@sagalabdushukur6994 Жыл бұрын
Alla dhakhtarow ku jecliya 🥺 waligay man arkin qof jcl magacyga love wlo 🥺🥺 thank 😳🥺🥰 ❤️
@hadiyacabdala1168
@hadiyacabdala1168 Жыл бұрын
Niyad same fantastic
@ridwaanomar929
@ridwaanomar929 Жыл бұрын
MashaAllah sxbayaal, in kastoonan badanaa youtubeka daawan, hasana adiyo qaysarba wxd ku jirtaan ragaan soo raadiyo muuqaaladooda. Labada microphone midbaa dansanaa oonan shaqaynayn ee InshaAllah marka xiga iska sii check gareeya.
@aishaahmed6988
@aishaahmed6988 Жыл бұрын
Coming soon 100k wlky Dhakhtar❤✊
@saaraibraahim2021
@saaraibraahim2021 Жыл бұрын
I can’t wait Part Two😂😂😂
@marwancaqli5668
@marwancaqli5668 Жыл бұрын
W. Yy 😃🇹🇻🇬🇧🇻🇺
@aziamohamuud9283
@aziamohamuud9283 Жыл бұрын
Masha allah wll keen dhakhtar 100k subscribe hala gaadhsiiyo soo badi wl barnaamijkii caawinta bulshada Dan yarta mahadsanid
@Mohammedoslo
@Mohammedoslo Жыл бұрын
Qeys qeyser dhakhtar Keep going wllo❤
@Hasheim09
@Hasheim09 Жыл бұрын
Dhakhtar 🥰✋️ I already subscribed pro and I watched your vedios from the beginning
@naciimamaxamedmaxamuud1880
@naciimamaxamedmaxamuud1880 Жыл бұрын
Waa ni wataa my legends hor mar wacan iyo guul
@abdallemodric2406
@abdallemodric2406 Жыл бұрын
i cant wait waad ii heestay manta tnki you sagal
@dheereyechannel
@dheereyechannel Жыл бұрын
Four legends always legends keeps goings dhakhtarka channel 💯💖💪
@user-sl3tx5pe8q
@user-sl3tx5pe8q Күн бұрын
Dhaktar iyo qays qosolbay igudileen iyo wiilka cas😂😂😂
@xurmaysan6655
@xurmaysan6655 Жыл бұрын
Codka ayaa idinka xun mooyee intakle wa profect 🥰😇😇
@yooyayooya2466
@yooyayooya2466 Жыл бұрын
Wɴ ᴋɢᴜ ʀᴀᴀᴄᴇʏ✌️✌️
@sakariyeabdirisaq5657
@sakariyeabdirisaq5657 Жыл бұрын
Codku waa oky ee armuu mobilkaaga yahay 😂😂😂
@safaali8735
@safaali8735 Жыл бұрын
I like dhaqtarr ✊qosolkisa fur furnantisa omg masha allah❤🥰
@shukrihassan5490
@shukrihassan5490 Жыл бұрын
Dhakhtar keep going ❤️‍🔥😍
@sawdaamirofficial1884
@sawdaamirofficial1884 Жыл бұрын
Subscribe isoodheh walal
@hoodokali5725
@hoodokali5725 Жыл бұрын
Mashallah inanka dhexda smile kisa ,I like it😍🥰
@iloveyouxanta2335
@iloveyouxanta2335 Жыл бұрын
100k coming soon insha'allah
@ikraaninacali4293
@ikraaninacali4293 Жыл бұрын
dhakhtarwo walhi waa qosaly funy waye 😂😂 keep going
@Tasniim1
@Tasniim1 Жыл бұрын
Maxamuud Dhakhtar sida uu heesta ugu taag taagsaday ee ugu guuxay caadi ma aha.raggeedii. Waa idin salaamay dhalinyaro👋.
@Naima90900
@Naima90900 Жыл бұрын
Team aan jecalaahy keep going inamadaydii❤
@hannamohamed5408
@hannamohamed5408 Жыл бұрын
Hey from tiktok 😂❤
@xamdafaysal2003
@xamdafaysal2003 Жыл бұрын
100k coming soon insha allh
@amranmaxamed8801
@amranmaxamed8801 Жыл бұрын
Masha Allah maxa inamo quruxbadan no joga 😍
@Teisir
@Teisir Жыл бұрын
Keep going brother's🥰 Qosolba Udhiman Gadhey🤣🤣🤣
@afnanhannel9976
@afnanhannel9976 Жыл бұрын
Guys wllhi waad iga qosolka ayaa iga dhamaday so funny 🤣😂
@shukriabdirisaqmohamed6713
@shukriabdirisaqmohamed6713 Жыл бұрын
Dhakhtroow nsoo badi Vedeoyda xitaa kuwa Caawinta io heerka mglda Duriydna wa u so scda from puntland🇸🇱Cida lcgta🤗🙄
@samsamcilmi6590
@samsamcilmi6590 Жыл бұрын
Mcha allh Dhakhtar io Qays Dad wanagzn ba tihiin walhi Ree SomaliLand ❤❤💯🤍
@bilanhussein2723
@bilanhussein2723 Жыл бұрын
qays iyo maxamuud waa labadanin een KZbin ugu jecelay Allah haydin xiftiyo
@warsandayib7077
@warsandayib7077 Жыл бұрын
Wlhi best barnaamij weyeh hore usoco
@ilhaanabdi7744
@ilhaanabdi7744 6 ай бұрын
Ayaamahan maniila arag dhaqtaar iyo qayes iyo asxabtiina soo laabta insha Allah
@munoabdi489
@munoabdi489 Жыл бұрын
Mansha allaah my dhiiga duriyada my team kayga Wan idin tageera wlhi
@maxamedkhadar7565
@maxamedkhadar7565 Жыл бұрын
Maxamud bidixo qays iyo legendkaa kale wa salamantihin odayal
@princessoralii5117
@princessoralii5117 Жыл бұрын
MachaAllah y’all handsome 🥺
@siikawesiikaweadan7641
@siikawesiikaweadan7641 Жыл бұрын
Walaahey waad igaqosli saan nimankiina biciiide,,,,, legenderyo ..sii wada ..
@princessgacal3678
@princessgacal3678 Жыл бұрын
100k comming soon dhakhtarr
@fardowsataqal5688
@fardowsataqal5688 Жыл бұрын
Mansha Allah alahaidindayo.wllo🥰🥰🥰
@napiihamahamed6425
@napiihamahamed6425 Жыл бұрын
Dhakhtaroow mxaa isha noogu jabineysaa hadaba 😂😂😂😂😂
@farxiyashine3349
@farxiyashine3349 Жыл бұрын
Dhakhtar abti waa na waalaysa😂😂🤣🤣🤣
@luulsabriye3421
@luulsabriye3421 Жыл бұрын
Wlhi 4 tina waan isku kiin jeclhy horay usocda walalhyga❤
@sabaaxahmed370
@sabaaxahmed370 Жыл бұрын
Mnsha Allah waxad modaa wiilashan masari quruxda ama carab mnsha Allah
@hamdaeza2341
@hamdaeza2341 Жыл бұрын
You guys are funny walai, you make my day, 💞
@laylayluush123
@laylayluush123 Жыл бұрын
ManshAllah wllhy qli
@ayaancismaan9458
@ayaancismaan9458 Жыл бұрын
Inamada yadi wlhi wan idin taagera wll keep going 💪 walalayal
@salmamaxamedzakiyagold4981
@salmamaxamedzakiyagold4981 Жыл бұрын
m.a horeey u socda wllaalhy
@nimconuura4493
@nimconuura4493 Жыл бұрын
Is dhagaysta hadi lays dhagaysan wayo madxa I qiiqe 😂😂😂
@hamdaabdi4970
@hamdaabdi4970 Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣
@faadumomaxamed3280
@faadumomaxamed3280 Жыл бұрын
Mnshlhaaa inmadydu waa funny ilhye hadiin daayo wllalyal horu mar wcan
@hodoho3778
@hodoho3778 Жыл бұрын
Mazha allaah ilaahow noo da inamadena 🥰🥰🥰🥰❤❤❤
@abdullahimohamedali8987
@abdullahimohamedali8987 Жыл бұрын
Soo badiya saaxiibayaal👏
@tasfayehomerchigma1822
@tasfayehomerchigma1822 Жыл бұрын
موليد النبي صلى الله عليه وسلم خير خلق الله
@marwadeeq5551
@marwadeeq5551 Жыл бұрын
FANNY tihin wllhie qeys qeysar iyo dhkhtarr♥️😅
@abdihakiinfaysal
@abdihakiinfaysal Жыл бұрын
Adigaa rabigaa rasaas ka baryee ku raxayso raynka karahaa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@ayafaiseli45
@ayafaiseli45 Жыл бұрын
Qays cidi taqanay ba taqaana caqaayadii hore Bidixo ayad utaqanen intina isleh xagad ku arki jirten✋😍
[ Waligaa ma samaysay ]? 😂 Suaalo qosol badan part two
8:59
Dhakhtarrr
Рет қаралды 173 М.
HEES OO KU GUULAYSO 200$| QAYS QEYSER DHAKHTAR MAAWEEL
16:24
Maaweell
Рет қаралды 70 М.
Happy 4th of July 😂
00:12
Pink Shirt Girl
Рет қаралды 58 МЛН
когда повзрослела // EVA mash
00:40
EVA mash
Рет қаралды 4,3 МЛН
Final muy increíble 😱
00:46
Juan De Dios Pantoja 2
Рет қаралды 53 МЛН
Waa Kuma wariyaha Saxda ah | who is the journalist 😂
20:35
Dhakhtarrr
Рет қаралды 112 М.
Nolosha Dhabta ah Ee Ani iyo asxaabtayda |Hargeisa
13:54
Maaweell
Рет қаралды 247 М.
WEYDII LII CAATO & QAYS QAYSER
25:11
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 377 М.
[ Waligaa ma samaysay ]? 😂 Suaalo qosol badan part three
15:44
Bilaa Gacmo ku cun | challenge adag
18:19
Dhakhtarrr
Рет қаралды 103 М.
Qays Qayser & Dhakhtar Suaalo Qosola
14:43
Fadumo Riyaad
Рет қаралды 74 М.
WALIGAA MA SAMAYSAY…..? QOSOLKI ADUUNKA
19:47
Munir Obsiye
Рет қаралды 277 М.
CIYAARTAN MA XASUUSTAA” SOMALI BOWLING 😂
18:02
Maaweell
Рет қаралды 93 М.
Waligaa ma samaysay?? | HAA iyo MAYA | Challenge
10:22
Qays Qeyser
Рет қаралды 222 М.