30 SECONDS KU SHEEG DALALKAN | CHALLENGE ADAG

  Рет қаралды 51,002

Dhakhtarrr

Dhakhtarrr

Күн бұрын

Пікірлер: 162
@Najax-n2h
@Najax-n2h 3 ай бұрын
Inta codka ka cabanaYsa one like😂😂😂😂
@Saetsane10
@Saetsane10 3 ай бұрын
Ya naga aamusiiya😂
@Baarcadsa
@Baarcadsa 3 ай бұрын
Me
@SaaraHaji
@SaaraHaji 3 ай бұрын
Muraad Baan Leeyahahay Iiso Duceeya Wllyaal🤲
@aminamohamed9010
@aminamohamed9010 3 ай бұрын
Illahay muraadkaagoo aan macsi lahayn hakubsiiyo
@AbdallaNasir-21
@AbdallaNasir-21 3 ай бұрын
Illahay haku fududeyo wllo
@NajmaAxmed-b8n
@NajmaAxmed-b8n 3 ай бұрын
Part two dhakhtar faadumo iyo ayuub show isku balami 😂😂🙌🏼🙆🏼
@SahraDheyman-gk1pf
@SahraDheyman-gk1pf 3 ай бұрын
Naabiibiya wa Gartay qays waayo waa halkuu ka cunay dirndiirta😂
@LovelyBird-zm4zq
@LovelyBird-zm4zq 3 ай бұрын
Dhakhtar nin adag video editing ka naga hagaaji zxp
@nafisaadan8455
@nafisaadan8455 3 ай бұрын
Dhakhtrow indeer Codka igah cun 😂😂😂Wxbah wnu maqli wyne
@Cambuulo12
@Cambuulo12 3 ай бұрын
Nio vidoegu Waa top lkin Codka minutes Ka aya ku ciyary
@sukhrahassanabdibacad9813
@sukhrahassanabdibacad9813 3 ай бұрын
War waxan dhoqleh naga aamusiii 😂😂
@sundusyasin2858
@sundusyasin2858 3 ай бұрын
Parti 2 lkn codka naga badal legendnow😂😂❤❤
@CarbisAcademy
@CarbisAcademy 3 ай бұрын
Waa runtii barnaamijku dhinac bu ka raranyahay😂 😊
@HamseSADRI
@HamseSADRI 3 ай бұрын
Dhakhtarow Waxan muuqaalka ka Dhex Dhakhdhakhle Naga Cun Nio Waanu aragnaa Muuqaalkan Socdee😂
@NasteexoSubeer-q5y
@NasteexoSubeer-q5y 3 ай бұрын
Dhakhtar coodka gaabi kuwaa daanbe Hore hu soco boowe ❤
@caaliyacabdijaamac8461
@caaliyacabdijaamac8461 3 ай бұрын
Dhakhtarow waa noocma dee codkan nagaso habee hadda kadib Kan kugu qadanaye😂😂😂
@NimcoJamaal-ft5ig
@NimcoJamaal-ft5ig 3 ай бұрын
Naga tag waraa kucelis weeyi nio
@NimcoAhmeth-gq4si
@NimcoAhmeth-gq4si 3 ай бұрын
Uf wr wxpa maqli myne dhuq dhuqda naga bakhtii
@manerajepreel2696
@manerajepreel2696 3 ай бұрын
Codkiinu waa naaqus plz voice kor u qaada😂❤
@rooblebigi2445
@rooblebigi2445 3 ай бұрын
Zhp dhakhtar qaftaa fadumo riyad qosolkeda wan ka hela wlhi❤
@xuseencalimaxamad2328
@xuseencalimaxamad2328 3 ай бұрын
Barnamijkii adunka 😊
@axmedbashir
@axmedbashir 3 ай бұрын
War dhuqada ma mobile kayga kaliyaad mise waa barnaamijka
@insharcabdulahi2439
@insharcabdulahi2439 3 ай бұрын
Dhakhtae sthe best🎉
@Mahamettttt
@Mahamettttt 3 ай бұрын
The best KZbinr DHAKHTAR ❤
@Nemo-q2y
@Nemo-q2y Ай бұрын
Gobal ka rag❤😊
@MunaGaanbiye-jr8jv
@MunaGaanbiye-jr8jv 3 ай бұрын
Oo naxaanu udeynaynaa gurayow anagoon soo iibin baanu ka fikireybaaye gaadhsiiya neyad same mr guray 😂
@Bahjacllaahi
@Bahjacllaahi 3 ай бұрын
Guulaysta wll labda daroodaba
@SidiiqhazzanJounair
@SidiiqhazzanJounair 3 ай бұрын
Hurdo ma jirt0😢😢
@Hamdiisxaq
@Hamdiisxaq 3 ай бұрын
Dhakhtarrr ka walalkis duray
@NemoMuse-en1in
@NemoMuse-en1in 3 ай бұрын
Part kale kasoo sameya abti❤
@AyaanleCabdikariim
@AyaanleCabdikariim 3 ай бұрын
team fadumo+qays🎉 like sara
@daacianaz
@daacianaz 3 ай бұрын
Dhakhter manaad caadi ahayn barnMijka dib u eeeg niyad same hal wadan ayuu laba jeer ku celiyay
@KarimBenze-e1e
@KarimBenze-e1e 3 ай бұрын
Dhakhtarow prankyadi so samee😂
@husseinahmedali2879
@husseinahmedali2879 3 ай бұрын
Keep going my pro 💪 ❤
@NimcoJamaal-ft5ig
@NimcoJamaal-ft5ig 3 ай бұрын
Deee wll daawankarimaayee waxn maad kaxidhid second nadan waaxy dhuf dhuf ta hayaa
@khadrajama1754
@khadrajama1754 3 ай бұрын
Hadaan so qori rabay 😂😂😂😂
@Xidigolifestyle
@Xidigolifestyle 3 ай бұрын
Mabaan maqlayne imikaan dib u eegay 😂😂😂
@mohamedelbaaruudi54
@mohamedelbaaruudi54 3 ай бұрын
Aar waxan dhakhdaa hayya dadka hoos uga naaqus nio 😂😂😂
@timacaddechannel6602
@timacaddechannel6602 3 ай бұрын
Beentiis waaye nikaan wuu qiyaanay asagoo 4 wadan sheegay ayuu yiri waa 5 Asrapijaan ayuu ku celiyay ee inantaa guuusha leh
@AdnaMohamed233
@AdnaMohamed233 3 ай бұрын
Ax codka minutes fabio kaqaba ban umalaynaya sibaan ujiriricooday😢
@aminamohamed9010
@aminamohamed9010 3 ай бұрын
Codka seconds tirinaya naga xidha marka danbe maskaxdiba na xanuuntay
@zakariehussein3650
@zakariehussein3650 3 ай бұрын
Waxan Baase Dhuqdhuqlay ban Muuqalka U Nacaba Balaayo haku daawate
@fariidoabdi2244
@fariidoabdi2244 3 ай бұрын
Oo Libya maxay aheed bizinka dhakhtaraw faarta naga qabo
@NimcoJamaal-ft5ig
@NimcoJamaal-ft5ig 3 ай бұрын
Wll barnamijyada waan jecly lkn mnta wlhi madhagysan kreeeeee kusoo celi riyaad iyo ayuuub
@AhmadKhadar-rf5qu
@AhmadKhadar-rf5qu 3 ай бұрын
Var wye Niyad same Lapa jeer ayuu ku celiyyyyy Azerbaijan 😂😂
@rapiouz6290
@rapiouz6290 3 ай бұрын
No sound quality 😢😢😢😢
@fariidoabdi2244
@fariidoabdi2244 3 ай бұрын
Tan faadumo riyaad Maxa ka siya haaye dadkan😂cameradu ma dhaadhaan ka dhigta tolow😂😂😂😂
@AbdifatahMohamud-m7t
@AbdifatahMohamud-m7t 3 ай бұрын
Sxb dhakhtar sacada codka Ka xidh wayo waxba laydinka maqli mayo somha wakaaz lipah👊
@hamseabdirahman202
@hamseabdirahman202 3 ай бұрын
Guulaysta dhamaan tiin
@NASRI-EEBE
@NASRI-EEBE 3 ай бұрын
Is aas hadaba waaka niyadsame kaa badiyee
@Azmarfanax
@Azmarfanax 3 ай бұрын
Apt¡ Barnaamujyada noo soo badi Codkna lama Maqlayee inaGa cUn😢
@AbdirazakSaaid
@AbdirazakSaaid 3 ай бұрын
Faadumo vs qays part 2
@esmailsaid4794
@esmailsaid4794 3 ай бұрын
Finch wa wado kutaala canada 🇨🇦 Magaca ladheho
@NiciimaMaxamed-q4s
@NiciimaMaxamed-q4s 3 ай бұрын
Qabyaaladbaan ku keenay kulahaa kadaaya inanta
@nasrashacayb5517
@nasrashacayb5517 3 ай бұрын
waxn dhuqda ka dhax xaya naga dhaaf nest vidio
@xamdaciise8094
@xamdaciise8094 3 ай бұрын
Finland
@the_kaarto
@the_kaarto 3 ай бұрын
ABTI edit ka naga cun ama keen aanu ku hagaajine hhhh
@amiraali6860
@amiraali6860 3 ай бұрын
Maxanu dawna dee codkan ba madaxii iga dhuqee
@neamaabdilaahi2815
@neamaabdilaahi2815 3 ай бұрын
Camarad is ka hagajieh
@xamdagaap0579
@xamdagaap0579 3 ай бұрын
Alla mxaaa helay😂😢
@deqamuse-wh1oy
@deqamuse-wh1oy 3 ай бұрын
Codkina waa naqus dhakh dhalhdan maan dhagaysana 😂
@Faaido1
@Faaido1 3 ай бұрын
video ga editing kisa waliba couter ka codka la socda ayaa saiduga dher codka dadka waxbana lagama maqlo dhaqtarow
@foziyailwad3341
@foziyailwad3341 3 ай бұрын
Microphone nada naga hagaaji waxaba ma maqlnee
@UgbadRashid-xz7zy
@UgbadRashid-xz7zy 3 ай бұрын
De codkaagiba waxa ka dhawaqweyn time,kan socda naada nio
@NimcoFaarah-uf3xm
@NimcoFaarah-uf3xm 3 ай бұрын
Warya dhakhtar edit naga hagaaji legend
@daaddoolaal
@daaddoolaal 3 ай бұрын
War codkan xun dhuq dhuqdan mar dambe haso saarin muqalka 😂😭
@ibnucabdalleofficial1133
@ibnucabdalleofficial1133 3 ай бұрын
Funniest girl in the video faadumo riyaad🎉🎉
@zamirahassan5388
@zamirahassan5388 3 ай бұрын
Dee codku waa sidee shiodhe
@xasanxiis1999
@xasanxiis1999 3 ай бұрын
War waxan qeylida badan waxba lagama daawan karo
@ApraahimHassan
@ApraahimHassan 3 ай бұрын
Walaal hal codsi ayaan kaa rabaa Ciwaabka share ayaan dhahaa dadka neh waa u share gareena ma garatay marka hal I phone 📱ii iibi hadii ay jirto walaaltanimo ❤
@YasinYasin-wo4jw
@YasinYasin-wo4jw 3 ай бұрын
Taylaan taywaan
@sakariyeahmet7639
@sakariyeahmet7639 3 ай бұрын
Hurdo Ma JirTo 😂😂😂
@SakariYebuur
@SakariYebuur 3 ай бұрын
Reer burco is mujiya😂
@najaxsuleiman5014
@najaxsuleiman5014 3 ай бұрын
War haaye codka naga hagajiya laydin maqli maaye
@ilsanmohamed8141
@ilsanmohamed8141 3 ай бұрын
Teamkan iyo fadumo markay is ishelaan waaba funny
@AbdifatahAbdisalan-p9m
@AbdifatahAbdisalan-p9m 3 ай бұрын
Car liketa ila dhaafa midhba Maan maqlayNe 😂😂😂😂😂
@AbdisalanMohammed-m9t
@AbdisalanMohammed-m9t 3 ай бұрын
Good keep up Abdisalam narok
@Maoamiias7783
@Maoamiias7783 3 ай бұрын
Wixiba dhubuq dhuqbaa ka dhagasan waynee see waxleedahy
@Ahmed12412
@Ahmed12412 3 ай бұрын
Barnamijku dhinacbu ka raran yhy 😂
@farxiyaMmohanz
@farxiyaMmohanz 3 ай бұрын
Somalilad wadan aaa subxanaallh 😂😂
@Jarmo6677
@Jarmo6677 3 ай бұрын
Dhakhtar wanku tagera kaptan🎉
@NimcoxuseenMuxumed
@NimcoxuseenMuxumed 3 ай бұрын
Gobalka raga
@yahyeabdirahmaan680
@yahyeabdirahmaan680 3 ай бұрын
Dhakhtar sxp codka lama maqlo barnamijka inaga hagaji
@BarwaaqoClaahiDaroor-bx9yd
@BarwaaqoClaahiDaroor-bx9yd 3 ай бұрын
Part niyad 😂😂❤
@KhadraJaamac-sx6tl
@KhadraJaamac-sx6tl 3 ай бұрын
Soo baadi pr0 dhakhatro❤
@nuuraomer8535
@nuuraomer8535 3 ай бұрын
Dhaktariw wa nocba dee😂
@mohainaabdullahi5575
@mohainaabdullahi5575 3 ай бұрын
Sacada Qeylo Badana Naga hagaaji Seedi😂😂
@aftahmaxamed
@aftahmaxamed 3 ай бұрын
Dee waxan jooji dhug daa haya😂
@xasanxiis1999
@xasanxiis1999 3 ай бұрын
Dhaqtar weli editing sifican u maadan baran boorka iska jaf niyo
@foziasalad1152
@foziasalad1152 3 ай бұрын
Sacada sanqadheed dhegub ugu xanuun Een ba
@FarhiaFarhan
@FarhiaFarhan 3 ай бұрын
Galkacyo ku te😂😂
@Xidigolifestyle
@Xidigolifestyle 3 ай бұрын
Dhakhtaroow dadka shicibka ah ee idin daawadana kasoo qayb galiya
@mubaarikmustafe5621
@mubaarikmustafe5621 3 ай бұрын
Cod ka iska hagaaji nio😮
@JiiiiiiiiiiiiiiiiL20
@JiiiiiiiiiiiiiiiiL20 3 ай бұрын
Wllky keep it up ✊️
@King000p4
@King000p4 3 ай бұрын
Ninka calamada iibiya 2jeer Azerbaijan sheeg mana uu badin wllhy❌️ dib u dhagayso
@farduusmohamed2125
@farduusmohamed2125 3 ай бұрын
Na casuuma anaga waxaana is wadinaysan uulada loo dhigaye😂
@SaidMuhidin-z1t
@SaidMuhidin-z1t 3 ай бұрын
Waa la qayam gabdha A u qalday
@KhadraJaamac-sx6tl
@KhadraJaamac-sx6tl 3 ай бұрын
Faadumo is not easy 😅
@Nemo-q2y
@Nemo-q2y 3 ай бұрын
Gobalka rag😅❤
@hodanrashiid-is4ih
@hodanrashiid-is4ih 3 ай бұрын
Gopalki ragga😊❤
@MariamAli-uq5zh
@MariamAli-uq5zh 3 ай бұрын
Waligeed school ma aadin gabadha 😂😂
@xaliimodable246
@xaliimodable246 3 ай бұрын
Tartanka degmooyinka
@safaxilajanosafaxilajano1207
@safaxilajanosafaxilajano1207 3 ай бұрын
Horta naagtani dhaqan xuma mxa raga faraha u galinaya 😒🙄
@SaidMuhidin-z1t
@SaidMuhidin-z1t 3 ай бұрын
Faduma badisay game ka
@KhadraJaamac-sx6tl
@KhadraJaamac-sx6tl 3 ай бұрын
Siikinka maarka daan by ka soo xidhe coodka brother
GARO WAXA WAJIGA KAAGA DHEGSAN | CHALLENGE QOSOL BADAN
23:40
Dhakhtarrr
Рет қаралды 60 М.
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 67 МЛН
Крутой фокус + секрет! #shorts
00:10
Роман Magic
Рет қаралды 29 МЛН
哈莉奎因怎么变骷髅了#小丑 #shorts
00:19
好人小丑
Рет қаралды 56 МЛН
Un coup venu de l’espace 😂😂😂
00:19
Nicocapone
Рет қаралды 4,6 МЛН
WALIGAA MA SAMAYSAY? HAA IYO MAYA Challenge
17:16
Qays Qeyser
Рет қаралды 136 М.
SHEEG CODKAN YAA LEH GAME ADAG
14:15
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 267 М.
SHEEG HEESTAAN YAA QAADAY GABDHAHA vs WIILASHA  YAA RAAYAY
31:17
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 849 М.
Yaa ugu caqli badan challenge adag
26:09
Dhakhtarrr
Рет қаралды 40 М.
Xaafada somalida ee dalka Indonesia 🇮🇩 / kota wisata
10:12
العريس تقولب 😍❤️
17:39
Aymane ELK
Рет қаралды 124 М.
Yaa ugu caqli badan asxaabtayda PART ONE
17:34
Dhakhtarrr
Рет қаралды 216 М.
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 67 МЛН