''DHALASHADA INGRIISKA DADKA LAGALA NOQONAYO'' WAX BADAN,,,,

  Рет қаралды 122,863

BRIT SOMALI TV

BRIT SOMALI TV

Күн бұрын

Пікірлер: 269
@BRITSOMALITV
@BRITSOMALITV 2 жыл бұрын
FADLAN WAXAAN IDIN KA CODSANAYNAA INAA CHANNEL KA SUBSCRIBE GARAYSAAN SI AANU U GAARNO GOAL SHEENA MID KA MID AH NAGALA QAYB QAATA, FAR KALIYA FOOL MA DHAQDO.
@sadiyaali218
@sadiyaali218 2 жыл бұрын
Abawe iga waran qofka fiso ku jogo fisaha ka dhacaye malacelin karaa kula tahye
@MrSultaan99
@MrSultaan99 2 жыл бұрын
Waa horaan saarey, inta aadan magaca Cusub u bixin.😊
@fatumaahmad6582
@fatumaahmad6582 2 жыл бұрын
Thank you Somali man, Becaese waxaad always noo sheegtaa becarefuly words Allah Somali I aga dhigey ayaa ma hada iska leh, because Somalia 90% waa is jecel yihiin
@ashaladan2681
@ashaladan2681 2 жыл бұрын
@@sadiyaali218 qqqq1
@fadumofarah279
@fadumofarah279 2 жыл бұрын
Waalidka an wax qaldan samayn miiyey samaynaysa? Miise waa caarurta dhiibka waadaa?
@AminaCuisine692
@AminaCuisine692 2 жыл бұрын
Very good .somalidha wasaq nimo iyo daqan xumo leey dhibadha kaqadhen. I wish all the western countries follow it suit.
@ifraxmaxamud9617
@ifraxmaxamud9617 2 жыл бұрын
Oo hadii nala celiyo waaba farxadeena umada somaliyeed ilmaha aaba noo badbaadaayo hooyooyinkaaba wawalku ka yaraan doonaa insha.allah waan najaxayna
@zeynabdiriye123
@zeynabdiriye123 2 жыл бұрын
Been baad sheegeysaa aloow yaa ku yiraahdo bari ayaa lagu celinaya intaad facebookyada timaado ayaad oranlahayd iisoo duceeyo baasaboorkii ayaa la iiga ceshanayaa ama sharcigii ayaa la iiga ceshaday ee iisoo duceeya galaada ilaahay ha iiga cesho sida marar badan aan aragnay sida sheekh mohamed idiris horay u yiri iisoo duceeya gaalada iilahay HA iiga qabtee
@ifraxmaxamud9617
@ifraxmaxamud9617 2 жыл бұрын
@@zeynabdiriye123 kkkkkkkkkkkk
@zeynabdiriye123
@zeynabdiriye123 2 жыл бұрын
@@ifraxmaxamud9617 maxaad ku qososhay ifrax runtaad ku qososhay sow ma ahan
@ifraxmaxamud9617
@ifraxmaxamud9617 2 жыл бұрын
@@zeynabdiriye123 abdiqafaar allah yaxfidag walaalkeey 30.sano ayaan qurbo dhaxwaregayaa alxmdulilaah allahii igu nabadyeelay qaboowgana markii lagaaro ayaan iraahdaa makaguurbaan garanwaayay tolbeelay ragi somaliyeedbaa ina dhigay halkaa oo nabadeeyn waayay dalkeeygii run ahantii rageenu wax laheli karo maahan oo waa rag walaahi sharf leh xaga reerka iyo wanaajinta gacalka allah yaxfidag laakiin dajinlaanta ayan ku nacay dhulkeena kkkkkkk
@ifraxmaxamud9617
@ifraxmaxamud9617 2 жыл бұрын
@@zeynabdiriye123 abdiqafaar haduu yaabku kaa bato waad iska qosol gariiri kkkkk
@MrSultaan99
@MrSultaan99 2 жыл бұрын
Ingiriis Ingiriis baa leh.😊 Soomaaliyana Soomaali baa leh.😊 Intaas hadaad fahantid, Balo ma jirto.😊
@umulkhayrali7487
@umulkhayrali7487 2 жыл бұрын
Yes balo majidho waa intaa uun
@umulkhayrali7487
@umulkhayrali7487 2 жыл бұрын
@@mmjey 🤣😅😆😂 oo xagey kajidhaa yeysanba burnanin e
@ilyaaskamadage9886
@ilyaaskamadage9886 2 жыл бұрын
SABABTA KA DAMBEYSA WAA TANA kzbin.info/www/bejne/ZpPHiqt9iqtpg5Y
@mahamudjeylaniyare4064
@mahamudjeylaniyare4064 2 жыл бұрын
Waa sax waye legend ❤Abdihafiid keep going ❤BRIT SOMALI TV 📺❤🙏
@KhanYunis7
@KhanYunis7 2 жыл бұрын
Saxafiga qiimaha badan Ee dadkiisa u adeega Suldaanka 5Ta somaliyed🇸🇴 Aad baan kaaga mhdcelinayaa sxp Sidaad marwalba update nooga dhigtid aadna barnaamijyada waxgalka ah usoo gudbisid💯🔥👌 Halkaas kawad Sharaf iyo karaamo🌹 ♥️💚💙
@BRITSOMALITV
@BRITSOMALITV 2 жыл бұрын
Guulayso mudane
@dowlaymohamed8579
@dowlaymohamed8579 2 жыл бұрын
P
@ilyaaskamadage9886
@ilyaaskamadage9886 2 жыл бұрын
SABABTA KA DAMBEYSA WAA TANA kzbin.info/www/bejne/ZpPHiqt9iqtpg5Y
@mrali3601
@mrali3601 2 жыл бұрын
Mis Patel ayada nafteeda iyo cidaheeda wa dadka East Africa ka so guurey xiligi Iidi aamiin
@amaladan5579
@amaladan5579 2 жыл бұрын
Naagta aarsasho ayeey u socataa weey ogtahey muslimiinta badan kood lagu dabo jiro madowgana wax dil iyo wax dhac leeyihiin. Naagtaan nin yuhuudi ayaa qabo markaa waxaan waa wax laga soo dhaqeeyey. Familkeda Uganda ayaa laga soo eryadey
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 2 жыл бұрын
Hindida Ugandha kaso jeeda patel
@cadnaancca3422
@cadnaancca3422 2 жыл бұрын
waa fikir fiican sharcigaas qof lakeenay kibray wadan aan kiisa ahayn fowda ka kasameyay hala tarxiilo taa waxey yarendoontaa dadka danbe raba in eey fooda sameeyan ayee cashar utahay in edeb eey ku noolaadan aan danbi sameyn ayaa yaraandoonta markaa maraka doowlada si wnaagsan ayee ugu fikirtay taa markaa macanehdu waxeey tahay edeb ku noolaada
@ifraxmaxamud9617
@ifraxmaxamud9617 2 жыл бұрын
Run ahaan waxa noo fiicananlahayd ka somali ahan dalkeena galo hadey wanagsantahay allah ayeey caabudi lahayen
@saeedmahamuud8141
@saeedmahamuud8141 2 жыл бұрын
waar wanu fahmi waynay waxad so qortay
@abobasement346
@abobasement346 2 жыл бұрын
waa rayih wanagsan sababtoh ah somalidah bah ugu horaysah
@owo.fallen5144
@owo.fallen5144 2 жыл бұрын
@@abobasement346 adaa u horaynaya abti
@abobasement346
@abobasement346 2 жыл бұрын
Adeer mel ilahay lagu sugan ku nolahay waxad wadankinih aad u burburisen bad rabtan in aad umadahah kaleh u burburisan wadamadodah intah ban ugah baxayah mamah
@hawamohamed2377
@hawamohamed2377 2 жыл бұрын
Wiilasheen xabsiga ka buuxa iney faraj u tahay baan laga yaabaa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@nimcooslo1459
@nimcooslo1459 2 жыл бұрын
Masha Allah brother guuleso marwalba udub dhaxaadka bulshada tahay qofwalba sharciga dalka udajisan ku xad gudbo waa in la masaafuriyaa sidii loo helo amni iyo xasiloni 🙏
@ilyaaskamadage9886
@ilyaaskamadage9886 2 жыл бұрын
SABABTA KA DAMBEYSA WAA TANA kzbin.info/www/bejne/ZpPHiqt9iqtpg5Y
@ahmedhashi6968
@ahmedhashi6968 2 жыл бұрын
Waa arin aad u fiican runti waana soo dhaweyninaa waa dad rabo in bulshadooda amni ay ku noolaadan waxaan rajeeynayaa sharcigaa in ree yurub oo dhana ay qaataan.
@maryannnnn942
@maryannnnn942 2 жыл бұрын
Waad mahadsan tahay cabdixadiid waana Arin xaq ii u leeyahay wadanka. Uktiyo dhamaan wadan kasta inuu ilaaliyo nabada wadankiisa Iyo dadka kuu book waan ku raacsanahay goaankaa Si say u bad aadaan dad badan oo u geeriyooda ama xarig u gala arimahaa waad ku mahadsan tahay sida tufatiran ee sad soomaalida igu sharaxday. Cian cabdixafiid
@malagomalago6763
@malagomalago6763 2 жыл бұрын
Hanoo soo celiso dadkeena somaliyeed qaxooti marabno dalkeena ayaa barwaaqo iyo nabad noo noqonaya inshaa allaah
@ilyaaskamadage9886
@ilyaaskamadage9886 2 жыл бұрын
SABABTA KA DAMBEYSA WAA TANA kzbin.info/www/bejne/ZpPHiqt9iqtpg5Y
@ubahahmed5067
@ubahahmed5067 2 жыл бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته maansha allah abdi xaafid allaha ku xifdiyo sada aad marwal noola socodsiiso waxyaabaha muhiimka ah ay bulshadeenu u baahamtahay keep going
@ilyaaskamadage9886
@ilyaaskamadage9886 2 жыл бұрын
SABABTA KA DAMBEYSA WAA TANA kzbin.info/www/bejne/ZpPHiqt9iqtpg5Y
@fatimanour9793
@fatimanour9793 2 жыл бұрын
Waa waxfiican halasaaro argagixiso iyo kufsade iyo darogiiste halasaaro
@naimanicma5352
@naimanicma5352 2 жыл бұрын
Somali waxaan arkey leh waa la iscelinaa with out notes kkkkk Qof danbi galo halaceliyo waa sax, Wadenkena Allow nabed warta qurbo waba nacnee dalka allow noogagaji Ameeen🤲🏼
@baarlaawedegow3555
@baarlaawedegow3555 2 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkk
@abdulkadira75
@abdulkadira75 2 жыл бұрын
Naima adiga waalau celinayaa, sababtoo ah salaanta igama qaadin.
@fardowsaf2601
@fardowsaf2601 2 жыл бұрын
Aniga xataa waan yaabey qof leyskama celiyo whith out reason dad ayaa xataa iigula murmey 😂
@AmbAbdirazak
@AmbAbdirazak 2 жыл бұрын
Ameen yaaa rab
@naimanicma5352
@naimanicma5352 2 жыл бұрын
@@abdulkadira75 Salamulaah caleyk walalkeey, in la iceliyo waba rabaa back to home Bini ademkasta waxaa u fiican motherland anigana Somalia 🇸🇴 ❤️
@qamarmohamoud2818
@qamarmohamoud2818 2 жыл бұрын
Jazakallaahu khayr walaal illaahay ha kuu barakeeyo
@abdirizakmohamed6889
@abdirizakmohamed6889 2 жыл бұрын
cabdixafiid gabar aa i xoogtay waana ku cadaatay maxkamada mala celinaa sxbow
@umulkhayrali7487
@umulkhayrali7487 2 жыл бұрын
Naga aamus maxishode aniga xogay mad iska tirahdid marka wadbaqeysa miya intalagag imanayo
@UmmuJabril
@UmmuJabril 2 жыл бұрын
Waa Arin Sax ah waan Ku raacsanahay waayo xaq ee u leyahiin in dhulkooda Ka illaliyaan dadka xun oo ummada Halis Ku ah
@zahraqaali2885
@zahraqaali2885 2 жыл бұрын
Khayr insha Allah
@afitaaxronaldo6151
@afitaaxronaldo6151 2 жыл бұрын
Cabdixafiid Aad ayaan ku Tageraa Goorma Ayaa Na wareesan Doontaa Hadii a nahay Tageerayaasha dhageestayaasha BriSomTV Iyo Dawadayaasha Sxb Mar Uun Chance Isii
@Amoha8662
@Amoha8662 2 жыл бұрын
Sxb hadaanba ingriis u baahneen ka wrn calanka Soomaaliya aan cimaamado.
@daahirlearningcentre9896
@daahirlearningcentre9896 2 жыл бұрын
Masha Allah Cabdi-Xaafid! Dhamaan dadkeenu waa in ay ogaadaan in ay xambaarsanyihiin magaca Somaaliyeed Marka ay debeda wadanka joogaan. Midday labaad sunnihii Nabigeena waa in aynu ku dhaqanaa oo u inaga muuqdaa, taas oo aan uuga jeedo waa in aynu nabad gelinaa dadka dhiigooda, sharaftooda iyo maalkoodaba. Marka aynu la joogo dadka aan diinteena haysan ma aha in aynu uula dhaqano: - waxooda boob waa gaale - cay waa gaalee - dhib uula badheedh waa gaale. Allow xafid muslimiinta meel walba oo ay joogaaan kana yeel qaar ku dayday Rasuulkoodii sharafta badnaa. Amiin yaa Allah!
@ilyaaskamadage9886
@ilyaaskamadage9886 2 жыл бұрын
SABABTA KA DAMBEYSA WAA TANA kzbin.info/www/bejne/ZpPHiqt9iqtpg5Y
@mohamedmahad5402
@mohamedmahad5402 2 жыл бұрын
Alhamdullah waan dhiiragalinaah aniga go aankaas waasax Hadii aan marti sharafleh hadaadan noqon waa jasadaadah hooyooyin badan nah waa udan ciyaalka aan kala soo cararnay wadankii abooyinkood qaar kamid ah in Hadanah eey dhibkuyihiin meshii laga soo dhaweeyay wwaxaan u arkaah in markaas laga yaabo wadan Keeynah in aan isku tashanoh
@abdullahiyusuf4543
@abdullahiyusuf4543 2 жыл бұрын
She's right, She have to Gouid her own Country and their Peoples.
@abduwelidimbilei8318
@abduwelidimbilei8318 2 жыл бұрын
Manasha Alaah thank you so much bro abduhafid 👍👍👍
@ahmedosman701
@ahmedosman701 2 жыл бұрын
Masha allhaa thanks brother
@ahmedhirsi1265
@ahmedhirsi1265 2 жыл бұрын
very clear precise and to the point thats why listen to well informed and learned people... keep it up bro!!!!
@qalbinuura7473
@qalbinuura7473 2 жыл бұрын
Jasakumulahu kheyr walaalo
@fatumaahmad6582
@fatumaahmad6582 2 жыл бұрын
Mahadsanid Somal man
@Trusted-rj
@Trusted-rj 2 жыл бұрын
Waa arin fican waayo wadankan waa nala ku soo dhaweyey wax barasho free education free NHS marka waa in ay somalida ilaliyan wadanka nabad galyadisa mahan keenii aan soo gubney waa inan dowlad uk waa arin fican wixii wadankooda dhib u keena in ay celiyan
@zahrasuleimanahmed8553
@zahrasuleimanahmed8553 2 жыл бұрын
Masha Allah thank you so much my bro ❤❤❤❤
@abdullahduale8922
@abdullahduale8922 2 жыл бұрын
Adiga ayaa ugu horeeya
@Mamar6310
@Mamar6310 2 жыл бұрын
Thanks a lot abdihafid
@trolaage
@trolaage 2 жыл бұрын
Masha Allah abdifithax thanks 🙏
@aayah5210
@aayah5210 2 жыл бұрын
Somalida dalka joga waxan ushegayaa dhalayaradina iyo gabdhihiina ka ilashada dambilayashas kusosocdo wadankiiii 📌📌📌📌📌📌📌📌📌📌📌📌📌📌📌📌📌📌📌📌📌📌📌📌📌📌📌📌📌📌📌📌📌📌📌📌📌📌📌📌📌📌📌📌📌
@sacido1721
@sacido1721 2 жыл бұрын
Maansha alaah Abdixaafid warka waad noo bayaanisey maansha alaah
@sal8017
@sal8017 2 жыл бұрын
Allah oow arinkeena ha ka dhigin Cir kaa dheer dhul kaa dheer Hadii adoo nabad qaba lagu celiyo Nasiib badanaa qof kaasi Dhulkeenii horay qashin qub uga dhigeen,hadana kuwa meeshooda ku kharibmayna ma inagu soo wadaan!!!!! Waa sidaa gumaysiga maskaxdu!!! Ciil iyo cadho
@umuxafsa3391
@umuxafsa3391 2 жыл бұрын
Mashaa allah waa barnaamij wanaagsan waxii denbi gala hayska tarxiilaan waadna mahadsantahay soomaalidu wax ayna hubsan ayeey sheegaan
@ilyaaskamadage9886
@ilyaaskamadage9886 2 жыл бұрын
SABABTA KA DAMBEYSA WAA TANA kzbin.info/www/bejne/ZpPHiqt9iqtpg5Y
@muzamilali2949
@muzamilali2949 2 жыл бұрын
Thank
@abdiosman4770
@abdiosman4770 2 жыл бұрын
Thanks
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 2 жыл бұрын
masha Allah bro❤👏👏👏👏👏
@Yana-tu3el
@Yana-tu3el 2 жыл бұрын
Maanshalaa bro.jazakallah kheyran
@igalmohamed7068
@igalmohamed7068 2 жыл бұрын
Legend Abdihaafid keep goin ❤❤❤❤
@fawziaahmad9159
@fawziaahmad9159 2 жыл бұрын
Mahadsanid walalkey khayr allaha ku siiyo
@dekowsalat6847
@dekowsalat6847 2 жыл бұрын
Thanks bro you are our hero all time so tell us the Link
@saidohassan4729
@saidohassan4729 2 жыл бұрын
Maansha allah Waa information Muhiim ah jkz
@yusufahmed5759
@yusufahmed5759 2 жыл бұрын
Aabaheed iyo hooyadeed waxaa soo tarxiilay Allaha unaxariistee Iddi Amin, waadna fahansaneyn ama waad cabsaneysaaye waxeey naagtan udig iyo dam leedahay 1-waa Muslimiinta ooy soomaalida koow katahay balse ninkii soomaaliya lageeyo ismalihi dhib weeyn ayaa kusugan Period
@ilyaaskamadage9886
@ilyaaskamadage9886 2 жыл бұрын
SABABTA KA DAMBEYSA WAA TANA kzbin.info/www/bejne/ZpPHiqt9iqtpg5Y
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 2 жыл бұрын
Waaan dhawnahay Macalin
@mohamoodahmed7760
@mohamoodahmed7760 2 жыл бұрын
Mahadsanid walalo
@siradm
@siradm 2 жыл бұрын
Waa sharci wanaadsan waxaane rajaynayaa in la soo saaro! wixi dhaqan xun iyo dambiile-yaasha waa qashan ee ha la xaaqo waliba marki Somaliya lagu celiyo sanado ha la xiro oo yaan magaalada naloogu sii dayn
@hawoessa3037
@hawoessa3037 2 жыл бұрын
Ascwr wb manshaallaha tartiibtaada jizkalaahakheery aboowe qaali ❤🙏
@mohamedmahad5402
@mohamedmahad5402 2 жыл бұрын
Waxaan ahay Umu Mohamed waan idin salaamay dhaman
@filsanosman2923
@filsanosman2923 2 жыл бұрын
Fiiicnaan laheydaaa inneey Dadkeena Nosoo celiyaaan 💕😍😍😍 Allaaha idiin xafido somaaali maryooleey 😍😍😍😍
@ilyaaskamadage9886
@ilyaaskamadage9886 2 жыл бұрын
SABABTA KA DAMBEYSA WAA TANA kzbin.info/www/bejne/ZpPHiqt9iqtpg5Y
@afiarte8318
@afiarte8318 2 жыл бұрын
si fiican baad ugu sharaxday dadka somalida jasaak laah
@luulyurub6036
@luulyurub6036 2 жыл бұрын
Mashaaa alaah alaah Ku xafiido aboowe mcn wwwwwwwwwwww
@hassandaher2978
@hassandaher2978 2 жыл бұрын
Dhilinyada somaliyed ee wadanada reer galbedka ku dhashay ee afsomalika garanaya. Waa in luqada ay sida fiican ufahmayan ee English ugu sharax ama ugu micne si barnamijkan ay ufahmaan.
@adnaahmed1628
@adnaahmed1628 2 жыл бұрын
Wixii wadankooda abnigooda ilaashanaayo way ku saxan yihiin 👍👍👍
@ruqiyoruunchannel4014
@ruqiyoruunchannel4014 2 жыл бұрын
Thank you
@Nasro_Warsame2023
@Nasro_Warsame2023 2 жыл бұрын
Wow good news waye criminals ka dhan England ha laga tarxiiro👍👍👌👌
@Ramdammubarak
@Ramdammubarak 2 жыл бұрын
Wadku mahadsantihin sida fiican ee adnogajahilisartay👏👏🤴
@sahalade4245
@sahalade4245 2 жыл бұрын
Masha Allah
@nimcohassan9699
@nimcohassan9699 2 жыл бұрын
Maasha allaah kuxafido aamiin yaarabi 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖
@aminahussein-hassan522
@aminahussein-hassan522 2 жыл бұрын
Thanks cxafiid soomaalida waa belaayo sheeg
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc 2 жыл бұрын
Madhagarqaba kasta mawadanka ayay kucelinayan waxaa kubadan dadka dadka cuna Oo ay iyagaa tababaran xitaa macelinayaan. Somaalida hakunoqdan dalkooda inta maalinwalba habar aankadida iskadhaqin ayuu hanjabilahayd maxaykufalayan dalkaas
@Happy-go-l
@Happy-go-l 2 жыл бұрын
Abdixafiidoow suaal, horta gurigaan gadashada ka muuqda ma sawir baa mise waa gurigagaaaga??
@gabdaaogushidangabdhaa545
@gabdaaogushidangabdhaa545 2 жыл бұрын
Wa sax wayo dakan wadankdo aya u bahan qubhaa ma ayag iska lhe intan ilnbhdin sonqdo wa iga talo
@saalahyare369
@saalahyare369 2 жыл бұрын
Arintan 2 dhinac markan ka ego dhinac sodhoweytisu mudanyahay dhinacna walwalkisu lehay. 1dhinaca sodhoweynta mudan wa dhinaca dhalinta danbiyada gala sida kuwa isdila ama daroga kujira kuwas inlatarxilo wan qaba wayo ayageyba utahay dawo o xeradan xun e u kuhalabay hadilagadhereyo waxa suragal ah inu ficnado o dantisa garto. 2. Dhinaca walwalkisa wata wa dhinaca argagaxisanimada wa seef dhinacwaliba waxlogujarikaro dadka xagjirka ah e dawlada kamidka ah u isticmalikaran si khaldan iyo polickuba , wa falartii korloturay cidwaliba filo. ربنا يستر انشاء لله۔
@mruun2509
@mruun2509 2 жыл бұрын
Cabdiyoow warkaan aad sheegtey kuma farxin, meeshan ka tag waa la iga kariwaayey waxaan lahaa qasab baa laguugu wadayaa hada se waan niyad jabay
@abdirahmanahmed3220
@abdirahmanahmed3220 2 жыл бұрын
Danmark horay usameeyeen
@xalimox1309
@xalimox1309 2 жыл бұрын
Waad mahad sannahay si da difatiran eed Somalidada ugu cadeysay waxa sida ay tihiin. Waaba is ku naxaye. Mahadsanid. C/xafiid
@ilyaaskamadage9886
@ilyaaskamadage9886 2 жыл бұрын
SABABTA KA DAMBEYSA WAA TANA kzbin.info/www/bejne/ZpPHiqt9iqtpg5Y
@ishabare3307
@ishabare3307 2 жыл бұрын
Mashaa, Allah, Abdihafit Allah haku xafido, somalida waxaad ugadigtay qataraha.
@ilyaaskamadage9886
@ilyaaskamadage9886 2 жыл бұрын
SABABTA KA DAMBEYSA WAA TANA kzbin.info/www/bejne/ZpPHiqt9iqtpg5Y
@aminaomar6271
@aminaomar6271 2 жыл бұрын
Wa war hadii danbile kasta loo geeyo masakiinta Somalia joogto. Dowlada Somalia waa in ay jeel u furto.
@marwoali6189
@marwoali6189 2 жыл бұрын
HALA CESHO HALA CESHO SOOMAALIDA.
@kenedidhadi8701
@kenedidhadi8701 2 жыл бұрын
Soo wada ceeliya dhee mooryaanta anshax xumada dalaalkii soo dhaweeyay laa tagay. Dalkoogi ayay soo burburiyeen hadana waxay raban ina wadanadii soo dhaweeyay inay qalqal galiyan iskifooyinka iska soo tarxiila
@Danwade7979
@Danwade7979 2 жыл бұрын
waa soo dhawaynaan arintaan dadka dadka dila wadamadooda halagu celiyo
@hamdiali6398
@hamdiali6398 2 жыл бұрын
Masha Allaah wasax
@safkaxaaji8132
@safkaxaaji8132 2 жыл бұрын
Waa wax fiican wixi edeb dato la yimaado hala waafajiyo sharciga cusub
@IbrahimAli-mt7em
@IbrahimAli-mt7em 2 жыл бұрын
waa war fiican oo in lago baxo waxyaalaha cadawga ku ah uk
@suleqajacfar2957
@suleqajacfar2957 2 жыл бұрын
Thank you wll
@husseimali1139
@husseimali1139 2 жыл бұрын
waa sax in dadka ka faaiidaysan waayay fursada lasiiyay ee danbiyada gala la tarxiilo,,,,,aad ayaan u taageersanahay tarxiilkaas.
@maryamasiyaad9340
@maryamasiyaad9340 2 жыл бұрын
in and.soo celisaan intake nook OP somaliya habo celsho
@mandeqomar7713
@mandeqomar7713 2 жыл бұрын
Dadkan todi ayey socunen wexey modayan mesha in ey tahay Somalia😌
@luulhussein7191
@luulhussein7191 2 жыл бұрын
Ha la celiyo kalabta dadka laynaysa wadamadoodii bay soo ololoyeen ✅✅✅✅✅✅💯💯💯💯💯
@ahmedceymis2708
@ahmedceymis2708 2 жыл бұрын
Somalia 🇸🇴 wadankeeena aan dhisano
@vlogingwithhamdi4462
@vlogingwithhamdi4462 2 жыл бұрын
Waad mahasantahay wallo
@sadiasiman8080
@sadiasiman8080 2 жыл бұрын
Asc wr wbr walaal abdicafid waalidka nah malala tarxiilaayaa mase ?
@abdiazizfarahjama7339
@abdiazizfarahjama7339 2 жыл бұрын
W.m santahay
@ashafarah5751
@ashafarah5751 2 жыл бұрын
mash allah
@amirahabdi
@amirahabdi 2 жыл бұрын
So basically follow and abide by the roles, then you won’t have any problem
@harunabdirazaq6796
@harunabdirazaq6796 2 жыл бұрын
wll mhadsanid
@Jamalosman665
@Jamalosman665 2 жыл бұрын
Wcs brother
@mosamater7882
@mosamater7882 2 жыл бұрын
⚖️
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 2 жыл бұрын
asc bro👋👋👋👋👋👋
@fosiyashire9646
@fosiyashire9646 2 жыл бұрын
haloo jaro qof dad dhibaataynaya
@mahmedabdulle9179
@mahmedabdulle9179 2 жыл бұрын
In cod loo gaadaba ma aha qodobkaad mas,uulkaas 100% waa ku saxanyahay in dadkiisa iyo wadankiisaba difaaco,bilaa cod u qaadis dhoofi qarashkana asiga ha bixiyo
@gudgudestudio7568
@gudgudestudio7568 2 жыл бұрын
Anigu Mar hore ayaan ka tabaabushaystay ingiriiska 5 sano ayaan joogay UK waxan shaqaystay lacag dhan 75000$ dolar dan iyo heelo kama lihi ama hay celiyaan ama haydaayaan iyagaa yaqaan umabaahni inaan siijoogo UK
@Thehamse23
@Thehamse23 2 жыл бұрын
Kolye lacagtu markay Ka dhamaato Dan waad ugu caraarin Adeero
@daveali9697
@daveali9697 2 жыл бұрын
Sifiican baad sameeysay mardhaw aniga ayaa kugu xigo
@mouminnuur8442
@mouminnuur8442 2 жыл бұрын
Allah ku rumeyo . Rajada rabtid
@umulkhayrali7487
@umulkhayrali7487 2 жыл бұрын
🤣🤣😂😅😆😆🤣 wad iga qoslisay oo danbiile miya tahay maxalagu celinaya qof shaqestay badba tehe Allah danbileyashu ismaba qarinkadhan
@riizadiamond250
@riizadiamond250 2 жыл бұрын
Alla somali maxan ka yaabay maxy u naxayan anigo oo kale ma ahan waa dad hor maray
@bosteyaalishire9838
@bosteyaalishire9838 2 жыл бұрын
Waqalad wa in la diido🇸🇴✍🏿🤬📃💵😱🇸🇴 Yurub union markey ka baxeen waa cunsurinimo waxay rabaan gumeysiga inay soo calyaann🆔✊🏿,🌀⚽🪀📝🇬🇧👻😿
@AhmedMohamed-cz8rn
@AhmedMohamed-cz8rn 2 жыл бұрын
Maa af Somali Ku hadashed walaalow dadka si fiican ha u famaano waxaa aad ka dahlayed .
@abdirizaqmahamed8101
@abdirizaqmahamed8101 2 жыл бұрын
Hadii ow dambi kasoogalay somali awna haysto basaborka uk
WARARKII UGU DANBEEYAY CAALAMKA | TURKEY | EGYPT | ISRA | UAE
19:54
SAFARKA CHINA EE XSM | XARIGA XILDHIBAAN ABIIB | ABIY AXMED
31:15
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 18 М.
王子原来是假正经#艾莎
00:39
在逃的公主
Рет қаралды 25 МЛН
这三姐弟太会藏了!#小丑#天使#路飞#家庭#搞笑
00:24
家庭搞笑日记
Рет қаралды 118 МЛН
Qaab Sir ah oo Guul lagu gaaro | Xeelada Pareto 80/20 |
11:36
OGAANSHO
Рет қаралды 189 М.
BASHIIR CIIDAMADA 'SIR-DOONKA SWEDEN AYAAN MACALIN U AHAA'
38:38
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 96 М.
MW XSM OO AS | ABIY KABAHA LA DUL-MARAY ''HALISTA MoU''
25:48
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 40 М.
New Short Film "Istanbul" Director by Pracitamool
29:16
Xogmaal Media
Рет қаралды 1,1 МЛН
''GO'AANKU WUXUU AHAA IN DEG DEG LA II KHAARIJIYO LAAKIIN'' EP2
31:42
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 119 М.
JAMAAD NUR  WAA RIYOOYINKA RUMOOBAY OO QOF NOOL AH .FIND OUT
13:18
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 142 М.
王子原来是假正经#艾莎
00:39
在逃的公主
Рет қаралды 25 МЛН