Saaxib bal so badi... O qaybaha kalena naso gaadhsi.
@nasserothman4950 Жыл бұрын
War nio qur,aan ka ayaad beeninaysaa nebi ciise lama del delin e wu noolyhy waa lugu gaaloobaa ereygaas wuu is deldelay e ilhy u tawbad keen
@yasinmowlid9278 Жыл бұрын
Waxaan ahay Qof Muslim ah aamin in geerida Ka dib Qofka uu mari doono suaalo Ku saabsan sawabta loo abuuray waan daawaday muuqaalkaaga waana daawan doonaa kuwa kuxiga wixii xikmad ah oo iga an faco waan kaa Qaadan wxii kale ee la diid ku saabsan waan iska tuuray hadii aan suaal idin weydiyo waad aamintay Qof bil aadan ah oo ku dhahay aaqiro Majirto sidee baad ku aamini weysay alle oo Qur aankiisa kugu dhahay waxaa jiro doonto maalin la idin xisaawin dooono why
@fmmm860710 ай бұрын
Walaal waxaan ku wareeray qofka waxaan soo jeedinaya ma Muslinaa oo buuga kaliya oo akhrihooya mase waa maaha Muslim?!