Wiilkana calaf miiran waaye lagendka alla ha ubarakeeya😂
@israAxmad-wo8qlАй бұрын
Dhantadan San uu radinayay dalay m.a❤🎉
@SMOJohan2 ай бұрын
Murusade waa gob.. Nabee AB&M.. 💪
@DikoAbdi13 күн бұрын
Tanade darood rer bahdey❤❤❤
@faadumocali7046Ай бұрын
Abwaan guuleyso from deyniile🎉
@mohanzeofficial6945Ай бұрын
War goosarow dhantooyinkaga dhulka ma dhacan wlhi guulayso sxb wah arooskiii dhan wan hilmamay war hambalyo aroska iyo aruusada guri lagu nagado allaha ka dhigo🙏🫡🫶
@zakariyecadceed83532 ай бұрын
Murusade iyo Ogaden www waa aroos landhereyaal
@AaminaKamil9 күн бұрын
Jah Ogaden dhadasho Leh
@doogmedia2345Ай бұрын
SALAAN SARE ABWAAN CODKA ERAYADA WAXA DAHN WAA HIGH WAXAAN KAA SOO SALAAMAYAA DEYNIILE ❤❤
@BilaadiYare587Ай бұрын
Hambalyo zxp gurigiina guri lagu nagaado Rabi heynka yeelo ❤🎉
@QueenJijo-tt1qvАй бұрын
Hambliyo hambliyo hambliyo Kun jeer hambliyo isku wara ubad qer qaba kala hila wllshey from og 🇬🇲😂iyo dumashigey dhantadan wey mcn badanthy wlhi Wu u Hagar baxay
@sahalali6378Ай бұрын
Wlh wey iga gadan thy nuurow ish calaa dhaanto❤❤❤
@Sharmakasharma-e4v3 ай бұрын
Allow ubarkeey tii uu kunasta oo kumahadiya allow ka Dhig calaf handii uu legnd yhy waxaan cml ha igu soo aadiyo❤
@MaahirMohammedAbdiMiineey-w7i3 ай бұрын
Waaad heli wll insha allah mid aad ku degto oo aad ku dekeyso ubad baari ah ka heli doonto❤❤