RIDHWAAN ISSACK MUUQAALKII UGU MURUGADA BADNAA EE UU SOO GELIYAY ABID! GAAL INUU KUGUURSADA FIICNEED

  Рет қаралды 10,730

Dhaqaaq Aad Dhaxashidee

Dhaqaaq Aad Dhaxashidee

Күн бұрын

Пікірлер: 128
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 9 күн бұрын
kzbin.info/www/bejne/nIvIomaGi7mnf5Y ASXAABEEY KA FAAIDEESTA MACAANKA MAKU DHIB QABTAA INAAD ISKA REEBTID? SUBSCRIBE SHARE IYO LIKE-TANA HAIGA HILMAAMIN MAHADSANID!
@Salmasaafi-hf7wm
@Salmasaafi-hf7wm 9 күн бұрын
Axmed dowlo shahiid ayuu ahaa Alle haka Aqbalo.dadkii arinkaas kudhiiraday Ciqaabtooda Alle ha usoo dadajiyo reerkaane Alle hacaawiyo Alle gacantiisa ha ugu gargaaro
@salma-qs2gi
@salma-qs2gi 9 күн бұрын
Aalhi ha ku naxaristo ahmed
@cocoo456
@cocoo456 9 күн бұрын
😢 subhanAllah. We are sick people. I am grateful to Allah that i am far away from them. Alhamdulilah
@fartun9503
@fartun9503 9 күн бұрын
Subxaaaana Allah Jiilac iyo Jareeba waxa Abuuraay Allaah😢😢
@igalsamiirahussain9508
@igalsamiirahussain9508 5 күн бұрын
😭😭😭😭allaha ugrgaro wlshey iyo caruurteda aan uu kacno familka marxum Ahmed dowle wiilkiisa insha allah
@Kheerto-un5cy
@Kheerto-un5cy 9 күн бұрын
Asc abaayo Allaahu na asturo weeso madhoorrno yaa allaah wallaakeen axmed dowllo alloow kuu naxariisto wiilkiisana allaah ka amaanso magafe heesto
@AwoIbrahim-s2j
@AwoIbrahim-s2j 8 күн бұрын
Subxanallah Rabbi ayey xisaabi hor taala.
@ifrahahmed4290
@ifrahahmed4290 8 күн бұрын
InnaliAllahu wa InnaliAllahu Raajicuun Yaa Rabbe 😢😢😢
@caaishaibraahim3247
@caaishaibraahim3247 5 күн бұрын
Inaalillaahi wa'inaa ileyhi raajicuun😢😢😢😢😢 Allow adaa cadli ah, ee reerkaan cadaalad siii, waligey dhacdadaan dhacdo ka xanuun badan ma arkin. 😢😢😢 ilaahey riqsiq waasic ah ha siiyo qalbigoodana ha dhayo ,.
@AminaAbdullah-m1z
@AminaAbdullah-m1z 9 күн бұрын
أسأل الله العلي القدير رب العرش العظيم أن يفرّج همكم ويُذهب حزنكم وييسر أمركم ويشرح صدركم وأن يرزقكم من خيري الدنيا والآخرة.😢 😢😢😢😢😢😢 اختكم من صومالاند
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 9 күн бұрын
Amiin mahadsanid walaal!
@amalabdisamed7761
@amalabdisamed7761 9 күн бұрын
​@@dhaqaaqaaddhaxashideexagee lagala xidhiidhi karaa mamadaas, naima.
@bellahaji9884
@bellahaji9884 9 күн бұрын
Subxanallah ilaheyow nonaxariiso Yaa Rabi 😢😢
@AminaAbdullah-m1z
@AminaAbdullah-m1z 9 күн бұрын
😩حسبي الله ونعم الوكيل 😢😢😢😢
@aminaahmedmohammed1056
@aminaahmedmohammed1056 9 күн бұрын
Wcs shukra waan idin salaaney Allah ha idin xafido Aamiin, waa runtaa waa mucjiso aad ayaan ugu xumaaney dulmigaas dhacay subxanallah, waxaan aad ugu xumaadey gabarta yar dhaawaca ay la nooshahay iyo cadaalad maxaa ugu hadaleysaa wadankaas ayaa nabad laga sugaa wey riyoonayaan Allah ha u gargaaro , maamadaan Allah ha u gargaaro waan u duceynenaa insha Allah mahadsanid !
@Bubble33-l3m
@Bubble33-l3m 8 күн бұрын
حسبي الله ونعم الوكيل حسبي الله ونعم الوكيل حسبي الله ونعم الوكيل العداله عندالله 😢😢😢😢😢😢😢😢
@faadumoqamar5440
@faadumoqamar5440 7 күн бұрын
Thank you sister God bless for speaking up always
@PeaceBeuponhim7
@PeaceBeuponhim7 9 күн бұрын
Labo labada somalida qar wa another level… iyo sideey qabiilka u caabudaan..hada islam nime ku sheeganayaan oo waxee waliba is mood siiyaan. In ee jannada ayaga qof walbo aduunka joogo ay uga horeeyaan!!! الله مستعان 😭ilahay ha u gargaro inta la faquuqo aduuyo aakhiya ka badan in shaa Allah dulmiga iyo faquuqa lo gesyto … janada fardowsa Allahu uga abaal marinaa. Oo Somali qabiila caabuda ushaqeeyo nafta khair usheega inta aduunyo jooogtan. Oo bishaareesta.meel walbo joogaatan Aduunka.الله مستعان 😭🤲🏽
@fartun9503
@fartun9503 9 күн бұрын
Masha Allah❤
@SadioWarsame-rq6ql
@SadioWarsame-rq6ql 9 күн бұрын
Allah haunaxariisto Ahmed dowlo ubadkiisa kuwaan hooyadaan ay dhashay iyo kuwa kale ee hoooyooyinka kale ay dhaleenba alle haukoriyo hana u xafido Aamiin Yaarabi wiilkaana gacanta cadowga Allah kasoo bixiyo Aamiin Yaarabi Alle gaal wax nooguma daro Aamiin Yaarabi
@FerdowsaOmer
@FerdowsaOmer 9 күн бұрын
Amiin yarabi
@FatumaHassan-m7n
@FatumaHassan-m7n 9 күн бұрын
Inaa lilaahi wainaa ileehi raajucuun waan ka xumahay 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@KhadijaAli-y7j
@KhadijaAli-y7j 9 күн бұрын
Walaalayalow halloo kaco Hoyadan ,dhibaato uma yara ee Culeyska haysto Alle haka qaado.
@sahroali2547
@sahroali2547 9 күн бұрын
Akhiraa war jiraa Allaha unaxariisto waa ehel u jano insha Allah cadaalad Alle xagiis ayay jirtaa Allaha u gargaaro
@fartunabdullahi9804
@fartunabdullahi9804 9 күн бұрын
Subxanllahi Allaahu Akbar Subxanllahi Allaahu Akbar Subxanllahi 😢😢😢😢😢😢
@NasraNoor-h2n
@NasraNoor-h2n 9 күн бұрын
REER kaan Cidna uma maqno Ceel uma qodno Allah ha u Gargaaro Inta wanaga Cejel aan Caawiyo Abaayo Naciimo keep going
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 8 күн бұрын
Istaqfurulah alahu akbar 😢😢Allah u naxaristo
@Afnaan181
@Afnaan181 8 күн бұрын
Subxanallah walhi waa wax laga xumado illahayow xaqa tus adomadada😢
@AmatuAllah2
@AmatuAllah2 9 күн бұрын
Allow u naxariiso ya Allah 😢
@abdisalah5278
@abdisalah5278 9 күн бұрын
Subxallah Allaw kusaqir
@ummmuhammad9727
@ummmuhammad9727 9 күн бұрын
Subhana’allah 😢😢😢😢😢😢😢
@hanefa283
@hanefa283 9 күн бұрын
Guurka waalidka raali ka aheyn wax xun ayaa laga dhaxlaa 😢
@bahjosheikh1330
@bahjosheikh1330 9 күн бұрын
Lakiin walidka xosabta kudar yasid ay udiiden ma ahan ninka sikale uu xunyahay ay udiidan
@naimamahamud5714
@naimamahamud5714 9 күн бұрын
Lkn xisaabta ku dar hadii walidku khaldanyahay laguma raacayo
@Xawa_A
@Xawa_A 8 күн бұрын
Waalidiintu inay qabiil ku diidaan waa ku khaldan yihiin lakiin diin iyo akhlaaq daro haddii ay ugu diidaan waa sax.
@hawajama9081
@hawajama9081 9 күн бұрын
Subxaanalaah,😢😢😢 walaalayalow halacawiyo dhibta allaha ka qaado ,Nicima allaha barakeeyo sidad nolasowadaagtey .
@ummkhubayb2290
@ummkhubayb2290 9 күн бұрын
Inaalilaahi waainaailahi raajicuun. 😢😢😢 Allow hana fidnayn
@igalsamiirahussain9508
@igalsamiirahussain9508 5 күн бұрын
Naciimo abaayo aniga diyar ayan u ahay aan cawino dadka ku xeran naciimo wllyal adunka wll lagu yahay aan u kacno QOYSKAS INSHA ALLAH
@sidiabukar302
@sidiabukar302 8 күн бұрын
Illaah haka dulqaado dhibatada heysata wilkeda ale ha oga so bad baadiyo waalahi waa xanuun murugo leh iyo ciil. Baniaadanimo iyo dadkena qaar subxanallaah. Badel kheyrleh oo bishaaro leh ale ha siyo. Qofwalbow waxad awodo kugarab istaga hooyaadan waa hooyo dhinac walba garab ugu bahaan. Hana lo duceyo.
@anabanabhassan7556
@anabanabhassan7556 9 күн бұрын
Subaxllah Subaxllah ilhwo xaq nawafji amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin yarabi 🤲
@fatimaarreh9203
@fatimaarreh9203 9 күн бұрын
asalam alaykum habiibti nimco qofkii yaso qof ale uu abuuray uun kiisa uu sida ugu quruxda badan u abuuray wuxuu la mid yahay shaydaan kii ibliiska aadan yasay ee yiri aniga waxaad iga abuurtay dab isagana dhoobo ee amarkii ale diiday marka bini aadan alle karaameeyay oo hadana muslim ah kii qbiil ku yasa shaydaan ayay meel wada galayaan marka waxaan u sheegayaa in arintaan meel looga soo wada jeesto oo lajoojiyo intii ku dhawantana allaha kasoo hadeeyo 🤲🤲🤲🤲🤲
@fartunabdullahi9804
@fartunabdullahi9804 9 күн бұрын
I'm so sad 😭😭😭😭💯🤦
@zahruuja3754
@zahruuja3754 8 күн бұрын
Subxalaah yaa rabi ilaahay xaq soore waaye
@kaltunfarah1006
@kaltunfarah1006 9 күн бұрын
Asc naima sharaf ilahay haydin xifdiyo adiga iyo carrurtaada
@Bubble33-l3m
@Bubble33-l3m 8 күн бұрын
Xaqi Axmed dowla intuu ku danbeeyaa 😮Aduunyo 😢😢 Qof Muslim ah ama danbi laheyn in Lagubo lagubo gas iyo dab lagu gubo xasbiya Allaah wanicmal wakiiil Aqiro waraa jiro Axmed laba goorbabo wuu dhiman 😢
@UmmuAyoush26
@UmmuAyoush26 9 күн бұрын
inaa lilaah markaas aa Somali nabad la dhahaa subhanAllah
@hanefa283
@hanefa283 9 күн бұрын
kuwaas waa waraabe cawaan ah uff qalbiga ALLAH kamadoobeeyee
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 9 күн бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw
@umua3483
@umua3483 9 күн бұрын
😭😭😭runti oohin iso dhaftay ilah haku gargaaro abyo
@rodaabdullahi6930
@rodaabdullahi6930 9 күн бұрын
Ilahay Haku gargaaro wll mcn 😭😭😭😭😭😭😭😭Ilahay ha soo hadeeyo Somali
@rahmomahamud1642
@rahmomahamud1642 9 күн бұрын
Allah aya umada wada aburay Allah u Maciino Allahna u Gagargaaro
@nafisamohamed2156
@nafisamohamed2156 8 күн бұрын
👏👏👏👏 runta iyo xaqa ayaa kahadashay
@ruwamoha8873
@ruwamoha8873 9 күн бұрын
Wlhi allihi na abuurtay markii hortiisa latago maxaa lagu hadlidona😢
@zahruuja3754
@zahruuja3754 8 күн бұрын
Inaalilaahi wa inaa ilayhi rajucuun
@IstarAbuukar-y1i
@IstarAbuukar-y1i 9 күн бұрын
Subxaana allah 😢
@FerdowsaOmer
@FerdowsaOmer 9 күн бұрын
Ilahey hakudhowra abaayo
@User_19567
@User_19567 9 күн бұрын
Somalia 🇸🇴 no justice no peace . Please 🙏 help waxad awodan gabadha and hoyaded Allah macak 😭!!!
@MohamedAliMoussa-x6v
@MohamedAliMoussa-x6v 9 күн бұрын
Inalilah waa inaiillehiin rajucun subxaan allah 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@zahraisaak8915
@zahraisaak8915 9 күн бұрын
Cadaalad maalin ayey heli doonaan inshaAllah
@fadimoabdirahman9125
@fadimoabdirahman9125 9 күн бұрын
Subxana Allah wax ween ayaa ka qaldan somalida hadii nin muslim ah gaal ka doranayan wa so dawadey wareysigeda ilahey haso xanuniyo 🤲🤲🤲 dadka sas u dhagmayo
@Mariamdegan-mn1ts
@Mariamdegan-mn1ts 9 күн бұрын
Sumxanalah dadkan allaha soo hadeeyo
@keefseet223
@keefseet223 9 күн бұрын
Laa ilaaha ila laahu,aabahaan hada ma waxuu na leeyahay muslim baan ahay,inaalilaahi w inaa ilayhi raajicuun,aakhiru zamaan waaye,in maanta islaam la sheegto gaalna la jeclaado,war,islaam iyo gaalnimo ,meel ma soo wada galaan,ee alle ha loo noqdo
@minamahammed3896
@minamahammed3896 9 күн бұрын
Yaarabi u maciin .
@Naimaahmed-f7r
@Naimaahmed-f7r 9 күн бұрын
War kaaaga ma xumo waxaad ka hadashay waa wax xaq ah somali allaha isku soo dumo walal
@Malaak-xb2th
@Malaak-xb2th 7 күн бұрын
انا لله وانا إليه راجعون
@saadiaali2726
@saadiaali2726 9 күн бұрын
Subxaanallaah 💔💔😭😭😭
@qasidaadam5199
@qasidaadam5199 9 күн бұрын
Walahi sheeko aad u murug badan ayey ahayd😢😢😢😢
@qaasimmahdi1079
@qaasimmahdi1079 9 күн бұрын
😭😭😭😭😭 Amiin 🤲🤲🤲🤲🤲
@qasidaadam5199
@qasidaadam5199 9 күн бұрын
Allahu akbar sheekadan aad ayan uga qiroday walahi 😢😢😢😢
@ummuisra6721
@ummuisra6721 9 күн бұрын
Xasbiya laah wanicmal wakiil
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 9 күн бұрын
Asc waaku salaamay naciimooy wlashay qaaliya maalinba calool xumo muuqaalba muuqaal waaka calool xumo badan yahay kaa aragtid kii kale kasii naxdin badan.alx ilaahay baa mahadle
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 9 күн бұрын
Somaali waa ummad baaba'day!
@sahrujacali4144
@sahrujacali4144 9 күн бұрын
Haaa abaayo wax soomali ladhoho majiro walahi xanun Waye hooyo macando haloo koco😢😢
@FartuunCali-m8r
@FartuunCali-m8r 9 күн бұрын
Wlh aaqiro warbaa jira😢😢😢
@Maria-wb7lj
@Maria-wb7lj 9 күн бұрын
Walacaawina Idam Alle wahooyo murugeysan
@ummuisra6721
@ummuisra6721 9 күн бұрын
Soomaaliyeey caawiya gabadha hor ilaahay
@idilmohamed9914
@idilmohamed9914 9 күн бұрын
Rerkaan kiiskoda xitaaa uganda rerkle baa kudhoofay oo sheegty wn maqlay illahy ha ugargaaro
@salma-qs2gi
@salma-qs2gi 9 күн бұрын
subxaanalaah
@umuahlaam4170
@umuahlaam4170 7 күн бұрын
In la faquuda dad qaar kuwa sameenaayo waa kuwo jaahiliin ah diin la aan ayaana ugeesaneeso soomaali Allah soo hanuuniyo qalbigoodana burcad Allah isku mariyo
@xaawoyacquub8860
@xaawoyacquub8860 9 күн бұрын
Yaa Allah
@muslimohh1001
@muslimohh1001 9 күн бұрын
Mel nagasar kuwa edabta an lahen ❤
@ugasohaji
@ugasohaji 8 күн бұрын
Subhanallah sorry🥹😭
@Bubble33-l3m
@Bubble33-l3m 8 күн бұрын
Arinta xayaat qurux kun jeer ay u mahad celisey inti caawisey ma ahan in marwalbo ay sheegto magaca qofka
@minaafrica2295
@minaafrica2295 9 күн бұрын
Subhanallah, very 😔
@zamzamahmed3997
@zamzamahmed3997 9 күн бұрын
Subxanalah😢😢😢😢
@sahroduraan6529
@sahroduraan6529 9 күн бұрын
لا حو ل ولا قوة إلا بالله
@SucaadHassan-x5d
@SucaadHassan-x5d 9 күн бұрын
sorry 😭😭😭😭😭subxanalah😭😭😭
@qasidaadam5199
@qasidaadam5199 9 күн бұрын
Walahi ciil iyo calol xumo
@magoolomar1424
@magoolomar1424 9 күн бұрын
Somali cusuriyada ayey cadaab ku tagaayaan
@hoodolucky6144
@hoodolucky6144 9 күн бұрын
Waxan markasta idhaahdaa tolow somaalidu xaguu habaar kaga dhacay ileen cuqubadu xagan ayey inagaga socotaa😢😢
@najmamahamed7585
@najmamahamed7585 9 күн бұрын
😢😢😢wlhi waa calool xumo
@BALBALARKA
@BALBALARKA 9 күн бұрын
🎉🎉🎉🎉
@fartun9503
@fartun9503 9 күн бұрын
Runti wan ka Xumahay sas😢😢😢😢
@fartun9503
@fartun9503 9 күн бұрын
Amiiiiin
@faadumocabdimalik7614
@faadumocabdimalik7614 9 күн бұрын
😢😢🤲🏻
@sahraahmed7390
@sahraahmed7390 9 күн бұрын
Subxanalaha 😂😂😂😂😂😂😂😂
@sahroa.bdiabdullah3603
@sahroa.bdiabdullah3603 9 күн бұрын
😢😢😢❤❤❤ sxaa rurta. Aah. Rurta. Sxaa 😢😢
@مٌتَفَائِلَةبنتشيخالقاسمي
@مٌتَفَائِلَةبنتشيخالقاسمي 8 күн бұрын
Markasa dhahena man nabad helno walee waligeen inan nabad iyo barwaqo heleen intaa dulmiga wadan hawiye iyo darodow 😢😢ilaha agontaa ugargaar ada awod leh
@kaafisaabdi1669
@kaafisaabdi1669 7 күн бұрын
SC Naciima, Diin la’aanta ayaa keeneysa. Ilaahey dadkeena diidta ha baro. Mida kale why Gaaljec oo dhan u ceynee? Hal oday oo sidaas u dhaqmay, miyaa bulsho dhan oo culumo iyo caamo leh ku caaysay. Subxaana laah.
@daganelmi5191
@daganelmi5191 9 күн бұрын
Walee beelaha jarer weyne naciimo bdn hadeyn ahan lahayeen lama caayen Ayaga in la dulmiyo ogoladay Wa in ay wada kacaan
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 9 күн бұрын
Wcs walshey allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh
@SacdiyoMahamed-r6u
@SacdiyoMahamed-r6u 9 күн бұрын
Ala maxan ooyay Manta wayoo Qoyskaaas dhibka Logeystay Waliba Eyba ugesten Dad isku Midam isku Diin isku Dhaqann Walee Somaliya Aya Laga sugin Nabad 😢
@fartun9503
@fartun9503 9 күн бұрын
Sorry Abaayo
@ismahanshrf5919
@ismahanshrf5919 9 күн бұрын
Sorry 💔💔💔🥹🥹 Subxanalah 🥹💔 💔💔
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra 9 күн бұрын
Wcs wrb
@Naimaahmed-f7r
@Naimaahmed-f7r 9 күн бұрын
Subxannalaaah
小丑女COCO的审判。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:53
超人不会飞
Рет қаралды 11 МЛН
Cheerleader Transformation That Left Everyone Speechless! #shorts
00:27
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 14 МЛН
LABADODA WEY ISLA SEXDEN FARTA O KA SHEKEYSAY JABKIU ADINKA
18:24
INDHAYARE MEDIA PRO
Рет қаралды 29 М.
SIDA UGU WANAAGSAN EE LOO LA DHAQMO QOFKA XAASIDKA AH?!
23:53
Dhaqaaq Aad Dhaxashidee
Рет қаралды 12 М.
XANUUN! NINKAYGA HORTAYDA LAGU GUBAY LAGUNA DILAY WIILKAYGANA...
26:32
Ridhwan Issack
Рет қаралды 120 М.
10 QODOB REERKAADA KU BAD BAADI || Sh Abuudalxa
33:05
Daacad Production
Рет қаралды 16 М.