No video

Dhaqan iyo Dhigaal | Khadiijo Foodey | Qeybta 1aad | Astaan 2020

  Рет қаралды 24,295

Astaan

Astaan

Күн бұрын

Khadiijo Foodey inay heesaa tahay kasakow waxay ka mid tahay haweenka kooban ee Muusikada yaqaan gaar ahaan Kabanka.

Пікірлер: 20
@hirrowleofficialchannel3186
@hirrowleofficialchannel3186 4 жыл бұрын
Runtii waa barnaamij qiimo badan Cumar Seerbiya sxb ale noo kaa daa, dhacdooyin qiimo badan iyo qaraamkii ayaamu samaanbaad noo dartay wooow, Khadiijo Foodayna maamo nooloow.
@axmedmursal9444
@axmedmursal9444 4 жыл бұрын
Waan kudaalay sidaan usugayay warasigaan mahadsanid cumar cali xasan
@ridhwaansahalali6391
@ridhwaansahalali6391 4 жыл бұрын
sigsïg
@xasan.jaamac
@xasan.jaamac 4 жыл бұрын
'' Hobolyahow hinggaashaa Hobolyahow ku heesaa Hobolyahow tumaayaa Dawankaa hummaaga leh Hobolyahow ma nooshahay Mise Qaran hufnaayoo Horroraduna dunsheen baad Adna hayb wadaagteen Oo waad hallaawdoo Wax ku helaba maad helin [...] ''
@yaskadhalintihore2462
@yaskadhalintihore2462 4 жыл бұрын
Maxamed cali kaariye *Dhaqtarkii jcylk* Ma halkii dharaar tii Daad hargeysa soomaray Axmed cali cigaal
@mohamedhussein791
@mohamedhussein791 4 жыл бұрын
thnks cumar sarbiya sheko aad mudo gobayey baad noso gudbisay sxb aad ban ujeclaa inaan helo xisada maxamed cali kariye dhaqterki jaceyika
@abdiwahabashkir3369
@abdiwahabashkir3369 4 жыл бұрын
Waa Waysi Cajiiba Sxb, Qaybta 2aad ayaan Sugaynaa
@durguf3993
@durguf3993 4 жыл бұрын
Cumar aun kaariye laakiin shankaroon wax ma ka weydiiseen inaad sheekadan soo bandhigtaan .
@faithadam5801
@faithadam5801 2 жыл бұрын
Barnaamij aad u xiiso badan thanks 😊
@xasan.jaamac
@xasan.jaamac 4 жыл бұрын
Hambalyo CUMAR SEERBIYA. ILAAHAY Hooyo KHADIIJA ha u fayowdhowro.
@adnanabdi1050
@adnanabdi1050 3 жыл бұрын
Aamin
@moktarhagi9697
@moktarhagi9697 4 жыл бұрын
*Wardhiigley*
@Abshir252
@Abshir252 3 жыл бұрын
calan ka oo suran baan dhashay iyo fanka waxaan soo galay markuu kacanka bilowday isma qabaneyso. micnaheedu waxay noqoneysaa inay fanka kusoo gashay iyadoo 8 jir ah.
@hewho7993
@hewho7993 3 жыл бұрын
Saxiix
@jawahirofficial7044
@jawahirofficial7044 4 жыл бұрын
Masha Allah
@shaaficidici8369
@shaaficidici8369 3 жыл бұрын
Codka, laxanka, musicga u horeeeya barnaamijka car yaa sheega, magaca loo yaqaan qaraamka iyo abwaanka sameeyey codka , sidoo kale fannaanka qaada.
@abdiyare1990
@abdiyare1990 2 жыл бұрын
So
@husseinahmed5324
@husseinahmed5324 4 жыл бұрын
Kabanka u barnaamijku kusoo xirmaayo heesta hala ishego somaliyey
@deeqcilmi444deeqcilmi7
@deeqcilmi444deeqcilmi7 4 жыл бұрын
Hibo maxamed s.tubeec aa qaado
@xasaandahir
@xasaandahir Жыл бұрын
55ttyy
Люблю детей 💕💕💕🥰 #aminkavitaminka #aminokka #miminka #дети
00:24
Аминка Витаминка
Рет қаралды 1,2 МЛН
So Cute 🥰
00:17
dednahype
Рет қаралды 43 МЛН
Underwater Challenge 😱
00:37
Topper Guild
Рет қаралды 46 МЛН
cabdi tahaliil warsame heestii allow hawlahayga fulii
9:54
Saafi somali Music
Рет қаралды 1,8 М.
Saynab Cige Hees Kaban Qaaci : Ha U Tudhin Wax Kaa Tegay
9:00
Maria Channel
Рет қаралды 38 М.
JACEELADII XASAN AADAN IYO AXMED CALI CIGAAL.
7:32
BULSHADA CUSUB
Рет қаралды 2,5 М.
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
shiino1000
Рет қаралды 2,3 МЛН
Xaawo Dagan - Heesta - Is Afgarad - Astaan Music 2022
11:23
Astaan Music
Рет қаралды 121 М.
ALLAHAYOW NA TAAGEER ILLAAHOW (feat. Kooxda Waaberi)
7:16
Cabdi Tahliil Warsame - Topic
Рет қаралды 3 М.