Masha Allaah Ilaheey ha u naxariisto jannatul Fardowsa Allaha ugu bishareeyo wiilashii ciidamada qarabadana bogooda bucad haysu mariyo
@143-k1dКүн бұрын
Masha-allah Abgaal Iyo Xawaadle Waa Wiil Iyo Abtigiis Hehsiiskooda Mid Waara Allaha Ka Dhigo Cadowgooodana Cagta Ka Hoos
@CaishoOmar-wu5wcКүн бұрын
Masha alah guul iyo gugunimo
@Ahmedali-fo4woКүн бұрын
hasan sh diiga dadka ayuu ka ganacsadaa aawey dadkii dilkaas geystey waa dad la ogyahey oo loogu tala galey iney beri dhibaato taa la eg eygeystaan waad u jeedaann odoyaal ku qaraabta anagaa xalineyna ee hunguri doon ah somalya hadii la rabo in cadaalad iyo nabad lagu noolaado hala rirtiro qabiil maanta hasan sh waxuu ka iibiyey somaliya east afrika oo ey iska guran doonaan kheyraadka shacabka ey leeyihiin somaliya maxaa ka quseeya east afrika maxey tahey faaiidada ey u leedahey oon aheyn ganacsade hasan sh war maa laga joogsado guri uu leeyahey hasan sh ma ahan wadankaan uu ka iibinaayo itoobia kenya uganda dadkii aqoonta lahaa ayuu lacag afka ugaliyey inkaar allah ku ridee aawey baarlamaan aan aqoon laheyn