DHIBAATADA IYO FAA'IDADA AY LEEDAHAY DAAWOYINKA KALA FOGEEYA ILMAHA. MUST WATCH HELLO DR .

  Рет қаралды 16,327

SOMWA

SOMWA

Күн бұрын

Пікірлер: 9
@umudiyachannel7502
@umudiyachannel7502 5 жыл бұрын
Masha Allah
@amiishamohamud7501
@amiishamohamud7501 5 жыл бұрын
Drs nuberkaaga xggee kahelaa
@farxiyoburale4772
@farxiyoburale4772 2 жыл бұрын
Dr waaa lay qalay waliba ilmihii u horeeyy ayaaa laygu qalay alx buro wayna waalayga soo jaray marka maxaaan qaataaa urbad mise kiniiin waaanka walwalsanahy xanuunada ay keeenañ waliba kinika ayaaa layqoray
@mumtazsheikh2870
@mumtazsheikh2870 5 жыл бұрын
Walal kaan sadex sano maxu dhibi iso jawab
@cayuunii3149
@cayuunii3149 5 жыл бұрын
Dhib makeeno lkn laga yaaba inaad uur qaadid hdu booskiisa kadhaqaqo
@sacdiyosaciid1349
@sacdiyosaciid1349 4 жыл бұрын
@@cayuunii3149 abayo 3jera ilmo la igu qalaye inan kala dhereya raba maxa ugu fcna qata
@zalmamaxamuud93
@zalmamaxamuud93 4 жыл бұрын
wllo malagu naaxaa jidh ahaan
@bureeqaali823
@bureeqaali823 3 жыл бұрын
Docotor mrka kiniinka waxaan u cunaa dhabar xanuun mrka aan cuno xanuunka way iga biiya caadadii oo aan waayo wuu soo celiya balse waan ku cayily ama sida aan u taqaan waa ku naaxay balse wax uur ma qaadiyo maxaa talo isiin lahyd docotor
@naarimaansaafi1996
@naarimaansaafi1996 2 жыл бұрын
Abaayo kee waaye kiniinigaas mcnto Ani ilmihii 1aad baa laygu qalay caadadii markaan saa 40ka uga baxay ba ii timid hadana markee iga dhamaatay 10 cisho kadib waygu soo noqotay Abaayo i caawi Alle hku caawiyee
Running With Bigger And Bigger Lunchlys
00:18
MrBeast
Рет қаралды 126 МЛН
Офицер, я всё объясню
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 6 МЛН
Как подписать? 😂 #shorts
00:10
Денис Кукояка
Рет қаралды 8 МЛН
Habka ugu fiican ee kala korinta caruurta loo sameyn karo
10:43
Qaybaha kala duwan ee dhalmada lagu kala fogeeyo..
36:52
Amal Abdullahi Afhayeenka dumarka
Рет қаралды 4 М.
LIVE: Israel launches airstrike on Beirut
1:14:36
The Times and The Sunday Times
Рет қаралды 4,3 М.
Cirbada ilmaha lagu kala dheereeyo/Cafimat Fican
1:07:26
Cafimat Fican
Рет қаралды 40 М.
Kala Dheeraynta Ilmaha by AICS
9:50
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 4,6 М.
40 QISO oo saamayn leh & 15 kamida culimadeenna waaweyn
3:57:33
Salafmedia
Рет қаралды 3,9 МЛН
Running With Bigger And Bigger Lunchlys
00:18
MrBeast
Рет қаралды 126 МЛН