DHIBAATOOYINKA HAY’ADAHA

  Рет қаралды 12,799

Cabdimaalik muse coldoon

Cabdimaalik muse coldoon

Күн бұрын

Пікірлер: 90
@fartuunmohamed1062
@fartuunmohamed1062 3 ай бұрын
Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada soomaaliyeed meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda hana garadsiiyo nimcada Allah ku beerey aamiin Allah ha noo soo saaro dhalinyaro mideeysan ee aqli iyo dadnimo leh iyo madax dadnimo iyo iimaan leh ee dalkaan badbaadiyo aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 3 ай бұрын
Aamin wll qli. Ilaahay ducadaa qiimaha badan. Allah haku Barakeeye
@HiboNoura-yi1og
@HiboNoura-yi1og 3 ай бұрын
Nimaanka reer sheekh isxaq walee ben ben ayay mujahid ku shegtanne ninki mujahiid nool inu arko doonow wakan ALLAHA xifdiyyo kuna barakeyyo
@ashaabdullahi4659
@ashaabdullahi4659 3 ай бұрын
Aamiin yaarabi
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed 3 ай бұрын
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@maslah345
@maslah345 3 ай бұрын
ALLAHA KU XAFIDO CABDI MALIK SHEEKH MUSE ALLAHA HORTAADA QAYR BADAN OO LASOO KOOBI KARIN HADHIGO GADASHAADA IYO REEDAHAAGABA QAYR ALLAHA DHIGO
@zainabmahamed1042
@zainabmahamed1042 3 ай бұрын
ilaahayoow xifdi cabdi malik coldon iyo inta dhiiga islam nimo kujirtaba❤❤❤❤❤
@abdullahiaxmedmoxed3165
@abdullahiaxmedmoxed3165 3 ай бұрын
Soomaalaay shikhu waxa uu sheegayo 100% walhi waa run indheenaa ku aragnay😢😢
@ismailessa669
@ismailessa669 3 ай бұрын
Maan sha alaah cabdi malik run baad sheegtay Mujahideen runta sheegay somalida qoxooti baa laga dhigay
@Siciidjamac-di7bu
@Siciidjamac-di7bu 3 ай бұрын
Sh. Cabdi-malik allaha kaa xifdiyo dhagarta cadowga hargeysa. Walaahi waan ku jeclahahy isku qabiil ma nihin iyo isku deegaan.
@jeylaanixasancade3355
@jeylaanixasancade3355 3 ай бұрын
Soomaali miyaadan eheyn wll qofka soomaaligaa qofka kale ee soomaaligaa waa ku qabiil
@ashaabdullahi4659
@ashaabdullahi4659 3 ай бұрын
Waxad qoraysaa afsoomali waxanad ka hadlaysaa wax kale qabiilku waa waxa ina baabiiyey dalka iyo dadkuba waa Somali
@YahyeSulieman
@YahyeSulieman 2 ай бұрын
hhh munaafaq wayn baad tahay maxaa kaa galay hargiesa deegaankagaba haayadahu way joogaan meel kasta oo ma mid ah somalila
@FardosodiiriyeJamac
@FardosodiiriyeJamac 3 ай бұрын
Wa runtaa walle hayaduha dhib badan bay somalida kuhayaan waxaa arkaysaa qof ari iyo geel leh o buulyar inta ladhiso fariiso ladhahaayo o kabilkabil labo labo niic iyo dhowr xaboo buskud ah lasiinaayo xolihiisiiisana dhamanayaan xoluhu inay mesha kabaxan o lawada dawrsado bay rabaan o danku dhaqaLo daro laburburo o an noqono dad sabool ah o galadu waxay rabaan kafulsadaan
@qadarbashirbile4033
@qadarbashirbile4033 3 ай бұрын
Baraka allah shekh abdi malik muse coldon
@Nuurali-dv1ur
@Nuurali-dv1ur 3 ай бұрын
somalaay aynu share garayno wllhi ajar baynu ka helaynaaya mahdsanid wllo cabdi malik
@hfm9834
@hfm9834 3 ай бұрын
Coldoon Alhmdulilaah that you are free.
@asilimohamed7322
@asilimohamed7322 3 ай бұрын
Alla waa run islaan walaashay ah ayaa iiga sheekaysay waa tabtaa uu sheegaayo subxaanallaah illaahow Naga kaafi.
@cabdilaahiiidle6454
@cabdilaahiiidle6454 3 ай бұрын
"من ملك قوته ملك قراره" Qofkii quudkiisa gacanta ku hayaa wuxuu gacanta ku haystaa go,aankiisa
@omarjeylan4113
@omarjeylan4113 3 ай бұрын
I love 💘 u for the sake of Allah and may Allah unite all Somalis under Quran and Sunnah.
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 3 ай бұрын
ماشاءاللہ❤ماشاءاللہ
@hodanahmed8489
@hodanahmed8489 3 ай бұрын
Ilaahey baa kitaabkiisa ku sheegey in eey gaaladu cadawga muslinka yihiin
@hodanahmed8489
@hodanahmed8489 3 ай бұрын
Heey adahu dhibaato badan ayeey leeyihiin
@user-hx5gt2ts8v
@user-hx5gt2ts8v 3 ай бұрын
Dhaqaalaha waxaa dheer waxay sameeyaan xog ururin iyo kala furfurka shacabka , jaasuusnimo waxay sameeyan arimo khatar ku ah ummada
@user-ov2wz5eh9u
@user-ov2wz5eh9u 3 ай бұрын
Masha allah sh cabdulmalik abaabul dhalinyaro biyaha roobka ku celisa gilisa dhulka si ay dhirtu biyo u hesho degaanka barwaaqo u noqdo
@MohamedAhmed-il2bx
@MohamedAhmed-il2bx 3 ай бұрын
Jaza'akallaah Sheikh.
@deeqyare2897
@deeqyare2897 3 ай бұрын
M.a tabaarakallah
@hodanahmed8489
@hodanahmed8489 3 ай бұрын
Dumar miyi iyo xoolahii iyo caruurahoodii laga soo kaxeeyey oo magaalada lakeeney ayaan arkey oo leh hotel hebel ayaanu deeydayeeynaa oo ma garaneeyno ee na tilmaama siminaar ayaanu ku leenahee waan yaabey
@user-lu8vx9bb6x
@user-lu8vx9bb6x 3 ай бұрын
Ma dad aan ognahay ayaa sabab la aan wax ku bixiya Dhagartooda Allah ha ku celiyo
@luulismailgarbie7553
@luulismailgarbie7553 3 ай бұрын
Masha Allah. May Allah protect you from evils
@Siciidjamac-di7bu
@Siciidjamac-di7bu 3 ай бұрын
Masha allah
@abdirahmanlfc3218
@abdirahmanlfc3218 3 ай бұрын
Kheir Allah kusiyo Waayo qofka kaliya dhalinyaro ah run kasheega diinta Allah tahay adiga iyo Sheikh Hasan Hussein labadinaba Allah idingargaro Muslim kor yeel InshAllah in lagu. Ukuma kitabka Allah anago nool nagarsi InshAllah
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 3 ай бұрын
Masha Allah Jazakumu Allahu kheyra
@burfullgellow8996
@burfullgellow8996 3 ай бұрын
Masha'allah barakallahu-feek
@mohamedabdihassan3387
@mohamedabdihassan3387 3 ай бұрын
Maasha allah walhi waa sax ilah hana tuso xaqa
@xamdixasan9445
@xamdixasan9445 3 ай бұрын
ما شاء الله تبارك الله، الله يوفقك لما يحب و يرضى .
@SSS78781
@SSS78781 3 ай бұрын
❤❤❤mansha allah allaha kubarakeyo shiekh Coldoon
@aqoonqaate8109
@aqoonqaate8109 3 ай бұрын
Excellent Analysis
@AminaIssa-q6k
@AminaIssa-q6k 3 ай бұрын
Ameen Yaa Rabb
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 3 ай бұрын
Ilaahay haku Barakeeyo wll Cabdimalik, ilaahay Ummada hakugu anfaco dhamantood
@abdijaliil6985
@abdijaliil6985 3 ай бұрын
Mnsha allaah
@user-hu3lk1dk7m
@user-hu3lk1dk7m 3 ай бұрын
Mashaallh.👉👍🙏🙏🙏❤❤❤
@seed3966
@seed3966 3 ай бұрын
Asc ilaahoow nacaawi oo cudurka naga saaar adaa waaxideee😮😮😮
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 3 ай бұрын
Baaraka Allahu Fiykum
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed 3 ай бұрын
Allahu akbar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Gubta737
@Gubta737 3 ай бұрын
Somaliyay ilaah aan ka cabsano gaalo raac iyo qabiil meel.xun ayay nagaynaysa
@S.SWarfa
@S.SWarfa 3 ай бұрын
Ruunta galaha ii dintoda iyo wasaaq inay fafiyo. Tanzania ayaan jooga waxay keen cadey colgate kudaaren daawoyiin hadaas kusticmalo khaniis aa noqonidona. Cadey kila ya maha hata chocoate. Skulaha ayaa lageya.
@SSS78781
@SSS78781 3 ай бұрын
❤❤❤LAKIN WAXA JIRAA DAD GAALADA LA JIRO OO WACDIGAADA DHIBSANAYO
@Norah-eh8cn
@Norah-eh8cn 3 ай бұрын
Kuwaas ayagay utaaala dabadhilifyada xun
@AsadAbdirizak-jn4su
@AsadAbdirizak-jn4su 3 ай бұрын
Màsha àllah
@munira005
@munira005 3 ай бұрын
(( الله المستعان))
@bahjaelmi9437
@bahjaelmi9437 3 ай бұрын
Ilahow ku xafid huno allaha ino xafido ragayaga wax garadka leh cadowga allaha inoga xafido
@hamdamohamed4155
@hamdamohamed4155 3 ай бұрын
Waan kuu baqayaa sh coldoonoow alle Haku amaansado
@user-lu8vx9bb6x
@user-lu8vx9bb6x 3 ай бұрын
Asc Wallahi anigoon dhagaysan hadalkiisa ayaan ogahay dhagartooda Allah ha ku cisho
@HiboNoura-yi1og
@HiboNoura-yi1og 3 ай бұрын
Geesi geesi dhalay walee 10 isaga aya somali o dhan ku filna. ALLAHA wacyigayaga sidiisso kale ino tossiyo. Siyaasi daquut unba gaalo ino bunbuniinaya o wax an jirin inoga sheego
@Khaalidmaxamedmuumin
@Khaalidmaxamedmuumin 2 ай бұрын
Marka hore wan ku salaamay coldoonow baramij ban ka raba ee xage ka heli karaa numberkaga
@drkhaalidgeesh3915
@drkhaalidgeesh3915 3 ай бұрын
❤❤❤masha allaah
@Saxaabk
@Saxaabk 3 ай бұрын
Masha allah sheky cabdimalik❤
@hodanahmed8489
@hodanahmed8489 3 ай бұрын
Sheekh dadku xaqa weey kabaqaan ilaahey baa waxdila cadaw waxba kuma yeeli karo waxaan Alle ku yeelo mooyee
@abdulahiweylaq3509
@abdulahiweylaq3509 3 ай бұрын
Geeesi run badan bad thy sxpky abdimalik rapi ha ku ilaliyo waliga sheikh umadda somaliyeed Mar waliba garabga ban nahy sheikh
@maslah345
@maslah345 3 ай бұрын
RASULU LAAHI MUXAMED SCW
@anfacmohamed7597
@anfacmohamed7597 3 ай бұрын
Numberkiisa yaa haaya sheekkha
@Nuurali-dv1ur
@Nuurali-dv1ur 3 ай бұрын
somali cid kle uma maqnee aynu tashano niyow ama aynu iyaga raacno dee
@user-ec1uf4qi1t
@user-ec1uf4qi1t 3 ай бұрын
Janada fardawsa allaha kugeeyo
@Drnasteehoomr
@Drnasteehoomr 3 ай бұрын
Walahi run waaye
@SamraHussein-zz8tu
@SamraHussein-zz8tu 3 ай бұрын
Khawaarijta iska illaliya
@NuurAbdalle-ik1cf
@NuurAbdalle-ik1cf 2 ай бұрын
8/Dulxija/1445 AWAY KHUDBADEEDII❓ YAA COLDOON😂😂
@maslah345
@maslah345 3 ай бұрын
AMIIN YAA RABI
@princesshawd6859
@princesshawd6859 3 ай бұрын
Dhibatada dawarsiga dhalinyarada cafimad ka qabta ka so hadal
@Abumuscab-qy7ul
@Abumuscab-qy7ul 3 ай бұрын
Sh cabdi maalikow sawirka profile-ka inaga badal adigoo mahadsan ☝🏻😎
@saidmohamuudhassan3405
@saidmohamuudhassan3405 3 ай бұрын
1.Shiikh mustafe : 🫢 kama hadloh dhibtada hayadah 2. Shiikh umal :🫢kama hadloh dhibtada hayadah 3.Shiikh shibili 🫢 kama hadloh dhibtada hayadah Lakiin coldoon ayaa runta bayaaniyah 😘😘😘😍😍🤲🤲 Yaa ii sheegi wadaadu inay sida runta u sheeganin sida coldoon maxaase hortaagan ? 🙄🙄😵‍💫
@LaylaMohamed-yj9up
@LaylaMohamed-yj9up 3 ай бұрын
Sh mustafe wuu inoo sheegay sir iyo caadba waa inoogu dhigay lkn inaga dhagax dixeed ah❤
@mahadhassan2894
@mahadhassan2894 3 ай бұрын
sheekh mustafe si farsamo ah ayuu sheegay xataa qaabka ay wadamada u maamulaan
@LaylaMohamed-yj9up
@LaylaMohamed-yj9up 3 ай бұрын
@mahadhassan2894 Haa wll bal eeg adigu mudo aad ubadan ayaa kasoo wareegtay wakhtiga uu talaalka ka hadlayay
@mahadhassan2894
@mahadhassan2894 3 ай бұрын
@@LaylaMohamed-yj9up Haa wa runta
@SamraHussein-zz8tu
@SamraHussein-zz8tu 3 ай бұрын
Qof an caalim ahayn o cilmi badan lahayn lagama qaato talo waa fitno ummada
@warfaaden6369
@warfaaden6369 3 ай бұрын
Somaliland qofwalba oo jaahil ah way dhagaystaan sida nin kan xanuun sanaya waxa kadaran kuwan hor fadhiya ee dhagaysanaya nin maskixiyan xanuunsanaya
@khada917
@khada917 3 ай бұрын
Samo fale cabdimalik coldoon Waxa aad sheegaysid waa xaq ee ma qarax ayaa xiga mise jidka wacyi dhisid dadaal bad baadada umada la galiyo iyo sidii nabigu SCW isugu cayimay inuu yahay Raxmad caalamka Allah u soo diray, waxa aan ka hadlayo waa la tacaamulka bulshada soomaliyeed ee muslimka ah.
@user-lo7mv4ki1c
@user-lo7mv4ki1c 3 ай бұрын
Wali fikirka ree galbeedka ayaad messhaan latimid legend
@khada917
@khada917 3 ай бұрын
@@user-lo7mv4ki1c in hooyoyinka caruurta iyo maxasta ashahaadanaya la qarxiyo ma fikir islaam baa?
@user-lo7mv4ki1c
@user-lo7mv4ki1c 3 ай бұрын
@@khada917 hhhh huuhaada jooji sxb mya mya diinta ma ogolo lkn in dimuqraadi wadanka lagu xukumo ma islaanimo miyaa
@user-lo7mv4ki1c
@user-lo7mv4ki1c 3 ай бұрын
@@khada917 lkn fikirka ree galbeedka ayaa kudhex dagay aniga wxaan aaminsanahy qofkasta oo islaam sax ahna laga rabaa inuu aamino argagaxisada dhabta waa America 🇺🇸 and isreal iyo reer yurub
@khada917
@khada917 3 ай бұрын
@@user-lo7mv4ki1c maraykan iyo yuhuud waxay yihiin waan naqaan ee kuwa maatada xasuuqaya ee nala diirka islaamkana sheeganaya ur ubixi walaal? Ma islaam baa? Ma yuhuud baa ku adeegata oo islaamka ku foolxumeysa? Ma khawaariij baa? Maxay yihiin?
@abdulhajiahmed8735
@abdulhajiahmed8735 3 ай бұрын
Huwaanta iyo cadoowga u shaqeeya idhinkoo diinta ku gabanaya waa nasiib daro
@user-lo7mv4ki1c
@user-lo7mv4ki1c 3 ай бұрын
Hhhh huhaaaa oooy sxb anigoo koonfurta soomaliya joogna wllhi C maalik waan taageersanhy waana madaxdeena mustaqbalka diid ama yeel
@mohammedsbreadchannel5783
@mohammedsbreadchannel5783 3 ай бұрын
Masha allah
@maslah345
@maslah345 3 ай бұрын
AMIIN YAA RABI
Qosol😂 || 2021 kuso Dhawada || U diyar Garowa ne
8:04
Abdihaliim Ali
Рет қаралды 261 М.
1ОШБ Да Вінчі навчання
00:14
AIRSOFT BALAN
Рет қаралды 6 МЛН
大家都拉出了什么#小丑 #shorts
00:35
好人小丑
Рет қаралды 83 МЛН
王子原来是假正经#艾莎
00:39
在逃的公主
Рет қаралды 26 МЛН
Just Give me my Money!
00:18
GL Show Russian
Рет қаралды 1,1 МЛН
ARRINKA BAYDHABO WUU ADQGYAHAY AMAR ALLE LAAKIIN 12 September 2024
30:10
SAME
16:50
Cabdimaalik muse coldoon
Рет қаралды 10 М.
wa ayo cadowgeennu?
28:28
Cabdimaalik muse coldoon
Рет қаралды 35 М.
Xasuuqii Jaamac Dubbad
43:04
Cabdimaalik muse coldoon
Рет қаралды 126 М.
Qisooyin cajiib ah sheekh mustafe | 30 Qiso |
2:06:04
Siirada Islaamka
Рет қаралды 458 М.
1ОШБ Да Вінчі навчання
00:14
AIRSOFT BALAN
Рет қаралды 6 МЛН