DHIBAATOOYINKA INTERNETKA || KHUTBAH || SH MAXAMED CABDI UMAL

  Рет қаралды 46,861

Salafmedia

Salafmedia

4 жыл бұрын

✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
fadlan Subscribbe Salafmedia dhagsii ┇► / @salafmedia

Пікірлер: 123
@khaalidmahamud3300
@khaalidmahamud3300 4 жыл бұрын
Jazakallah keyr sh umal alle ha ku xafido ❤❤❤
@muktarali2477
@muktarali2477 4 жыл бұрын
Mansha Allah.Ilahoow kubarakee sheikhuna sh.Umal jazakallah
@fowziyoahmed3975
@fowziyoahmed3975 Жыл бұрын
Masha allah sheekh umal waad mahadsantaa sheekh maxadaradan waa maxadaradi nolasheeyda wax badan kaa badasheey nolasheeyda ii horseeday inaan kaa hijiroodo dhulka galada aniga iyo caruurteeyda mantaa waxaa kuu suganahay dhul muslim ah caruurteeydii mantaa waa ii barteen quranka iyo carabiga waana ii dhameen raban quranka alxamdulilah wilasheeyda 5 saladood waxeey igu tugadan masajidka waana 12 jir alxamdulilah sheekh umal maxadaradan ayaa igu dhirigaliseey inaan hijiroodo jazakallah khairan
@usaamemahamuud
@usaamemahamuud 5 ай бұрын
M.a. dheg wax weelaysa Ayaa alle ku siiyay walashey haka dalin weli xagaa ka wad wadamadii islaamka xitaa waa laysla soo galaye
@ismahanbintufarah2478
@ismahanbintufarah2478 3 жыл бұрын
Jazaka Allah kheyer sheekh maxamed cabdi umal xafiidkaallha
@zubeirxudheyfa2810
@zubeirxudheyfa2810 4 жыл бұрын
Allahu akbar..... Ilahow nacafiii yaaaa Allah.... Ya Rabi..... Ya Rahman.....
@somalireader6743
@somalireader6743 4 жыл бұрын
Waa wax aad loogu farxo kacdoonka cilmaaniyada iyo saynisku, Soomoaliya dayaxa ayaan gayndoona
@ahmedabdi7922
@ahmedabdi7922 3 жыл бұрын
Jazaka allahu kheyr sheikh umal
@maslahmohamed9648
@maslahmohamed9648 3 жыл бұрын
Alle cimrikisa hasiyadhiyo sheikh Mohamed Abdi umul
@mulkisiyad6785
@mulkisiyad6785 4 жыл бұрын
Maashallaah jizaakallaah kheer shiikh allaha ku xifdiyo aamiin muxaadaradaan marwalbo kusoo celceli shiikh towfiiqda allaha nawaafajiyo aamiin 😍👍
@asmadeeqa6444
@asmadeeqa6444 4 жыл бұрын
Mnsha allah sheikh Maxamed Cabdi umal Alle haku xifdiyo jazaaka laahu khayran
@chainchains8711
@chainchains8711 4 жыл бұрын
mash allah xaqiiqah jzaka allah kheyr sheekhow ,gaar ah ciyaalk in ay walidkood uga digan waaye .
@somalitube5245
@somalitube5245 4 жыл бұрын
Hadalka sheikha waa xaqiiqo
@Muhanad958
@Muhanad958 4 ай бұрын
Sheekh Maxamed Cabdi Umal
@maxamedshariffe2445
@maxamedshariffe2445 4 жыл бұрын
Masha Allah sheikh Mohammed cabdi umal jazaaka Allah
@mohaamaxamedyoung2236
@mohaamaxamedyoung2236 4 жыл бұрын
Masha allah jazakalaah shiekh mowduuc lobahnaa oo muhiim ah ayaad ka hadashey alle cilmigaga io maskaxdada haku siyadiyo
@amnobadelhash8356
@amnobadelhash8356 4 жыл бұрын
*
@mohaamaxamedyoung2236
@mohaamaxamedyoung2236 4 жыл бұрын
Amino badel hashi *ta mxey eheed wayabee?
@qaalidumaar2764
@qaalidumaar2764 4 жыл бұрын
Jazakallah khair Sheikh ❤
@batulaisse2844
@batulaisse2844 4 жыл бұрын
Allaha idiin ku xifdiyo sheekh Maxamed Cabi Umal iyo dhamaan culumadeena kale iyo nagaba
@zargoz5293
@zargoz5293 4 жыл бұрын
Allaha ku barakeeyo Waxan jeclan laha in culimaddad somaliyeed afka hooyo ay ku khudbeeyaan halka carabiga kaga khudbaynayaan si ay dadku uu fahmaan
@MS-lv8bf
@MS-lv8bf 4 жыл бұрын
Waa Dagaal loogu Tala Galey Muslimka In lagu Baabi’iyo. Jzklkheyr Sheekhunaa. Allaha Naga Soo Hadeeyo.🤲🤲🤲😢
@faaraxmuuse3878
@faaraxmuuse3878 3 жыл бұрын
العلماء السلف ما شا ءالله الشيخ محمد عبد امل
@marianali5416
@marianali5416 4 жыл бұрын
Jzk kheir Sheekh Umal
@MS-lv8bf
@MS-lv8bf 4 жыл бұрын
Subxaanalaah waa Xaqiiqo 😢😭😞☹️. Yaa Allahow Naga Madoobe Khatartan. 🤲🤲🤲
@rashiidmuxumed7116
@rashiidmuxumed7116 4 жыл бұрын
Maasha allaa siwanaagaan ayuukahadlay intarneda illaahay hadamiyo habaabiyo
@ijabohussen3586
@ijabohussen3586 4 жыл бұрын
Allah Sheikh qayr ha siiyo, Aamiiin
@aleehassani8516
@aleehassani8516 4 жыл бұрын
Masha Allah jazakallahu kheir shekh
@omarr9094
@omarr9094 4 жыл бұрын
MashaAllah jazak Allah sheikhuna
@rathervita3377
@rathervita3377 4 жыл бұрын
Internal waa aafo xun kheyr & xuman wu leeyhy
@adansandhere4670
@adansandhere4670 4 жыл бұрын
Maansha Alaah sheeq umal aloow janada nagu kulansi
@ibraaalii1988
@ibraaalii1988 4 жыл бұрын
Mashallah wankafaaideysani ee ilahey hanaguanfaco Ameen
@khadiijmacalinkhadiijmacal5427
@khadiijmacalinkhadiijmacal5427 4 жыл бұрын
Walahi been ma aha waa sax
@mohammedhassen4403
@mohammedhassen4403 4 жыл бұрын
Salallaahu calayhi wasalam
@suleymanabdalla8209
@suleymanabdalla8209 4 жыл бұрын
Maaashaalah sheekh allh ku barakeeyo
@faaraxmuuse3878
@faaraxmuuse3878 3 жыл бұрын
Alle haku xifdiyo
@moali9784
@moali9784 4 жыл бұрын
Mashalah allaha noo xifdiyo culimadeena
@ilyasosmansaleh9115
@ilyasosmansaleh9115 4 жыл бұрын
Allahu akbar ❤❤
@farhiamohamed7788
@farhiamohamed7788 4 жыл бұрын
Jazaaka"Allah ya sh
@harunhussein1879
@harunhussein1879 4 жыл бұрын
Mashallah waa khudbad fiican
@shahad2629
@shahad2629 4 жыл бұрын
Jizaa kalaahu kheeyr
@duusa2010
@duusa2010 4 жыл бұрын
Jezaahgalaah sh umul
@hodanabdi1860
@hodanabdi1860 4 жыл бұрын
Illaahay ha ku xafido
@ummuadna4664
@ummuadna4664 4 жыл бұрын
Allaha kaa abaalmariyo sh umal
@hodanabdi1860
@hodanabdi1860 4 жыл бұрын
Masha allaah jizaakallaah
@rashiidmuxumed7116
@rashiidmuxumed7116 4 жыл бұрын
Cibaadada akhlaaqdii ayuu udarantahay illaahay hanaka qabdo
@suldaankagesey1685
@suldaankagesey1685 4 жыл бұрын
MashaAllah Allah kuxifdiyo Sheikh
@farxiyahahahaha4118
@farxiyahahahaha4118 4 жыл бұрын
Asc
@farxiyahahahaha4118
@farxiyahahahaha4118 4 жыл бұрын
Yaa shaykh jasaakalaahu laahu khayran was axsana ilayk
@DACWATUBE
@DACWATUBE 4 жыл бұрын
m.allah hadaad doonayso kheyr badan fadlan subscribe saar dacwa tube
@mohamedawalhassanawalhassan
@mohamedawalhassanawalhassan 26 күн бұрын
Scw scw scw scw scw scw
@bisharomaxamuud9337
@bisharomaxamuud9337 4 жыл бұрын
masha jazakalaahu kheyran
@user-fl4fn8on6r
@user-fl4fn8on6r 4 жыл бұрын
Asc alla sheekha miyuu Arkın ilmo yar oo labo Sano iyo bar jiro intii laga qaaday u ooyayo. Yaabay waa musiibo
@amalmahamud4804
@amalmahamud4804 4 жыл бұрын
Xaqiiqo waaye
@TechSiyaad
@TechSiyaad 4 жыл бұрын
Shiikh Alle haku barakeeyo, arimo muhiim ah ayaad ka hadashay, dadkeena Alle ha fahansiiyo dhibta Internetka iyo xumaantiisa.
@HooyoFartuun
@HooyoFartuun 4 жыл бұрын
Subxanallah alow na bad baadi amiin
@safiyoabdirahman7361
@safiyoabdirahman7361 2 жыл бұрын
M.a
@rathervita3377
@rathervita3377 4 жыл бұрын
Masha allah khudbad qiimo badan
@cabdimaxamuud5416
@cabdimaxamuud5416 4 жыл бұрын
Mamzhaa alalh sheekh maxamed umal alalh ku xafido sheekh soomaaaliyeed weeyi waan ku jecelahy
@mohamuudshiekhmukhtaar8421
@mohamuudshiekhmukhtaar8421 4 жыл бұрын
Masha Allah sheeikh allaha kubarakeeyo
@abdinoorkastaro4526
@abdinoorkastaro4526 4 жыл бұрын
manshallah jazakumullah sheikh
@deqoabdullahi5817
@deqoabdullahi5817 4 жыл бұрын
Subxaanallah
@nihaamnihaam9828
@nihaamnihaam9828 4 жыл бұрын
Sa daraded ayan markasta jeclahy ina usheego melaha ad ilmahina aqoon uga radineysa ogada walidow ha iska dirin ilmahaga ee
@wanaagmixedchannel
@wanaagmixedchannel 4 жыл бұрын
Ilahayow fiidnada nagailali
@naazuniquechannel
@naazuniquechannel 4 жыл бұрын
😭😭😭 YA ALLAH SAF US!!
@abdiwellidige4170
@abdiwellidige4170 4 жыл бұрын
Allah yaxfidnaa fi dunyaa wal aakhirah
@canabcumar2771
@canabcumar2771 4 жыл бұрын
Illaahayow naxidi shii runtaa
@HooyoFartuun
@HooyoFartuun 4 жыл бұрын
Amiin xbt
@naruurohassan6043
@naruurohassan6043 4 жыл бұрын
Ilaahow inaga madoobeee
@munoabdullahi1216
@munoabdullahi1216 4 жыл бұрын
Aamiin
@abukarhaji4126
@abukarhaji4126 4 жыл бұрын
allaha nagu wada anfaco
@abukarhaji4126
@abukarhaji4126 4 жыл бұрын
danbigena & kisana allaha no wada dhaafo
@nihaamnihaam9828
@nihaamnihaam9828 4 жыл бұрын
Wlhi been maha dhalinyaroy ilahay anka cabsano waxad arkaysa will kudhahaya anku shumiyo oo an is gamca gamceyno kadib Aya is Guursaneyna wlhi wax xaram kubilowday inusan hagageynin ee an rabi ka xishoono Anu been idinma sheegaye dhalinyarana wan ahay wana arkay wilal waxas idhahay marka waxa iga yabiyay 2maha3maha way badan yihin marka halkas waxa iga sobaxay waqti fidno ina kujiro aad ayana uga walbahary dadkas wa Somali wa Muslimarka dhahdo maxa kugu qasbay ina xalal xaaran ka hormariso wuxu kuleyahy school ayan ahay
@ibrahimsaid5121
@ibrahimsaid5121 4 жыл бұрын
🤔🤔🤔🤔dhibkaas waa jiraa.
@nadirasaid7452
@nadirasaid7452 4 жыл бұрын
Allaha ha ina hanuuniyo dhamaanteen
@HooyoFartuun
@HooyoFartuun 4 жыл бұрын
Walee internet waa na rogey cjiib alow noo gar gaar amiin
@HooyoFartuun
@HooyoFartuun 4 жыл бұрын
Waa xaqiiq abayo alow noo gar gaar.
@faaraxmuuse3878
@faaraxmuuse3878 3 жыл бұрын
الشيخ محمد عبد امل
@fathiaalihassan8966
@fathiaalihassan8966 4 жыл бұрын
masha allh allh yabasrik shekhnaa
@faaraxmuuse3878
@faaraxmuuse3878 3 жыл бұрын
الشيخ امل
@hewho7993
@hewho7993 4 жыл бұрын
Ilaahow duni Islam ka taliyo adaan i joojin saa aduun madaxa ku socda ayaan arki lahaaye, waqti qurux badan baan kusoo aaday lkin kuwa iga dambeeya ayaa iga sii nasiib badan oo Islam oo magac un ama taariikh ahaan u keydsan ayaa kusoo aadi doona.
@Heybadd
@Heybadd 4 жыл бұрын
Subxaanaka islaamka waxa ka fiican ee aad heli laheed maxay aheed
@hewho7993
@hewho7993 4 жыл бұрын
@@Heybadd aduun islam kataliyo waa alshabab iyo isis. Waa aduun sareeca lagu dhaqmo oo micnaheeda tahay noloshii 7th century ka jirtay saxaraha carabta mid la mida. Islamka waa dib usocod nolosha qatar ku ah. No thank you.
@Heybadd
@Heybadd 4 жыл бұрын
Adi muslim maa thy mise gaal
@hewho7993
@hewho7993 4 жыл бұрын
@@Heybadd waxaan ahay Gaal Allah iyo Rasuulkii carbeed labadaba beeniyey. Adigane beeni oo ka furo dhiig cablayaasha
@Heybadd
@Heybadd 4 жыл бұрын
@@hewho7993 subxaanaka hadaan beeniyo qabriga cadaabtiisa iyo naarta jahanama kuleelkeeda jir aan ugu adkeesto ma lihi adna wadadaas ayaa usocotaa haduusan alle ku hanuunin
@craxmanmaxamed887
@craxmanmaxamed887 4 жыл бұрын
Askari
@amanahmed8371
@amanahmed8371 3 жыл бұрын
Dajjaal iyo Dadkiisa ayaa aaladahan cusub u adeegsada baadiyaynta, luminta iyo adoonsinimo cusub... Dawladdii Dajjaal baa loosii Gogol xaadhayaa xarunta looga talindoonaana waa internet ka iyo waxa ku xidhiidha...
@naruurohassan6043
@naruurohassan6043 4 жыл бұрын
Tira maleh Asc markaa salaada dhahay inta jeer aan taleefanka ku booday
@zargoz5293
@zargoz5293 4 жыл бұрын
Waxan kalo ka codsanaya sheikh iyo culimada somaliyeed in ay soo jeediyaan Madxaf lagu barto diinteena qaliga ah ee islamka
@HooyoFartuun
@HooyoFartuun 4 жыл бұрын
Way buuxan mooho diinta in la barto waa fudu dahay ilaahay hano fudu deeyo amiin
@hewho7993
@hewho7993 4 жыл бұрын
@Zargoz ... Please diinta ha baranin sababtoo ah waxaad arki doontaa qaladaad badan oo hada kaa qarsan. Then shaki ayaa kugu bilaabmi doono. Waxaad diidi doontaa xadiisyada, kadib quraanka ayaad Ka heli doontaa iska hor imaadyo fara badan iyo qaladaad. Then conclusion ayaad gaari doontaa in diintaan eeysan aheyn wax xag ilaah all Powerful, all knowing ah Ka yimid. Marka please taladeyda qaado ee diintaan ha isku baranin balse sideeda isaga heyso.
@HooyoFartuun
@HooyoFartuun 4 жыл бұрын
@@hewho7993 subxanllah wax iska hor ima nayo majiraan ee waxa jiro resulkena suu no shegay qof asago Islam ah waga ubaryo .misana gabalka udhaco isaga Gaal ah .iyo qof isaga ah Gaal ah misana gabalka udhaco asago ah muslim.ilahay diinta hanagu sugo.qofkii ale hanuniyo OO OO qalbi gisa fiican yahay ayaa bad badayo.
@hewho7993
@hewho7993 4 жыл бұрын
@@HooyoFartuun wax iska hor imaanaayo weey jiraa waana buux waana kula wadaagi karaa hadaad doontid. Tan hanuunka.... Sow sax ma aha in Allah uu hanuuniyo qofkii uu hanuun la rabo. Which means qofkii uu hanuun la rabin ma hanuunaayo Sax.
@hassantech510
@hassantech510 4 жыл бұрын
Facebook, KZbin, WhatsApp and many others are ambassador for IBLIIS ,Take care don't obey them ..Don't spend time 🙏
@fatumasahal5225
@fatumasahal5225 4 жыл бұрын
Waa sax in uu yahay fidno lkn sheikh kama hadaashan dadka dafiicka ah ee hoostiina ku dhibateysan gar ahaan caruurta iyo gabdhaha wax kasta oo dhaliila dumarka ayaad dusha usaartaan raga xoogalehna kaga qabatan dulmiga
@alleqabe1045
@alleqabe1045 4 жыл бұрын
Khaybta kala nolaso dhaqsado
@farhaanmaxamuud4492
@farhaanmaxamuud4492 4 жыл бұрын
Mansha alalh sh umul alle haku xifdiyo
@rukiabeauty337
@rukiabeauty337 4 жыл бұрын
Asc sheikh umul walhy xaqiiq ayad kahadashey/ ilahy haku xifdiyo jazakumulaah
@mbe77
@mbe77 4 жыл бұрын
SH.lakiin su.aal internetka wax wanaagsan ayaa loo adeeg sada.marka xumaantiisa kaliya ha.fiirin wanaagiisana wuu badanyahay
@alinornageye3579
@alinornageye3579 4 жыл бұрын
100 kiba 10 waye sx
@abdirahiimabdullah5294
@abdirahiimabdullah5294 4 жыл бұрын
Waa sax lkn inta xumaanta ku faa,fasaa aad u badan
@abukhallaad691
@abukhallaad691 4 жыл бұрын
Abdulle yare Wall waa sax oo internedku wanaag wuu leeyahay lknse khudbadu waxay ku kooban tahay oo kaliya sida ciwaankeeda ka muuqata DHIBAATOOYINKA INTERNEDKU LEEYAHAY
@hassancaroog2741
@hassancaroog2741 4 жыл бұрын
Xaqa allaha nagu sugo dad soomali ah oo allah iyo rasuuliisa inkirsan ayaa baryahaan kusoo batay internetka haa laga digtoonaado
@hewho7993
@hewho7993 4 жыл бұрын
Allah iyo rasuulkiis ma isqabaan oo ma nin iyo naagtiisaa horti waa ayaga aanan kala harine? War waqtiga yeeynan kaa dhuminin kuwaas wax matarayaasha ah
@hassancaroog2741
@hassancaroog2741 4 жыл бұрын
@@hewho7993 Allah waa kan adiga iyo aniga na abuuray rasuulkan waa midki uu fariinta inoogu soo dhiibay marka cadaaba ilaahay uma dula qaadan kartide Allah ka cabso
@hassancaroog2741
@hassancaroog2741 4 жыл бұрын
@@hewho7993 Allah waxa uu qur aankisa ku leeyahay waan u sugi kuwa xaqa diidan aduunka haa iska raaxaystaan waxa ay doonaan haa ku hadlaan lkn maalin un waad dhiman waxaad halkaa ku shaqaysatay ayana ku horyaala
@hewho7993
@hewho7993 4 жыл бұрын
@@hassancaroog2741 OK... Firstly, wax cadeeyn ah ma loo haayaa in Allah uu na abuuray adiga iyo anigaba. Teeda kale, hadii uu Allah yahay mid all powerful and all knowing ah, surely waxuu awoodaa in uu qofkii dembi ka galo in uu la deal gareeyo in one second. Waxaa la sheegaa dad waa hore nolaa in uu halaagay because dambi ayeey galeen, why loola sugi waayey ilaa ey ka dhintaan. Ma powerkiisii baa hoos u dhac ku yimid hada mise waxaas oo dhan iska sheegasho ayeey aheyd.
@hassancaroog2741
@hassancaroog2741 4 жыл бұрын
@@hewho7993 mida hore Allah inuu ina abuuray gaal iyo nuslimba waa isku raaceen inaad adigu mulxid tahay ma sheegin wax iska samays mana majiraan oo wax kaste oo indhahaagu hayaan cid samaysay ayaa jirta tan labaad ilaahay umadihi hore waa halaagi jiray markay caasiyaan lkn umadaan waa umadi nabi muxamed scw loo soodiray nabina kama dambeeyo ilaahayna balan ayuu uqaaday nabigiisa in uuna halaagin umadaan balse cimrigooda ayaa iska yar kii allah caasiyo asagaaba maalma kadib iska dhiman
@ibrahimsaid5121
@ibrahimsaid5121 4 жыл бұрын
Su aal aan qabaa salafmedia???? "xayeeysiin iyo music fananin gaalo ah oo laxayeysinayo aan kafiirsanwaayey qudbada shiikha. Shiikha naftiisa aa horay u xaraantinimeeyey in xayeeysiin loofura channel qof muslim ah leeyahay" warkaas adinka isqabadsiiiya
@baroakhlaaq1783
@baroakhlaaq1783 4 жыл бұрын
*Wll Aniga Ma arkin wax Xayeysis AH Adiga Lee waaye **#Talefonkaga** waxana Keena Waxyaabaha Ad Soo Dagsato*
@nadirasaid7452
@nadirasaid7452 4 жыл бұрын
Anigana ma arkin wll
@inasheikh3463
@inasheikh3463 Жыл бұрын
Mbelkga wye Chanlka wxa lgma helee
@cabdilaahicabdinuur9620
@cabdilaahicabdinuur9620 4 жыл бұрын
Jasa aka allah khayr khayr ral jasaaa
CAFI WALAALKAA || KHUTBAH || SH MAXAMED CABDI UMAL
18:26
Salafmedia
Рет қаралды 40 М.
Best father #shorts by Secret Vlog
00:18
Secret Vlog
Рет қаралды 22 МЛН
마시멜로우로 체감되는 요즘 물가
00:20
진영민yeongmin
Рет қаралды 31 МЛН
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 61 МЛН
Waalidiinteeda ayaa dayacey || Qiso Xanuun badan
15:02
Sidee Naftaada kudhisi kartaa || Sh Maxamed Cabdi Umal
46:27
Salafmedia
Рет қаралды 318 М.
Sualo diini ah sh umal
16:20
English Quiz Mastery (EQM)
Рет қаралды 620
Dhibaatooyinka Baraha bulshada. Dr. Maxamed kaariye
18:56
MM Somali TV
Рет қаралды 8 М.
Barnaamijka su'aalaha | Sh Maxamed Cabdi Umal | Xalqadii 21aad
53:45
Masjidka 6-ka Official Channel
Рет қаралды 16 М.
Su'aalo iyo jawabo sheikh maxamed macalin
50:40
Qanso SomaliTv
Рет қаралды 65 М.
WAREYSI GAAR AH: Waayaha Nololeed ee Sh. Maxamed Cabdi Umal
41:42
Khaalid Foodhaadhi
Рет қаралды 272 М.
Nurmuhammed Jaqyp  - Nasini el donya (cover)
2:57
Nurmuhammed Jaqyp
Рет қаралды 189 М.
Jakone, Kiliana - Асфальт (Mood Video)
2:51
GOLDEN SOUND
Рет қаралды 8 МЛН