Maasha Allah in aad go'aan fiican qaadatay Rasuulkeyna Suuban SCW waxoo yiri meeshaad ku dhibtootid ka haajir ee meeshaad u guurtay dhib Allah kuma keeno bash bash iyo barwaaqo iyo farxad abid Rabby ha idhiinku deeqo Ameen yaa Rabb ❤💙💙💙🤲🤲🤲
@Elhamaliapdillahi-r5p4 ай бұрын
Alle ha ni xafido hn adi iyo carurta insha allh wax dhiba alle i nima tuso.insha allh
@sacdiyacismaanw.a63384 ай бұрын
Masha allah ilaahay ha idiin geeyo meel kheyr leh insha allah ❤❤❤
@bintumohamed88864 ай бұрын
Masha Allah xbbti welcome back Ilahey haku xafido caruurta hNa kula koriyo ❤❤❤❤
@umuhurayra73774 ай бұрын
Asc alle hakulakoriyo wll wax idin dhibina alle idnma tuso adkaarta badsada ciyaalkana subaxdii iyo galabtiiba Sakarya ha Kristan bismilahaa la yaduru 3 galab iyo subax iyo adkaarta guriga logaboxo Walton ha ilaawina adigana ducadii ama adkaartii nebigu n.n.k.h uu u akhrin jiray xasan iyo xuseen u akhri Allah macakum meelkasta goobkasta iyo goorkasta pod joogtaan wll adiga iyo awlaadaba.
@najmaabdullahi564 ай бұрын
abyo khery hakaga dhigo meshaa timid adi iyo ubadkada illah ha idin xifdiyo 😢❤
@ilhaanMaxamed-m5y4 ай бұрын
Abaayo alle ha iidin xifdiyo inshaa allah
@Black_tig3r4464 ай бұрын
Masha Allah tabarakallah owlada illahay hakula koriyo meel AA ku nasataan o ku nagaataan Allah idiin geeyo salaama
@faridaxaajimaxamed22373 ай бұрын
Masha allha mariya malesiya kugu ogahay❤❤❤hor usoc xabti
@Hawo-lula4 ай бұрын
😢owlaada iyo adiga Allah idiin xafido abaayo mcn❤❤
New zealand iyo Australia. Waa safe 98% percent. Balse xagan Europe..laba dal ayaa ugu khatar badan oo dhalintii somalidu midi lagu dhameey. Uk iyo Sweden. Caruurtaada ka ilaasho .