Ismacil Cumar geele waxan dhahayaa yuu ku soo dhaafin gurguute
@mohamedderia352218 күн бұрын
Xasan Doofaar Daljir baa xukunta kamana hor imaan karo Daljirna Ethiopia ma rabaan Shacabka Soomaaliyeedna Ethiopia ma rabaan, Xasan Doofaar ha dhaco.
@MohamudMuse-x4k18 күн бұрын
Wallaahay Maalinti ay ciidamada dileen ayaan soo xusuustay hadalkaagi ahaa in dagaal laga bilaabayo Puntland ilaa dawlad degaanka iyadoo la adeegsanayo argagixisada iyo Somaliland.
@AbshiroIbraahim-w2n18 күн бұрын
Wuxuu ka baxay he's ankara fiqi ayaa soo qoray
@FartunK18 күн бұрын
waxaan dowlad lama Oran karo waa jaahiliin ilaahoow naga qabo
@mohamedderia352218 күн бұрын
Waa dhadhamo raac ciddi lacag siisa ayuu raacayaa
@ubaxadam663618 күн бұрын
Asc Adam waakusalaamey ilaahey haku barakeeyo wallaal hadii aan kajawaabo su aashaada you ugoi doonaa xasan dhiikho wuxuu ugoi doonaa sidii horeba uu usheegey kornelka cidii mehersatey kuna hormartey in loosujuudo gacantii ay lacakta ku keeneena laga shumiyo xasan xaaraash xasan tuuksade xasan dhiikho oo kala garawaayey lacaktaan meesheykatimd waa iska sujuudaalee lacata iyo dabadiisa inuh asaga isugu darey ma oga sharmuuto waa kaxunyahey sida aysheegeen editoria waxan uleeyahey sharmuuto lacakteedey soodhacsataa laakiin ninkaan sujjuud iyo dabo iyo wuu iskudarey asaga iska daaye anagaa wareerney macalinow
@sacdiyogarane177418 күн бұрын
Somalia guuuuuul❤❤❤❤
@halimahersi845418 күн бұрын
Mabaahane xasan asagabakadaran
@COD-MIIR.17 күн бұрын
5:34 Somaliya xataa dhib-ween beey ku tahay. Lakiin Kufaar Aan. Doowlad-nimo Aqoon. Oo kufaar Imaan la baa MW noo ah. Waa na Xasan Shiikh.
33:28. Xasan kufaar na. Miskaxfiisa ma joogto Maanta. Marna waa MW Marna Waa Nabad Doon. Marna Waa Dagaal-Daarre.. Man na Waa Iimaan. Waqigii Imaam ka uu la haa. Buu dheeko noogu Qabta. Wuxuu soo saxiixay iyo wuxuu Qabtay na kama hadlo.
@AM-zo7pn18 күн бұрын
waa jahwarer somali politics.
@COD-MIIR.17 күн бұрын
12:10. Guryo Agoon Ama Hospitalka-Danyarta. Ama ?. Miyeeysan Goon laheen. Ilaa Doowlad baa la yahee. Macquul na ma aha. Lacag intaa dhan. In lagu bixiyaa. Dagaal iyo 2 Qabiil Buuq ka daar. Sidee beey Dad Fikirkaan. Iyo Ficiladaan leh DF ah loogu dhiibaa. Oo eey ba u Hawerystaan. Ayakoo saan ah..
@ABDULLAHI196418 күн бұрын
Odaygaan qaasim ah waa taageere xasan oo is qarinaaya. Turki ma waxaad mooday in wax loo meeriyo xasan kuwa ka waaweyn ayaa wax u aqrin waayey. Macalinow
@OsmaanAhmed-sc8ko18 күн бұрын
Sheq qaasim❤💯💯👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@luqmanalxakiim417018 күн бұрын
Wanku salamey
@COD-MIIR.17 күн бұрын
40:14 Somaliya beey aheed ineey saa u arkaan. Una fikiraan. Marna yeelin. . Ilaa Abiya Boqor Itobiya ma aha. Birito buu bixi. Amxaar ku nicib haduu Jagada Itobiya uu helo. Xaq buu u leeyahay. Wax walba Oo Somaliya, Badda uga yimaadaa. In eey Aad u Ganaaxdo. Ama Xirto. Lakiin Nin Riyaha ku Aqli ah baa MW ka dhiganay. Aragti Fog na laheen. Kuwa taageera haka ba Dar naadeen ne. Ayaku Jago ma noo haayaan.. .
@mohamudsharif128818 күн бұрын
S cumar geele waxa kale uu ka xanaaqsan yahay ku nonoqosha ereteriya iyo imaraadka waxaad ogtihiin imaraadka iyo jabuuti in ay isku dagaleen badii D B world oo markii dambe mag dhow lagu xukumay jabuuti
@SomaliPatriote18 күн бұрын
Wan iska garatey shekadan iney ka weyntahy Somali galbeed iyo Somaliland
@COD-MIIR.17 күн бұрын
35:00 Xasan Tan Itobiya iyo Baddii Somaliya buu Qaadanayaa. Xasan Waa Qof Naar gale ah.. Waa na laga yaa baa inuu Dalka ka Guuro. Markuu.Dalka7 Gato. Lakiin Habarrkii 7 iyo EEBE oo Xaadir ah. Baa Ka Jari.
@COD-MIIR.17 күн бұрын
40:30. Hadii 2035 Amxaar Somalida Nicib uu Jagada Itobiya Qabto. Weey dhicine. Khatarta Eey Somaliya Dareemeeyso Waa maxay. Mise Markii eey Khadartu timaato beey. Waa Wareeyaan. Oo Wax Fikir dheer Garaad na Fog Jago uma qaban. 91kii ka dib
@abdirizakhassan257218 күн бұрын
Cirka aad dheh.
@Ayaanbarqadcali-zo1pr18 күн бұрын
Tokada waxan umalayne in irisamaale xadka sootabtan duldulkoda badan
@COD-MIIR.17 күн бұрын
36:20 Maano-Koobiyadii. Xasan wuu gatay. Tan aneey dhibkeeyga tahay camal..Maanta buu ogaa. . Waa in 🇪🇷 Ama Kenya, Loo diraa. Maya Tan Itobiya haleey geeyo. Haduu dhahana. 🤔 Waa loo yeelaa.
@COD-MIIR.17 күн бұрын
35:37 Biibito, 10Qof qaad ah Xadaa. Manager. Ugama dhigeen. Rooble. Waa Nin Kafuur taag ag. Garaad na yar. Aad iyo Aad u Garaad yar. Anoo Buurta Aansalooti Caruurta Jiifta, Oo Aan 6 Bilood, Wax u Qorro. Sida Doowlad loo wado. Baa ka wax tar badan. Rooble MW iska daaye. Oo Waardiyo xataa, uusan u Qalmin. Qibrad na u la heen. Sidee buu Dal dhan u ilaalin?. Ma Ogeen, Maa la bareejeen.
@AbdirahmanMohamed-u1x17 күн бұрын
Hogan. Mahaysano 38:14
@COD-MIIR.17 күн бұрын
41:40. SIYAAD MW U QAPMA XATAA LA BARBAR DHIGI KARRO. FARMAAJO BAA UGU DHAWAA. INKASTOO WAQTIGU KU YARAA. YAAHINA KU DHAGNEED-
@Ahmed-ki3tb18 күн бұрын
Oday waalan wax ka suga ayaa somaliya haysata. Xasan caadi buu u waashay in laga tuuro meesha badbaada somaliya ayaa ku jirta
@abdullahisaman958218 күн бұрын
Mahad sanid abii axmed oo yiri una sheegay shanbaloolshe iyo balcad jubaland iyo maaland igalama hadli kartaan arintooda waayo waxaa yihiin lab nin oo hawiya ah marka laba mamul gobaleed oo hawiye Shaqa kulahayn sideen idin kugu dhiiba miyaad waalantihiin taas ma awoodo waayo hadey daaroodka jubland iyo digil mirle igu kacaan deegaan kaas itobiya majogi karto hawiyana igama helin karo ee igala hadla hir shabaeele iyo galmudug dhinaca hawiyaha
@Mrrred202318 күн бұрын
Walee ninkaan sheq qasim laleeyahy isagu aragtidiisa muu cabiro maxaa daarood ama ogaadeen colour uqabo maxeey tahy umada xitaa habargidir umada qaar baa xun qaarna waa fiican yihiin waba suno ee cabirkiisuu 2qabiil noqoty wamaxy dadweeynow ninkan mafiicna wayo umad but leeyahy hala xasuuqo war hedhe sidaad rabto wax udhici maayane Axmed inladilo waxaa ka horeeysaa sikale ood adigu aadnan ogeeyn ee ogw taas oo liq
@omarversteeg983318 күн бұрын
Hadha hadha
@Ayaanbarqadcali-zo1pr18 күн бұрын
Irisamaale eya cunay
@hoggaansane927518 күн бұрын
Irirsmaale waxaa la aasaasay 1962 dii, waa sida NATO oo kale Daarood iyo Digil iyo Morifle ayaa loo smaystay, k 1:05:35 haasatan Daaarood. U fiirso wax ka dhaxeeya malahan balse maalinta uu Daarood ,hadlo yaa Irireey ayaad maqlee, maba xumee wadanka may maamulaan ,.maxaa keenay Isaaq inuu ka doorbido Ethiopia inuu ka mid ahaado.