𝐍𝐚𝐟𝐭𝐚𝐚𝐝𝐚 Wax Ka 𝐁𝐚𝐝𝐚𝐥 intan Lagu Qaban | Sheekh Mustafe ✍️ Dhiirigalin kzbin.info/www/bejne/hF6aY6Kad6tqia8
@NasraCabdulaahi4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@bahjakayse17913 ай бұрын
❤
@KaltunBuclo2 ай бұрын
@@NasraCabdulaahi😢😢😮
@CabaasaxmadAadan-b5h2 ай бұрын
❤❤❤
@SomaaliPoi-bq3hz2 ай бұрын
Lool l o l lol l lo. O 9 9 o 9lo. Lo. 9lo lol. O lol lol. Oll. O o o 9ol lol o llo o l. Ol ol. O lol l. Lool o o lol lol. O oo l. O. O l. O lol o oo l 9l. O lo l oo l olo l olo oo l lol o l. L l l. O oo older. 9o l lol oo l. O o lol. L o o l oo l ool olo. Olo ol. L 9o lo llo. O. O o l l lol. Ool l. 9. Lo 😂o lo llolo l 9ol 9 oo 9 9 o. Llo lo 9 9 9 oll9 9lo. O o l. Oll l. Oollo. 9lo. 9o loollo. Lol lo. 9 9o loo lo. O 9 o lo l 9 9lo. L lool o oo l 9 9. Oh o. Lo l oo l. Lo @@CabaasaxmadAadan-b5h
@fouziajibril32949 ай бұрын
ILaahoow ha naga jeedin alle camaladiisa fiican Denbi dhaaf baan ku waydiisenaynaa waqti gasta Alloow gefkayaga iyo geeridayada ha kulmin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲yaa rabi
Ilahyoow inagaa dhiig kuwii lo dambii dhaafaay Yaa Allah🤲😭😭😭Ilahyow Adiga waxa thy Alle dhaafiid badan🤲😭
@SayidAxmed-c6z5 ай бұрын
Manshallh ilahay ha inaga dhigo kuwa tosan
@Mohamedjeesto8 ай бұрын
Wllalahayga somaliyeed ee muslimka ah qof kasta qoralkayga arka wll dhib aya ihaysta marka wxan idinka codsanaya rabbiga raxmada bdn ee dhibka ihaysta og sidan geridayda uhuba islaa mida ayan uhubu rabbigay inu dhabka iga kor qadidono farxadna igu badalayo balse wllahayga qalbiyada wngsan inad rabigeen igabaridan inu igakorqado qof kasto dhibhaystana haka kor qado rabbina hainaga aqbalo camaladena jidka tosanna inagu hago maxayelay allah waa naxariisbadane wana awoodbane jasakallah allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu
@انزلنورشرط8 ай бұрын
Wll mcn dhipka ku hestoh allah ka qadoh😢,sdkle exam tabanesoh rabi kaku siyo si niyad leh ban kugu duceyy wll farxad ban ku rajenaya inshallah 😢❤
@abdikelifahmed47518 ай бұрын
walaal waxaan rabigeen kuu waydiiyay in uu kaa dul qaado dhibka walba oo ku haysta kuuguna badalo farxad sidoo kale qof walpa alle haka dulqaado dhibka
@Deeqagobaad20238 ай бұрын
Allaha kaa dulqaado wall Farad kheyr badan allaha Kugu badalo
@safiaahmed-ne3nv8 ай бұрын
Alahuma amiin❤😢
@safiaahmed-ne3nv8 ай бұрын
Adinka wll dhipka ku Hesto farxad alh kugu badalo
@hoodoilkacaz82285 ай бұрын
Sheikh mustafe ilahayow abaalkisa jano ka dhiiga ❤️🤲
@Sabiriinayyy1235 ай бұрын
Aduunkaan masoo marin ruux ka wanaagsan nabigena scw ﷴﷺ❤❤
@HappyCamperVan-lo7io5 ай бұрын
Allha barakeyo shiiq mustaf ❤
@IsrahIsmaciil6 ай бұрын
Jasa kumul khayr sheekh❤😊
@suhaylaaliabdi83464 ай бұрын
allow aduunka ha iga saaRin ilaa adigoo iga Rali noqda moyee اللھم إني أسألك جنته الفردالأعلٸ ❤
Walalayal iso duceya cules qlbiga ba daremayaye in allh I saqiro 🤲😭
@EsseMoh5 ай бұрын
Ilahy hkaa faydo wll kurbadaa. 🤲
@carafaadcare8 ай бұрын
الله اكبر ❤😢
@maher_tafseer2 ай бұрын
Wacdiga dhiiri galin baa udheer. Shekh Mustafa isn't an average Shekh. He's the epitome of greatness. A real-time therapist derived from the Quran, the source of peace. My Allah Grant him and all of us Jannah 🤲 ❤ 🥺