Chanalka kaliya aan niyada kudhisto markastoo niyada layga jabiyo ama layga xanaajiyo wll yaasir aqoon kuma lihi lkn waxaad thy shaqsi ani nolosheyda wax Badan ay kabadaleen dhiirogalintaada jazakallah khyr allah kuna xariisto aduun iyo akhiro Insha Allah 100k waaan garenaaa my chanalkyga
@mohavicofficial76634 жыл бұрын
I.allah waa gareynaa yaasir mukhtaar
@hodandahir91264 жыл бұрын
Wlal noo soo badi qisooyinka😞 iyo dhiiragalinta🌹
@apullahali76964 жыл бұрын
No comment fast cawa wall Dhiirigaliye like isaar 🙏❤️
@mohamedabdullahijamac34364 жыл бұрын
Wan ku jeclahay Hooyo Macan noloshayda Waa adiga ❤️❤️❤️
@mariazanjanit84 жыл бұрын
Walaal Yaasir Mukhtar Wll Aan Dar ILaahay U Jeclahay Allah Dambigaaga iyo Ka Waalidkaapa Ha DhaaFo Wll Guulayso Labada Daaroodpa Waa Bil Khayr Lehe☝️🤲🤲🤲
@yuusufabdullahi6194 жыл бұрын
Inta jecel qisooyinka inuu nala soo badiyo like dhac kusii
Masha allah wallkey yaasir markasta guul ayaa ku rajeenaa💖
@maxamedgelemaxamed93174 жыл бұрын
Masha Allah Allow hoyayashena janada Geey Hoyo mcn ifka hibo kunolow Ankhirana Hoyga nada Allo udambi dhaaf Ya rabi
@sheikhaxmedsheikhmowliid72592 жыл бұрын
جزاك الله يا اخي الشريف 👏👏
@salimnoor38914 жыл бұрын
Intii HOOYO Jecel like haisiso❤💯
@samaaraaquen43264 жыл бұрын
😥😥Waa qiso xnuun bdn Hoyoyinken allha inoo dhawro Walladiintena hda qadarin wyne Wax naqdariyo ma heleno Rabbow ducda walligld aa lgu mel maraa ina waa faji yaa allah Maclinkena aad umhd snthy🙏
@abdiwasseiomarharoun79014 жыл бұрын
Waaw
@maryanmaxamed71874 жыл бұрын
😭😭Waa qiso aad xanun badan Hoyoyinken Allah hano deysto waladiintena hadii qadarin waayno wax naqadarineyna ma Heleno yarabi Ducadan walidiinteda ayaa lagu Mel maraa ilah hana waafajiyo ya allah ❤️❤️
Mashallah very educational, and is a reminder how to treat your parents. This channel deserves lots of subscribers. I can't comprehend those dislikes.. Alhamdolilaah for posting.
Masha Allah Aniga hoyo ma Arkin Anigo lix jir Ayeey iga geeriyootay wxna iso korasadey Awoowo iyo Ayeeyo hooyo wxna ka qiirooda sheekooyin kaaga Allah haku xifdiyo Allahuma Amiin
@mizkiapdidahirahmet16114 жыл бұрын
Aamiin aamiin yaa rabii allah hawnaxariisto wllo anba ma arkin kula mid ayaan ahay allah hawnaxariisto hooyo ❤
Mommy u r my life love u more rabbi ha unaxaristo hana udenbi dhafo dhaman hoyoyinkena Mahadsanid wll yasir rabbi codkaga caqligada io cilmigadaba haku barakeyo