Dhimahso 335 Milyan | ila Sawiro Maxaa dhici karo hadii dagaal Nukleer ah Qarxo ?

  Рет қаралды 166,444

OGAANSHO

OGAANSHO

Күн бұрын

kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 545
@maxamedfowzi3720
@maxamedfowzi3720 2 жыл бұрын
Ilaah hanatuso anagoo shidaal qodone gacnaha isqabsanne, amirica dad kasoo qaxay aan ceyr u qorne itoobiyana aan dhaheyno ma sameysan kartaan niyuk leyr,
@Haffyy
@Haffyy 2 жыл бұрын
😫🤲🥺♥️
@abdiato21
@abdiato21 2 жыл бұрын
Insha Allah Coming soon..💯🤲🏾🥺🤦🏾‍♂️
@AdnaanR
@AdnaanR 2 жыл бұрын
لا يوجد شيء أعظم من قوة الله ، الله هو الذي يتحكم في الكون.
@lacag-lacag
@lacag-lacag 2 жыл бұрын
Horta dagaal 3aad inuu adunkan ka dhacayo taas wa qasab lkn mida ah nuklearku inuu aduunko dhan gubi karo waa waxan suurto gal ahayn oo ilahay ayanba ugu talo galin in adunkan laga dhamaado ilaa qiyaamaha marka wan sugeynaa bal waxa dhaca
@husseinabdillahi2473
@husseinabdillahi2473 2 жыл бұрын
Aduunkan ilaahay gacantiisa ayuu kujiraa, gacan gaalo haduu ku jiri lahaa waqti hore ayey natirtiri lahayeen, marka nafta khyr usheegaa welwelkana iska dhaafa.
@zuheyrcade6239
@zuheyrcade6239 2 жыл бұрын
Waa xaqiiqada aan marnaba naloo cirib tiri karin
@nasriina3355
@nasriina3355 2 жыл бұрын
@@engineerxidig4661 laga yaabee wax dadka lagu cabsi geliyo inuu yahay oo San waxba ka jirin , gaalna haduu awoodaas heysan lahaa Marhore ayuu adeegsan lahaa , ee si maskaxiyan ayaa muslimiinta looga dhaadhacsiiye sidee ila tahay
@muhammadomer5632
@muhammadomer5632 2 жыл бұрын
Abti riyaad ku jirtiin hhhhh Nuclear ayaan jirin oo muslinkaa lagu cabsi galiyaa waa sheeko caruur Marka Pakistan yadna waa muslim tolow yey cabsi galisaa hhhh
@AlCarmawi
@AlCarmawi 2 жыл бұрын
@@engineerxidig4661 waa sida la iinnoogu maa weeliyo beenta dayax baan gaadhnay oo hadaad dhahdo waa been lagula wada yaabi maanta, waxan oodhan hadda khubaradoodaaba beeninaya!!
@AyanAli-kf8hn
@AyanAli-kf8hn 2 жыл бұрын
@@AlCarmawi haa I,arka imaqlada gaalada weeye.
@saadoali4444
@saadoali4444 2 жыл бұрын
Muslimiinta sharaftoda allah uso celiyo
@Jubalandvisit
@Jubalandvisit 2 жыл бұрын
Amiin yarabi
@ruun14
@ruun14 2 жыл бұрын
amiin amiin yarabi
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 2 жыл бұрын
Aamiin
@maxamedxasan6503
@maxamedxasan6503 2 жыл бұрын
aamiin yaa yaa rabi
@Upthisalan43
@Upthisalan43 2 жыл бұрын
قل لن يصيبنا إلا ما كتب الله لنا هو مولانا وعلى الله فليتوكل المؤمنون 🖤
@sadadboy2739
@sadadboy2739 2 жыл бұрын
Best KZbinr OGANSHO waan sugayay mawducan👏😇
@Official-sd4hc
@Official-sd4hc 2 жыл бұрын
Aduunku gacanta illaahay ayuu kujiraa cidina wax masamayn karto nugliyeer hanagu xuuxin illaahay baan Ka cabsanaynaayee
@mohaawyz7589
@mohaawyz7589 2 жыл бұрын
Waa runtaa laakin sabab ayaa jirta kuwaan hada is dagaalaaya ma awoodooda ayee ku goamiyeen mise waa qadarta alleh
@SOMALITIKTOKLIVEVIDEOS
@SOMALITIKTOKLIVEVIDEOS 2 жыл бұрын
@@mohaawyz7589 qadarta alle lakin sababta ayakaa lahaa
@Roro_feghi
@Roro_feghi 2 жыл бұрын
اللهم بلغنا رمضان 🌙💛
@hafsaabdinasir5513
@hafsaabdinasir5513 2 жыл бұрын
Aamin ya allaah
@fearlesswoman4635
@fearlesswoman4635 2 жыл бұрын
Amiin yarabi
@maryamcumar5895
@maryamcumar5895 2 жыл бұрын
Aamiin yaarabi
@ayuubdybala1838
@ayuubdybala1838 2 жыл бұрын
Amin
@falastinyusuf1709
@falastinyusuf1709 2 жыл бұрын
Amiin
@Khayr120
@Khayr120 2 жыл бұрын
Waar aduunkan ilaahbaa kataliya nukliyeer ilaahay akdiisa waxba kama aha aduunkana ilaahay ayaa kataliya saga uunbaa aduunka burburinkara wakhika uudoono
@ibrahimdhagax8175
@ibrahimdhagax8175 2 жыл бұрын
ALXAMDULILAH HADII ALLE MUSLIM IGU DHALIYAY 💯🥰 HADAD SALADA AAD TUKAN CABSI NAFTADU KAMA DHAMANAYSO OGAANSHO THE BEST KZbin 👀🌍🎆
@wllarmaan4711
@wllarmaan4711 2 жыл бұрын
QoFkii JaceL Nabiga Scw 🌹 Pls Like 👍
@akuunakeetu
@akuunakeetu 2 жыл бұрын
Waligaa hadaad aragto laba qolo oo kuwa cadaanka ah oo isheysta si aad u ogaato labadan dhinac ee isheysta yaa xun ama yaa qaldan oo aad ku wareerti sifudud ayaad ogaan kartaa kaliya fiiri dhinacyada is heysta raadi wadanka faransiiska yuu la jiraa cida uu lajiro ayaa xun oo gardaran maxa yela faransiiska waa hooyada xumaanta oo dhan aniga ma dhihin dadka cad ayaa yiraahda sidaas
@nasriina3355
@nasriina3355 2 жыл бұрын
😂😂😂
@bushra1672
@bushra1672 2 жыл бұрын
😂😅 siyaasi oo qaacidooyin leh aa thy👌
@ruun14
@ruun14 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣 feylasuuf qarsoon batahay
@isiiabaa5899
@isiiabaa5899 2 жыл бұрын
War nin yahow isha ayaad katuurtay si layaqaan ayaad nofahan siisay runtii waxad tahay filosof qarson
@umuislaax6186
@umuislaax6186 2 жыл бұрын
Yulajiraa faransiiska?
@اقراءعلي
@اقراءعلي 2 жыл бұрын
يارب احفظ المسلمين في كل مكان
@thatistrue2065
@thatistrue2065 2 жыл бұрын
OGAANSHO IS THE BEST INSHALAAH 1M SUBSCRIBE😘🙏🏼
@mohametking824
@mohametking824 2 жыл бұрын
Allah khatumada khayr haynogu khatimo🤲
@dahirgabobe5213
@dahirgabobe5213 2 жыл бұрын
Waxaan aaminsanahay anigu in hadii nukleer la rido aduunku uuna baa ba'eyn lagana badbadiyay ilaa la gaarsiyay in cabsidii ilaahay mudnaa laga baqayo nukleerka ruushka iyo mareykanka "And one day the world will come to an end" وجاءت سكرة الموت بالحق ذالك ما كنت منه تحيد ونفخ في الصور ذالك يوم الوعيد
@muhamuudbille9158
@muhamuudbille9158 2 жыл бұрын
Waa runtaa dhimasho dhimasho waaye NUCLEAR KU DHIMO AMA CAADI U DHIMO WAA ISKU MID
@amincano9255
@amincano9255 2 жыл бұрын
اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم ١٠
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 2 жыл бұрын
لَا يُقَا تِلُوْنَكُمْ جَمِيْعًا اِلَّا فِيْ قُرًى مُّحَصَّنَةٍ اَوْ مِنْ وَّرَآءِ جُدُرٍ ۗ بَأْسُهُمْ بَيْنَهُمْ شَدِيْدٌ  ۗ تَحْسَبُهُمْ جَمِيْعًا وَّقُلُوْبُهُمْ شَتّٰى ۗ ذٰلِكَ بِاَ نَّهُمْ قَوْمٌ لَّا يَعْقِلُوْنَ  *"They will not fight you all except within fortified cities or from behind walls. Their violence among themselves is severe. You think they are together, but their hearts are diverse. That is because they are a people who do not reason."* (QS. Al-Hashr 59: Verse 14)
@abdullahimahamudbile
@abdullahimahamudbile 2 жыл бұрын
Wllhi Ayadan Waxad Mooda in AYAGU toos u Tilmaamayo JAZAKALLAHU KHAYR
@zuheyrcade6239
@zuheyrcade6239 2 жыл бұрын
@@abdullahimahamudbile mooddaa ma ahan weyba tilmaameysaa
@maanyare6966
@maanyare6966 2 жыл бұрын
@@abdullahimahamudbile ifasir zhb
@king_idris2023
@king_idris2023 2 жыл бұрын
@@zuheyrcade6239 ii fasir zhp
@-_-yourbrother4849
@-_-yourbrother4849 2 жыл бұрын
@@maanyare6966 سورة الحشر آيه ١٤ Kuwa xaqa rumeeyeyna lama da gaallami karaan 《dhufaysyo iyo Gidaaro dhexdood mooyee》dhibka dhexdooda ahna waa daranyahay quluubtooduna waa kala tagsan tahay, maxaa yeelay waa dad aan wax kasayn. آيه ١١-١٤ ⬇️ Munaafiq had iyo jeer wuxuu la joogaa dhibka Muslimiinta, Munaafiqiintii Madiino joogayna waxay gacan siin jireen Yuhuudda oo ay ka dhigan jireen sokeeye Labada qolobana waxay ahaayeen, yihiinna had iyo jeer Colka Diinta Islaamka waana laga adkaan haddii dad toosan oo xaqa rumeeyey la helo, maxaa yeelay waa wax ma garad. Al-Xashr (11-14).
@Sheekoiyocashar
@Sheekoiyocashar 2 жыл бұрын
Shorts aad u qiimo badn ayan so galiya iso boqo wll
@fathima.iloveallah.3853
@fathima.iloveallah.3853 2 жыл бұрын
MAY ALLAH PROTECT US ALL AMEEN YAARAB 🤲
@xirsicabdixirsi5209
@xirsicabdixirsi5209 2 жыл бұрын
Aamiin yaa allh
@حموديبوني
@حموديبوني 2 жыл бұрын
اللهم امين 🤲
@rudwancilmi3636
@rudwancilmi3636 2 жыл бұрын
Waanu sugaynaa maalinka nuclear power ka laysu adeegsan doona allah na ha isku salido kolay ba anaga waxa noo hantiya ee sugnaba waa geeri nuclear na kama baqayno lakin waxa jeclaan lahaa cadawga allah ee gaalka ah inaan arki lahaa iyagoo is xasuuqaya
@adnanabdi333
@adnanabdi333 2 жыл бұрын
Sax wax jixinjix iyo cabsi ah kama qabo hubkaas wixii qoran waa dhacaayaan no cabsi
@suruurhaaji...4490
@suruurhaaji...4490 2 жыл бұрын
Mar kastaa waxaad ogaata in maalin uun ay hor tagi doonaan qof uusan ka daba hadli karin halka maanta uu is moodo in asaga uuba hogaamiyo caalamkan aaminsanyahy neh in asaga kaliya laga danbeeyo Allhu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar (الملك يومئذ الله يحكم بينهم) (لمن الملك اليوم لله الواحد القهار )
@Quranly
@Quranly 2 жыл бұрын
Lakiin ha hilmaamin in inteena kale ee Somalia iyo Africanta Ku jirto gaajo u dhimanayaan sababtoo ah qoraxda ayaa qarsami karto mar hadii qoraxdo qarsoonto dhulka kama soo goayaan bariiska iyo cuntoiyinka kale taasna u dhimaneenaa. Ilaheey Nama gaarsiiyo maalinkaas waa maalin aqirul zaman
@suruurhaaji...4490
@suruurhaaji...4490 2 жыл бұрын
@@Quranly maya wll aakhiro zamaanka calaamado lagu garto way badanthy lkn ma maqlin nuclear oo aakhiro zaman ka mid ah 🤗
@cabdiqanijibril9531
@cabdiqanijibril9531 2 жыл бұрын
@@suruurhaaji...4490 maanta talef yar ayaad dunida Kala socoto e ma maqashay Saban aakhirka mobile iyo TV Aya imaanaya Ma maqashay Saban aakhirka waxa lagu Karan Doona qofka madiina jooga Aya halkaas Kala hadli qof Maka jooga Waa Maya lkn way dhacday Wax walba diinteena way ku dhamaysitran yihin wax walba dinteenu way sheegtay lkn qaarkood waa siro daahson looguna Tala galay inay umada fikirta wax ku qaadato Saban aakhirka diyaarada hawada dhaxdeeda duula iyagon wax qabta hasysan ma lagu yidhi waa Maya lkn way jiraan Somali hadan nahay madax adeeyg, macangag nimo Ayaan dunida uga hadhnay
@yahyeabdirahmanofficial1868
@yahyeabdirahmanofficial1868 2 жыл бұрын
Ukraine waa la qalday reer galbeed ayeey isku haleysay Balse reer galbed iyo mareycan dagal diyar uma ahan sababtoo ah waxey ogyihin waxa la dhalan karo
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 2 жыл бұрын
Salamaaad Minkuli Afaad Badbaadiyoow Nabadbaadi, amiin yaarabi 🤲😭😭💔💔
@IbraahimFans
@IbraahimFans 2 жыл бұрын
Whli hadda kahor madaxweynaha Ukraine oo qaladka weyne kaa kalay islaamka marke aa yahuuda lasaftay noo jixin jiix joojiya somaliyey jixin jiixa aad oo heysin Ukraine siin jiida hooyada ha wasan oo kaalo lk Islam ku nool Allah aa lajiro keep going Russia
@maryamcumar5895
@maryamcumar5895 2 жыл бұрын
Lawadoda waxaa la jiro malahan waa Dameer iyo dhegahiis gaal waa gaal faaido eey Muslim uleeyihiin malahan Rushna waa kii nooga hiiliyay amxaarta
@KINGMOHA5388
@KINGMOHA5388 2 жыл бұрын
Ma ruushka ayaa Ilaah la jiraayaa? su aal aan ku weeydiiyee Ruushka muslim miyaa? ma ogtahay in Ruushka uu islamka aad u necebyahay, welibo kaaga sii daran xitaa dadka madoowga ayeey necebyihiin Ruushka oo aan la tusi karin, waa dadka ugu cunsurisan ee dunida ku nool. 3 wadan ee aduunka oo kala ah Israil ama yahuuda, China , iyo Russia waa dadka ugu neceb islaamka. marka sideed Russia ku leedahay ALLE ayaa taageeraayo? labadaba Ukrain iyo Russia waxba ma isugu kaa dhaamaan adeer, ee waxaan ku leeyahay taariiqda aduunka wax badan kasoo baar. waxaa la taageeraa ha isaga taageerin Russia oo waxuush ah. mise ogtahay Somalia markeey Ethiopia la dagaaleen dadka somalia jebiyay oo laayay ineey ahaayeen Russia. saacadaan soomaaliya weey soo ceshan leheed dhulka ethiopia somaliya ka heeysato hadii uu Ruushka ahaan leheen. marka wax badan soo ogoow.
@0name530
@0name530 2 жыл бұрын
Labadaba kii Soo guulaysta waa cadowgeena
@IbraahimFans
@IbraahimFans 2 жыл бұрын
@@maryamcumar5895 nio somaliya waa wadan daxliistay oo qabiil ka jiro lkn ruushk kum Kiniin qabiil ee England aa kuu keyntay oo somaliya maa xukunto ruushka mxa xukumo America 🇺🇸 😂
@begreatfulleverythinguhave7966
@begreatfulleverythinguhave7966 2 жыл бұрын
Kuwa wa alow labo dibi isku janqad oo mod noo jabi kkkkk midna jacayl iyo jixinjix uma hayo wa cadow allah iyo muslimka ogaansho barmajiki u kaga hadlay jeeejniya suuriya ma dawan miya ruush iyo yukreniya wa isku mid wa cadaw ha isku jaban
@ady426
@ady426 2 жыл бұрын
Ani waxa ciil iga haya ninka xun lo'da caabuda kas wadan la dagalamo mala wayi🤢🤕
@Roro_feghi
@Roro_feghi 2 жыл бұрын
Allow inti muslim dhiban ugargad mel walbo ee dunida kajogan 🌍😪
@nuuromaxamed5160
@nuuromaxamed5160 2 жыл бұрын
Nuclear_ kii Japan lagu dhuftay baa ilaa hadda laga soo kabsan la'yahay ma midkale Subxanallah!!!.
@Turjumaanka
@Turjumaanka 2 жыл бұрын
Waliba waxaa kaaga sii daran 👥😁nukelierkaaz japan update maahayn Yacnii kii japan oo soo lamalaamay 😭👥👥
@adoweyznoor1182
@adoweyznoor1182 2 жыл бұрын
Kan hada kadaran kaas wax weyn ma aheen
@dekaadar9636
@dekaadar9636 2 жыл бұрын
SubhanaAllah May Allah protect us
@jokejoker4752
@jokejoker4752 2 жыл бұрын
waxaa la yaaba dadka somalida ah ee u maleeyo in dagaalka dalalka waa weyn uu ayaga ku ekaanayo uun mana ogo meel muhiim ah in aa ku naalo oo cida kacanta ku heyso ee kacanta sare la haaneyso marka waa lagu diriri doono kacan ku heynta bab mandab allaaah naga haayo shartooda
@feysalfeyte1802
@feysalfeyte1802 2 жыл бұрын
The faste comante sxp bin igu qabo cumar yare my brother 🙏🥰🥰
@kamsarodobe7104
@kamsarodobe7104 2 жыл бұрын
Hi🧕🏽💐💐 all Arabian people 👳🏻‍♂️👳🏻‍♀️🧕🏻if you live in Al khaligi Arabia🌍 or if you live in Africa 🌍,I wanna tell all alot off things wrong in your realign Islam you have then I wanna tell what's right ok,🌹🌹🌹 1: don't say Allah Akbar ، لا تقولوا الله اكبر , / you say Al Rahman ahad or Al Rahman Akbar🌺🌺🌺، قولوا الرحمن أحد أو الرحمن أكبر 👍 ok, 2: don't say ashhadu la illah Ila Allah WA mahamed rasol Allah, لا تقولوا أشهد لا إله إلا الله ومحمد الرسول الله , / you say Amin Al Rahman ahad la sharika laho WA aid rasol Al Rahman🌸🌸🌸، قولوا آمن الرحمن أحد لا شريك له و عيد الرسول الرحمن صلى الرحمن عليه وسلم 👍, 3: don't use Allah، لا تقولوا الكلمة الله , only you use Al Rahman🌻🌻🌻، قولوا الاسم الرحمن أو الرحيم , 4: Al haaj Wal Omra isn't Al kaabah in Saudi Arabia and is wrong for realign Islam ليست الحج والعمرة في السعوديه , / but Al haaj Wal Omra is Al masjid Al qodus or aqsa or aid Al monawar💐💐🌹🌹🌹، المسجد الأقصى هو نفسه الحج والعمرة ,5: ( night Al qadar) is last day in Ramadan when tomorrow Al aid is night before the day aid 🌼🌼🌼 ok 🌷🌷, الليلة القدر هى الليلة العيد عندما بكرا العيد أو الليلة قبل اليوم العيد,,,,. 6:I wanna tell you what is wrong days of the week🌻🌻, الايام الاسبوع غير الصحيح، السبت والأحد والاثنين والثلاثاء والاربعاء والخميس والجمعة , Al asbti,Al ahad, Al isnin,Al solasa, Al arbaa , Al khamis, Al jumea, I tell you right day's of the week🌿🌿🌿🌿, الايام الاسبوع الصحيح، الاحد والاثنين والثلاثاء والاربعاء والخميس والسبت والجمعة, Al ahad, Al isnin, Al solasa, Al arbaa, Al khamis, Al sabti,Al jumea, and I wanna tell all people have realign Islam if you need go Al haaj Wal Omra you can go any masjid in your country in the two aids until Israel go to Lebanon and filistin go to kowait and Saudi Arabia take Al masjid Al qodus or aqsa or aid Al monawar, أي الشخص أراد أن يروح الحج والعمرة روحوا المساجد موجود في البلاد أنت تعيش حتى الإسرائيلي يروحوا في اللبنان و فلسطين يروحوا في الكويت و السعودية تأخذ في المسجد الأقصى المبارك و مع السلامه 🧕🏽,🤔☕☕☕☕...........
@Aaroncadwell
@Aaroncadwell 2 жыл бұрын
Alloow dhibta kadulqaad inta dhiban🤲
@maxamedsiraaji4916
@maxamedsiraaji4916 2 жыл бұрын
Hada ha qarxo macalin sababtoo ah dunidan waa duni xishoodkii tagay foolxumadii oo lagu faano iyo isku awod sheegasho iyo muslim gumaad waxan ahayn ma aragno
@xirsicabdixirsi5209
@xirsicabdixirsi5209 2 жыл бұрын
Ilaahayoow dhibkooda muslimiinta kabadbaadi dhibkooda iyagu haysku jabeene
@somalisocialmedia2364
@somalisocialmedia2364 2 жыл бұрын
10-second ma iga siin kartaa wakhtigaaga? Waxaan rabaa in aan gaadho 2k-oo subscribe, Intaas oo comments hadii aad iga dhex aragtay Ma igu caawin kartaa 1-subscribe oo kaliya , waxaan ahay walalkaa ood dhiig iyo dheecaan aad wadaagtaane iyo waliba diin'e wad mahadsan tahay.
@kamsarodobe7104
@kamsarodobe7104 2 жыл бұрын
hi🧕🏽💐💐 all African people 😎😎I wanna tell how many countries in Africa🌍🌍🌴🌴🌴 and every country land 🐣🐣they have , Africa only 8 or 9 countries in Africa 🌍🌻🌻🌱🪴🌞🌚 1: Maroc🇲🇦🇲🇦 have Land center Maroc and western Sahara and Mauritanie and Sénégal guinea Bissau, 2: Algérie🇩🇿🇩🇿 have land centre Algérie and Mali and sierra Leone and Liberia, 3: Tunisie🇹🇳🇹🇳 hâve Land Niger and Nigeria and côté l'avoir and Cameroon and Bénin and Burkina Faso and Ghana, 4: Libye have land center Libye🇱🇾🇱🇾 and Chad, 5: Egypt🇪🇬🇪🇬 have land centre Egypt and north Sudan and part of Eritrea, 6: Ethiopia 🇪🇹🇪🇹have land part of Eritrea and Djibouti and center Ethiopia and south Sudan and center Africa and two Congo and equatorial guinea and Angola and Namibie, 7: Somalia🇸🇴🇸🇴 have land centre de Somalia and Kenya and Rwanda and Uganda and Tanzania and Malawi and mosanbique and Zambia and Zimbabwe, 8: Madagascar and south Africa ,..............and every country in Africa you must back 🚓🚓✈️✈️🛳️🛳️all person's in your country where they come from like black people 😷😷😷come countries Asia like bangaladich and Kashmir and Afghanistan and Sri Lanka and Pakistan ok like that we can stay without problem in our countries in Africa................., byyyyyy all and thanks 🤔🤔🤔☕🫖.......
@umuxafsa3391
@umuxafsa3391 2 жыл бұрын
Allah hanaga badbaadiyo kufaartaa waaweyn
@Mwalimu82
@Mwalimu82 2 жыл бұрын
hada lee yurub tagay xabad iyo nuclear power ineey isku adeeg sadan mey bilaaben 13k dollar iga soo baxday wlh inaa qaxeen 😂😂😂
@nimajirde6413
@nimajirde6413 2 жыл бұрын
Mashallah wacalaykum wa salaam keep going my dear brother welcome back legend thanks good information ❤💯
@khadiijohassan4822
@khadiijohassan4822 2 жыл бұрын
Allaha isku gubo intee musliminta kajaren😭😭 allaha isku jabiyo kuligood 🤲🤲
@danlayal5212
@danlayal5212 2 жыл бұрын
Boqor waxaad soo dhigta sameynaha aomalia iyo muslimiinta ugeysan karto
@Jubba-Times
@Jubba-Times 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣Akbar Erey bixin baad la heshay Israa'iil(Cadowga Sahyuniga)
@sirtaqarsoon9124
@sirtaqarsoon9124 2 жыл бұрын
Su,aal adigoo raal ah marar badan waan arkay adigoo ka hadlaya daafaha caalamka qaaliban lkn mid ii sheeg wadamada islaamka maxeey uga hadli la,yihiin arinkaan Ukraine sida bakistan,Turkey i.w.m wll
@XudayfeCigaal1
@XudayfeCigaal1 2 жыл бұрын
Pin igu sharaf wllo
@parqadshibrahim9799
@parqadshibrahim9799 2 жыл бұрын
Utaad cumar maxaa somaalia lagudboon war farmaajo muu xil kusiiyo walee isbadal waaba la, imaani
@aweysmohamed3091
@aweysmohamed3091 2 жыл бұрын
dabkii Nabi ibraahim galada kuridayeen waxay shidaayen bilooyin markey kuturena alle waxuu kadhigay qabow cadi ah galadaaan waxy kufanayaan wax tari mayaan alla awoodiisa kaweyn
@Mohamed-abdalla24.
@Mohamed-abdalla24. 2 жыл бұрын
Macalinkeena Omar inshaar ❤️
@zuhuurise6510
@zuhuurise6510 2 жыл бұрын
Bisinka illahow naga qabo walidkay maxaanu qaban kara qoraxda hadulaway bismillahi
@saaxiibgaming4893
@saaxiibgaming4893 2 жыл бұрын
Walaalahaga somali maxamed iso bokhda insha Allah waxan soo dhiga khayrka ka qayb qado insha Allah oo subscribe oo saar🥰
@c.caziizbidixo8946
@c.caziizbidixo8946 2 жыл бұрын
Muslimiinta allh haguuleeyo❤❣🤲🤲🤲
@cabdaladalmar5620
@cabdaladalmar5620 2 жыл бұрын
01:51 wuxu noqondona in aad adigu mar danbe youtube so fadhiisanin
@abdirahmanmoalinali7131
@abdirahmanmoalinali7131 2 жыл бұрын
اللهم اجعل القرآن ربيع قلبي يا رب العالمين اللهم أنت ربي لا إله إلا أنت خلقتني وأنا عبدك وأنا على عهدك ووعدك ما استطعت أعوذ بك من شر ما صنعت أبوء لك بنعمتك علي وأبوء بذنبي فاغفر لي فإنه لا يغفر الذنوب إلا أنت 😭😭🤲🤲❤
@abdisamadhussein3924
@abdisamadhussein3924 2 жыл бұрын
Gambaleelka wax kale uma saaran Kaliya in uu idhaafin ustadka hadaladisa
@kasirabdinasir1619
@kasirabdinasir1619 2 жыл бұрын
First person wll Like isaara
@BariiraPodcast
@BariiraPodcast 2 жыл бұрын
qiiqa ilahay shegay ilama aha inuu yahay qiiq sababeen bani,adam ama wax nuclear sababy se waa qiiq samada kenayso sida ayada ku cad
@apdirahman1433
@apdirahman1433 2 жыл бұрын
Qiiqa quraanku sheegay maahin Kan nuclearka sida diinteena inoo sheegty xabashi maka markay kuduulaa...romena ay islaam qabsado waa caalamado diini ah oo muujinya gabagabda dunida tana Alle ayaa og wxi dhici doona waayo isagaa koonkan maamula ☝️
@yasinshuceyb397
@yasinshuceyb397 2 жыл бұрын
OGAANSHO 🎤👤🎤 OMAR INSHAAR 🌼✅ Allow Sahal Amuuraha Aduunka Oo idil 😭⚫
@abdallawarsame9350
@abdallawarsame9350 2 жыл бұрын
Dhib maleh aduunkan io rafadkiisa an ka Tagenaye
@abdiali4626
@abdiali4626 2 жыл бұрын
dhibaatada ay wadaan USA & REE YURUB waahubaal in laysku adeegsandoono BAM BOOYINKA wax gubaada sida luklerka maanta RUSHKA way kukalifayaan ku hada sheegaaya inay UKRAIN kucaawin doonaan hub casriya bal aan eegno halkay kudabayso xaaladani
@sihammohamud493
@sihammohamud493 2 жыл бұрын
ربنا لا تؤاخذنا بما فعل السفهاء منا🤲
@ameinofficiall1873
@ameinofficiall1873 2 жыл бұрын
NIO BUUBUNINTA ISKA DHAAFO WX AQLI GALA KA HADAL🐵
@jalaalmedia
@jalaalmedia 2 жыл бұрын
فارتقب يوم تأتي السماء بدخان مبين ؛ يغشى الناس هذا عذاب أليم سورة الدخان الجزء السادس انا حافظ القران قولوا ما شاء الله
@saadaqmohamed3376
@saadaqmohamed3376 2 жыл бұрын
Africa haloo qaxo ayey dhaheen reer galbeedka
@mahamudjeylaniyare4064
@mahamudjeylaniyare4064 2 жыл бұрын
Allow umada musliminta balbaadi insha Allah 🤲🤲🤲😢
@hamseofficial7116
@hamseofficial7116 2 жыл бұрын
Aduun iyo aakhiraba ilaahey oo qudha ayaa awoodleh maamulana koonkan
@SANDUUQA_QISOOYINKA
@SANDUUQA_QISOOYINKA 2 жыл бұрын
Walal waxan soo gudbinaa filmaantii u dambeeyay, oo af soomali ah, inagoo kugu soo gudbinayna qaab casri ah, filmka dhannah kugu tabinayna daqiiqado kooban, nagu soo biir walal ❤ 🙂
@munasarwali8838
@munasarwali8838 2 жыл бұрын
Bro Manzhllh Lkn Baryadu Kuma Fiicno Adigu Dadaal Wll inzhllh Meeshaad u Baahna Tahay Waad Gaadhi 🆗✌️
@blessingchanne1866
@blessingchanne1866 2 жыл бұрын
Waxadh arki dontaa dulkena oo la bobayo somaliyey dagaal udiyar garobaa
@aymandahir9881
@aymandahir9881 2 жыл бұрын
Hhh wacaan kahelay sidaa liiska Israil ugu qortay cadawga
@abshircalinorcali3070
@abshircalinorcali3070 2 жыл бұрын
insha Allah waa soo baabashadii sareynta islaamka iyo bur burkii reer galbeedka iyo marekankaba insha Allah
@cabdaletaani1513
@cabdaletaani1513 2 жыл бұрын
Ukraine waydadale waa dad gesiyina. Aduku ulayabay adunki ismay lahen sidan ayay isku dufacayan
@ady426
@ady426 2 жыл бұрын
Dadan 🥶
@axmedaxmed5455
@axmedaxmed5455 2 жыл бұрын
Beacause Ukraine iyo Russian ku waa dad isku mid ah xaga dagaalka
@nadiyasaid123
@nadiyasaid123 2 жыл бұрын
Aduunka wadhamad wayo wakhtigi mahdiga sodhawaday wllo gaalada wadamadooda aduun dhan wakabaxaya
@Abdiaziz12360
@Abdiaziz12360 2 жыл бұрын
Fadlan intay socoto. Xaldahan waxan ka codsanaya inad si isdaba jooga uso gudbiso xaldaha
@abdirahmanmo12
@abdirahmanmo12 2 жыл бұрын
Alla hanaga bad baadiyo sharkooda yaarabi 🤲
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 2 жыл бұрын
Russia 🇷🇺 wa dal aan loo babac dhigi karin
@عبدالقادرعلي-خ8ب
@عبدالقادرعلي-خ8ب 2 жыл бұрын
Wlhi Allah isku diro gaalada unixi maayo wayo muslimka ayey dhiben
@sicidcabdilahi7667
@sicidcabdilahi7667 2 жыл бұрын
ZUBXANALAH ILAHAY HANAGA QABTO
@abdirahmanmadani387
@abdirahmanmadani387 2 жыл бұрын
Bal maxa labo gaal oo abtirsiimo gudboon Midna aan u gumeyn midna guusha usiin Oo maxa igaga gidhiisha. Yeelko haday doonaan yaan midh ka badbaadin Bari iyo galbeed ba Muslimka alle ha quweeyo dowladaha khaliijka mujrimiiinta ka talisana alle haka qabto islaamka ameen
@Abdirizak_Hakim
@Abdirizak_Hakim 2 жыл бұрын
Qof waLpo dunida saaran wuu dhimana lkn fidnada soo socoto mid yar mhn 👎Mowduuca manta naxdin waye 😨😱
@mohaamiin311
@mohaamiin311 2 жыл бұрын
insha Allh waxn rajeynaya inan gaaro waqtiga lagu dagalamayo seefaha iyo warmaha
@Abdiaziz12360
@Abdiaziz12360 2 жыл бұрын
I’m first masha allah ogaansho inbadan ayan sugayay inad ka hadasho
@shamilesmail
@shamilesmail 2 жыл бұрын
Waxu miyanay dhimasho uun ku danbaynayn Cidii dhimashada ka baqanaysa ayuu wax yeelaya nuclear bombku
@heartlessG640
@heartlessG640 2 жыл бұрын
Alperto enstien waapa goat🐐 caadiya wuxuu sii adoorasey in waxba leysku reeben dagaalka 3
@alleyaqaan8161
@alleyaqaan8161 2 жыл бұрын
Waxan garan waayay waxa aadka waddo cadowga s kadib ayaan calanka arkay cumar waa akhyaar alle haku garab galo wll.
@shekhabdale8504
@shekhabdale8504 2 жыл бұрын
Alle waxaan waydisanyaa in uuu islamka quweeyo
@bilebaari5151
@bilebaari5151 2 жыл бұрын
Maxaa kaagalay Ukraine tuug carab ta wasto
@bilebaari5151
@bilebaari5151 2 жыл бұрын
Maxaa kaagalay Ukraine tuug carab ta wasto
@muaad4440
@muaad4440 2 жыл бұрын
Allah khaatamdu nagu tuusiyo😓🤲
@bilebaari5151
@bilebaari5151 2 жыл бұрын
Maxaa kaagalay Ukraine tuug carab ta wasto
@sadiiqsaciidchanell4455
@sadiiqsaciidchanell4455 2 жыл бұрын
Hore u soco ustaad ❤
@suldaanhajiabdilahi6255
@suldaanhajiabdilahi6255 2 жыл бұрын
Cadowga S 🇮🇱 Hhhh😅😅 kuwaasi inaY haystaan Nugliyeer maan modaynba
@Farxaan-sl3fj
@Farxaan-sl3fj 3 ай бұрын
dagaal 4aad majiro
@ahmednuur1585
@ahmednuur1585 2 жыл бұрын
Alx anaga hdan Muslimiin nahay ilahay galads waa naga celiyay
@yaxyeadan3123
@yaxyeadan3123 2 жыл бұрын
Jabka gaalada waa inaad ku faraxdaa hadaad tahay muslin
@aslimmohamed9049
@aslimmohamed9049 2 жыл бұрын
Gaal iyo muslim labadoda wa ibn adaam mahan in leey is naaco Caruur ayaa ku jiro gaaladas
@ady426
@ady426 2 жыл бұрын
@@aslimmohamed9049ayagaba muslim uma naxan miskin tahay bee
@aslimmohamed9049
@aslimmohamed9049 2 жыл бұрын
@@ady426 🤨
@hidabile6115
@hidabile6115 2 жыл бұрын
Cumar inshaar waan ku taageeraa
@cabdiali5372
@cabdiali5372 2 жыл бұрын
Saaxib subtitle english muqaalkaada ku sameey
@lessonsfrombooksandmotivation.
@lessonsfrombooksandmotivation. 2 жыл бұрын
Yuhuuda in aad magacooda ka dhigto "cadawga s" aad baan ugu faraxsanhy macalin
@shamsodiini3272
@shamsodiini3272 2 жыл бұрын
Manshallah Manshallah walal keen ilaahay qayr badan allaha kusiyaadiyo Kuwana shartoda ilaahay ban ka Megan galnay yaa rabbi
@messileo4586
@messileo4586 2 жыл бұрын
Mowduuc inoogu sameey sababta culimada loo dabar gonaayo ee wadankeena somalia 🇸🇴
@Turjumaanka
@Turjumaanka 2 жыл бұрын
Wuu hormarayaa 😭 Waligaa madaxaaga hoos 😁
@xamsemuse5549
@xamsemuse5549 2 жыл бұрын
Maasha alaah ogaansho mahadsanid sidaad warka noogu soo tabisey
@mahmoudabdullah903
@mahmoudabdullah903 2 жыл бұрын
War ma ahan ee waa xog.
"المنطقة 51: أسطورة أم واقع؟"
3:12
عبده الزناتي
Рет қаралды 12
Incredible: Teacher builds airplane to teach kids behavior! #shorts
00:32
Fabiosa Stories
Рет қаралды 11 МЛН
HAH Chaos in the Bathroom 🚽✨ Smart Tools for the Throne 😜
00:49
123 GO! Kevin
Рет қаралды 16 МЛН
Hal xiraalaha ugu adag ? Maxaa ku dhacay Xisbullaah !
28:34
OGAANSHO
Рет қаралды 96 М.
1936 - 2021 | Aaabaha Nukleerka Pakistan , Cabdilqadiir Khan
10:31
DUULAANKİİ AFGAANİSTAAN MAREYKANKU KUSOO QAADAY 2001-2021 OO KOOBAN.
20:05
Ramadan Bin Putin | Canuga Putin ee kabaha ka weyn xiran .
11:15