No video

dhoola tuska Ciidanka Xooga Dalka ee Xuska 12 April

  Рет қаралды 189,836

Universal TV

Universal TV

Күн бұрын

Sidee Ciidanka Xoogga Soomaaliya ay maanta dhoollatus ay ku muujinayaan cududda ay leeyihiin ay ugu soo Bandhigeen Xuska 12 April?

Пікірлер: 409
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 2 жыл бұрын
Im so excited for Somalia’s future, I can’t imagine the progress we will make if we continue this path. Mashallah Guul iyo Gobanimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️🙌🏽
@MaalmoFilms
@MaalmoFilms 2 жыл бұрын
Yeah absolutely ❤️ 🇸🇴 🦁 💪
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 2 жыл бұрын
@@Islamichealing it pains me to even think about it but let’s hope Somali people have learned their lesson
@ilhanisha2813
@ilhanisha2813 2 жыл бұрын
@Baba Foodle wadankeni waa wadan jab kaso kacayo, marka intaan hesano waan inaa kufaraxna! Si oo ilaahey nogu siikordhiyo!!!
@Ot_Ot20123
@Ot_Ot20123 2 жыл бұрын
@@ilhanisha2813 Masha Allah, caqliga Allaha kuu barakeeyo. Ninkaan waxa uu haysto ku faraxsanayn wax kalena magaaro taa ogaada. Laakiin wadankaan munaafiqiin dadkiisii larabay ineey u khidmeeyaan ayaa raba ineey wax walba uu wadanka leeyahay ineey shisheeye u sakhiraan oo dabka aay saaraan marka cadawga gudaha iyo kan dibadaba Allaha naga qabto. Wadankana iyo umadaan wax badan haloo duceeyo khaasatan ayaamahan barakaysan.
@ilhanisha2813
@ilhanisha2813 2 жыл бұрын
@@Ot_Ot20123 saas waa wll. Malinkasto sacabkasto.... wadankega inu wax iska badalo ayaan urajeya! Inu ilaahey qof “daacad” nookeno oo bahideni wax kaqabto anan” shishege dawada udhaqenin!! INSHAALAH “malin aye dhace” en bulshada Somaliyeed ilaheyna “maskax yiheen” cafimad hasiyo🤲🏾
@darwiishyaresomalidhaba5477
@darwiishyaresomalidhaba5477 2 жыл бұрын
Masha Allah guul iyo gobanimo Somalia hanoolaato wlhi waanla qiirooday oo la ilmeeyey qofkii wadani ah uunbaa fahmi Kara💪🙏💪🙏🇸🇴💪🇸🇴. Allaw kuwa cadawgu Ku adeeganayo ee Raba inay ciidanka iyo sharafta Somalida dilaan allaw xil hanoogu dhiibin.
@munaoma6899
@munaoma6899 2 жыл бұрын
Haa walhii 🥰🥰
@ahmedhindi9925
@ahmedhindi9925 2 жыл бұрын
Aamiin yaa allaah
@halimayusuf4989
@halimayusuf4989 2 жыл бұрын
aamiin aamiin Allahuma aamiin
@transsomalirealestate3004
@transsomalirealestate3004 2 жыл бұрын
Ciidanka guulaso somali inshaallah Madaxwayne Farmajo ✊🇸🇴🇸🇴✊✊💪
@samaronsaid4676
@samaronsaid4676 2 жыл бұрын
Walaalaha somaaliyeed dhamaan waan salaamayaa hambalyo hambalyo dhamaanteen khilaafka meel iska dhiga iftiinkaa yar ee baxaya hanaa daminina dawlad l’aan waxbadan ayaan ku waynay dadkeenii qaaligii baan kuwaynaye danta guud haloo midoobo qabiil naga dhaafa look what happening in xalane bes bes siyaasada iyo kala duwanaashu maaha cadaawad muxaafid iyo mucaarad waa walaalo
@abbdimoment582
@abbdimoment582 2 жыл бұрын
Waxaan wa qabiilkii farmajo waan in adunka lagamasaxo Inshallah
@user-bl6yf7vj9q
@user-bl6yf7vj9q 7 ай бұрын
Hlyeyadsomlyedguuul
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 2 жыл бұрын
Walahi waa muqaal lagu farxo, ilahay ha sharfo madaxda dalka qasatan Madaxweyne Farmajo. Guul ayan leeyahay Cidaanka Qaranka Somaliyeed.
@gaduudocarwo4631
@gaduudocarwo4631 2 жыл бұрын
Manta 😭😭😭farmaajo waa weynay
@abad6229
@abad6229 2 жыл бұрын
It is a testament how the current administration led by president Farmaajo prioritized to rebuild the Somali’s army forces. A country without army cannot control its borders, sea and air and this gives the Somali people a glimpse of hope.
@liveyourlifeinlove9273
@liveyourlifeinlove9273 7 ай бұрын
Last 3 President did well wlhi
@peaceprosperity3951
@peaceprosperity3951 7 ай бұрын
Big salute to President Farmajo. He did a great thing for the country by building the army. When it comes to army-buildind, he is the best president since After Siyad Barre. Hassan Sheikh is always after other things. No army no independence.
@mrfilfil5311
@mrfilfil5311 2 жыл бұрын
I feel the responsibility to be good citizen
@ashaluul1969
@ashaluul1969 2 жыл бұрын
I almost cry for happiness.
@MaalmoFilms
@MaalmoFilms 2 жыл бұрын
Guul wllo ❤️ 🇸🇴 💪 🦁
@Somfox1
@Somfox1 2 жыл бұрын
Wadan walba waxa lagu Tixgaliyaa Awooda ciidankiisa...Masha Allah Umada Somaliyeed way kasoo kabanaysaa burburkii dagaalkii sokeeye iyp Qudhunkii Qabyaalada ee Cadowga Somaliyeed inooga faa idey...Allow dalkeena Somaliyeed waa barwaaqee Nabad waarta nasiii...Laga bax cudurkii Qabiilka...waa jabkii Cadowga Somali..Viva Xooga Dalka
@liibaanibrahim2507
@liibaanibrahim2507 2 жыл бұрын
Ma sha Allaah 🥰, dhoolatuska waa waxa lagu niyad jabiyo kuwa cadow ku ah dalka iyo Shacabka ee saas uu Garta inta xunoow, intaas yartaba waa wax lugu farxo wllh, kabsashada waxey uu baahantahay dulqaad iyo dadaal, welina wax baa noo harsan, Alle Swt 🥰 ha inoo ziyaadsho, guul Somali ha is raacdo meel kasta ey joogaan, ✊💪🇸🇴 ❤️
@ashaluul1969
@ashaluul1969 2 жыл бұрын
Illaahay Soomaali ha mideeyo, ciidankeena allaha guuleeyo.
@adrezanohq2837
@adrezanohq2837 2 жыл бұрын
Soon somalia will be on its feet again mark my words...💯💯❤❤
@binabari9842
@binabari9842 2 жыл бұрын
Yah very soon , and that will only be possible if farmajo stays or someone else who is like Him is elected ..not this puppets of the enemy the likes of Abdirahman abdishakur , siciid deni , Hassan shiek and sharif...... Maybe Hassan ali kheyr is gorvernable
@adrezanohq2837
@adrezanohq2837 2 жыл бұрын
@@binabari9842 I think somalia is in dire need of a president who has the capabilities and attributes of late siad barre ...💯
@diriehirsi2883
@diriehirsi2883 2 жыл бұрын
Inshaa Allah
@nabibomohamedafrax2818
@nabibomohamedafrax2818 2 жыл бұрын
@@adrezanohq2837 waad saxsantahay
@btsarmygirl9694
@btsarmygirl9694 2 жыл бұрын
Insh allah
@farhiyoyusuf4888
@farhiyoyusuf4888 2 жыл бұрын
I Cry Wallahi Yaa Rabi Soomaali Mideee oo mid kadhig Qudha Quluubtooda isu soo jeedi. Oo wallaaleee 🙏🙏🙏❤️❤️❤️✌️✌️✌️✌️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏❤️🇺🇸
@fadumacusamn7935
@fadumacusamn7935 2 жыл бұрын
ما شاء الله تبارك الرحمن اللهم احميهم واحفظهم واهديهم على الطريق المستقيم الله يطول عمرك يا حضره الرئيس
@SA-nx6cr
@SA-nx6cr 2 жыл бұрын
Guul iyo Gobanimo Somalia 🇸🇴 ♥ I'm so happy for my homeland , may it be blessed and become stronger ! So many have tried to put us down , but we keep holding on and fighting for better days ! 💕 you are loved ! SOMALIA HAA NOO LAATO
@seinabm4750
@seinabm4750 2 жыл бұрын
Kanaxoow nafta waa الحمد لله على كل حال
@fadxiabdilahi3830
@fadxiabdilahi3830 2 жыл бұрын
Kkkkkk 50qof weeye cidan uma qalmaan
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 2 жыл бұрын
@@fadxiabdilahi3830 Lol jeclaan lahaydaa, Cawa dad badan ba ciil hayaa. Cidanka qaranka somaliyeed Libaaxyadi africa waa kuwa. Indhaha ku nuurso 😘😘🙌🏽🙌🏽🇸🇴🇸🇴
@difaacqaranka8896
@difaacqaranka8896 2 жыл бұрын
Hambalyo Hambalyo Hambalyo ❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Masha Allah Ciidamadeena Qaranka Xooga Dalkeena Soomaaliyeed Guuleeysta
@I.F.J
@I.F.J 2 жыл бұрын
Somali power ♥️🌎💪💪✅ Macha Allah ▶️🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯
@alaskafingaflip6531
@alaskafingaflip6531 2 жыл бұрын
Woooooooow guul somalia allow u ziyadi awooda ciidankena 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪🏿💪🏿💪🏿💪🏿💪🏿💪🏿🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@saidhussein2679
@saidhussein2679 2 жыл бұрын
Walaahi jiririco ayaa igu jajabtay , ilaahoow ninkii qabiil ka raaco muslinimada iyo wadaninimada somaliyeed ilaahoow naga dhex bixi ,,,amiiiin ila dhaha
@jiijodaqere8881
@jiijodaqere8881 2 жыл бұрын
اللهم فانصرنا على القوم الظالمين اللهم احفظ بلادنا وبلاد المسلمين ورئيس الصومال محمد عبدالله ودولتنا
@faadumo30
@faadumo30 2 жыл бұрын
🤲🤲🤲🤲
@anabhasan5908
@anabhasan5908 2 жыл бұрын
Aamiin yaa rabi
@nimconadar3469
@nimconadar3469 2 жыл бұрын
Allaahuma Aamiin Yaa Arxamu Raaxiimiin🤲🤲🤲
@shiino1978
@shiino1978 2 жыл бұрын
اللهم آمين يارب العالمين
@mohamedali-oz7gp
@mohamedali-oz7gp 2 жыл бұрын
Aqli ma lee walee qadaweyntu inta badan bal ninkaas so dhise dawladnimada ka daba cabaadayan🥰😍😍
@alikooll3665
@alikooll3665 2 жыл бұрын
anigu axaan ahay somalilander wllhy waan ku faraxsanahay inay somali ama xamar hagaagto
@Uus998
@Uus998 2 жыл бұрын
Hamar isn’t somalia 🇸🇴 Somalia is bigger than xer Somali yoo hagaagtaynah Waa xamar oo hagaagtay xamar oo hagagtaynah Waa Somalia oo hagaagtay Waa kulaqawaa midaas xamar guul ilen wa hoyo somaliyeede ilahoow xamr barkey oo nawada ka dhog iyo Somalia dhaantaod
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 2 жыл бұрын
@@Uus998 CAQLIGAASI WAA KA SOMALI DHINAC NABA UGA SOCONAYN!!!!!.
@farduusmohmud975
@farduusmohmud975 2 жыл бұрын
Waxad tahy halyey halyeyna wallki waa ju farxaa ee kama naxo Inyar baa leh garashada fog Wall ilaahy adna ciidamdena somalilndba ha garab galo dhiigan wadaagna doqoni yeelkede
@ashamuhammad1982
@ashamuhammad1982 Жыл бұрын
Allow xabiibu malaayiin noo soo celi 🤲🏼🤲🏼
@abdishakurgulet9340
@abdishakurgulet9340 2 жыл бұрын
Wadan aan lagu dhaqayn kitabka ALLE (sw) io sunada RASULKA (scw) ani wadan iima ahan Waxa kala qayb qaybshe Qabyalada ku dhax abure Dhaqankodi badaly Wa iska dhafida dintoda io ku dhaqankoda somali oo dhan imisa axmar gacanta hos haysta imisase cdan baryayso bisinka aan hysan imisa ismoday libax mar hady dhogor yesheen Qaarba ismodaya raG mar haddi aanay dumar un ahun Runta ah wala lahyga musliminta ah In aysan waliged somali mid noqonyn hadaysan qabsan 1 xadhig 1kaa xadhina wa xadhiga ALLE (sw) oo ah kitabka ALLE (sw).
@xlolxxxlol1997
@xlolxxxlol1997 2 жыл бұрын
Diinta hooyada wasee waxa na kala dul tag
@somalia2730
@somalia2730 2 жыл бұрын
Mucaraddka waxaana leeyahay inaa noqotan madaxdii beri hadaan. Cayda ciidanka qaranka waxaana uu aragnaa arrintaas kuwa shisheeyay ku taageersan soomaaliya rabin iney horumar gaarto. Qabyaaladda ka dhacdo qaran ha uu guuleysto. Inshallaha ciidanka waxaana uu rajeynayaa ayagoo wadan oo dhan ka taliya koonfur ilaa waqooyi
@addow20
@addow20 2 жыл бұрын
I saw a light thru the tunnel It's new beginning masha Allah proud of what I saw and I'm ambitious to the future
@abdulqadirahmed2204
@abdulqadirahmed2204 2 жыл бұрын
Masha Allah ilaah hoowcidankeena iyo wadankeena kor ka dhig somaliya ha nolaato markasta masha Allah hambalyo cidankeena xooga dalka somaliya guul waligiin
@criticalthinker1123
@criticalthinker1123 2 жыл бұрын
*Viva Somalia, love from the Republics of Somaliland*
@caynashemuse9974
@caynashemuse9974 2 жыл бұрын
🤸‍♀️🤸‍♀️🤸‍♀️🤸‍♀️
@najiibofficial1352
@najiibofficial1352 2 жыл бұрын
Hhhhhhhh
@criticalthinker1123
@criticalthinker1123 2 жыл бұрын
@@najiibofficial1352 *why faqash always like to work against Somaliland?*
@sadiq.2074
@sadiq.2074 2 жыл бұрын
Thank you ❤️🇸🇴
@inter-nationtubeeditions3124
@inter-nationtubeeditions3124 2 жыл бұрын
Jac
@abdi-azisabdirahman4787
@abdi-azisabdirahman4787 2 жыл бұрын
Intaan iyo in kabadan waa u qalan naa Soomaaliya Hanoolaato. Hanbalyo hanbalyo Xooga.
@m.bashiirbootaan2824
@m.bashiirbootaan2824 2 жыл бұрын
Waxa saan u madoobeyay duruufta adag ay Ku shaqeeyan iyo taageeranimada ay u baahanyihiin oo ay helin 😭 anyway CXD somlia guulaysta cadowgiina cagta hoose ✊
@ilhanisha2813
@ilhanisha2813 2 жыл бұрын
Madoow waa kalar.
@maryanruunshnuur.4516
@maryanruunshnuur.4516 2 жыл бұрын
Hambalyo sanadguuro wacan ciidanka millateriga xoogga soomaaliyeed ilaaheey ha inoo kordhiyo quruxda 🙏👌Power ful 🦾🦾🦾🦾🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💯💯
@ahmedosman4569
@ahmedosman4569 2 жыл бұрын
The True Somali Military army and hope to build Somali Union (Somaliland, Somalia, Djibouti) by building 500 000 troops who liberate up to Plastine and middle east and to come back by the lost Islamic Dynesty. Bravo Somaliland
@mohammedpalle5934
@mohammedpalle5934 2 жыл бұрын
What you posted doesn’t make sense at all write Somali instead
@yvng4697
@yvng4697 2 жыл бұрын
@@mohammedpalle5934 what does cxd mean?
@AMuuse-ih2oo
@AMuuse-ih2oo 2 жыл бұрын
🇸🇴Somalia🇸🇴🌿Republic🌿🇸🇴💙🇸🇴first & for most, in the future maybe EastAfrica or Horn "voluntary & peaceful Union" belong that is non of Somalis business. we love with peace for all nations of the🌎World. Somalia🇸🇴first.🌿🌿💙💙💙🌿🌿
@ahmedopone4080
@ahmedopone4080 2 жыл бұрын
@@yvng4697 ciidanka xoogga dalka. CXD.
@criticalthinker1123
@criticalthinker1123 2 жыл бұрын
*The republic of Somaliland is not ready to rejoin the failed state of Somalia and Farmajo is only building this strong army to invade Somaliland like his angle siyaad bare did.*
@spotluxe1885
@spotluxe1885 2 жыл бұрын
The lion 🦁 of Africa need to be back to bring back Africa order and law
@cumaraxmad4093
@cumaraxmad4093 2 жыл бұрын
KENYA WATCHING IN FEAR🤣🤣🤣🤣🤣🤣🥰
@Ramdelfalcao2024
@Ramdelfalcao2024 2 жыл бұрын
Plus Ethiopian 😃😃😃
@mohamedabdillahi1960
@mohamedabdillahi1960 2 жыл бұрын
Waxan dareemey qiiro aad u weyn waxan xasuustey 1980 waa markii iigu dambeysey ee anigoo xalene ku jira aan ka qeyb qaatey 21 oct 1980,muusicada baxaysa iyo codka ciidanka kamaandooska,maan maqal muddo 30 sano laga joogo,somalya guul.Farmaajo soo laabo oo halkas ka sii wad dhiska ciidanka ilaa aynu ku soo noqono Libaaxyadii Africa.
@c.m.g3802
@c.m.g3802 2 жыл бұрын
Mohamed abdulahi jamac tabale ma tahay
@mohamedabdillahi1960
@mohamedabdillahi1960 2 жыл бұрын
@@c.m.g3802 magacayga waad soo dhaweysey laakiin may ahi qofkaad moodeyso.
@deqamohamed3931
@deqamohamed3931 2 жыл бұрын
mashaa allah ❤ waxa aan dareemay oo aan la qiirooday markii aan dawlada soomaaliyeed eheen farmajo guul iyo gobanimo allah allaha ku xafido ❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🤲🤲
@mzgamer3497
@mzgamer3497 2 жыл бұрын
MAASHA ALLAAH MAANTA WAA MAALIN FARXAD BADAN INAAN ARKO QURUXDA IYO XOOGA CIIDANKEENA SOOMAALIYEED
@cristalcristal5500
@cristalcristal5500 2 жыл бұрын
Mash aallh guuleysta inashaahll madxweeyn farmaajo guuleyso inashaahll 👍👍💪💪🇸🇴🇸🇴😍😍💪💪🤲♥️♥️♥️💕💕💕💕💕❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@mohamedsharif5693
@mohamedsharif5693 2 жыл бұрын
Farmaajo did a great job to rebuild the somali army like never before good job Farmaajo wish you to come back to the next four years president again
@khadarmohamed1883
@khadarmohamed1883 2 жыл бұрын
This is good start.. waa bilow fiican illa hada mashallaah , Guul somalia CXD. Madaxwreyne farmaajo mahadsanid dadaalkaaga dowlad dhiska Somalia.
@deqamohamed3931
@deqamohamed3931 2 жыл бұрын
guul iyo gobanimo ciidanka soomaaliyeed oo dhan allaha idin xafido❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🤲🤲
@kaahinosman2251
@kaahinosman2251 2 жыл бұрын
Amiin
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 11 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤My god bless you somali force army love it alxamdulilah masha Allah xifdulah somali army guul warto gesiyashi guntanayo Geshka yagow guleysta guul 🥰🥰🥰🥰🥰🥰 xifdulah
@khaalidmaxamedxasan9411
@khaalidmaxamedxasan9411 2 жыл бұрын
M.n allah illahayow sharaftanadii iyo awoodanadii noosooceli mar kale amiin amiin
@hassanmohamud7556
@hassanmohamud7556 2 жыл бұрын
Success is not possible without farmaajo visionary , I wish you bright future and prosperous peace and happy life 🥰🥰🌍🤝
@ayaanabdisaid7915
@ayaanabdisaid7915 2 жыл бұрын
Masha alh guuuuul
@mohamedyussuf3813
@mohamedyussuf3813 2 жыл бұрын
Afweyne wuu dhitay waa inaad aamintaa
@maryanl804
@maryanl804 2 жыл бұрын
Masha allah illahow soomaali midee quluubta oyo xoogoda kuw diintoda ku dhagan allow ka dhig
@abdullaahifaaraxxamari278
@abdullaahifaaraxxamari278 2 жыл бұрын
walahi markan arko cidamada somaliya oo dhola tus samenayo wan jiricoda guul iyo gobanimo
@habanewaikaa2448
@habanewaikaa2448 2 жыл бұрын
Guuleeysta Ciidankaygow Ka naxooo nafta wa 💞🇸🇴💞👊🏼
@haibesfamily4799
@haibesfamily4799 2 жыл бұрын
Mashallah tabaarakalaah ilaahaw noo xafid wadankeena ilaahaw qoxootinimada naga saar cadawgeena jabi oo gaaladu uhorayso madaxdayadana tawfiiqda waafaji anagana shacab qabyaalada tirtira naga dhig oo madaxdooda uduceeya la shaqeeya wadanka shacbkuu ka hagaagaa madaxda kaligood wax magaajiyaan soomaaliyay wadankeena madaxdeena ciidankeena naftooda uhuray wadankeena aan uducayno inshallah waad aragtaan duruufta ka muuqata wiilasheena 😭😭😭😭soomaaliyay toosoo isku tiirsada hadba kiina taagdaran taageera waligiin
@fankiihore9399
@fankiihore9399 2 жыл бұрын
Hambalyo CXDS 12 April Maalinta Astaanta cxds Qaranimada aan wada ilaashano Soomaalaay Haddii kale Dunida Waanka TIRMI 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️
@jakohussein2458
@jakohussein2458 2 жыл бұрын
12 aprile waa malintii an lio of Africa Army Nola baxshay
@deqamohamed3931
@deqamohamed3931 2 жыл бұрын
xasuustii dawladnimo ayaan la qiirooday
@muridimohamed9127
@muridimohamed9127 2 жыл бұрын
Farah ayaan ilmeeyi Ilaheey guul ha siiyo Madaxweneheeni oo noo soo celiyi sharafteeni iyo karamadeeni
@khadarjama2831
@khadarjama2831 2 жыл бұрын
Guul ciidanka qaranka somaliyeed insha allah.
@hodanahmed4495
@hodanahmed4495 2 жыл бұрын
Dadka qalbiga kajiran allaah ha caafiyo walaal hadaad madax wayne farmaajo aad necebtay ciidanku waa ciidankghii wadankee taageer haysku khaldina nacaybka aad u qabtaan madax wayne farmaajo iyo kuwa cadowgeena inaga dhicinaya taageeradooda
@ultimatetelevision723
@ultimatetelevision723 6 ай бұрын
God save Somali at all time in this 🌎🌍 AMIIN AMIIN AMIIN
@AbdixafiidDaahir
@AbdixafiidDaahir Жыл бұрын
CXD Somalia 🇸🇴 guusha wee dhawdahay I.a
@countcryptonite
@countcryptonite 2 жыл бұрын
Mashallah ciidanka xooga soomaliyeed. Guuleysta! Guul Somalia iyo mudane madaxweyne Farmaajo!
@filsaninah5713
@filsaninah5713 8 ай бұрын
❤❤ aloow ka dhig kuwii dalkooda .dadkooda iyo diintooda daafaca aamiin ❤❤❤ guuleeysta) (abii ciil u dhimo qumey dalkeena haweystey
@sacdiyamohamed1437
@sacdiyamohamed1437 2 жыл бұрын
Masha Allah guuleysta
@khadrayusuf2449
@khadrayusuf2449 2 жыл бұрын
Manshaallaah farmajo madaxwayne guulayso waxatahay wadani geesi ah well done keep going inshaallaah farmajo we love you ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@shukrimusewehliye8081
@shukrimusewehliye8081 2 жыл бұрын
Allah Ilaahow Ciidamadeena Quweey oo Cadawgeenu Jabaa Walaahi Waan Qiirooday Qofkii Inyarba Ha Ahaatee Damiir Lehna Waa Ila Mid❤❤❤
@abdirazakwaid7271
@abdirazakwaid7271 2 жыл бұрын
Masha Allah waa Allah mahadi Ilahow noo siyaadi, guul iyo gobanimo
@haange
@haange 2 жыл бұрын
الحمد لله الله أكبر
@caraayecabdi4548
@caraayecabdi4548 2 жыл бұрын
Maashaa allah guul iyo sharaf ka naxow nafta was
@farxiyodiria8807
@farxiyodiria8807 2 жыл бұрын
Xaadaa mid mid ii istaagto ilaahayoow dalkeena nabad nooga dhig
@mohammodahmedmohammed6574
@mohammodahmedmohammed6574 2 жыл бұрын
Guuuul guuuul guuuul iyo gobanimo Soomaaliyeed
@abdullahideghokossar7059
@abdullahideghokossar7059 2 жыл бұрын
Somaliya oo sodeedi hore kuso noqoto oo silaca iyo saxarorita lagaboxo waa waxa ay Somali odhan udhowarayaan
@sadaqaways2136
@sadaqaways2136 2 жыл бұрын
Hambalyo hambalyo
@ummushueb1548
@ummushueb1548 2 жыл бұрын
Mashallah Allahu Akbar...
@ultimatetelevision723
@ultimatetelevision723 6 ай бұрын
God save somlia at All AMIIN AMIIN AMIIN
@munamahmed1572
@munamahmed1572 2 жыл бұрын
21 October ma soo xasuusayeen maata. They make cry .
@fattahabdalla9309
@fattahabdalla9309 2 жыл бұрын
farmajo ka hor ciidanka dolowlada waxaan unaqaanay muryaan mnta waxy marayaaan heer aan raadino vedio laga duubay m.a guul io gobanimo
@osmanmohamed1784
@osmanmohamed1784 2 жыл бұрын
Mashalhu ciidanka xooga dalka somaliyed Guul Waa Astaan mujinaysa in qaranki somaliya dib ugu soo kobanayo burburki ku dhacay .hor u socod wacan Inshalhu .
@Ot_Ot20123
@Ot_Ot20123 2 жыл бұрын
Masha Allah, Allaha barakeeyo ciidan daacad u ah wadankooda iyo dadkooda oo aan shaqsi u shaqayn Allaha kadhigo. Laakiin wadankaan munaafiqiin dadkiisii larabay ineey u khidmeeyaan ayaa raba ineey wax walba uu wadanka leeyahay ineey shisheeye u sakhiraan oo dabka aay saaraan marka cadawga gudaha iyo kan dibadaba Allaha naga qabto. Wadankana iyo umadaan wax badan haloo duceeyo khaasatan ayaamahan barakaysan.
@khadrayusuf2449
@khadrayusuf2449 2 жыл бұрын
Ciidanka xooga dalka somaliyeed libaaxyadii geeska Afrika guulaysta waligiinba amiin
@99educationalcenter.97
@99educationalcenter.97 2 жыл бұрын
Next year, 1 million troops with aircraft, cravings etc if Allah says.
@dulmidiid1445
@dulmidiid1445 2 жыл бұрын
Masha Allah cidankena guuuuul
@Whohah-s2p
@Whohah-s2p 8 ай бұрын
No debt no weapons embargo free gull guul
@abdirahmanmohamed417
@abdirahmanmohamed417 2 жыл бұрын
Mancha Allah I am Somali lander hambalyo reer somalia
@idleabdinasir4237
@idleabdinasir4237 2 жыл бұрын
Wax somaliland ladhaho majirto 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@omar33644
@omar33644 2 жыл бұрын
Masha Allah. Rabbiyow dalkeenna,ciidankeenna iyo dadkeenaba Quweey. Aamiin
@LiibanOtedhereofficial
@LiibanOtedhereofficial 2 жыл бұрын
libaax qoyay bisad ha moodin walee libaaxyadii africa way soo nocdeeen #the #are_came_back_of #lions_africa
@farhanabdilaahi7926
@farhanabdilaahi7926 2 жыл бұрын
Mashaa alaha malin qaran .....haybad waxaad ku leedahay dhul kaaga hoyo ..will be happy will be back 👏👏👏
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 5 ай бұрын
Shacabka Soomaaliyeedoow Midowba Dalkiina illaasha Ku Tashadadaaaaaaa
@zamsquare5877
@zamsquare5877 2 жыл бұрын
Huh wallhi jiriirico ika kacdey markan arkey love you ciidankeena much ixtiraam 🇸🇴🇸🇴🥺👑
@alihussein1432
@alihussein1432 2 жыл бұрын
Habalyo Habalyo Habalyo Habalyo ciidamadeenna qaranka 🇸🇴🦁💪
@abobasement346
@abobasement346 2 жыл бұрын
Good job mr farmajo
@ilhamahmed6787
@ilhamahmed6787 2 жыл бұрын
Masha-Allah Tabaraka-allah may Allah bless and protect Somalia
@MegaAdoon
@MegaAdoon 2 жыл бұрын
Mashaallah....ilaahi hanoo ziyaado 🇸🇴💙💙💙
@gedi73
@gedi73 2 жыл бұрын
Masha Allah
@osmanabdulle6539
@osmanabdulle6539 2 жыл бұрын
Waan qiiroodey.. Mashaa Allah CXDS hambalyo, guuleysta.
@mohamedsharif5693
@mohamedsharif5693 2 жыл бұрын
Iam very happy to see somali get back on it's feet
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 2 жыл бұрын
Waaw waaw manshallah hambalyo habalyo Somalia 🇸🇴 guuleso ciidamada qaranka somaliya mashallah cadwga hakanaxo wadaniga haku farxo Love ❤ 😍
@mohamedosmaan3763
@mohamedosmaan3763 2 жыл бұрын
Madaxweyne FARMAAJO iyo SOOMAALIYABA ilaahay hanoodaayo, magacoodana hajiro
@99educationalcenter.97
@99educationalcenter.97 2 жыл бұрын
Ciidankaan hala tusiyo, Kenya iyo itoobiya, wadnaha ha joogsadee.
@abdirizackmohamed7922
@abdirizackmohamed7922 2 жыл бұрын
Farmaajo is changing life
@hassuliyakale1514
@hassuliyakale1514 2 жыл бұрын
Farmajo 10 sano halogu daro ninka raga cadkiisa lagama xasdo
@mohamedsomali3783
@mohamedsomali3783 2 жыл бұрын
Masha Allah Masha Allah Masha Allah Allow qabiil iyo quran Soomaalida kasar oo qaranimada no so ceeli.😍😍😍
@sjey8665
@sjey8665 2 жыл бұрын
Qaranimo iyo Qur'an ka no so ceeli.
@youngkahiye3427
@youngkahiye3427 2 жыл бұрын
M.a cithamathi dulki hoyoo Hambalyo Hambalyo Hambalyo sanad guro wacan gulesto waligin
@ibnusiciid7686
@ibnusiciid7686 2 жыл бұрын
Allaw adaa mahadaa leh allaw cududayada midaanu kugu raali galino ka yeel allaw noosii barakee oo noosii badi
@abdulwahabmohamoud1046
@abdulwahabmohamoud1046 2 жыл бұрын
Kan hadalka badan codkiisa ayaaba videoga kulligis ku dhelayo. Naga Aamus 😂
@liibaanibrahim2507
@liibaanibrahim2507 2 жыл бұрын
Waa marax hadal bdn, xamaasada Ciidanka iyo qeylidooda ayuu naga gaabiyay 🤣
@farhiyohassan3758
@farhiyohassan3758 2 жыл бұрын
Waaga markuu iibaryay ilaa hada baan daawanaya xaqiiq indhuhu weey idinku doogsanayaan hambalyo mudanayaal
Warka Universal Tv 06 09 2024
18:45
Universal TV
Рет қаралды 1 М.
Dad Makes Daughter Clean Up Spilled Chips #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 6 МЛН
I Took a LUNCHBAR OFF A Poster 🤯 #shorts
00:17
Wian
Рет қаралды 14 МЛН
Magic or …? 😱 reveal video on profile 🫢
00:14
Andrey Grechka
Рет қаралды 52 МЛН
Ereybixinta Ciidanka Xoogga | Darajooyinka CXD
21:38
Shaakir Maxamed
Рет қаралды 2,7 М.
putland oo dil togasho ah ku fulisay 10 ka tirsan kooxda Al shabaab
5:48
Qarankii Soomaaliya
8:02
RegionalSomTV
Рет қаралды 1,4 МЛН
WAY KARKARAYSAA AMAR ALLE LAAKIN 6      September 2024
25:45
Halbeg Tv 24
Рет қаралды 894
LAFTGAREEN IYO VILLA SOMALIYA 6 September 2024
20:04
Somaliya TV
Рет қаралды 1,1 М.
Dad Makes Daughter Clean Up Spilled Chips #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 6 МЛН