gacayte | adaan kuu duceeyaa | axmed gacayte heesta inanyahay jaceylku waa adiga kow dheh | gacayte

  Рет қаралды 141,261

DHUGMAAL LYRICS

DHUGMAAL LYRICS

Күн бұрын

Пікірлер: 35
@ifrahmuze3593
@ifrahmuze3593 2 ай бұрын
heestan wiil anu sheekaysan jiiray ki igu horeyan ku sheeko barto ayu ahaa xalado badan iso maaray ilaa xabsi see walahi siida runta maan jclyn anigu wayo jclku maah waax qofku u samaysan kaaro calafna iskumanu yeelan anigo laa sheekaysta ayaan nin kaale guursaday lkin ma u guursan wali isagu ayaa markasta o aan arku waxu igu dhaha heesta ayaan qada waxu igu yiidhi 80 jiir xata hadan kugu heelo aniga 16 jiirki ayaad i tahaay waxan see ogaday inaa u qiimahaga garanayo kaaliya qof ku jcli dumarka amaa hablah waan isku daya inaan waax fahan siiyo lacag waa laa heela lkin qof sii dhaba ku jcl laama heelo
@EidJesto
@EidJesto 2 ай бұрын
Wllahi qof ka sida dhabta ah ku jecel markad kala fogatan ayaad daremaysa qiimihiisa alle wiilkas ha u qalbi dhayo 😢😢
@AbdinasirIbrahim-y7o
@AbdinasirIbrahim-y7o 26 күн бұрын
Wa calaf lkn wlh wa qiso cajiib ah anigu AHN xaaskayga ayan u qaadi jiray markay iga maqantay balse Imika way geeriyootay lkn ubixii ayan haya 4 caruur ah 2 wiil iyo laba gabdhood kuwaas ban ku Samray
@zerox9218
@zerox9218 20 күн бұрын
@@AbdinasirIbrahim-y7oallah wll cruurta allaha kula garab galo iga talo ha guursan ilaa cruurtaada dad wax garto ka noqdaan rajonimo so hard u noqo hooyo iyo aabe
@HalisTa..22
@HalisTa..22 8 күн бұрын
Waabad sheegaysaaye maxaad uga tagtay qofkii ku jeclaa..?
@Binaase
@Binaase 8 ай бұрын
Alle ha u naxariisto Axmed Gacayte. Wuxuu lahaa hibo faneed oo gaar ah.
@abdirahmanboodhle8909
@abdirahmanboodhle8909 3 ай бұрын
Wuu xarago heesay axmed gacayte yuusuf Allah haku janeeyo adr
@Mubaarak-p11
@Mubaarak-p11 3 ай бұрын
ALE.SWT ha u naxariisto marxuum axmed gacayte.
@abdulkadirkadiye
@abdulkadirkadiye 21 күн бұрын
Waan ku alwanaya macnaha wakugubanaya kuleyl darta
@AliAbdirahman-q4i
@AliAbdirahman-q4i Жыл бұрын
Gacayte legend eebe naxariistii jano haka waraabsho aamiin aamiin aamiin aamiin
@cabdilaahimahamuudqaalib4192
@cabdilaahimahamuudqaalib4192 Жыл бұрын
gurigaad ku ababtaan Naxariis ku eegaa Gold is Gold
@ilkacase4336
@ilkacase4336 11 ай бұрын
😊😊
@CkarinOmar
@CkarinOmar 9 ай бұрын
@WacaysCldirisaaq
@WacaysCldirisaaq 3 ай бұрын
Alle yaa raxma gacayte
@creativemind8924
@creativemind8924 5 ай бұрын
Waaw..waayo waayo... IYO hadalna waa hadalkii hore.. fanaana waa fanaaniin tii hore❤
@Maxamed-y8n
@Maxamed-y8n 9 ай бұрын
Alle haw naxaristo dhamantod
@abdulkadirkadiye
@abdulkadirkadiye 21 күн бұрын
Irdhobid macnaha waa cabsi digtooni lajirto
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si 6 ай бұрын
Adiga iyo Aniga iyo Eheladiina weyaan, gabadhii iyo Famligedii ilaa guriga oonaxariis lagu Khaawiso, Cajaaib, Esh qiyaasak Xigmad, iyo G36, Betigii hore geyiga Somalida katilmaamnaa Historic. Retourne Himself. Xigmad midho iyo Luuqeyntaba, soo afjarey 👍 2 ___ indhuhu kuu basaasoo hurdo ku.ilawee waa Eegmo kugutaal cajiib
@WacaysCldirisaaq
@WacaysCldirisaaq 3 ай бұрын
Alle yaa raxma gacayte 2:04
@HalisTa..22
@HalisTa..22 8 күн бұрын
Waan kuu irdhooboo Ayaan qudha ma maarmoo Waan ubahanay aragtidaa Haddii laysla eegee Ammintii aan joogana Adaan kuu duceeyaa Waan kuu alwanayaa Sida ayro dhabankoo Adaan kula jeclaystaa Ayaankiyo nasiibkee🌹 Uurkii ku qaadaan Idhaa nabad ha waaree Inanyahay jacaylku Waa aniga kow dheh Iyo adiga laba dheh Maaha Eheladeenee💔🤦‍♂️
@IbrahimIdle-qu7fl
@IbrahimIdle-qu7fl 10 ай бұрын
gacayterabikunaxariisay
@malyuuncabdinaasir6261
@malyuuncabdinaasir6261 Жыл бұрын
Allow waan ku baryaya gacyte iyo iintii dhimatyba unaxariiso
@jaamacsidiiqcali2558
@jaamacsidiiqcali2558 10 ай бұрын
Axyaa hees
@FaisalGadhka
@FaisalGadhka 9 ай бұрын
Iyo Eheladeenee jacaylkiiba wu isku koobay Gacayte
@abdiqani50
@abdiqani50 6 ай бұрын
Ehelada jacaylka weeye .
@MustafaMohamoud-ws3vb
@MustafaMohamoud-ws3vb 3 ай бұрын
R.i.p s.n.m 4lfe
@saynabsalebaan2269
@saynabsalebaan2269 9 ай бұрын
@mascuuduurmaax17
@mascuuduurmaax17 6 ай бұрын
Jacaylku waa nolol ❤
@Asmaaahmed-jc9eg
@Asmaaahmed-jc9eg 18 күн бұрын
Waa hadaad hedhid qofkaaf calmatay
@mascuuduurmaax17
@mascuuduurmaax17 18 күн бұрын
@@Asmaaahmed-jc9eg Haaheey, qofkii laguu abuuray marka aad hesho waa nolol.
@geeraartv5873
@geeraartv5873 3 ай бұрын
2:56
@RahmaKhadar-px4zg
@RahmaKhadar-px4zg 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊ok
@حسينطيب-ز4ح
@حسينطيب-ز4ح 7 ай бұрын
Axmed.gacayte.alh.yaaraxmuka.alhyaaraxmuka.alhyaaraxmuka.yaarabii.yaarabii.yaarabii
@CabdilaahiMaxamed-xh7ij
@CabdilaahiMaxamed-xh7ij 4 ай бұрын
Qalas qalas dhalayi
@AhmedHayaan-Biribiri_47
@AhmedHayaan-Biribiri_47 6 ай бұрын
Dareen hadal hees cajiiba
Human vs Jet Engine
00:19
MrBeast
Рет қаралды 74 МЛН
😜 #aminkavitaminka #aminokka #аминкавитаминка
00:14
Аминка Витаминка
Рет қаралды 1,6 МЛН
Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:20
Leisi Crazy
Рет қаралды 121 МЛН
Mom had to stand up for the whole family!❤️😍😁
00:39
Human vs Jet Engine
00:19
MrBeast
Рет қаралды 74 МЛН