DHUL- BADA KU DHAGAN OO BANAAN OO BEEC AH.

  Рет қаралды 5,552

Ajmal Services

Ajmal Services

Күн бұрын

QIIMAHA DHULKAAN IYO MEESHA UU KU YAALO WAA KALA DUWAN YIHIIN. RUNTII AAD AYAAD UGU RIYAAQI DOONTA

Пікірлер: 28
@Daqare666
@Daqare666 6 ай бұрын
Walaalay warkaaga aa ka tiro badan intaa kaa faaiideysanayno Fadlan warkaaga soo gaagaabi
@rocky4066
@rocky4066 6 ай бұрын
اللهم أجعل بلدنا بلدا اّمنا
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 6 ай бұрын
AJmal services jazzakum Allah waa runta hadalkaga waan xaq dadkaga soomaaliyeed runta u sheegtay dadka qabiilka ku shaqeysta oo dadka isku dira waa jaaahiliin Allah naga qabto cadawga soomaaliyeed ee isku diray
@siradtosane6680
@siradtosane6680 6 ай бұрын
Masha Allah wax xaqiiqa ka hadashey Rabbi ha ku barakeeyo mcnto
@maxamedaadanxasan2106
@maxamedaadanxasan2106 6 ай бұрын
Mashaalaah waa sax qabyaalad mafiicno walaashey Alaha ku xafida
@MursalJaamac-z5g
@MursalJaamac-z5g 6 ай бұрын
Aad baa ugu mahadsan tihiin quruxda aad soo bandhigtaan. Maasha allah. Ilaahay ha idiin barakeeyo ganacsigiina. Xaliye from Garoowe.
@msatl94
@msatl94 6 ай бұрын
Masha’Allah ! Qabiil waa qurun 😊❤❤❤
@fareehafarah
@fareehafarah 6 ай бұрын
JAZAAKI ALLAH KHEIRAN
@degan4
@degan4 6 ай бұрын
Walaleey Canaan badanidaa😂😂😂
@cabdikarincusman2401
@cabdikarincusman2401 6 ай бұрын
Maasha Allah walayaqana baqale
@UmadaSom2
@UmadaSom2 6 ай бұрын
ربي يحفظش.❤
@aweysa.1422
@aweysa.1422 6 ай бұрын
Asc quruxeey waxaan maqlay oo waalidka ii sheegay gobolka banaadir ilaa iyo balcad dhanka kale ilaa baraawe waxay ka tirsanaayeen xamar cade. Dooladii siyaad bare ayaa kala jaray lasoco mahadsanid bye
@farhiyaabdullahi6681
@farhiyaabdullahi6681 6 ай бұрын
War badana naagtan hadalka soo koob fadlan bisinka
@abdisheikh6094
@abdisheikh6094 6 ай бұрын
Mahadsanid
@faisalmohamedabdulla3600
@faisalmohamedabdulla3600 6 ай бұрын
Wll hadal yar io howal badan.
@CaliCali-yw1us
@CaliCali-yw1us 6 ай бұрын
Guuleyso
@mohamedahmedmohamed54
@mohamedahmedmohamed54 6 ай бұрын
Raali ahaw dhulkan DAD BAA LEH
@hoodboii
@hoodboii 4 ай бұрын
Oo iib mahan miyaa dhulka
@mozzythreesix5240
@mozzythreesix5240 6 ай бұрын
Warka waqti kale hadal Anaga waxaan u inanayım booska
@hassanahmed6760
@hassanahmed6760 6 ай бұрын
In mugdisho caasimad inay sii ahaato ayaaba ah in laga fakiro
@Umu-aya
@Umu-aya 6 ай бұрын
Ha wlh bahala kaleen naqatay
@AbdulazizAli-d7k
@AbdulazizAli-d7k 6 ай бұрын
walal dhulka USD3,500 ka ah cabirkiisa waa intee?
@faaddilali3833
@faaddilali3833 6 ай бұрын
DHULKA CABIRKIISA MASHEEGIN SABAB?
@raaqiyaahmed4814
@raaqiyaahmed4814 6 ай бұрын
Naa naga fariiso!
@asiaqurux
@asiaqurux 6 ай бұрын
😂😂😂 xaadhacay
@DHEXDHEXADIYE
@DHEXDHEXADIYE 6 ай бұрын
Naa aamus shaydaamad baa tahay
@raaqiyaahmed4814
@raaqiyaahmed4814 6 ай бұрын
@@DHEXDHEXADIYE Adna sow Ibliis ma tihid!
@asmoahmed5843
@asmoahmed5843 6 ай бұрын
Naa hooy dadka beenta ha usheegin dhulkaas iib ma aha lamana gedi karo tuugad baad tahay ee is ilaali hadii ay xaaladaada tahay.
Support each other🤝
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 34 МЛН
NEW SHOPPING CENTER HARGEISA SOMALILAND 2024
26:46
The Somaliland Tourists - Samiya Hashi
Рет қаралды 44 М.