DHUL GARIIRKI ISRAIL KA DHACAY MA FILEYSAY?| XANAAQA REYSULWZHA INGRIISKA MAXAA KEENAY? NATANYAHU

  Рет қаралды 98,964

Dulmi Diid

Dulmi Diid

4 ай бұрын

DHUL GARIIRKI ISRAIL KA DHACAY MA FILEYSAY?| XANAAQA REYSULWZHA INGRIISKA MAXAA KEENAY? NATANYAHU
wixii ganacsi ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585
ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
Join this channel to get access to perks:
/ @dulmidiid
FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
SHARE WITH YOUR FRIENDS AND FAMILY ALL VIDEOS AND CONTENT WHICH CAUGHT YOUR INTEREST AND SPREAD THE GOOD MESSAGE MAY ALLAH REWARD YOU AND THEM AMIIN
#ShMaxamedDulmiDiid
FOR FURTHER BUSINESS INQUIRIES CONTACT DULMI DIID THROUGH THIS EMAIL
Dulmidiidchannel@gmail.com
DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
BARNAAMIJKA AAD KA HESHO LA WADAAG WALAALAHA KALE ALLAH HAKAA DHOWRO SHAR & SHEYDAAN ADIGA & INTAAD JECESHAHAY. AAMIIN
#ShMaxamedDulmiDiid
WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
Dulmidiidchannel@gmail.com
Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
/ @dulmidiidclips
MAHADSANID.
DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

Пікірлер: 283
@idilabdi9456
@idilabdi9456 4 ай бұрын
Dhul gariir run ah ayaan Mooday,markasta Ayan ilaahay uweydiiyaa in ilaahay dhulka larogo yahuuda
@ubaxmuxudin1861
@ubaxmuxudin1861 4 ай бұрын
me too
@axmeddaahir985
@axmeddaahir985 4 ай бұрын
Ilaahow israaiil dhul gariir dhulka lagooya kusalid aamiin aamiin aamiin
@hodanitanajmanita6664
@hodanitanajmanita6664 4 ай бұрын
💝🌴 اللهم أمين يا رب العالمين عاجلاً غير آجل 🤲🏻🤲🏻🤲🏻 💝🌴 أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا و نبينا و حبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب و على آله وصحبه الأخيار أجمعين صلى الله عليه و سلم تسليماً كثيراً 💝💝💝💝💝
@dembeledembele3155
@dembeledembele3155 4 ай бұрын
Sheekh xayeysiinta wax ayu kuhelaya ee udhuqata
@rayanaahmed6639
@rayanaahmed6639 4 ай бұрын
Maya shekh dulmidiid hooray usoco aadbaan ulasocdaa baraamijkaaga alaha kubarakeeyo
@akisheharara
@akisheharara 4 ай бұрын
Reer galbeedka waxay ka baqaan SHARCIYO ADDAG oo aan qofna u aabo yeelaynin, sidaa ayay u baqaan oo isu casilaan, laakiin Siyaasiga Soomaaliyeed, SHARCI RERBO majiro oo waliba SHAAR QABIILEED AYUU LASOO BAXAA MARKA AY XAALADA KU XUMAATO. Waa ayaan daro, Rabiyoow siyaasiyiin daacad ah oo u roon shacabka iyo waddanka u roon noogu badal kuwaan, aamiin
@hodanjama2924
@hodanjama2924 4 ай бұрын
Yaa rabi, yaa Raxmaan yaa Allah baryada naga aqbal oo dhulgariir run Ah ukeen iyo musiibooyin farabadan aamiin
@sharifahmed7346
@sharifahmed7346 4 ай бұрын
Dulmi diid xaqiiqdii si fuduud ayad wax u fahansiisa inta kugu xiraan ya salaam
@aaminasalah3711
@aaminasalah3711 4 ай бұрын
Rabi dhulka hala jaro insha alaah
@maslah200
@maslah200 4 ай бұрын
Mash allah Allaha ku barakeeyo shekh
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 4 ай бұрын
Dhul gariir baas iyo Belo Wato, Allaha kurido yuhuud amiin yaarabi
@user-tu8nt7js1n
@user-tu8nt7js1n 4 ай бұрын
C/risaq khalif guddoomiyihii barlamaanka SL sidaas oo kele ayuu isu casilay kaddib markuu arkay in aanu qayb ka noqon xasuuqay uu muuse dadkii doortay ku samaynayo. Dhammayn xukuumadda muse biixi,golaha guurtida iyo ka barlamaanka iyo maxkamadda sare waa ka masuul wixii ka dhacay lascanod
@Hannah_fatima
@Hannah_fatima 4 ай бұрын
Dhulka alle ha Kugareeriyo Amiin✅🇵🇸
@marwo1162
@marwo1162 4 ай бұрын
Aamiin yaa allah
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 4 ай бұрын
Allaahuma amiiiiiiiiin yaarabi
@user-en5jl3ip4q
@user-en5jl3ip4q 4 ай бұрын
Amiin ya allaha🤲😊
@munaluula1529
@munaluula1529 4 ай бұрын
Advertising is money ...Go Ahead you need to support yourself. I. Proud of your success
@FatushBbe-vp6he
@FatushBbe-vp6he 4 ай бұрын
Asc abayo isooboqo
@f.n6491
@f.n6491 4 ай бұрын
MashaAllah jazakaAllah kheyran sheekh Dhul gareer Run ah Allaha ku riddo ilaah Ayaan ugu barinay
@ahmedwelileylon5313
@ahmedwelileylon5313 4 ай бұрын
Saxib waad ku Saxan tahay xayeeysiinta ee wado insha alla baarakalaahu fiikum
@sahramohamed5698
@sahramohamed5698 4 ай бұрын
Dhulgariir run ah baan modey ilaahoow mid run ah ku salid Amiiin yaa raabiii😢😢😢
@nasteexocabduqaadir5032
@nasteexocabduqaadir5032 4 ай бұрын
dhulgiriir sax ah Allaha ha ku rido allaha ayaan uugu baryeynaa balaayada
@user-qp1mx3sz6n
@user-qp1mx3sz6n 4 ай бұрын
Aaamiin yaa Allah
@Aamiin733
@Aamiin733 4 ай бұрын
Aameen Aameen mid run ah allah hakurido
@AyaanGaylan
@AyaanGaylan 4 ай бұрын
Aamiin yaa allaah yaa raxiim yaa raxmaan
@farhiyohashi236
@farhiyohashi236 4 ай бұрын
Amiin yaa rabi
@user-bf8oj2pb4b
@user-bf8oj2pb4b 4 ай бұрын
dhulka Ilaahay hala gooyay yuuhuda iyo inta lasafanba
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 4 ай бұрын
SCW SCW SCW SCW SCW SCW ilahayo ugargar umadaah falastin Free falastin Free falastin Free falastin Free 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸 sheikh dulmi diid wankusalamay
@Hasnktal
@Hasnktal 4 ай бұрын
Inshallah ilahay haburburiyo
@aminaahmed9115
@aminaahmed9115 4 ай бұрын
Subxaanallah ilaahayow uhiili dadka masakiinta
@sahramumine3727
@sahramumine3727 4 ай бұрын
ASC Sheekh, Waa Illaahay mahadiis . Ducadu way raagtaa AllX laakiin miraheedii U horeeyay waataa aan arkayno ee illaahay yuhuudii dhexdoota ka billabay. Carabta haba tirsan Illaahayna aakhiro ayuu ku sugayaa sababtoo ah dad muslim ah hadana Carab oo walaalahooda ah ayaa hortooda lagu laynaayaa oo gaajo u dhimanaaya . Illaahay Waakaa dad aan muslim ahayn usoo diraayo meel walba laga qalinaayo illaahay umadiisa ha usoo diro gaal iyo muslinba Isha’Allaah wa bi’idnillaah way guulaysanayaan wayna Xoroobayaan
@Qabyaaladiid40
@Qabyaaladiid40 4 ай бұрын
Falastiin Allah Haw Gargaaro 😭😭😭😭😭 Allahuma Aaaamiiin Yaa Allah 🤲🤲🤲🤲🤲 Muslimiinta Ayaa Lagu Eegayaa Halka Ay Arintan Iska Taagaan Khaasatan Kuwa Maanta Awoodale Ee Daawanaya Walahi imtixaankaan Waan Ku Dhacnay Allah Hayna Cafiyo Allahuma Aaaamiiin Yaa Allah🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@geenyodila9095
@geenyodila9095 4 ай бұрын
Waa runtaa allaahuma Aamiin ☝🏻☝🏻🤲🤲
@User_19567
@User_19567 4 ай бұрын
Amiin
@niimaneur4842
@niimaneur4842 4 ай бұрын
Jazakallah khair Sheekh illaahay a ku barakeyo
@Khadijo60
@Khadijo60 4 ай бұрын
Allaha u siyaadiyo dhul gariirka
@user-jg3ti9nn1y
@user-jg3ti9nn1y 4 ай бұрын
sh dulmi diid sodhawow
@user-fb1lo1yu3p
@user-fb1lo1yu3p 4 ай бұрын
Hagaari wali lama sheekin in uu iscasilay lkn waan sugeynaa in uu dhinto ama aw iscasilo insha allaah
@adammohamed5339
@adammohamed5339 4 ай бұрын
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي آله وصحبه اجمعين
@asha3777
@asha3777 4 ай бұрын
Allah ugargaaro carabta iyo dowladaha Muslinka, addunka aya ka doorteen Aakhiradood
@anasalmissagalhoney5915
@anasalmissagalhoney5915 4 ай бұрын
thanks about the information merci infiniment pour toutes from djibouti
@marwo1162
@marwo1162 4 ай бұрын
Reer falastiin allah ugargaaro 😢😢aamiin 🤲🤲🇵🇸❤
@hassanmusse7700
@hassanmusse7700 4 ай бұрын
keep the good work Rabbi ha ku barakeeyo
@habibajamac9941
@habibajamac9941 4 ай бұрын
Xasbiya laahu wanicmal wakiil
@user-gv6yc5hn1q
@user-gv6yc5hn1q 4 ай бұрын
Amiin Allaha ugargaaro
@abdihakimmohameddiriyesank1730
@abdihakimmohameddiriyesank1730 4 ай бұрын
Wallaal waad ku mahadsanthy sida ad wax noogu soo gudbinayso JASAKALLAHU KHAYR AKHII
@amiinhaibe
@amiinhaibe 4 ай бұрын
Xayaysiiska ilaa xad waad dheeraysay sheekh waanay na dhibaysaa runtii waayo hadii aan is dhaafi idhaa hadalkii muhiimka ahaa ee aad sheegaysay ayan mararka waar waxbadan dhaafiyaa😢
@samirr546
@samirr546 4 ай бұрын
Nayroobi yaa leh Dhulka hooyo ma laga wiswisay In layku dilo uun baa loogu tala galay dhulka hooyo!!!!
@umereal3341
@umereal3341 4 ай бұрын
dhulka hooyo akhiro ayeey isku badashey ,dhimashaduna waa xaq qaraxuna waa xanuun
@user-pj2ht1sf8t
@user-pj2ht1sf8t 4 ай бұрын
Sheekhow anga waan isdhaafiyaaa ee wadamada islaamka anaaa dhagaha ugu qeylinayeee xageeen kahleaaa
@alideeq534
@alideeq534 4 ай бұрын
Intabadan chanalada somalida xayesiinta wey isticmalan man ladhibsado sababtoo ah halkahore ayey dhigaan ama gadaal. Laakin xayesiintada aad ayan udhibsada waana halka ay kujirto fadlan waxkabedel arinkan waan jeclnahay warbixintaada.
@aadenismaaciil5900
@aadenismaaciil5900 4 ай бұрын
Maanshaa allaah sh allaah haku xafido
@obeydabdala8102
@obeydabdala8102 4 ай бұрын
اللهم انصر الإسلام والمسلمين، اللهم انصر إخواننا في فلسطين 🇵🇸❤️🇸🇴❤️🇵🇸
@imahmud
@imahmud 4 ай бұрын
Jazakallahu khayr ya sheikh.
@nura6
@nura6 4 ай бұрын
İllahow holac ugu dar alle cadaabyaasha yahuuda
@user-og3hz3ql6l
@user-og3hz3ql6l 4 ай бұрын
Waayahay sheekh
@fiidowmrk
@fiidowmrk 4 ай бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@axmedgaaciyekismaayo
@axmedgaaciyekismaayo 4 ай бұрын
Wan u bahaan nahay wayo wa barasho diini ah iyo shirkaad dhisme ee ajinaabi ahaayn ee ay tahay hormaar qof somaali ah u gaaray ilaahay ha u baraa.keye
@user-bf8oj2pb4b
@user-bf8oj2pb4b 4 ай бұрын
Run ayaan umaleeyay waan soo orday
@ruqiyomohammedsiyad6367
@ruqiyomohammedsiyad6367 4 ай бұрын
Ogoow muslim waa cabsaa waxa jogto nagtii isræl aheed mafiya Ilaahow muslim qulubta u adkee❤❤
@saadabogoreh8219
@saadabogoreh8219 4 ай бұрын
Massibo iyo dhul garir roun ah aku dhaco biidnillah
@hawomohamed507
@hawomohamed507 4 ай бұрын
Wacalaykum Salaam Waraxmatulah Wabarakaatu.
@fathiwarsame7628
@fathiwarsame7628 4 ай бұрын
Allah isku jabiiyo dhamaantood
@fatumaawil6609
@fatumaawil6609 4 ай бұрын
Ale dhulka hala gooyo dukum daakum insha alaah cudur iyo calaafaad
@user-vy7pm5fv1h
@user-vy7pm5fv1h 4 ай бұрын
Alxamdulilah ilahayo dhul garir kurid Ameen
@mahadibrahim4069
@mahadibrahim4069 4 ай бұрын
Waa diyaar sheekhow
@user-im1oe9cw2b
@user-im1oe9cw2b 4 ай бұрын
Asc dulmi diid i love u for the sake of allah and wlhi somalia they need someone like u keep going forward
@hawohassan1278
@hawohassan1278 4 ай бұрын
Waxaad ku fiicantahay maxawayne somaliya❤❤❤❤❤❤❤❤
@ummumuhammad9412
@ummumuhammad9412 4 ай бұрын
اللهم صل وسلم على سيدنا محمد
@user-vm3os2rv9f
@user-vm3os2rv9f 4 ай бұрын
Dad buu dhibayaaye anigu waxaan u arkaa wax fiican,waana qayb warka ka mid ah.
@user-sr8ft6vt3y
@user-sr8ft6vt3y 4 ай бұрын
Wcs shiikh
@yasirmohamed5039
@yasirmohamed5039 4 ай бұрын
SHEIKH bal manoxagajini kartaa mowduc kusabsan sababaha carabta iyo musliminta gud ahan xalad liidan ugu jiran. Oo codowkotha utaliyo. Fadhlan😊
@yasirmohamed5039
@yasirmohamed5039 4 ай бұрын
Waayo awod iyo daqali axan waa iski dicin karaan codowkotha mantithan. Mushkilada wayo.
@haachannel8793
@haachannel8793 4 ай бұрын
Nabiga ayaa shegay bil mathal Somalia maxaa kajirro ribada walabaneystay dasturka nalagu mamulo in lagujihatamo o wadanka lagaxureyo ee kitqbka ilah lagu xukumo alshababna siwadajir ah loga hortago wadan walbo islan ah intan o kle ayaa horyal adiga iswareysee maxaa awod ah ayad kageysatay sidokle musliminta qof can qaadayo maleh nabigana wuxuu yiri quthaa kaquthai seyli farabadnidena owgeed
@AbdalaKalay-wb8ub
@AbdalaKalay-wb8ub 4 ай бұрын
وعليكم سلام waà kufaraxsan nahay ماشاالله
@sulekhanuur4946
@sulekhanuur4946 4 ай бұрын
Walaal miyabnad ogayan in allah inoosheegay nasrigy waa imanaya
@AyaanGaylan
@AyaanGaylan 4 ай бұрын
Dhulgariir degdega ilaahay ha u soo dedejiyo
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 4 ай бұрын
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha ugargaro musliminta inshallh
@sahraosman6818
@sahraosman6818 4 ай бұрын
Sheekh raalli noqo, laakiin isku meel ma galaan somaalinimada aa igu weyn iyo in aad xayeysiisid maalgashi kenya ? Xaqqa Allaha na garansiiyo , aamiin
@fosiyaabiib9380
@fosiyaabiib9380 4 ай бұрын
Kashif illaaheey ha ku rido
@Aaminashariif7
@Aaminashariif7 4 ай бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@aichadjibril4179
@aichadjibril4179 4 ай бұрын
ALLAHOU AKBAR ALLAHOU AKBAR ALLAHOU AKBAR WA FATAXA NASR INCHAALLAH XAMAAS GUUL IYO GOBONIMO INCHAALLAH FALASTIIN GUUL IYO GOBANIMO MASHAALLAH ALXAMDULILLAH
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 4 ай бұрын
Allaha Lajaro Dhulka Yahuuda Nacalaa Ku Taal Melkastoo ay Jogaan
@shijo2055
@shijo2055 4 ай бұрын
اللهم أصلح بلادنا 🇸🇴🤲🤲🤲
@yoonisyare123
@yoonisyare123 4 ай бұрын
M.a al.x annaga hda wan roonnahay m.a al.x dhib sidaa uweyn nama heysto lkn😢 wllaaladen Filisdhiin iyo Gazzaa innaga daran oo aan la eegi karin xitaa 😢😢😢 aragooda gaajee iyo haraad bay isugu dareen alle ha ugargaaro wllaalahen aamin ya allah😢 iyo dhamman muslimiinta dhibaateysan aamin ya allah
@shijo2055
@shijo2055 4 ай бұрын
@@yoonisyare123 صح لكن نحن اكتر من ٣٠ سنه 😢😢🇸🇴
@hodanitanajmanita6664
@hodanitanajmanita6664 4 ай бұрын
🌴 و عليكم السلآم و رحمة الله تعالى وبركاته 🌴 💝🌴 ماشاء الله 🍀 تبارك الرحمن عليك 🌴💝 Sheikh Dulmi Diid Exactly that's true 💯👍 Hadalkaga wa Xaqiq bcz Aniguba wan is dhafiya & then ha u bixin Sheikhuna fadiL et JazakumuLLAHU ❤ الجنة الفردوس الأعلى ♥️ 💝🌴 اللهم أمين يا رب العالمين و للجميعنا 🤲🏻🤲🏻🤲🏻 💝🌴 أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا و نبينا و حبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب و على آله وصحبه الأخيار أجمعين صلى الله عليه و سلم تسليماً كثيراً 💝💝💝💝💝
@fartunq1128
@fartunq1128 4 ай бұрын
ZILZAAL ALLAH KU RIDO WIXII QASA KUSOO DULEY OODHAN ALHAMDULLILLAH DUCADEENII ALLAH WAANAGA AQBALEY ADKEYSTA🤲 GUUL🤲
@aminahashim8767
@aminahashim8767 4 ай бұрын
الهم انصر الاسلام والمسلمين اللهم انصر اخواننا المستضعفين في فلسطين
@mmohamedali2623
@mmohamedali2623 4 ай бұрын
Wcs waa runtaa
@AffectionateBassGuitar-ge5fp
@AffectionateBassGuitar-ge5fp 4 ай бұрын
اللهم انصر للخواننا في فلسطين
@TheCagane1
@TheCagane1 4 ай бұрын
Mahad Sanid walaal waan fahmey jawaab tada wanagsan iyo ducada dii Allah ha ino aqbalo ❤Dulmi diid Chanel waan tageyr sanahay ....
@ibrahimmacalin5348
@ibrahimmacalin5348 4 ай бұрын
Allow fsteen guul sii aamiin yrbi🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@rodahassan929
@rodahassan929 4 ай бұрын
Sheekh mahadsanid lakiin sharacada badan jooji warka uun noosheg
@fathiwarsame7628
@fathiwarsame7628 4 ай бұрын
آلهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين 🙏 يارب العالمين
@User_19567
@User_19567 4 ай бұрын
Amiin ya Allah
@farabathanmoalimmohamed8373
@farabathanmoalimmohamed8373 4 ай бұрын
Asc, shiikhoow xayeysiintaadu waxay ka badatay warkii aad soo tebisay insha'allah wax ka badal
@sadiqhussien7075
@sadiqhussien7075 4 ай бұрын
Mahadsanid allaha ku hafido
@anasalmissagalhoney5915
@anasalmissagalhoney5915 4 ай бұрын
We are not tired brother kkk insha allah
@gurreymohamed1978
@gurreymohamed1978 4 ай бұрын
Allaah ku gariiriyo insha allah
@user-tx8vu6kv8p
@user-tx8vu6kv8p 4 ай бұрын
Sheeqowwaad mahadsantahay waxaan kusugunahay xadudka itoobiya iyo kenyawaxaankujrakenya
@barlinjama8423
@barlinjama8423 4 ай бұрын
الله كريم
@user-xv9qd4qi3w
@user-xv9qd4qi3w 4 ай бұрын
Sheikh Allaha kubarakeeyo ❤
@gurreymohamed1978
@gurreymohamed1978 4 ай бұрын
Allaah waan farxay in dhulku ku gariiray baan mooday
@user-jo4ns8eo8r
@user-jo4ns8eo8r 4 ай бұрын
Keeb going good job
@SalmaAli9290
@SalmaAli9290 4 ай бұрын
Masha Allah
@AhmendyJully-tx5xe
@AhmendyJully-tx5xe 4 ай бұрын
Haaa lacanatullahi Alaa yahuud
@user-mk5kd7sz9y
@user-mk5kd7sz9y 4 ай бұрын
burbur iyo madiibo allah kurido yahuuda mareykan ingariis aamiin illahow u gargaar islaamka siib falastiin xuuti aamiin
@mohamedmohamoud4653
@mohamedmohamoud4653 4 ай бұрын
Inshaa allah 1 million subscribers
@user-lt4bl6yb6m
@user-lt4bl6yb6m 4 ай бұрын
Alxamdulillah dulmigay isku garab siiyeen dulmiga markii afka laga qabto feerahuu ka dilaacaa ilaahay isku kiin dir oo geerida iyo xanuunka idiin siyadin
@Kaptanowharyara5083
@Kaptanowharyara5083 4 ай бұрын
Shiikh xadidullah❤
@abdirahmanismailabdi4671
@abdirahmanismailabdi4671 4 ай бұрын
ASC.Mansha Allah Dulmi Diid Allaha idin Xafido dhamantin Amin Amiin en wasida aad ushegtey dawladaha qarkod ee shacabka falastin tageroyo ilahey ayaa ucabidiyey ee iskama imanin sikale amma wadamada islamka qarkod iyagaba kamid ah Xasuqqa ka socda falastin ee godosan en inlagangurtirana waxaba raba wadamada carabta badankod marna wey dilalaan marna wey gangurtiraan ee Allow Shacabka Falastin ugargaar Wabilahi towfiq
@mohamedjibril-gk4vr
@mohamedjibril-gk4vr 4 ай бұрын
Zxp videoyada noo soo badi 30 daqiiqo ama 20 ka dhig
@mulimohamud4212
@mulimohamud4212 4 ай бұрын
Aaway arab aaway Islam
@xasanaxmed770
@xasanaxmed770 4 ай бұрын
Hadalkaaga Allaah hau rumeeyo oodhulku hakugariiro
@fosiyaabiib9380
@fosiyaabiib9380 4 ай бұрын
Scw sheekh dulmidiid
@cabdinuuryaasiingeelle2396
@cabdinuuryaasiingeelle2396 4 ай бұрын
Sheekh aad baad u mahadsan tahay runtii, xayaysiintuna channel ka ayay faa'ido u tahay intaan iyo in ka badan ba gasho meeshaan innagu waxaan ka qaadanaynaa intii faa'ido iyo war bixino ah.
LIVE: UN Security Council holds debate on Middle East, Palestinian question
1:50:06
Дарю Самокат Скейтеру !
00:42
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 8 МЛН
DEFINITELY NOT HAPPENING ON MY WATCH! 😒
00:12
Laro Benz
Рет қаралды 56 МЛН
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 61 МЛН
Эффект Карбонаро и нестандартная коробка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 9 МЛН
SIR CULUS OO XUUTIYIINTU AY FASHILEEN IYO WARAYSI XASAASI AH
13:16
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 36 М.
How to win a argument
9:28
ajaxkmr
Рет қаралды 386 М.
In full: MPs debate King's Speech in Parliament
3:48:40
The Telegraph
Рет қаралды 16 М.
Smart thief😳 لص ذكي…
0:19
MARYA & AMINE
Рет қаралды 64 МЛН
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
0:49
Yoeslan
Рет қаралды 34 МЛН
Кого она вытащила из воды?😱
0:51
Следы времени
Рет қаралды 2,7 МЛН