From hargeisa qofka libintiisa lama qariye cumaamadaada waanu tuurnay
@ZakarieMohamud635Күн бұрын
Soomaali labo labo wlh blh jaceyl inesan waxba ka gadhanenin waa dad iska nool oo cawaan ilaahey ah
@NasraMaxamed-zv9mb6 күн бұрын
Afraid Cali keep going ❤❤
@yomustafboy383210 күн бұрын
AFKA ALI U MUL KADEEH ❤Hooray usocoo bro reer Jabuuti hada nahay wan ku wadana Libax respect 🙏
@CabkaGenerally11 күн бұрын
Afka Ali Talented ❤
@Khadarjeeri10 күн бұрын
Masha allah AFKA cali muuqaal qurux badan waaye caadi ma aha the best video wax malaga qaban karo❤ caisha hambalyo hambalyo❤AFKA cali horey usoco saaxib guul ayn ku rajeena ❤❤
@xogsoorchannel280711 күн бұрын
Rambiir guul libaax tahay wllhi
@FTt-k5q8 күн бұрын
afka cali next salmaan soceli talent qarsoon wye😂🔥🤴🏼
@AxmedYaasiin-s9g10 күн бұрын
Afka cali talentigii o qof ah kaliya iska ilaali bahasha somali dulaysay ee qabyaalada wana iga talo wllnimo nin bulshaawi ah ayaatahay come going zxp 🙏🙏🙏🙏
@Cabdixakiimmuusecige1711 күн бұрын
IFAHMA OO IDAREEMA 3K❤❤❤ Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Absolutely kaabbe gamekaan waa qasanyahay. 1. Qof aan la xujeyn inuu ciyaarta ka baxo waa qalad hebel bax sax maaah. 2. Xujo mar baxday laguma soo celin karo waayo waa la isku eeganaa sida midda EVC cml 3. Firts hal qof Microphoneka sii kadib qof la xujeysto haduu is badbaadiyo asaga haku socdo, haduu baxana qofka ku xiga fadhiga ha qaato lkn inaa adiga siiso marba qof mararka qaar waxaa la arki karaa eex cml.
@LakiAbdirahman-t5e11 күн бұрын
Love you 😍 caisha
@BoyHamza-o5v11 күн бұрын
Afka Ali ❤❤❤❤❤❤
@EL-MATERAZZI11 күн бұрын
Afka cali legend sahip dhalinyarada lacagta ka reep khilaaf paa ka imaan kara maqaawirtii keen game kan wa diyaarsan yahay gpdhas lacagteeda u celiya dheh
Sxp gameka hujo margof laweydii inan gofkale laweydini ayafcn sxp copy majiro sxp afka cali all the best .
@Abdallamuuse-l6s11 күн бұрын
Ciyaartaan faleembo aa kamaqan 😂😂
@MohamedAbdiFanax8 күн бұрын
Lkn zxb ciyaarta ka bax waa qalad xuja ku balad miishas
@abwaanqeys2479 күн бұрын
Habeen iyo okiyale madow last model miyaa shiakhow 😜🤪🤣😂
@abdiseed336311 күн бұрын
Hebel so celina ada baxaya cujo miya
@MaxamedBashir-e6p11 күн бұрын
Asc
@djDeeqsi10 күн бұрын
Wcs
@Qaali510 күн бұрын
Xujo mar baxday yaa laso celin maxa waaye gameka ku cayaaren tuugsi kawada dhigen
@CabdiCumar-z9h10 күн бұрын
Kkkkkkkkkkkk
@AhmedAbdifatah-ez8ww10 күн бұрын
Marwo buldhuq barnaamijka Ku soo dar nio
@Nuradiin-official10 күн бұрын
AFKA CALI Kaliya waxaa ka maqan dadka inaa ka codsato inee ku soo falow gareeyaan like na kuu saaran. Mida kale Ciyaarta ka bax xujo maaha
@MohamedAbdi-m4w10 күн бұрын
Sxb barnaamijka ka dhaafa sualaha laba labada mar la is waydinaayo tusaalo ahaan tiktok hawada ka saar meqa qof ku baxday xararada ciyaarta ka qadeen
@munahajji5410 күн бұрын
Xujo qof sheegtay yaa laso celin so xamaasad u yeesho game ka😂😂
@ZaynabCadar2 күн бұрын
Noso adi
@ZaynabCadar2 күн бұрын
Afka marnamejka kasaar lacagta
@ElenaNikolenko-c7t10 күн бұрын
afka cali dadka labaranooya barasho dadban waye
@CabdifitaaxYare-gu6ol9 күн бұрын
Barnamijka ku celis waaye , xujo 3 mar ka bdn mala soo celin karo , afka cali barnaamika inaa kala haktid aa lagaa rabay adaa daadihiye eh reer baadinimada mxa wye
@Nuuradin_45562 күн бұрын
War dadkan wada dhuuniyaasha maxay hayey 😂😂
@herropoi70179 күн бұрын
Afka cali barnamijka xujo mar baxday malagu celin karo dheh🙏🙏saan marax wye manta dhan lacag ii dir😡😡challenge dhadhan maye lanayo
@IbrahimAbdiAli-k5c11 күн бұрын
Kkkkkkkkkk😂😊
@MaryamXuseen-b8i8 күн бұрын
Dhalintaan bilaa guurka ah xaalkoda waa iska saan firi all waa Daren su'alaha Ina aderyaalow isgursada hadi ladhoho all wa isku kacayaan 😂1😂