DHUUSO AYAAN KU BUUFIYAY ADI MAA DHUUSAY AA KA DHACDAY FAKE FATR SPRAY

  Рет қаралды 1,137,852

ASAD HAGIO 27

ASAD HAGIO 27

Жыл бұрын

Пікірлер: 2 500
@Abdiichanelll
@Abdiichanelll 10 ай бұрын
Videogan sidayda camal cidda ku cel ceshata like saara wlhi wa funny😂😂😂😂
@haajaramohammed7368
@haajaramohammed7368 8 ай бұрын
Maalmaha khamiis jimce fasax ahy an ku cesh ceshsta barnaamij yada tuug soo qabo ugu jeclahy😂
@Asiya__qurux
@Asiya__qurux 8 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@jamahabrahimroble6838
@jamahabrahimroble6838 7 ай бұрын
Markii 5 marayaa😅😂
@user-uo1ni2gt2t
@user-uo1ni2gt2t 6 ай бұрын
Immkaba dawanoya hhh mrkii3
@nadaopdirahman8272
@nadaopdirahman8272 6 ай бұрын
Hadpaa ku ceshteeh😂
@user-sw4lh4qp4n
@user-sw4lh4qp4n Жыл бұрын
Aawey ku jecelayen rasulka Mohamet scw ❤❤
@ayaan4695
@ayaan4695 Жыл бұрын
Scw❤❤
@maryamamaxed
@maryamamaxed 11 ай бұрын
❤ASAD
@YahyaAdan376
@YahyaAdan376 10 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@user-pp4cz8ec4s
@user-pp4cz8ec4s 5 ай бұрын
Scw scw
@sudaysisudaysimahamoud8852
@sudaysisudaysimahamoud8852 5 ай бұрын
Scw
@NazuBbe
@NazuBbe 5 ай бұрын
Asad marmar quran kuso dara iyo saliga nabiga scw❤
@ZaariyeCabdulqaadir
@ZaariyeCabdulqaadir 20 күн бұрын
Masha alah
@Fathiyahmedsheik
@Fathiyahmedsheik 25 күн бұрын
Inta 2024 kuso noqty 🎉❤😂😂
@ApdiwahapIsmail-bp4mb
@ApdiwahapIsmail-bp4mb 25 күн бұрын
✌️😂😂
@user-cr5en8zf7b
@user-cr5en8zf7b 7 күн бұрын
☝️✌️
@muzcapapdirashiid7390
@muzcapapdirashiid7390 Жыл бұрын
Imisa qofood ayaa muqalkaan ka heshay 👍 Asad Hagio🔥
@abdullahimahamedshuriye9648
@abdullahimahamedshuriye9648 Жыл бұрын
Ani
@zakiamareh2674
@zakiamareh2674 Жыл бұрын
Dhusada ayay k heleeen ..
@umusharif7603
@umusharif7603 Жыл бұрын
Aniga
@cabulahicabdikarin6098
@cabulahicabdikarin6098 Жыл бұрын
Aad iyo Aad ayaa ugu helay
@ShaafiMoha-rl2zx
@ShaafiMoha-rl2zx Жыл бұрын
Ani
@HanaadAli
@HanaadAli Жыл бұрын
Ilhy Hanaga dhigo Kuwi Ramadanta Nabad Ku Garo Dhamnten❤🤲😩
@ismail.mo77
@ismail.mo77 Жыл бұрын
Imk ayaa aad iiga qosliyay 🤣🤣🤣 , Keep going asad hagio and his team , you are the best youtuber in the world.
@gabarayeeyo5321
@gabarayeeyo5321 Жыл бұрын
Waxa kuso xasustay prank ifraah khaliif ee dhusada 😂
@tasniimmohamed7
@tasniimmohamed7 Жыл бұрын
Cumer waa qof caqli badan Niin caqli leeh ayuunba haweenka xaaqdhowra💛
@suuraley
@suuraley Жыл бұрын
Haa walahi
@moha______________legend149
@moha______________legend149 Жыл бұрын
Soo badi😁😂😂
@Rosyyy517
@Rosyyy517 Жыл бұрын
ADAABA DHUUSTAY AYUU DHAHAAYE KOKO MA SIDAAS BUU KU XAQ DHOWRAYE
@abshiraarshe
@abshiraarshe Жыл бұрын
Waa sax . Waa nin wax garada. Koko rag maku dhex dhusi karto bu dhahay.
@tasniimmohamed7
@tasniimmohamed7 Жыл бұрын
@@Rosyyy517 saas muu odhaan wll dhagahaga waax kale maqlay koko Raag maku dheex dusi karto aayu dhahay waa Gabadh 👍
@SamiaAhmed-b334
@SamiaAhmed-b334 Жыл бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋☝️❤️
@kingcabii7516
@kingcabii7516 Жыл бұрын
Scw
@maryanibrahimadan9103
@maryanibrahimadan9103 Жыл бұрын
Salallahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤
@kawsarabdi4274
@kawsarabdi4274 Жыл бұрын
Scwscw scw scw scw scw scw
@fartacadey8662
@fartacadey8662 Жыл бұрын
Scw 🥰
@N.KAGAWA.6
@N.KAGAWA.6 Жыл бұрын
Scw
@user-qv6vo9iw2c
@user-qv6vo9iw2c 3 ай бұрын
War video kama daalo fiirsashadiisa waxaan dhihi karaa my fav video asad KZbinkiisa ❤
@hubaalyare2010
@hubaalyare2010 Жыл бұрын
Intaa noolaa sidan ma u qoslin 😂😂😂😂 prank is done Waa uu hirgale❤
@user-yl8bn7hb2w
@user-yl8bn7hb2w 5 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@najaxxasan1442
@najaxxasan1442 Жыл бұрын
Ala ma qosli karo wlhy😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😭 asad hagio tnx intad naga qoslisay isoo raaca inta qosla La Ooyday😭😂😂😂😂😂sidaydokle😂😂😂😂😂
@malabey197
@malabey197 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@najaxxasan1442
@najaxxasan1442 Жыл бұрын
@@malabey197 😂😭
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Жыл бұрын
Ani Wallhi 😂😂😂😂
@ayuubka-Xuux
@ayuubka-Xuux Жыл бұрын
Wlhy ma nooli😂😂😢
@najaxxasan1442
@najaxxasan1442 Жыл бұрын
@@ayuubka-Xuux 🤣🤣
@omar_hassan7158
@omar_hassan7158 Жыл бұрын
Ilaahay ha unaxariisto idiriska xaaskiisa🤲🤲
@hibaqabdilahi1189
@hibaqabdilahi1189 Жыл бұрын
Amiiin
@nuramohamed392
@nuramohamed392 Жыл бұрын
Allaahuma Aamiin 🤲
@halimasaadia008
@halimasaadia008 Жыл бұрын
Ameeen
@shamsamaxamed6310
@shamsamaxamed6310 Жыл бұрын
Amiin
@ashasalim4496
@ashasalim4496 Жыл бұрын
Ameen ya’rabbii 🤲🤲
@habdihakim
@habdihakim Жыл бұрын
I have not laughed this hard in such a longtime....😂
@Supr93
@Supr93 7 ай бұрын
I’m I so😂glad😢😅 If I'm being wrong 😑 will this why I am still not elite enough farting on my way to a stupor in years 😂
@apdikayare7092
@apdikayare7092 Жыл бұрын
Best video funny channel kan an kadaawado asadow since 2019😅😅
@Asadhagio27199
@Asadhagio27199 Жыл бұрын
The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet muhammad 🥰❤️صلي الله عليه وسلم
@adankaahiye3711
@adankaahiye3711 Жыл бұрын
Asad hagio mar kale soo samey plz plz plz challengigan plz plz🥰🥰🥰🥰😀😀😀😀
@KaadheriTv
@KaadheriTv Жыл бұрын
Wll subscribe iisar
@bisharoabdulahihassen6755
@bisharoabdulahihassen6755 Жыл бұрын
Salallahu Calayhi Wasalam ❤❤❤
@zakariaomer8795
@zakariaomer8795 Жыл бұрын
i cant stop laugh this video is the best i watched at this night 🤣
@iphancumar4457
@iphancumar4457 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@mahamudayshidindhabi4685
@mahamudayshidindhabi4685 Жыл бұрын
Wallaahi saan uqosolay waligey umaqoslin aanumaleynaa dhuuntaa ixanuuntay Asad maashaa,allaah madaxa youtube aatahay tartan malagulagalikaro banaankaad taagantahay. Koko caqligeedaan jeclahay qiyaastey kudheereysaa sidey tuuga usoosaartay iyo sidey usheegtay marka indhaha laxiro iney waxaan dhacaan. Horay usoco walaalkeey Asad.
@yahyeahmed9313
@yahyeahmed9313 Жыл бұрын
A Legend never bring shame
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
Gabar kasta iyo wiil kasta oo qoralkeyga arka nolol frxad leh ku rajeynaya aakhirana jano wll mcn ❤❤
@istarmohammed6561
@istarmohammed6561 Жыл бұрын
Ameen wllo kuligeen insha Allah
@maryamoruun1532
@maryamoruun1532 Жыл бұрын
Aaaamiin yaarabi 🤲 rabiyoow
@sihaamahmed5309
@sihaamahmed5309 Жыл бұрын
Wlhi caadiyaan uqoslay
@user-py7qy9wm7w
@user-py7qy9wm7w Жыл бұрын
Amiin❤
@FarihaFariha-bf3ld
@FarihaFariha-bf3ld 11 ай бұрын
Amin Amin yaa rabbi adigana sidokale wll ❤❤❤
@Canada.143
@Canada.143 Жыл бұрын
The best person ever the most knowledgeable and the most shine All Allah created is prophet Scw 🙏🕋🧠
@yuunisabdikarim
@yuunisabdikarim Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw 🥰🥰🥰🥰
@mohamedmowlid7239
@mohamedmowlid7239 Жыл бұрын
Welcome back again legend hore usoco legend asad hagio
@amranaxmed3469
@amranaxmed3469 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️ ♥️
@umeymocabdirasaqumeymo4572
@umeymocabdirasaqumeymo4572 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw
@bisharoabdulahihassen6755
@bisharoabdulahihassen6755 Жыл бұрын
Salallahu Calayhi Wasalam ❤❤❤
@Lakum100
@Lakum100 Жыл бұрын
The best person ever the most knowledge able and the most shine created prophet Muhammad 🤍صلي الله عليه وسلم
@anzalmaxamuud
@anzalmaxamuud 9 ай бұрын
Video ga ani camal inta ku cesh ceshata like ha ila dhaafin😂😂❤
@khadaryusufupdi6677
@khadaryusufupdi6677 Жыл бұрын
Jaanis iyo Maalin cusub ayaad heshay oo aan dad badani helin🥰 Dheh Alxamdulillah 🤲 Kuna sali nebiga csw 💙❤
@maryamoruun1532
@maryamoruun1532 Жыл бұрын
Alxamdulaah
@umanajmo6684
@umanajmo6684 Жыл бұрын
Al.xamdulilaha🤲🤲🤲
@shankaron941
@shankaron941 Жыл бұрын
Alxamdulilah
@rahoom-123
@rahoom-123 Жыл бұрын
Alhamdulilah🥺♥️
@ahmeyore8060
@ahmeyore8060 Жыл бұрын
Salallahu Caleyhi Wasalam
@maclowofficiall7985
@maclowofficiall7985 Жыл бұрын
Inta Qososhay Oo qosoL La ILmaysay Caawa sidayda Oo Kale Like Saara HaLkaan😂👍👈
@abdulrahamanmohamed4310
@abdulrahamanmohamed4310 Жыл бұрын
Asad your legend 🙌 wll I cry until I cry please part2 to repeat
@nasroomar169
@nasroomar169 Жыл бұрын
Asd umadeena ma tihid wlhi qosol aa igu dishay🤣😆😆😆😆 wan xanaqsana waxaan arkay anigo qosol ka aduunka galay no so baday walaalkey ilah ha ku desto masha allah hore u soco walaalkey 🥰🥰
@khatimabirik4862
@khatimabirik4862 Жыл бұрын
The best person ever the most knowledgeble and the most shine of all Allah created is prophet Mohammad scw scw 🥰🥰 🥰
@AMIINBORKAAN
@AMIINBORKAAN Жыл бұрын
Scw
@ayaan4695
@ayaan4695 Жыл бұрын
Scw❤❤
@noofabdi-er7kd
@noofabdi-er7kd Жыл бұрын
INTA Xasuusato prank ifraax oo dhuusada farta taaga ☝️
@Rabiyownabadbaadi
@Rabiyownabadbaadi Жыл бұрын
Wll qali Ila EEG ganacsigan hadaad yurub joogto, waan nagu soo BIIRI KARTAA, fadlan sabiskaraab Kana hayga ilawin🙏❤️❤️❤️❤️❤️❤️🙏❤️
@ifraaxfaarax9005
@ifraaxfaarax9005 Жыл бұрын
👍
@haliimaabdinasir9000
@haliimaabdinasir9000 Жыл бұрын
☝️☝️
@Rabiyownabadbaadi
@Rabiyownabadbaadi Жыл бұрын
@@haliimaabdinasir9000 gacalo sabiskaraab fadlan 🙏❤️
@zamuukeinan1187
@zamuukeinan1187 Жыл бұрын
Ifraax qaliif
@aaminaaadanmaxamuud3682
@aaminaaadanmaxamuud3682 Жыл бұрын
Allah manooli walhiy Asad haGio haGio walal hore u soco
@FaraAhmetAli
@FaraAhmetAli 2 ай бұрын
Videogaan inta aan ka cajisiin like saara😂😂
@MOHA_CADE
@MOHA_CADE Жыл бұрын
Ku Sali Nabi mohamed scw 🥰🤲
@najaxapdilahi6773
@najaxapdilahi6773 Жыл бұрын
Asadow wllhy maanta si aanan bilooyinkan u qoslin ayaad iiga qoslisay thank you pro😂😂😂
@suldanyare163
@suldanyare163 Жыл бұрын
Wlh Jiliinka Kaliya inan iskaga ceshto jeclahay waa IMK 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@Thepulhan
@Thepulhan Жыл бұрын
Inta jiifto like iisaara👍👌🤣😅
@ifrahhaji717
@ifrahhaji717 Жыл бұрын
Walahi waan ilmeeyay sidan u qoslayay funny weeye ciyaartan Asad xajio caadi matihid walaal ilahay caqliga haku barakeeyo.
@hassanowsugow
@hassanowsugow Жыл бұрын
This is the funniest clip prank I have ever watch it on KZbin thanks team 27 🤣😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣😂😂
@naturechannel950
@naturechannel950 Жыл бұрын
Prankgan maalinkazta waa fiirzadaa I like wlhi 🥰👍♥️ noo zobadi Prankiga asad🥰❤️
@AhmethIndho8990
@AhmethIndho8990 Жыл бұрын
Idiriska xaskiis alle ha u naxariisto amiin aammiinn
@haniismail4361
@haniismail4361 Жыл бұрын
Aameen 🤲
@umumohamed8264
@umumohamed8264 Жыл бұрын
Aamiin yaarabi😭😭😭
@xalwocabdirixman7198
@xalwocabdirixman7198 Жыл бұрын
Aamin yaa raxma 🥺🥺😥😥
@AMIINFILMS2023
@AMIINFILMS2023 Жыл бұрын
Amiin yarab
@lightuponlight1690
@lightuponlight1690 Жыл бұрын
Omg the guy that said koko is a girl and didn’t fart 😊he is so respectful !
@ayoupadenmoha5138
@ayoupadenmoha5138 Жыл бұрын
Luuqadaada
@muhaahme5723
@muhaahme5723 Жыл бұрын
​@@ayoupadenmoha5138 ò
@ayoupadenmoha5138
@ayoupadenmoha5138 Жыл бұрын
@@muhaahme5723 ó Macneheed
@YuusufShuaib77
@YuusufShuaib77 4 ай бұрын
But girls fart more than men🤣
@SaciidMaxamed-jr2oe
@SaciidMaxamed-jr2oe Жыл бұрын
Walal omay got hadhihin waaqalad waxa kafican subxanalah ama masha Allah mahadsanid
@user-dt3gj8jl9c
@user-dt3gj8jl9c 5 ай бұрын
Kokoo is soo beautiful
@muse6705
@muse6705 Жыл бұрын
This is the funniest clip I have ever watch it on KZbin 😂😂😂 Thanks Team 27
@sharmakeismail620
@sharmakeismail620 Жыл бұрын
Waxa qurux badan fikikaga inad afkaga hooyo kusoo qortid saxib waa iga talo luqadada inad ila shato ku ad ad kaw afkaga hooyo mahadsanid
@ikraanxeyle5182
@ikraanxeyle5182 Жыл бұрын
Wlhi wan qoslay😂😂😂
@user-vg8mf5yu5g
@user-vg8mf5yu5g 5 ай бұрын
Safiyo 👶🏾
@Saitt-ms
@Saitt-ms Жыл бұрын
Team ²⁷ like saara Intii xasuusta prank oo kale maalintii ifarah khaliif uu asad ku sameenayey xasuus team ²⁷ waa top prank kigan 😂
@sumayo22siman24
@sumayo22siman24 Жыл бұрын
Ani xataa kas aya xasuste😂😂
@bilancadey9631
@bilancadey9631 Жыл бұрын
Muuqalkii ugu qosalka badnaa week Wye keep going team 27
@nasiimahmed3343
@nasiimahmed3343 Жыл бұрын
Runtii vidyogani suu iiga qosliyay oo kallaa Allahu Akbar Bratha Asad noo zoo badi nio gib going waan ini wata wll😂😂😂😂😂😂
@sadaamcumarcabdi
@sadaamcumarcabdi Жыл бұрын
kusaliya xabiibkeni muxamad aha scw
@SaydcaliFarxaan
@SaydcaliFarxaan 12 күн бұрын
Manzhallha wllo wad u qalnata intas iyo inka badan ❤
@UmalkhayrCqadir-dw8yz
@UmalkhayrCqadir-dw8yz Жыл бұрын
Asad hajio guulayso mar walba allah❤❤❤❤❤
@muscabramosofficial9421
@muscabramosofficial9421 Жыл бұрын
Cayda: marki indhaha la xirto lee la dhuusayaa😂 Iamk: asadow meshan bisadaa ku baqtisey😂 Cumeer: Tuuga cabsi darteed ayuu la dhuusay😂 Macalimow: intay game ka hore ayaynu udheelnay mana dhusi jirin ee qofka nagu cusub aya dhusay😂 Koko: aniga marka hore ima so ureen lakin hada toos ayay iso gashey😂 Cumeer: waa taas doctoradi xataa way ku sheegtay😂
@ikranxassancade9808
@ikranxassancade9808 Жыл бұрын
😅😅😅😅😅😅
@anabawil1737
@anabawil1737 Жыл бұрын
Bisinka
@maariyaahmed9416
@maariyaahmed9416 Жыл бұрын
😂😂😂😂
@booloshiregeedi8309
@booloshiregeedi8309 Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@safiyoclaahi1628
@safiyoclaahi1628 Жыл бұрын
😄🤣🤣🥰🤣🤣
@elcapo1937
@elcapo1937 Жыл бұрын
Imagine Abeera haduu ku Jiri lahaay game kaan 😭😭😂😂
@sadaqabdulahiahmed2321
@sadaqabdulahiahmed2321 Жыл бұрын
Intuu aday lkn
@malabey197
@malabey197 Жыл бұрын
Waa fuuri leheen 😂😂😂
@Mandeeqa
@Mandeeqa 10 ай бұрын
Qosol daratee ayn ulimaynlahaa
@caskaaxmed6094
@caskaaxmed6094 Жыл бұрын
Walhi Qusol igu maharin omg😱 Gemma Kaan marakle lama sameen karo Soo Badaiya ayaan idiin dhihi laha walhi Bilalahi waan Qoslay🤣🤣🤪🥲
@jeryandere2776
@jeryandere2776 Жыл бұрын
Gabadha ugu caqli badan su’al muhiney weydisey 1: marki indhaha la isku qabsado kaliya maxey u urtaa ? 2: Asad maxey ugu uriweysey? Halka wilsha iyagu isku mashqulsanyihiin
@apdifatahchannel3881
@apdifatahchannel3881 Жыл бұрын
Mee dadkii nabigeena jeclaa scw scw
@naimoahmed5664
@naimoahmed5664 Жыл бұрын
Ala cawa sida u qoslayey wlhi wn fuuray 😂😂😂 IMK walipa said iga qosliyey mrku dhahayey yanyuur bakhtisay 😂 best video ever wlhi
@user-rd5sm8ps4o
@user-rd5sm8ps4o Жыл бұрын
Asc wll asad rabi ha ku siiyo caafimaad taam ah istiqfaartana badi from hargeisa wlll inan yar oo aan dhalay sanad iyo badh jirta baa waxay ku hadal baratey hada haa haa markasta waan ku dawadaa iyadoo ila joogta
@amounaahmed5833
@amounaahmed5833 Жыл бұрын
I can’t stop laughing 😂😂😂😂 team 27 wa idin wataa😂😂😂
@maankadaud7590
@maankadaud7590 Жыл бұрын
The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad 🥰😍salalaahu calayhi wasalam 😍 ♥
@ayaan4695
@ayaan4695 Жыл бұрын
Scw❤❤
@jamal.kbinhassan6933
@jamal.kbinhassan6933 Жыл бұрын
Ceyda always legend his the first person to smells 🤣🤣🤣🤣
@khadrabintusheikh8862
@khadrabintusheikh8862 Жыл бұрын
😆😆😅
@abdirahmanabdi4654
@abdirahmanabdi4654 Жыл бұрын
Is the best prank ever seen❤
@moha_ali_warsame
@moha_ali_warsame Жыл бұрын
Hadaa aragto magaca nabigeena Muxamad ﷺ ❤ ﷺ Like 👍 saar ❤SCW
@fataniahersi552
@fataniahersi552 Жыл бұрын
scw scw
@shakiraabdirashid6157
@shakiraabdirashid6157 Жыл бұрын
Scw scw scw
@quruxdadiinta8624
@quruxdadiinta8624 Жыл бұрын
Scw
@iphancumar4457
@iphancumar4457 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@salmaanmohamiudabdulaahi1169
@salmaanmohamiudabdulaahi1169 Жыл бұрын
sᴄᴡ
@zariinaabdullahi2291
@zariinaabdullahi2291 11 ай бұрын
Waa jeclhy vidiogan asad so funny waaye😂
@wayoflifewayoflife1135
@wayoflifewayoflife1135 Жыл бұрын
Aar ceydaa ninkaa dareemadiisu waa top🤣😂💯🤴🙌
@iqramaxamuudcaliiqramaxamu8628
@iqramaxamuudcaliiqramaxamu8628 Жыл бұрын
mashaa allaah
@xamdaumal2843
@xamdaumal2843 Жыл бұрын
Ar adaaba igasoo qoslisey 🤣🤣
@apdifitahmohammed5674
@apdifitahmohammed5674 Жыл бұрын
Wllken idiriska xaaskisa allaha u naxaristo 🤲😢
@Mss__Mayma
@Mss__Mayma Жыл бұрын
Aamiin Yaa Rapi 🤲🤲
@anisoabdiraxman6482
@anisoabdiraxman6482 Жыл бұрын
Aamiin yarabi 🤲😪
@naima27108
@naima27108 Жыл бұрын
Ameen dadka la jclyhy allha ka dhigo
@xamdaxamda9330
@xamdaxamda9330 Жыл бұрын
Amiin yaa rabi 🤲 😭😭
@cumarinziini3899
@cumarinziini3899 Жыл бұрын
Aaamin Allah yahow
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Жыл бұрын
Funny wuu dhaafay wllhi muuqaalkaan 😂😂😂😂. Asad ❤️‍🔥🔥
@newwait975
@newwait975 Жыл бұрын
Wallhi saan u qoslay afurkii ayaan matagay alla Team Hagio yaa ku sigtay😂
@hilawe12hilawe31
@hilawe12hilawe31 Жыл бұрын
dhalinyaro dhaaarta ma ahan hadal iska caadiye intii aad ka baaqsankartid wa kaga baaqsadaa videoka wada dhaar lee ka dhigteen asad legend 🙏
@deqaabd
@deqaabd Жыл бұрын
Asad cadi mahan maxa ku kentay fekradas cawa saa u qoslayay waa furay 😂😂😂😂😂😂😂😂
@kingsamir2542
@kingsamir2542 Жыл бұрын
Wuu sameyni jiray
@Mcntoyyyyy.
@Mcntoyyyyy. 5 ай бұрын
Wllhi videokaan mar aa feersanin malahan 😭😂
@ayanahmed6216
@ayanahmed6216 Жыл бұрын
wllkey soo badi adigoo mahadsan ❤❤
@updirahmanawil5501
@updirahmanawil5501 Жыл бұрын
ALLAH HA UNAXARIISTO IDIRISKA XASKISA 😢😢
@maryamoruun1532
@maryamoruun1532 Жыл бұрын
Aaaamiin yaarabi 🤲 rabiyoow allha unaxariisto qabrigana allha uwaasiciyo janada allha kawaraabiyo naxdin badanaa 😭😭😭😭😭
@qamaraxmed8425
@qamaraxmed8425 Жыл бұрын
Aamiin
@abdirahiim7972
@abdirahiim7972 Жыл бұрын
Ilohow soonka cafimad nagu gaarsii🤲
@shankaron941
@shankaron941 Жыл бұрын
Amiiiin
@najiib_moha
@najiib_moha Жыл бұрын
Aamiin
@caashadaahir3380
@caashadaahir3380 Жыл бұрын
We need part 2 asdoow😂😂😂😂 Alla beerka 😂😂😂
@user-vz8ky4qi2m
@user-vz8ky4qi2m 8 ай бұрын
Kuwan wllhi qosolkiiyaa iga dhameeyeen
@issesabria6715
@issesabria6715 Жыл бұрын
Maanta Waa Maalintaadda, kaliya la imaaw sababta hana ka caajisin dadaalka, kadibne Alle s.w.t talo saaro waxkasta wuu ku fillanyahay. #Maalinwanaagsan #Dadaaal #Alhamdulillah
@zakiahmed4134
@zakiahmed4134 Жыл бұрын
THE BEST PERSON EVER THE MOST KNOWLEDGEABLE AND THE MOST SHINE ALL ALLAH CREATED IS PROPHET MUHAMED SCW 💕💯
@umufadli2500
@umufadli2500 Жыл бұрын
Macaan waay
@ayaan4695
@ayaan4695 Жыл бұрын
Scw❤❤
@hanimahamudhussein2285
@hanimahamudhussein2285 Жыл бұрын
Alla saa u qoslay koko caadi maaha Dhuuso raadiya maa leydin dhahay tuug raadiyaa leydin dhahee
@user-xq2mv3ch4d
@user-xq2mv3ch4d 11 ай бұрын
asad hagio ilahey haku xafido adiga iyo timkaga wlh qosolka aya iga dhameysay
@shakraboy830
@shakraboy830 Жыл бұрын
Game kii aHaa Tuug soo readi caawa wuxuu isku badaLey qof ka dhuusay soo raadi😂😂😂
@MohamedAli-ok6tb
@MohamedAli-ok6tb Жыл бұрын
Haaa 🤔😃
@sakariyecabdi3865
@sakariyecabdi3865 Жыл бұрын
Boqorka KZbinrada asad hagio iyo teamkiisa salaan sare legend ♥ from hargeysa ♥ ❤
@Rabiyownabadbaadi
@Rabiyownabadbaadi Жыл бұрын
Wll qali Ila EEG ganacsigan hadaad yurub joogto, waan nagu soo BIIRI KARTAA, fadlan sabiskaraab Kana hayga ilawin🙏❤️❤️❤️❤️🙏🙏🙏🙏🙏
@anismohamed7881
@anismohamed7881 10 ай бұрын
Wlh koko waa funny kulaha tuug soqabta niladehe duso radi maniladehe😂
@Maxamedcabdulahi-sz2up
@Maxamedcabdulahi-sz2up 20 күн бұрын
😂😂😂
@starlindagane1706
@starlindagane1706 Жыл бұрын
Wlhi wan kahele veo gan thnks asad hoyo xita ka qosolsisey 😊😂😂😂
@abdullahielmi5710
@abdullahielmi5710 Жыл бұрын
Kooko mar walba waa happy waana sababta an qosol keeda uga helay WAN SALAMAYA FROM MOGADISHU.
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
Ramadan ka ilahay nabad ha nagu gaarsiyo insha.Allah
@deqoaadandeqo946
@deqoaadandeqo946 Жыл бұрын
Aamiin yaarabi
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
@@deqoaadandeqo946 insha.Allah amin
@zmzmcardp
@zmzmcardp 10 ай бұрын
The funneist video oo Asad sameyay waaye wlhi haddaa ku ceshatid xitaa qosolkaa kaa dhamaanaayo 😂😂😂😂😂
@shugriali1439
@shugriali1439 Жыл бұрын
Alla mnta saaa u qoslaayay madaxaa I xanuunay wlhi funny tihiiin wlh 😂😂😂😂😢
@aminoamino3027
@aminoamino3027 Жыл бұрын
Wiilkan masha allah anaka hadaan taageerno asagaaba waax dadka jecelyihiin kuqoslan la imaanaa qosol feero iiguma yaalan asad
@zakariaomer8795
@zakariaomer8795 Жыл бұрын
I cant stop laugh this video is the best video i watched at this night🤣
@ayoupadenmoha5138
@ayoupadenmoha5138 Жыл бұрын
Luqadaada
@RuweydaAbdirahman-yu9mw
@RuweydaAbdirahman-yu9mw Жыл бұрын
Asad wah makukarayan miyaa bayna allah
@FarxaancabdiCabdullaahi-gz2fi
@FarxaancabdiCabdullaahi-gz2fi Жыл бұрын
Asedow Mar kale inoo soo duub waan ka helay
@ilhanadenilhan6122
@ilhanadenilhan6122 Жыл бұрын
muqaalkan anigu dawaan ayaan si qoslayaba 😂😂😂 fake fart wan jaceylahay 😘😘
@AbdullahiMursal-ts9rs
@AbdullahiMursal-ts9rs Жыл бұрын
saxwaa cumer caqli low ma,a
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 Жыл бұрын
Hadii aad rabto barashada Afka Ingiriiska isoo raac waa hubaal waad baran si bilaash ah inshaallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@aishaluul319
@aishaluul319 Жыл бұрын
Anoo goos saaid I xanuunayo aan qosalay wlhu tnx yaqeee
@BushaaroAbdi-mz7gh
@BushaaroAbdi-mz7gh 10 ай бұрын
Asc team xaajiyow wllayaal talo dhaartan aad deg dega udhaaranysaan iska adaaya waad idin jecelahay guulaysta ❤❤❤❤😊
@calicali9028
@calicali9028 Жыл бұрын
U made My knight wallah best ever game thanks bro😂💯
@wewonwm7349
@wewonwm7349 Жыл бұрын
😭😭😭knight
@sheymaayaasiin
@sheymaayaasiin Жыл бұрын
@@wewonwm7349 😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂lol
@adonismoha6907
@adonismoha6907 Жыл бұрын
It's the knight for me 😭💀
@itsme-xl3hm
@itsme-xl3hm Жыл бұрын
kinght😂😂😂😂😂😂
@sumayakulane9751
@sumayakulane9751 Жыл бұрын
Talentiga waa loo dhashaa layzkama keen keeno Legend asad hagio 💯
@prettysusu8419
@prettysusu8419 19 күн бұрын
Asadoow vediogan ugu qosol badan marwaliba waa daabta😂😂
@maymuunabdirisakbirre2671
@maymuunabdirisakbirre2671 10 ай бұрын
Alla ma nooli wllhi😂😂 team 27 waa funny 😂
@Yaxye77
@Yaxye77 Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣Cawa saaaa uqoslayay ilin baaaa indhahayga kasoo datay Dankeschön asad hajio und Team 27
@Gacal10H
@Gacal10H Жыл бұрын
Asad waa suuxay sida aaa u qoslaayay waa kala joojin wayay 😂😂 wllh😂 asad maanta said aaa u qoslay waxaa igu daran koko indho adeeg “Maanta dhan waxaa ka shakisnaa MK”😂I’m dead Asad plz maalin kle waxaa ka dhiktaa tuug soo saar ee shacab wada sii😂
@cadnaanbrown367
@cadnaanbrown367 Жыл бұрын
Shacab maaha tuug wada sii dheh🤣
World’s Deadliest Laser Maze!
25:59
MrBeast
Рет қаралды 203 МЛН
Мы никогда не были так напуганы!
00:15
Аришнев
Рет қаралды 6 МЛН
Red❤️+Green💚=
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 23 МЛН
버블티로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 124 МЛН
FAKE DHUUSO AYAN  KUU BUFIYAY YA DHUSAY IYO ANI MADUSIN😂
9:42
Zaki Somali
Рет қаралды 193 М.
FAKE DHUUSO  AYAN KUBUFIYAY YA DHUSAY ANI MADHUSIN AA KADHACDAY
11:07
GAME maskax u bahan CEYDA WAXBA LAGAMA QABAN KARO omg 😲
6:55
ABDIRIZACK SIYASI
Рет қаралды 19 М.
WALAASHAA KOKO SOO SAAR
16:56
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 1,3 МЛН
PRANK DHUUSO OO REMOTE KU SHAQEENAAYO hhhhh YAA DHUUSI ADI MAA DHUUSAY
10:14