Dib u Daawo Illaahay ha u naxariistee Sh.Cabdinaasir Xaaji Axmed Fikradaha sida uu uga digayay

  Рет қаралды 14,250

Baraarug Media

Baraarug Media

Күн бұрын

Пікірлер: 40
@naimam1772
@naimam1772 2 жыл бұрын
Innalillaah waina ileyhi rajicun illaahay ha u naxariisto sheekha qabriga allaha u waasiciyo Marti la jecelyahay allaha Ka dhigo Allaahuma Aamin
@Umuyaasir5434
@Umuyaasir5434 Жыл бұрын
Illahow u naxariiso hadalkiisu wuu cadaaa xaqna ma qarin yaa rabbi astur
@maxameddankamaxamuud9453
@maxameddankamaxamuud9453 2 жыл бұрын
Alle haw naxariistoh sheikh cabdi naasir
@abubakarrooble2408
@abubakarrooble2408 2 жыл бұрын
Jasaka Allaah shkh😪 Allaah hakuu naxariisto shkh
@maxameddankamaxamuud9453
@maxameddankamaxamuud9453 Жыл бұрын
Alle haw naxariistoh sheekh cabdi naasir wuxu ahaa caalin somaliyed
@axmedmaxamed4408
@axmedmaxamed4408 2 жыл бұрын
Illahay unaxariso sh cabdinasr xji axmed
@a.qanialigadhle4206
@a.qanialigadhle4206 2 жыл бұрын
Allah haw naxariisto Sh. Cabdinaasir, aamiin, aamiim. Gacan ka xaq daran baa dishay Allah janatul Firdaws haka waraabiyo aamiin.
@indhouroon7255
@indhouroon7255 2 жыл бұрын
amiin yaa rappi 😥😥
@Masnamunira2356
@Masnamunira2356 2 жыл бұрын
Waqtigii aduunka uukulahaa baa dhamaatay isagu wuu dhintay Lkn cilmi giisii dacwadiisii baa Buuxda ilaahay ha unaxariisto Sheekha
@ahmednawal1445
@ahmednawal1445 2 жыл бұрын
illahey ha u naxariista sheeq cabdinasir waxa u ku hadalay hadii ay dadkale dhibsadeen mooye waxa uku hadlay waa sax naxariista jano allaha siiye...
@khadijahassan7130
@khadijahassan7130 2 жыл бұрын
Ilaah ha u naxariisto marxuumka, jannahtul firdows allaha ka waraabiyo
@fahmoali4186
@fahmoali4186 2 жыл бұрын
Allah haunaxaristo sh abdinassir we will miss you sheikhuna
@darwishka5669
@darwishka5669 2 жыл бұрын
Ale hakuu naxariisto Al waalid. Shiikhaygii cabdi naasir xaaji alle kuma tuso cadaab ale kuma tuso wax aad ka naxdo janada ale hakugeeyo kuwii kugubay iyo inta ku faraxday duli ale hakusalido ale idinka adeeji ciidamadiisa tuugta ugus
@faaraxmaxamed4174
@faaraxmaxamed4174 2 жыл бұрын
ilaahay ha unaxariisto
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato 2 жыл бұрын
*RAXIIMULLAH* Waa Geesi Geesi dhaley oo run sheeg ah *RAXIIMULLAH* Wajigiisa waxaa kamuuqda Nuur iyo ALLEH kacabsi ah.
@abuujacfarnuur4832
@abuujacfarnuur4832 2 жыл бұрын
جهاد النفس بالعلم والحق ان من فعل ذلک سيکون ربانيا وعالما وحاکما وان من الجهاد الامر بالمعروف والنهي عن المنکر واصلاح بين الناس
@safiyomahamud3072
@safiyomahamud3072 2 жыл бұрын
Ina lilahi wa ina ilay rajicun
@farhiyajamaa7717
@farhiyajamaa7717 2 жыл бұрын
Allah ha unaxariisato
@juleybiibmidganyare6057
@juleybiibmidganyare6057 2 жыл бұрын
Allaha unaxariiisto sheekha umada somaliyeed
@umoabdulrahman3550
@umoabdulrahman3550 2 жыл бұрын
الله يرحمه رحمه واسعه في جنات النعيم
@MohamedMohamed-wn6vt
@MohamedMohamed-wn6vt 2 жыл бұрын
اللهم ارحمهواغفر ذنبه ووسع قبره واجعل دجة العليا في الفردوس
@abuujacfarnuur4832
@abuujacfarnuur4832 2 жыл бұрын
قال عبد الله بن المبارک : ( اذا اعيتکم الامور فعليکم باهل الثغور) يعني اهل الجهاد الذين يعرفون الاحکام الشرعية والحق والباطل لا الذين ليسوا علماء وفقهاء
@samiraabdi3534
@samiraabdi3534 2 жыл бұрын
Allaaaaaaaaaah ha u nxariisto
@milgomoumin7494
@milgomoumin7494 2 жыл бұрын
Allah yarhamu
@cabdirahmanyusuf9964
@cabdirahmanyusuf9964 2 жыл бұрын
رحمك الله شيخنا
@darwishka5669
@darwishka5669 2 жыл бұрын
Al waalid sh cabdi naasir xaaji walee laysma xaqiree wuxuu naga waraabiyey il aad umacaan oo wax khalada uusan kujirin wuxuuna ku dhintay wado sax ah waayo isagoo ilaa Maalin tii uu qaangaadhay wuxuu waday diin iyo danta umada soomaaliyeed ka geeskagees maxaa geeyey kismaayo ma wuxuu u tegay inuu soo xule kuraasta jubaland May wuuxu u tegay inuu diinta ale gaadhsiiyo geyiga soomaaliyeed dhamaantii ale u naxariiso shiikhayga maaxaan ku jeclaa waliba anigoo yar aan lasookoray lasaaxiibay ale unaxriiso gacanta dishaynna aakhiro iyo aduunba waxaan waamaalin jimce ah inuu ku fogeeyo aakhiro naarta jaxiima aduunkana leeleeliyo duli iyo cadaab kusalido aduunkana
@farsadtv8910
@farsadtv8910 2 жыл бұрын
العالم الرباني الشهيد كما نحسبه ،رحمه الله تعالى
@xeebowcade8463
@xeebowcade8463 2 жыл бұрын
Alah anuxaristo
@cabdixakiinnuur6145
@cabdixakiinnuur6145 2 жыл бұрын
عليه رحمات ربي
@moogemaxamuud1963
@moogemaxamuud1963 2 жыл бұрын
Allaha unaxariisto
@darwishka5669
@darwishka5669 2 жыл бұрын
Naarta ale idinku fogee ugus iyo inta taageerta shayaadiin ku mabay dhiiga muslimiinta soomaaliyeed
@cabdixakiinnuur6145
@cabdixakiinnuur6145 2 жыл бұрын
geesinimadii baa kudhamaatay sheikh abdi naasir. Caalim aynu waynay weeye
@fatumali4500
@fatumali4500 2 жыл бұрын
Ilaahay janadii fardaws alle haku arsaaqo
@cabdixakiinnuur6145
@cabdixakiinnuur6145 2 жыл бұрын
Aamin wlo
@fatumali4500
@fatumali4500 2 жыл бұрын
الله يرحمه ويسكنه فسيح جناته الفردوس الاعلى اللهم امين يارب العالمين
@maxamedmayow6764
@maxamedmayow6764 2 жыл бұрын
Sheekha see wax ujiraan jihaadka muba dacmiyay subxaanallah maxaa ku dhacay dacfi ayay ku jiraan ku lahaa islaamka fidno ma dhiman gaal ku qabsaday jihaad fidno ma ahan jihaadka wuu socon illaa qiyamaha illaa la waayo fidno umadaana jihaad ayayba intaan ku soo gaareen adiga dad wax uma sheegteen hadii uusan jihaadka ka jiri lahyn calamka sana uma hadasheen ee ALLLAH halaga cabsado maslaxo intaad ilashaneyso yeyna akhiradada ba bi in Aadam ceyrow allah unaxariiste waad ogeydeen wuxuu dhihi jiray afkiina aan ka nabad galno hadaydaan cadawga nala dileyn
@darwishka5669
@darwishka5669 2 жыл бұрын
Ninka wata maxamed mayow adeer xagee jahaad yaalaa maxaadse utaqaan jahaad aan ku suaalee muxuu yahay jihaadka uu garan wayey sh cabdi naasir ee aad garanaysaa jaahil yahow noocaa dadka u hadla Waan ku dhaaran karaa inay yihiin juhalo caba khamriga ma waxa ay ugus ku samaynayso haldoorka soomaaliyeed baa jahaad utaqaan jahaad ku miyuusan ahayn kii ku qornaa kitaabka quraanka ah iyo sunada nebiga ma in ladilo culumada somaaliyeed sida cabdi naasir xaji iyo sh cabdi qaadir iyo culumada aad layseen iyo ardaydii aad disheen iyo dadkii dhamantood ku layseen iyaga oo ka soo baxay masjidka baad utaqaan jahaad beenaale baad tahay jaahil ah afqadhmuune walee aakhiro baa war kuuyaal shaydaan
@darwishka5669
@darwishka5669 2 жыл бұрын
Alow naga qabo argagixisada oo midh hakareebin iyagaa ka xun Christian ka tuug
@darwishka5669
@darwishka5669 2 жыл бұрын
Ninka wata I Mohammed mayo huuro wayne af qadhmuun e jaahil baad tahay duli ku dhimee adiga iyo ugus waxaad tihiin tuug maafiyo Ah oo gaalo u shaqeeya
@darwishka5669
@darwishka5669 2 жыл бұрын
Ninka wata maxamed mayow ma gaalaad dishaan MISE muslimiin beenaale waxaad lay saan culumo rabaaniyiin ah iyo qof Kasoo baxay masjid dhiigyo cabiin waligiin maydan dilin gaal taariikhda dib uraac dee hadaad Muslim ta gaalo u taqaan aday kuutaal waxaad tahAy khawaarij afqadhmuune kana jeedi shiikha afkaaga uruya duli kudhimee shaydaan yahow
Dhibaatada Xumaanta Sh.Cabdinaasir
1:04:05
Baraarug Media
Рет қаралды 1,2 М.
SIRTA FAQRIGA LOOGA BAXO || SHEEKH MUSTAFE HAAJI ISMAIL
21:40
Al khayir
Рет қаралды 334 М.
UFC 310 : Рахмонов VS Мачадо Гэрри
05:00
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 1,2 МЛН
How to treat Acne💉
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 108 МЛН
Nesteexo Iyo Baraarujin Dr.Axmad X.Cabdiraxmaan
55:39
Baraarug Media
Рет қаралды 38 М.
WAR DEG DEG AH_4 February 2025#somalia #wararkiiugudambeeyey
14:14
CODKA SOMALIDA
Рет қаралды 7 М.
calaamadaha qiyaamaha ee yaryar | sheekh maxamed maxamuud axmed
27:25
Sheekh maxamed maxamuud axmed
Рет қаралды 1,8 М.
Maxaa Anfacaya Qofka Marka Uu Dhinto Sheekh Dirir
19:00
Baraarug Media
Рет қаралды 6 М.
SABABAHA KEENA IN UMADDA LA HALAAGO  SHEEKH CABDINASIR XAAJI AHMED
48:22
U Baratanka Khayraadka Sh C Nasir Xaaji Axmed
51:49
Halbeeg Media Inc
Рет қаралды 757
UFC 310 : Рахмонов VS Мачадо Гэрри
05:00
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 1,2 МЛН