Difaaca Nabiga SCW قال سبحانه وتعالى "إلا تنصروه فقد نصره الله"

  Рет қаралды 45,114

مسجد الصحابة Masjid Assaxaabah

مسجد الصحابة Masjid Assaxaabah

Күн бұрын

Maanta khudbada wuxu sheekhu kaga hadlay arinta ku saabsan ninkii NABIGA SCW aflagaadeeyay ee sawir nin kale ku tilmaamay.
Walaal ka faa'idayso oo gaarsii walaalaha kale.

Пікірлер: 54
@guwacbiriq9777
@guwacbiriq9777 3 жыл бұрын
اللهم صلى على محمد
@guwacbiriq9777
@guwacbiriq9777 3 жыл бұрын
Asc
@nuurcabdi1760
@nuurcabdi1760 3 жыл бұрын
Nacalad hakudhacdee kiicaayey rasuullkeena maxamed scw
@duniyaabshir3075
@duniyaabshir3075 5 жыл бұрын
Jazakumulaah Muhammed scw scw scw scw scw scw scw
@fardusahmed3866
@fardusahmed3866 4 жыл бұрын
masha allah masha allah allah kuxafido sheekh
@crizaaqmohamedahmed1423
@crizaaqmohamedahmed1423 5 жыл бұрын
alle haynoo xafido culimada kuwa ka faa idaystana alle haynaga yeello aamiin yaa rabi
@xamsoshqqalaf6075
@xamsoshqqalaf6075 5 жыл бұрын
عليه افضل الصلاة والسلام ❤ بارك الله فيك يا شيخ ❤ جزاك الله خيرا ❤
@fadumoaxmed356
@fadumoaxmed356 4 жыл бұрын
maa. shaa allah
@mohamudothman5526
@mohamudothman5526 4 жыл бұрын
Jazkalh masha alah
@bishaarmahdi9193
@bishaarmahdi9193 5 жыл бұрын
Masha Allah shekh maxamed macalan abshiir
@ندى-ت9و3ل
@ندى-ت9و3ل 3 жыл бұрын
masha alah
@munacabdi2187
@munacabdi2187 5 жыл бұрын
Maansha Allah wajasaakumullah sheekh
@hodanhassan6559
@hodanhassan6559 4 жыл бұрын
Salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam
@princeupdyphitahosman7719
@princeupdyphitahosman7719 7 жыл бұрын
Macha allah sheikh mohamed jazakallah
@QuranPasion
@QuranPasion 7 жыл бұрын
Sh. Maxamed Macalim Abshir khayr Allaha siiyo, si wanaagsan buu uga hadlay arintaan. Cajalada ma waad ku mahadsan tihiin, wakhtiga fiican aad soo galisayn.
@abdirahmanab2722
@abdirahmanab2722 6 жыл бұрын
Waa ksaa aniga
@risktaker9119
@risktaker9119 5 жыл бұрын
Sheekhan Waan u bogay ilaahey Janada ha geeyo asaga iyo dhamaanteen
@abdullahihussein3201
@abdullahihussein3201 6 жыл бұрын
sheekhan xagu jooga. runtii waa masha Allah. wuu yaryahy qof luqada sidaan uyaqaano, balaaqadiisa iyo af macaanku sidaan uyaqaano... Nairobi ayaan jeclaan laha inu joogo si muxaadarooyinkiisa dadka dhan ugaaran. masha allah, Allah dhowro
@cabdikariimdaahir2379
@cabdikariimdaahir2379 6 жыл бұрын
Muqdisho ayuu joogaa
@garmashproduction3834
@garmashproduction3834 6 жыл бұрын
wll muqdisho ayuu joga majid saxaaba zone zoobe
@ayanmahamedabdulahi1167
@ayanmahamedabdulahi1167 5 жыл бұрын
Walal muqdisho ayuu joogaa masjidu saxaaba hospital digfeer agtiisa
@ahmedomar982
@ahmedomar982 4 жыл бұрын
Subxanalaah hada koleey aduunka wow ka tegey ninka sheikh kaanu ka hadlayoo alle hortiisa wow geystay bow la tegey
@فاطمهبنتعبدالله-ك7ه
@فاطمهبنتعبدالله-ك7ه 5 жыл бұрын
جزاك الله
@mohamedawalhassanawalhassan
@mohamedawalhassanawalhassan 8 ай бұрын
Scw Scw scw scw scw scw scw
@mohasholi6568
@mohasholi6568 6 жыл бұрын
Maansha Allah Sheakh Mohamed Xifdullah Sida aad u garab istaktay xabibkena SCW wna kula garab istaknay
@eesy8947
@eesy8947 6 жыл бұрын
Masha Allah
@ahmedali-uj7um
@ahmedali-uj7um 7 жыл бұрын
جزاك الله خيرا
@ismabio9390
@ismabio9390 4 жыл бұрын
Masha all
@adenmohamed816
@adenmohamed816 5 жыл бұрын
Masha Allah Allaha kuxafido
@dekoduble2939
@dekoduble2939 5 жыл бұрын
Allahu akbar
@Hassanhy
@Hassanhy 7 жыл бұрын
جزاك الله خيرا يا شيخنا
@ibrahimismailsh.2608
@ibrahimismailsh.2608 6 жыл бұрын
Masha allah shiikha maxamed m.abshir allah barakeeyo
@Waano23
@Waano23 7 жыл бұрын
kuwa kujees jeesay Rasuulkena Mohammed Naxariis iyo Nabad galyo korkiisa ha ahaatee hakubishaa reestaan Cidhiidhi Aduun iyo mid Aakhiraba.....
@xamsoshqqalaf6075
@xamsoshqqalaf6075 5 жыл бұрын
الله أكبر ❤ اللهم صل على محمد وعلى ال محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد ❤ اللهم بارك على محمد وعلى ال محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد ❤❤🍁🍁🍁 اللهم ارزقنا حبك وحب من يحبك وحب المساكين يااااارب ❤
@kingas3578
@kingas3578 4 жыл бұрын
Eminem
@khadiijocabdiraxmaan1143
@khadiijocabdiraxmaan1143 2 жыл бұрын
Scwscw
@abdulle31
@abdulle31 7 жыл бұрын
jizakallah sh mahamed
@abdiraxinmaxamed1656
@abdiraxinmaxamed1656 2 жыл бұрын
💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕
@hanuunkaqalbigamedia4127
@hanuunkaqalbigamedia4127 6 жыл бұрын
sh maxamed kheyr Allah hasiiyo anagana kuwa garab is tago ooo kheyrka kawada shaqeyo
@publichealthcareer251
@publichealthcareer251 6 жыл бұрын
Asc Waxaan kufaraxsanahay sida shikha uladagaalamay shirkiga
@kingkamalahmed.jabman.5283
@kingkamalahmed.jabman.5283 4 жыл бұрын
SCW
@ibrahimahmef195
@ibrahimahmef195 7 жыл бұрын
Masha allah shikh maxamed macalin abshir.. Plz khudbadoyinka jimcaha nala soo wadaaga
@khadijamahmoud4584
@khadijamahmoud4584 4 жыл бұрын
@@mohamedabdallamose6047 is an qqwwewgu based e
@farxaanabshir614
@farxaanabshir614 6 жыл бұрын
Asc wllyaal adinkoo raali ah maheli karaa khudbadaan oo carabi ah isbuucaan gududihiisa aad baad umhdsntihiin Alle kheyr ha idi siyo
@masjidassaxaabah1579
@masjidassaxaabah1579 6 жыл бұрын
khudbdaan carabi iyo afsoomali lbadaba waxaad ka heli kartaa kanalkan masjidku leeyahay
@kingas3578
@kingas3578 4 жыл бұрын
Biggest
@haykaldalmar9125
@haykaldalmar9125 5 жыл бұрын
Scw
@MohamedHassan-ho9fj
@MohamedHassan-ho9fj 5 жыл бұрын
Swc
@publichealthcareer251
@publichealthcareer251 6 жыл бұрын
WAXAAN JECLAAN LAHAA IN SHIKHA LAGARAB ISTAAGO
@صداميةوافتخر-ف5ح
@صداميةوافتخر-ف5ح 4 жыл бұрын
Nin baa lahaa naag raafweyn oo lug jidto masatib markasuu hadana guursaday mid ahuukarem markasaa dadkii dhan ufarxen ilaahey baakusiyay abuukarem quruxleey markasuu yiri raafwey waamid iiron aloow raaswey kugey sidey ilmahed uanfacday ooy ugurontahay gabay kutiriyay tiikalana furay oonafteed uroon aheed
@axmedtahliil4470
@axmedtahliil4470 5 жыл бұрын
asc sh maxamed
@shukriahmed7129
@shukriahmed7129 4 жыл бұрын
Scw
@fardowdo30yaayamaxammed6
@fardowdo30yaayamaxammed6 5 жыл бұрын
shiikhan. tel kiisa. rabaa. yaa. haayo. oo. isiin. karo
@Onlineintrovert
@Onlineintrovert 4 жыл бұрын
Maa shaa Allah
Difaaca Nabiga scw Q 3aad
23:21
مسجد الصحابة Masjid Assaxaabah
Рет қаралды 28 М.
Haweenka wanaagsan qiimaha iyo Faa'iidada eey leeyihiin
22:41
مسجد الصحابة Masjid Assaxaabah
Рет қаралды 24 М.
Cool Parenting Gadget Against Mosquitos! 🦟👶
00:21
TheSoul Music Family
Рет қаралды 11 МЛН
This mother's baby is too unreliable.
00:13
FUNNY XIAOTING 666
Рет қаралды 38 МЛН
Help Me Celebrate! 😍🙏
00:35
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 84 МЛН
Kalmadii difaaca nabiga scw ee masjidka Assaxaab sh maxamed macalin
35:59
مسجد الصحابة Masjid Assaxaabah
Рет қаралды 9 М.
Sheekh Cabdiraxmaan Dheere.《حفظه الله》FARIIN ADAG UDIRAY CULIMADA SOMALIYA Dheere.
7:22
Masjid al madiina ( Geerash Aw-Adam )
Рет қаралды 3 М.
Wayneenta Nabi Maxamed ﷺ - Sh Mustafe xaaji ismaaciil
1:03:14
Sheekh Mustafe Official Channel
Рет қаралды 1,8 МЛН
Acmaasha lagu helo raali ahaanshaha ALLAH
17:02
مسجد الصحابة Masjid Assaxaabah
Рет қаралды 33 М.
سورة البقرة كاملة, رقية للبيت, وعلاج للسحر | القارئ علاء عقل - Surah Al Baqarah
3:59:14
dadka sida baadilka ku cuna xoolaha
20:08
مسجد الصحابة Masjid Assaxaabah
Рет қаралды 32 М.
Cool Parenting Gadget Against Mosquitos! 🦟👶
00:21
TheSoul Music Family
Рет қаралды 11 МЛН