ASC maansha Allah xabibti anigana Ka mid ah dadka qabawga aan ogeyn yaraanteydii hada jir ha dhihin laf murug dhaqtarka waa ku daaalay ee bal ii soo jawaaab
Nacima abyo anigoo 9bilood uur ah ayaa xulbada isticmaalay xili foosha ayey ilmihh caloosha ku dhinteen suaashu waxay tahay ilmah ma waxyeeshaa xulbada mida kale falxciida iyo jiisiidka ma isku mid baa hal mid kaliyah manisticmali karaa
@Lamborghin9929 күн бұрын
Walalo xulbada wa qadar aniga xata intay fosha iga so daahday oo dhaqtarka igu yiri wa laga foolina hadad 2 bari ku dhali weysid aya xulbo cabay si an foosha u helo habenki an cabay subaxi ilmihi wa nooxsan diiday aadban u naxday aniga ninkeygi mardambe ayu nuuxsaday iska ilalalsha xulbadan
@ibtijah2747Ай бұрын
Flex seed sida sisinta oo kale ayoo ubaxaa waa in la abuuro
@XalwaMahamadАй бұрын
Flaxseed weeye English luqadiisa lugudhahaa
@adoonalahinaaadan320219 күн бұрын
Waxa lagu sei juratiden DUQUSKA AMA GEEDAHA HILIBKA LAGU DAREO AYAA LAGU DARI JIRAY OO DHADHAN BUU U YEELAA