#DIGRIGA

  Рет қаралды 12,533

Jawaahir Hussain

Jawaahir Hussain

Күн бұрын

Пікірлер: 74
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli Жыл бұрын
Walashy🙆🙏 Wax badan ayaan ka faidey Ilahy haka yeelo Abalkaga Jinatul Fardowsa Aamiin Aamiin Aamiin yarabi
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli Жыл бұрын
Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin yarabi
@aminaahmed2508
@aminaahmed2508 Жыл бұрын
Maasha alah tabaaraka lah ilaahey qof walbosuu jecelyahay alaha siiyo shugran xabiibti jasakalah qeer ❤
@aaminocabaas8609
@aaminocabaas8609 2 ай бұрын
Masha allah alle hakuxafido wajece qisoyikad
@gudonmaxamed107
@gudonmaxamed107 Жыл бұрын
Aamiin aamiin wll qali
@hudaabdullah3447
@hudaabdullah3447 Жыл бұрын
Abaayo Anigaa carabaha jecel in aan kasoosjaqeysto oo uu Alle iibarakeeyo waxeeyga waxaan jeclahay in aan noqdo macalimad ciyaalka yaryar
@hanefa283
@hanefa283 Жыл бұрын
Jawaahir aad ayaan kuujeclahay maalmahaan waankudaawada
@ayaaniita88
@ayaaniita88 Жыл бұрын
Aniga waxan qalbiga iska dhaho xitaa way igudhacan lkn istiqfarta markan badiyo ilahey waiga dulqadaa waxas alxamdulilah
@qaaliabdiomar2855
@qaaliabdiomar2855 Жыл бұрын
Asc abaayo jawaahir illaahay ajar ha kaa siiyo walhi tan anaa igu dhacday illaahay ha iga cafiyo wallahey isoo duuceeya maalin kheerbadan waaye ina illaahay muraad keyga ii fududeeyo
@fathimadirie8653
@fathimadirie8653 Жыл бұрын
Sallallahu calayhi wasalam
@duubistafilimka
@duubistafilimka Жыл бұрын
Alaah ha ikaadhaafo abaayo macaan
@ayanabdullahi1811
@ayanabdullahi1811 Жыл бұрын
Jazakallah walal Qali
@falcadoxaliimo8904
@falcadoxaliimo8904 Жыл бұрын
Ilahow laqwiga naga bi I yaarabi yaraxman
@simranqurux595
@simranqurux595 Жыл бұрын
Qisadaan dadbadan bey kudhacday wan arkenaag dhihijirtay yurub baan kudhalaahwaxey imatay ayadooh ukuntiiyh halxabo kuhartay 49ahilaha weykashaleysah gafka alow hanoqaban
@hanefa283
@hanefa283 Жыл бұрын
Sc jawaajir NAIROBI KASHAQEYSO DUKAAN FURO AMA MESHAADA HADAAD KUQANACAANTAHAY❤
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 Жыл бұрын
Asc Aamiin Sallalahu Caleyhi Wasalam Aamiin Aamiin Allaha kuxfdo
@maxamedyonis8476
@maxamedyonis8476 Жыл бұрын
Aamiin aamiin aamiin 🤲🤲🤲🤲
@ASMReatingfood12
@ASMReatingfood12 Жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم
@SucdiMaxamuud-io6bm
@SucdiMaxamuud-io6bm 10 ай бұрын
Wax badan ayan ka Faiday shuran xbbt❤
@sacadiyoshiiqmuqtaar5443
@sacadiyoshiiqmuqtaar5443 Жыл бұрын
Asc.maasha Alaah..dhiiragalisay.ninkayguwaabaqiil.hantiilaa&.macaa.1.doolarlagamaqaadikaro.wardikastawaan.aqriyay.eewardigaanlaasimaah.iisoojawaab.
@AishaAdam98
@AishaAdam98 Жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمن الله يطول في عمرك ورزقك الفردوس
@siradmahamed
@siradmahamed Жыл бұрын
@najmoclaahiimaan3324
@najmoclaahiimaan3324 Жыл бұрын
Aniga ayaa ugu horeeyay 👆💯❤️🖐️
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 Жыл бұрын
Wcs walaashey mcn jawaahir cadeey adna sidookale abaayo insha allaah
@naciimoaweys928
@naciimoaweys928 Жыл бұрын
Aamiin yaarabi 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@Araweelo74
@Araweelo74 Жыл бұрын
Jazaaki Allaahu khayru jazaa wllo mcn
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli Жыл бұрын
Masha Allah❤❤❤❤ Jazakallah qeer💯💯
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 Жыл бұрын
Allaahuma amiiiiiiiiin
@queenzaaracadey
@queenzaaracadey Жыл бұрын
Aamiin yaarabi walashey ilhy hakubarakeyo❤
@abdulkadirsalah3314
@abdulkadirsalah3314 Жыл бұрын
Masha allaha❤
@fartunfamily
@fartunfamily Жыл бұрын
Masha Allah
@xamdixarago
@xamdixarago Жыл бұрын
wcs walaashee allaahuma aamin aamin ❤❤❤❤❤
@suusuukhalif1209
@suusuukhalif1209 Жыл бұрын
MashaAllah
@zuhurzayooni
@zuhurzayooni Жыл бұрын
Mansh allah ❤
@umurashaad6869
@umurashaad6869 Жыл бұрын
Shukran xabibiti Jazakallahu kheer inshallaha kheerka aallaha na waafajiyo inshallaha ❤❤❤❤❤❤❤❤
@yasmiinhussein8639
@yasmiinhussein8639 Жыл бұрын
Jawaahir wll qadaanimdu waa maxay dhormar ayaan kaa maqley ii soo jawaba wll aad ayaan kuu jecelhay wllhi ale ha ku daayo wll
@moodnessvideos5488
@moodnessvideos5488 Жыл бұрын
Shaqaalanimo aa laga wadaa
@anisopilanbari170
@anisopilanbari170 Жыл бұрын
Allahuma ameen
@maryanmaxamuudcumar6712
@maryanmaxamuudcumar6712 Жыл бұрын
maashaa Allh abaayo
@seynabfarah3212
@seynabfarah3212 Жыл бұрын
Mansha allah
@sowtoraxma3579
@sowtoraxma3579 Жыл бұрын
m.a abyo mcn alha kuxafido
@ilhan6838
@ilhan6838 Жыл бұрын
Amiin
@fatimaalibarrow1316
@fatimaalibarrow1316 9 ай бұрын
Anig qabiil necbhy mrksto dhaha lgm yaabo in ka guursdo istafurlh hd way ihysta
@faatimacooking3577
@faatimacooking3577 Жыл бұрын
Amiin yaa rabi
@hoodomaxamedjamac1904
@hoodomaxamedjamac1904 Жыл бұрын
Subaxaanaallh
@leylaabdirahmanislow8531
@leylaabdirahmanislow8531 Жыл бұрын
Shukran qaaliyey ♥️🥰
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 Жыл бұрын
Masha Allah abaayo ❤
@samirasaadi2355
@samirasaadi2355 Жыл бұрын
Amiin yarabi❤❤❤
@Fatma_932
@Fatma_932 Жыл бұрын
Maxamud daudna wa arkay wa shaqsi la imtixamay jawahirey rer youtube ba isla tihine la xirir una sheeg inu ducada badsado wan isku lenahay ad ban ula ooya wlhy qisadisa
@samiyaomar3483
@samiyaomar3483 Жыл бұрын
Xanunka aydan daremin ninkan homlas ayay ka dhigen curyan ayay ka dhigen sharci laan ayay dhigen Hala yaabin waad iska hadlaysa uun
@Cr.istianoro
@Cr.istianoro Жыл бұрын
Xqiq wlhi mskink kuwas wy dhiben ilhy ba uga arky😢
@rawihassan8615
@rawihassan8615 Жыл бұрын
Jazakumallah qeyran sister
@zamiira.abdi.
@zamiira.abdi. Жыл бұрын
M.a abaayo
@sadiamustaf157
@sadiamustaf157 Жыл бұрын
Masha allah abayo ❤️ 🎉
@nuurayaxye8641
@nuurayaxye8641 Жыл бұрын
❤❤❤❤ Ramadan Mubarak ❤❤ jawaahir xussen b❤❤❤❤
@Mariya-lx6qc
@Mariya-lx6qc Жыл бұрын
M.a abyo wlhi aniguba kulamid ban ahay waxaalo badan ban arkay intan dhahahay hadan aniga ahan lahaa sidan masamayn lahayd wana la iitusay waliba qayb kamid ah ban hada la walbaharayya isooduceeya inuu alle iga saaro I.a hada kadib masamayn doono😢😢😢
@riyaadofficial9978
@riyaadofficial9978 Жыл бұрын
Xbbti qali ukhti farad kunolow wllo mcn saliga badi iyo qurankaa saligaa intaad awoodi kuu cel cel celi ilaa 500 1000 marba intaad awodo istaqfarso ilhay bari wllhay farxad wartaad kunolan hana jojin
@Mariya-lx6qc
@Mariya-lx6qc Жыл бұрын
@@riyaadofficial9978 I. a haye abyo mahadsantahay
@saadiahussein5607
@saadiahussein5607 Жыл бұрын
Allah mxaa wax badan igu so noqdeyn. Malmahan Allah a kamagan gala marka an wax arko.!
@xidigxiddigasheikh9120
@xidigxiddigasheikh9120 Жыл бұрын
M.a shugran ❤❤❤❤❤❤
@simranqurux595
@simranqurux595 Жыл бұрын
Asc abaayo waxan kuweydiynah magacaas nabiga magaciysa miyaah maxamad salalahu caleyhi wasalam haduuh yahay magaca nabiga kursaar hooskafuji mise dhinaca madaxaga xigasaar hoos hakudhijin haduuh uaheyn magaca nabiga karalinoqo macanto 😊
@jawaahirhussain2890
@jawaahirhussain2890 Жыл бұрын
Scw May abaayo maahan qoraal caadi ah waye
@simranqurux595
@simranqurux595 Жыл бұрын
@@jawaahirhussain2890 ha sorry macanto wuu igula ekaday eyh ralinoqo abaayo Qurux 🙏♥️❣️💞♥️❣️🙏jaceylkaan uqabi nabiga ayah iwalay xitaah hadal cadi ah hadaan maqlo anooh saliga nabiga lasobodayo baan isarkaah dadbaba ibixiye sali badanidaah marka sheykadiiyh baan kulaimaday jaceylka rasuulka uqabo waye salalahu caleyhi wasalam nabi maxamad ey ralinoqo macanto
@Zahruush
@Zahruush Жыл бұрын
@@simranqurux595 masha allh Sallahu calyhi wasalm 🥰🥰
@shukriinjama-kq4ht
@shukriinjama-kq4ht Жыл бұрын
@jawahir byo aayadii barmajkii hore aad ku sheegtey ee kuwa waraqaha uwadey Alle kaga indho saabey isheg suurada io nambarka aayada
@shukriinjama-kq4ht
@shukriinjama-kq4ht Жыл бұрын
Ee ijwb xbbti love bas ha iisaarin
@ramzaayman1919
@ramzaayman1919 Жыл бұрын
Surah Al-An’aam , Ayada 103 لَا تُدۡرِكُهُ الۡاَبۡصَارُ وَهُوَ يُدۡرِكُ الۡاَبۡصَارَ‌ۚ وَهُوَ اللَّطِيۡفُ الۡخَبِيۡرُ
@shukriinjama-kq4ht
@shukriinjama-kq4ht Жыл бұрын
@@ramzaayman1919 thankz xbbti
@indhouroon2812
@indhouroon2812 Жыл бұрын
Abyo ma argaaasey ku dhalee ey kawadah macnha ma qof weynkaa ama qof yar saas kawadah abyo
@sasukeitachi6735
@sasukeitachi6735 Жыл бұрын
🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@Fatma_932
@Fatma_932 Жыл бұрын
Ala jawahirey ma ano kala tahay wixi naftayda is tirahdo ka hadal wa u diida waxana arkay waxa ka hadlo iney igu dhacayan hada arko wax xun o anan xata samen karin ma dhaho maxay sida u sameyen oo anan ku digan bari wxan noqonayo ma ogi
@abdulqaadirali2072
@abdulqaadirali2072 Жыл бұрын
asc walaalo jazaaka ALAH markad noo soo gudbisaysay please 10 minutes adigaa iska hadlaya iska daa qof faanaya ayaad u ekaneeysa waxada qarso sheekhada soo gudbi hadii lagu weydiiyo suasha ka jawab markaas adiga kugu saabsan
@nuuraqali6701
@nuuraqali6701 Жыл бұрын
M.a wllshy qali jasakalah kheyr abaayo jawahir PLEASE number kaga isii inaan ku la suu xidhidho ayan raba PLEASE abaayo
@falcadoxaliimo8904
@falcadoxaliimo8904 Жыл бұрын
Aaaamiiin
#DIGRIGA QISADA NADHEXMARTAY ANIGA IYO WALALADEY OO UQDAD IGU REEBTAY
17:58
#DIGRIGA WEHEL WAXAA II AH MURUGO IYO INLEY TAKOORO
24:20
Jawaahir Hussain
Рет қаралды 10 М.
А ВЫ ЛЮБИТЕ ШКОЛУ?? #shorts
00:20
Паша Осадчий
Рет қаралды 7 МЛН
Modus males sekolah
00:14
fitrop
Рет қаралды 24 МЛН
小丑妹妹插队被妈妈教训!#小丑#路飞#家庭#搞笑
00:12
家庭搞笑日记
Рет қаралды 35 МЛН
WARARKII UGU DANBEEYAY | WEERARADA LUBNAAN | DAGAAL IRAN V ISRA
19:05
UGU DAMBEYN CABDULLAHI WARQADII MARKAN TUSAY FARAXAD AYUU LA ILMEYAY
12:04
HADEGDEGIN ALLAH WA WANAGSANE WUNA KAGARXIN DOONAA MAALIN
15:32
BUSHRA QALI
Рет қаралды 1,4 М.
MAARTA OO LOO DIYAARGAROOBAY AHWIYE IYO DM (4546)
27:03
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 659
#DIGRIGA ARINTAN MIYAAN ILOOBI DOONA OON DIGRIGA KALA KULMAY....
13:27
Jawaahir Hussain
Рет қаралды 5 М.
#DIGRIGA NOLOSHAN AYAAN KU HELNAY DIGRIGA BADINTIISA
12:16
Jawaahir Hussain
Рет қаралды 28 М.
#XOWQALADA WAXAY ISIISAY  MUCJISO AAN WELIGEY ISLAHEYN WAAD HELEYSAA...
16:09
#DIGRIGA WUXUU SABAB UNOQDAY JANO ADUUN INAAN HELO SUBXANALLAH
16:07
Jawaahir Hussain
Рет қаралды 18 М.
SIID CALI OO KU OOYAY MAXKAMADA & SODOGA LUUL CABDI CASIIS OO FADEEXO KU DHACAY
14:29
А ВЫ ЛЮБИТЕ ШКОЛУ?? #shorts
00:20
Паша Осадчий
Рет қаралды 7 МЛН