Ahamd Ma dooobe Guuuuul ahamd Ma doobe Guuuuuuul ❤
@aminamudhir41503 күн бұрын
Aniga wax ula tahay Ahmed waa odey weyn ha dago 😢🇸🇴 kursiga uu isku caano shubo waa in uu baneeyaaa😢sida ugu dhaq siyaha badan odagaaan iyo inta la midka ah waa in Somalia 🇸🇴 laga qabtaaa tuugadaan.
Wa Nasib Daro in Mnta Cida keena Is hor fadhiyaa ti oo wali. Jubada hoose ku Xogan yihin As As Lama rabo Ahmed Hala so qabto Ceeb Iyo Xukun Xumada Xasan iyo Xamze
@hiirale20423 күн бұрын
soo xira odaygas
@guledziyad72513 күн бұрын
Wasiirada Somalia habeen io maalin iyagoo shaqeeya hada geedka ma gaadhan
@CABDIRAXMANCUMARGUREY3 күн бұрын
God haqodin hadaad qodana hadeereyn kudici doontana maogide ,Gedo soo tii shalay Axmad si qasab laguhoos geeyay oo dulmigii xasan iyo xamse kuheshiyeen oo ahaa in gedo Axmad gacanta loo galsho adeer Xasan diiqo waa fashil Ee axmad waxba kaga qaadi maa
@SaidMohamud93 күн бұрын
1991 aa lagu laabanaa
@hakeemahmed28749 сағат бұрын
😂😂😂
@awiladen78143 күн бұрын
Hanbalyo Sayid Axmed Maxamed islan 🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@aminamudhir41503 күн бұрын
Qabiil ayaa lafaha kaa galay Ahmed madoobe 😢kursiga Somali ayuu u fadhiyaaa🇸🇴asaga malahee adiga xataaa xaq ayaad u keedahay in aad wadan u soo tar Tami karo qafkast 15 sano ayuu fadhiyaaa😢no one als.
Ahmed madowe waye u dhamatay hada ayu halis galiye nolashisa ’ iyo shacabka jubland 😂
@SaidMohamedNur3 күн бұрын
Guul reysal wasaare xamze Cabdi Bare 🙏
@DarbiAlbaab3 күн бұрын
❤❤
@maxamedcabdiraxman65953 күн бұрын
Dowlada fursad kale mahaysato o ahayn in gobolkaas si toos ah ufara geliso ama halaga gulaysto ama ha guuleysatee
@abdullahisaman95823 күн бұрын
Waxay ilatahay in xasan guul dareystay laga adkaaday 1 gedo mareexaankii mu hiimka ah sida reer xasan gaashireedle talxe reer axmed uurmidig waxaa wato axmed madoobe luuq ceelwaaq buulaxaao ciidan ka baxay kismayo ma weeraryo taas laq tan kale iyo shimbir xasan buu dhacaaya mooyee garba harey adeer shalaba wuujooga wax maha gedo waayo reer guri axmed haysto mareexanka gedan waa boqolkiiba 80
@reallyg92643 күн бұрын
WAD ARKI DONTAA LAGAB YAHOW IN ASOO DULEYSAN MUQDISHO LAGA SOO DAJIYO
@IbrahimYusuf-x3k3 күн бұрын
Oke
@MohamedabdiGuhaad3 күн бұрын
Waxay ila tahay jubalan in lagu wareejiyo mareexaaan
@somvideo-k3u3 күн бұрын
Jubaland waa lagaga adkaadey Axmed dhuxul 😀😀
@jamayasin21553 күн бұрын
Dalku waxa uu dib cagta u saaray dagaalkii 1991 mid la mid ah
@AbdiWahabIbrahim-ch5zo3 күн бұрын
Xasan waxba kamaqadayo ahmad
@baashiabdi98823 күн бұрын
Waxay ilatahay dowladu in ay toogato Ahmed madoobe conga ay ku basho kismaayo
After 4hours : Mahadsanid, maadaama aad kasoo hadashay
@mohamedcanjeel61763 күн бұрын
Qabiil qabiil qabsan kara ma jiro axmed madoobe wa nin darood garoowe ba ciidan laga diraya hadii xamar oo shabab heysto ciidan laga so diro xasan shiikh oo an balcad tagii kariin ma kismaayo weraraya hooyadis shababka ha kaga xoreye ciidanku kismaayo u dirayo
@khalidmohamed74603 күн бұрын
Waxaad ogaata se inaa anaga nhy radii shale qaxooti ka dhigay! Marwalbo iyo dagaal timaado Hawiye wax ka adag ma jiro waa sawabta oo Madoobe Ethiopia u hoos galaayo!. Mida labaad waxay thy wadanka inuu dhismo waxa diidan waa Darood sawabtoo ah sheikh Shariif waa uu ka horyimid Hassan Sheikh se Dini iyo Madoobe waa isku taageeren! Waxa hubaal ah awooda marwalba inay jirto dhinaca wngsan waana arkeena cida atkaata
@adansantur46773 күн бұрын
Khaniisiin gaalo ah
@AbdullahiJama-h9s3 күн бұрын
Sidaas uma shaqayso dawladnimadu, loomana baahna in khalad khalad kale lagu saxo. Madaxweyne HSM isagaa ku tuntay Dastuurkii iyo mabaadii'dii asaasiga ahayd ee lagu heshiiyey 2000kii oo ay ka mid ahayd in Madaxweynaha soo dooranayaan Xildhibaanadu, oo muddada xilhayntu tahay 4 sano kaddibna doorasho la qabto, iyo nidaamka Federaalka ah oo lagu heshiiyey. Hay'adihii dastuuriga ahaa ee madaxabanaanaa ayuu HSM hadda danihiisa iyo damiciisa siyaasadeed u adeegsanayaa. Dhismaha Maxkamadda Dastuuriga ahayd oo uusan oggolayn ayey ahayd in la horgeeyo tallaabooyinka wadasharcidarrada ah ee Madaxweynuhu samaynayo. Madaxweyne HSM wuxuu hadda wadaa doorasho uu keligiis maamulanayo, waxaana horey Baydhabo 2018kii looga heshiiyey xeerarka iyo habraacyada doorasho dadweyne.
@khalidmohamed74603 күн бұрын
Nio qabyaalada meel naga dhig! Waa wax fcn cod iyo qof in la sameeyo se waxa xun hal qof (Madoobe) inuu iska soo laablabto. Madoobe madaxweyne walba wuu la dagaalay ilaa uu fahad dhaho " Waa kansarka siyaasada soomaaliyeed". Sidaas oo ay thy dad baa qabiil ku difaacaayo. Madoobe waa in la soo qabta waa hadii ay dawladnimo la rabo hadii kle ha la kalo go'o
@durka4003 күн бұрын
Ani waxay ila tahay in sharci darro tahy doorashada ka dhacday maamul goboleedka jubaland Saaso tahay sharciga lala tiigsado ahmed madoobe
@khalidmohamed74603 күн бұрын
Abood ciidan waa qasab inleen sharci ma shaqeyn karo cabsi la'aan!
Mxa ka qaldan? Dastuurka waxa jeebka gashtay waa madoobe se ma rabtid inaa ka hadashid inleen isku qabiil baa tihine! Madoobe Waa ninka laba mar ka badan soo laabtay, waa ninka madaxweyne walba la dagaalay, waa ninka adkiisa ka yiri "Kursigaan kismaayo aniga leh sidaan doono aan ka sameeysana" hada way cadahy in darood dartii uu wadanka u dhismi la yhy
@CABDIRAXMANCUMARGUREY3 күн бұрын
@@khalidmohamed7460 KA hadal dastuurka uu xasan baqti usujude jeebka gashtay waryaa,Adeer inagu ma waxaad noo haysataa ciyaal juhala ah
@abdinasirabdullahi10373 күн бұрын
Xasan shiekh wax Yar Ayaa u dhiman dagaal in uu faraha la galo uma wanaagsana. Walaaloow wax haku raadiyo tan kale qof uu isaga soo doorto wax aan aheyn Lama heshiin karo maxay tahay Axmed wuxuu la mid tahay Siciid Deni iyo Ciro. Dadkoodaa Doortay.
@khalidmohamed74603 күн бұрын
Qabyaalada meel dhig nio Modoobe waa markii shanaad se Deni waa markiisa labaad. Wadanka wuxuu la dhismi la yhy waa darood oo xumaanta isku taageera yacni side u leedhy wialaalow wax ku raadi? Dawlad baa leedhy maamul goboleed wllow dheh? Hawiye weligiin ayuu niiga atka hadana waa la soo qabana waa sawabta oo Ethiopia u hoos galay inleen waa ogyhy daroodka inaan dhagta jareyno wale
@marshmula42733 күн бұрын
xaraan ayay ku heshiiyeen ee xaqaa manat isku diray
@AdansheikhaliTeacher3 күн бұрын
Is dagaala dheh xasan shikh iyo axmed madoobe sabab too ah dagaal kan ma ugu horeeyo somalia kii raayaa reer ka u haraayo...is tuma dheh