Diinta iyo Dumarka la isla qabo

  Рет қаралды 35,308

Suheyba Badqas

Suheyba Badqas

Күн бұрын

Hadii seygaagu uu kula guursado dumar kale, maxaa kula gudboon hadii aad tahay gabar Muslimad ah? Tallaabooyinka ugu horeeya ee gabadhu qaadi karto, waxaa ugu horeeya in ay ogaato in ay tahay Qadar rabi, oo ay tahay dulqaad muujiso, aysanna reerkeeda iska burburin.

Пікірлер: 71
@MaxamedMacalin-lh9rc
@MaxamedMacalin-lh9rc 4 ай бұрын
Alle weeyne janadiisa hakugu casuumo wanaagaga baa baaqi ah ah allow qabriga kuu waasici
@munamohamed7825
@munamohamed7825 Жыл бұрын
illaahayoow u naxariiso khabrikeda nuur iyo iftiin waasac ugu dhig maamadaan
@leilaomar8966
@leilaomar8966 11 ай бұрын
Allaha unaxariisto walaashen aisha qureys qayrbadan beynooga tagtey illahow janada ugu bisharee
@munamohamed8663
@munamohamed8663 Жыл бұрын
Habo mcn Alle haku naxariisto waa kuu xiisney ilaah janada haiinagu kulmiyo😢😢
@xaliimoxaliimo1782
@xaliimoxaliimo1782 Жыл бұрын
illhaw u naxariiso janatu firdawsa ku irsaaq
@hibogabow4534
@hibogabow4534 3 жыл бұрын
انا لله وانا اليه راجعون اللهم اغفر لها وارحمها ووسع مدخلها وادخلها في جنتك وانت ارحم الراحمين 😭 waxey noehed qudwo wanagsan ❤❤❤ rabiyow ino badhi cashoqureysho o kale
@JuwyriyaMuumin
@JuwyriyaMuumin 9 ай бұрын
Yaa rabbi u naxriiso adoon wanaagsan ayayy ahayd
@fardowsomuse5221
@fardowsomuse5221 9 ай бұрын
Rabigeena hakuu naxariisto janadiisa hakaawaraabiyo
@fartuun273
@fartuun273 7 ай бұрын
Ilaaahow gabadhan jannada geey ameen yarabiii
@RuqiyarahmaAhmed
@RuqiyarahmaAhmed 8 ай бұрын
Ilaahow ha u naxariisto qabrigeeda allaa u nuuriyA
@halalpolice23
@halalpolice23 3 жыл бұрын
🥺😂 Mar way iga qoslisay marna wan ka naxay Miskiin habeenkii dhan dawaafaysay
@salmacabdi6857
@salmacabdi6857 Жыл бұрын
اللهم احببتها فيك
@husseinmohamed2073
@husseinmohamed2073 3 жыл бұрын
Maasha alaah habo quraysha alle haxifdiyo waxay noosheègtay waa xaqiiqa.
@yussufmohamed1418
@yussufmohamed1418 3 жыл бұрын
Ilaahayow unaxariso mama casho qureesh
@Z.C512
@Z.C512 5 ай бұрын
Ilahow unxariiso
@SiciidoDhuux
@SiciidoDhuux 5 ай бұрын
Manshaalah
@wllcabdulahi4919
@wllcabdulahi4919 Жыл бұрын
Allah ha unaxaristo
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 3 жыл бұрын
Rageena guurka badan waxe usamenayan hda wediso waxe leyihiin marka xaamilo Tahay marke dhiiga qabto Naag kala guursaneso ma dhigto madhasho miya kuwa faan halaga shego Kuwane caruur badan magac wen Raba leyahay darsan caruur cuqdad ciil cadownimo isu qaban kuso kordhina aduunka ilmaha kala hooyada kuwa isjecel ma ahan Marka wenadan odayga ma xanaaneyan aabahod midba kuwa kala Naga jeclaa san Noma samen jirin leyihiin ficil cuqdadesan yihiin waxa Ka fiican hal xaas ubad baari kudhasha dhanto hal hooyo wada ah
@Umu.R
@Umu.R 3 жыл бұрын
mashaAllah role model ayaad tahay
@kiinmohamed7066
@kiinmohamed7066 3 жыл бұрын
Samirka wa cajiib abayo mcn ilahay hakuxifdiyo
@abusamiya6579
@abusamiya6579 3 жыл бұрын
Masha Allah ustadha quresha Allah yaxfadhaki
@JuwyriyaMuumin
@JuwyriyaMuumin 10 ай бұрын
Ale ha u naxariisto waxay ahyd qof aad u wanaagsan
@zacherypoo1029
@zacherypoo1029 Жыл бұрын
Hooyo Allaha ku barakayo
@bahjamaktal7058
@bahjamaktal7058 3 жыл бұрын
اللهم اغفرلها ووسع مدخلها واكرم نزلها
@nasraasheikh9550
@nasraasheikh9550 3 жыл бұрын
MashaaAllah Barakallah
@Entertainhub1974
@Entertainhub1974 3 жыл бұрын
Masha Allah walasheey ilahey hakubarakeeyo wad caqlibadantahay
@truecomment3650
@truecomment3650 Жыл бұрын
Sheekhadaan si fiican bay u hadashay waa waano fiican Ilaahay hanagu andaco. Jazaakilaahi khayran❤
@Hibodaahir-h7x
@Hibodaahir-h7x Жыл бұрын
Amiiin amiiin allaha unaxariisto
@ubahdahraan4494
@ubahdahraan4494 2 жыл бұрын
Alaa yaa arxamu rahimiin.
@nasrocise5107
@nasrocise5107 3 жыл бұрын
Maasha allaah abaayo qaali waa dardaaran fiican
@warish9081
@warish9081 3 жыл бұрын
Mashaa allaah Qureesha haji kher badan allaaha ku siiyo habibty 🥰🥰🥰🥰
@zakariyesaid1
@zakariyesaid1 3 жыл бұрын
Masha Allah suheyba horey usoco walale Halkaasna kasii wad barnaamijyada quruxda badan ee aad bulshadaada usoo bandhigto.👍
@neeha12
@neeha12 3 жыл бұрын
Masha Allaah true abayo allaha ku barakeeyo
@bushracadey9092
@bushracadey9092 2 жыл бұрын
Ilahy hakubarakeyo walal qaaali
@som1
@som1 2 жыл бұрын
Allah yarhamu
@ayaanmuse9295
@ayaanmuse9295 3 жыл бұрын
Masha allah😙
@sadiamustaf157
@sadiamustaf157 2 жыл бұрын
Ilahey ha u naxristo mama caasho janatul fardowsa Ilahey ha geeyo
@anisomaxmed1272
@anisomaxmed1272 Жыл бұрын
Amiin
@sadiamustaf157
@sadiamustaf157 2 жыл бұрын
Masha allah abayo
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Жыл бұрын
Ugu khayrbadan lagufarxo kujirtay haween dumar.mashaaaaaaaaaalahtabaratalah As. Maalintii galabtii .ihihihihihihihii ihihihihihihihii
@luulcraxmanluulcraxman9248
@luulcraxmanluulcraxman9248 2 жыл бұрын
ilahay haunaxristo wlashena
@monitoryourhealth1042
@monitoryourhealth1042 3 жыл бұрын
Alah yaxfadka cidii ku waan toobaysa wax fcn baad usheegtay
@fatxixuseen9277
@fatxixuseen9277 3 жыл бұрын
Masha allah
@saawirquman1132
@saawirquman1132 3 жыл бұрын
maamo xaaska kowaad intuu xasuusanyahay wa inta xariga uu uhaayo lakiin malinka uu furo oo naag kle uu guursado ninka wa naagti u dambaysay un la arag midaas
@cafiifacafiifa7591
@cafiifacafiifa7591 3 жыл бұрын
Mashaa Allaahu
@salmacabdi6857
@salmacabdi6857 Жыл бұрын
انا لله وانا اليه راجعون اللهم اغفر الها وارحمها ووسع مدخلها واغسلها بالماء وثلوج البرد
@feisal-pb4mq
@feisal-pb4mq Жыл бұрын
Haaa best niliwambiya lakininkama hawakuelewa niwao
@abdihasan5986
@abdihasan5986 2 жыл бұрын
War asxby gabanan wanagby sogudbisaye sbiscrbka usara o lkta usara dadka waxa xun noso gudbiyaba korbad u qadane
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Жыл бұрын
Leeee tttt tani waa tii kujirtay dumarta badnaa ama Runlay rasmi riyaaq rayxaaneey qiimobadan qarantaan cadayyareey marwa yar bahyareeeeeey, khayryaashay waan dhaafaa qaas ahaan
@umumaxamed9781
@umumaxamed9781 3 жыл бұрын
Macalimadaas cashiro badan nooga so duub
@hananqurux9457
@hananqurux9457 3 жыл бұрын
Masha Allh lkn mama waa ka diiday nin ila gursdo ima rabo
@mohamednuur9636
@mohamednuur9636 3 жыл бұрын
Umu maahir adi ku jecl kula guursanee ninka
@zeinabibrahim6750
@zeinabibrahim6750 3 жыл бұрын
Nimanka ilaah ayaa damac ku abuurey marka inaad is dajiso ayaa kuu fican
@hananqurux9457
@hananqurux9457 3 жыл бұрын
@@zeinabibrahim6750 waa ogahay lkn nafta isiin meyso ina nin iga guuray u fadhiyo
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 3 жыл бұрын
@@zeinabibrahim6750 🤣🤣🤣 abaayo sida minyaro yinka uhadlesida dumarka damac we leyihiin sida kow marka kurabey kuxiisenayey hdane naagta uraba qalbiga wa Ka baxdey mid kala naagaha ayaga naag kadaba yimid maxe u maseran nin naag qaba kuso galaan ti hore ama mid laga daba kenayo ma ogala ayada gadal Ka timid midba mida kadanbesa WA nocas
@zeinabibrahim6750
@zeinabibrahim6750 3 жыл бұрын
@@fatmaxuseenmohamed4416 kkk xabibti minyaro ma ihi alxm minweyn ahay lkn hadii ay dhacdo in la ila guursado naag darteed gurigeyga uga tagi maayo insha allah
@ummuisra6721
@ummuisra6721 3 жыл бұрын
Ninka kula guursanayaa waa qadar waase laba mid ku nacay oo kaa dhaqaaqay iyo mid ku raba oo aan kaa dhaqaaqin ka ku nacay ama u samir ama ka dhaqaaq
@khadarfaarax6108
@khadarfaarax6108 2 жыл бұрын
Alla abaayo sorry yaa ku nici karaa abaalkaaga waxaan kaaga dhgi lahaa in aan kula guursanin
@abuumacruf3956
@abuumacruf3956 3 жыл бұрын
Maaashaaallllh alaaah hakuxifdiyo
@salmaanyusufbarrow3363
@salmaanyusufbarrow3363 3 жыл бұрын
alaha ku barakeyo walal
@gorgorofficialchannel7478
@gorgorofficialchannel7478 3 жыл бұрын
Aslaamu calaykum warwxmtu laahi
@gorgorofficialchannel7478
@gorgorofficialchannel7478 3 жыл бұрын
Siwanaagsan wrote waan hubtaa inay runtahay arinkaasi abtigay igudhacday
@husseinabdille
@husseinabdille 3 жыл бұрын
Alow ku raxmo
@khadarfaarax6108
@khadarfaarax6108 2 жыл бұрын
k
@xusenmaxamed1591
@xusenmaxamed1591 Жыл бұрын
Mashalah mashalah
@adnaahmadabukeer57
@adnaahmadabukeer57 3 жыл бұрын
Mansha Allah
Dhaqanka suuban ee Lamaanaha
21:21
Suheyba Badqas
Рет қаралды 39 М.
MAXAA KEENAY MASEERKA SIDEENA LOOGA GUDBI KARAA
13:30
Mohamed Hussein
Рет қаралды 9 М.
What's in the clown's bag? #clown #angel #bunnypolice
00:19
超人夫妇
Рет қаралды 11 МЛН
She's very CREATIVE💡💦 #camping #survival #bushcraft #outdoors #lifehack
00:26
Kluster Duo #настольныеигры #boardgames #игры #games #настолки #настольные_игры
00:47
Cool Parenting Gadget Against Mosquitos! 🦟👶
00:21
TheSoul Music Family
Рет қаралды 24 МЛН
5 taan kafiirso nolosha yeey kaa duminin kafaaidesi wacan
9:25
Amaani lifestyle
Рет қаралды 8 М.
3daan yareee qiimahaaga kor uqaad
12:50
Amaani lifestyle
Рет қаралды 26 М.
Maseyrka iyo  burburinta qoyska
14:57
Suheyba Badqas
Рет қаралды 36 М.
"Shaqsiga xasadka  ah ma aha qof qalbi wannaagsan," Sh Cabdinasir
18:07
Suheyba Badqas
Рет қаралды 2,9 М.
Professor Sheikh Caa'isha Oo Ka Sheekeeysay Sirta Hormarka Qoyskeeda
28:32
Is dhex-galka bulshada sidee isku tihiin. (Social anxiety)
17:49
Suheyba Badqas
Рет қаралды 1,6 М.
Dumarka dareenkooda sida loo kordhiyo/Cafimat Fican
12:13
Cafimat Fican
Рет қаралды 160 М.
"Xaasaska la isla qabo midoodna yeeysan qaadanin xaq aysan laheyn"
8:41
cadaalad darada la dhex dhigo dumarka leysa la qabo
10:19
Macalimad Fartun
Рет қаралды 2,1 М.
What's in the clown's bag? #clown #angel #bunnypolice
00:19
超人夫妇
Рет қаралды 11 МЛН