Asc sheekh aad baan udaawada muqaaladaada allah khayr badan haku siiyo anagana allah hanagu sugo dgriga allah kuwii ka faa idana allah hanaga dhigo Faraj khayr qaba yaa allah qof kasto kurbaysan illahayaw ka fayd oon ani kujiro
Like wax weyn maahee sheekada suubana noo wadsheekhow
@MaryamAhmed-q4s8 ай бұрын
Asc shiikh riimi allaah haku baraakeeyo Shiikh xaas baan ahaay waxaan ku riyoodey gabadh aan daris ahan jirney bari hore anoo qolkeeda jiifka ku dhex jiro iyada iyo ninkeda iyi ciyalkeda isla wada hurdo waxaan ku leeyahay naa ciyaalka qol usamee aad waqti isla qaadataan ninkaada Isla riyada dhexdeeeda jikada ayan ku jirna ciyalkede cunto siine ana sira ku baraa dhaha cuntada saa u sii weey kuu cunayaan Maxeey noqon karta haada daris ma nihin