No video

DIL AMA DORO JAFOW XALAAL AH BAABAJEY QURUX KUDHIGLE IYO WIILO

  Рет қаралды 362,334

Marish Beauty channel

Marish Beauty channel

2 жыл бұрын

Пікірлер: 1 200
@amaaldayib7871
@amaaldayib7871 2 жыл бұрын
masha allah maariya bilow ilaa hada waan ku daawadaa weligay qof ma amaanin oo waxaanu ahayn kama sheegin lkn keliya qofkaa waxaan ka arko ama ka barto u sheega laga yaaba in dadka qaar amaan u arkaan lkn maaha waa waxaan ka arkay oo keliya qofkaa u sheega hada waxaan kaa bartay ama kaa arkay intaan ku daawanaayey ku sheegaya wax kleba aan iska daaya hada muqaalkan aan soo qaato kow waxaan kugu hambalyeynaaya waxa tahay gabadh xishood badan marka wax khaldan la yidhaa kaftanba ha loo yidhaaye waad xishoota gacanta wejiga saarta ama afka waan kugu hambalyeynaaya hambalyo hambalyo ta labaad waxa tahay gabadh degan masha allah taasna waan kugu hambalyeynayaa hambalyo hambalyo ta sedexaadna waxaan ku leeyahay waxa tahay gabadh af gaaban taasna waan kugu hambalyeynayaa hambalyo hambalyo ta afraadna waxa tahay gabadh caqli iyo garaad sare ilaahay ugu deeqay taasna waan kugu hambalyeynayaa hambalyo hambalyo hambalyo ayaan ku leeyahay wllshy qli ta shanaadna waxa tahay gabadh qalbi wanaagsan taasna waxaan ku leeyahay hambalyo hambalyo sidaan kuu daawanaayey hada waxaad ila mid noqotay wllshy ila dhalatay camal hal dardaraan ayaan kagaga tegayaa wax weeye wllshy qli maadamo aad social media aad ku jirtid weligaa sidaa aad u af gaaban tahay u af gaabnow sido kle waxaan kagag tegayana iyada hal duco wllshy qli waxaan kugu duceeyey aduunyada inaad ku noolaatid nolol lagu noolaado ta ugu saraysa uguna quruxda badan rabbina raali ka yahay waxaan kuu rajaynayaa inaad ku noolaatid farxad batwaaqo iyo bashbash waxaan kaloo kugu duceeyeyna aakhirana inuu rabbi kugu casuuma janatul fardawsa adiga iyo waalidkaaba 😍😍
@bisharoabdulahiabdiasis4033
@bisharoabdulahiabdiasis4033 2 жыл бұрын
Aaamiin aaamiin wll alle ducada aad uducaysay ha urumeeyo wllsheen adna alle hakaa ajarsiiyo insha allah ♥
@Faadumo-Siciid
@Faadumo-Siciid 2 жыл бұрын
allaaahuma aamiin alle ha u aqbalo
@bashkacade4642
@bashkacade4642 2 жыл бұрын
Babajey aan firsaday mana qoslin been dheh so funny wlhi😂😂😂😂
@abdirashidabdilahi3262
@abdirashidabdilahi3262 2 жыл бұрын
Waaban ku lulmoodaaye
@daadirkuukaay7202
@daadirkuukaay7202 2 жыл бұрын
Mariish iyo qurux ku dhigle ilahey calaf niskii daro qeys iyo leylo alaha niga dhigo amiinta wa xakiina asxaabta inta iku raacsan amiin amiin so qora
@nimcohabi2531
@nimcohabi2531 2 жыл бұрын
Aamin yaa alaah wan isla jeclahay
@nuursheekh7224
@nuursheekh7224 2 жыл бұрын
Qurux ku dhiigle guur ma rabo
@safadaahir9911
@safadaahir9911 2 жыл бұрын
AamiiiN
@asalimuhumed1521
@asalimuhumed1521 2 жыл бұрын
Amiin labadan waa isla jecelahya
@abdifitahsharifhassan9627
@abdifitahsharifhassan9627 2 жыл бұрын
Aamin
@mohamedabdirahman7959
@mohamedabdirahman7959 2 жыл бұрын
Marish iyo jack to be honest you are created to be together forever,god bless you
@mohamedabdirahman7959
@mohamedabdirahman7959 2 жыл бұрын
That’s the the way I see this two
@M45_0
@M45_0 2 жыл бұрын
Maria hada ka hor ayey sheegtay qurux ku dhiigle oo dhisan wye dookheeda
@hassanburaaleabdi2795
@hassanburaaleabdi2795 2 жыл бұрын
Wiilo maxa ka qaldan manta way fikiraysa wlahi ax ax dadna dusheeda ayay ku baashalayaan 😭 (Qalbi Jabay Way Adagtay sida loo dhaya
@genyada5984
@genyada5984 2 жыл бұрын
wa Runtayo Wa maqnthy Inantu
@zakariyeadanosmaan451
@zakariyeadanosmaan451 2 жыл бұрын
Haa wlhi aniga ayaaba la yaabnaa ma aqaan waxa ku dhacay gabadha qasol qalbiga jirin ayeey qosleysay 😥😥😥
@cabaascabdi4460
@cabaascabdi4460 2 жыл бұрын
Dabaal dhel baba jey lugta kadanqisay
@birtee436
@birtee436 2 жыл бұрын
Waxaad wada tihiin asaxap qurux badan masha Allah .Haddii aad wada shaqeysaan, waxaad noqon doontaan kooxda ugu fiican adduunka you Tuber Ah masha Allha waa shiidantihin keep going guys
@c.kariimm.a7623
@c.kariimm.a7623 2 жыл бұрын
🤔🤔🤔😢
@shucaybshankar
@shucaybshankar 2 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@patrioticnasriinahmed2353
@patrioticnasriinahmed2353 2 жыл бұрын
Baabajey waa dhibkii oo qof ah wlhi😂😂beerku icaseeyay the one ne only qurux ku dhiigle marish iyo wiilo❤️❤️
@adoontaalle4225
@adoontaalle4225 2 жыл бұрын
My team Dad qali wanagsan aan jeclay allah haydin bara keeyo so badiya isla joogina fidowyada
@deksabdirahman733
@deksabdirahman733 2 жыл бұрын
I like qurux kudigle and marish together 🥰🥰🥰
@maanka305
@maanka305 2 жыл бұрын
Waxaan Soo gudbinnaa kheyrka Fadlan Nasoo booqda جزاكم الله خيرا 💯
@aliqaam1450
@aliqaam1450 2 жыл бұрын
M.a
@ismailfaarah5737
@ismailfaarah5737 2 жыл бұрын
Faldan soo samaya dhiiri galint dhaliyarda dadkeena amaana oo AAD KAGA jooginayo tahriibKA si ruyaad ah ku soo samAYA WALAALYAAL
@abshirkamedia8655
@abshirkamedia8655 2 жыл бұрын
This guyz are just my favorite combination! One love 💕 guyz!
@cadnaanaxmed9024
@cadnaanaxmed9024 2 жыл бұрын
Maarish & cheek baaba jey iyo sidey u imaden Amiin wad cidleyseen marka amiin ku sodara
@educationisthekeyoflife5134
@educationisthekeyoflife5134 2 жыл бұрын
Fadhiga 100% waaye,qof walba iyo qoftiisa.
@alpadepaya7151
@alpadepaya7151 2 жыл бұрын
Inta ila aragtay in wiilo ay fikirayso love saar❣❣
@binuyaminmohamed3916
@binuyaminmohamed3916 2 жыл бұрын
What a kaftan and qaraaxo aan daawado best team an jeclahay keep going guyz.
@qoopayare2634
@qoopayare2634 2 жыл бұрын
Babajey funny waye wlhi qosol bu igu dile allow cafimad taam aah kusi😰🥰
@umusuunaa
@umusuunaa 2 жыл бұрын
Marish Qalbi Wanaag 300k Congratulation Wlhi Xabiibti Waan Iska kaa Jeclahy Asxaabtaada Waa dad Qaaliya oo Qalbi Fiican Dhamaantood Asxaabey Isoo Booqo Hadad i aragto Adigaa Ii Muhiin Ah Waxaan soo Gudbiyaa Qisooyinka Familka Iyo Maseyrka Iyo Ila Xafid Qur aanka Wall
@theironlady6009
@theironlady6009 2 жыл бұрын
ALLA maariiizh Allow xifdi sidey Qurux ku dhiiglee Funaanada ugu Celineyso Walaahi sxbtinimada wax bey kataqaana Alle ha daaYo hbbti Horey usoco 🥰🥰🥰🥰🥰🥰😭😭
@sahrujaa7667
@sahrujaa7667 2 жыл бұрын
Masha Allah dad aad uqima badan jiro joga qasatan wallshy marish io willo sdkle baba jey qurux kudhigle away amin
@nimcohajji3015
@nimcohajji3015 2 жыл бұрын
baabajeey walla wan ku baryaa pls qurux iyo mariish dhaxdooda gal isu soo dhawee 💚💙🤍
@hudeifiabdiasiz9688
@hudeifiabdiasiz9688 2 жыл бұрын
😄😁😅😅😅
@ismailqurbaawi7858
@ismailqurbaawi7858 2 жыл бұрын
Masha allaah hambalyo ❤ 100k wiilo Farxadiinu waa farxadeena keeb going guys
@suleimannoor748
@suleimannoor748 2 жыл бұрын
Amin mesha ha lugu sodaro.....laantis abar weye mesha
@shamsojama9804
@shamsojama9804 2 жыл бұрын
Maansha Allaah teem qurux badan bad dihine Alle haydin sharfo
@abdullahiaxmed2118
@abdullahiaxmed2118 2 жыл бұрын
4 ankaatageroo KZbin kaaaa ❤️💟💯 One love guys.... keep going brothers and sisters....wan idin salamey asxptaaa .
@abbaazlaaami2323
@abbaazlaaami2323 2 жыл бұрын
Wiilo maxaa kaqaldan fikirkeeda ayaa baxaayo Baaba jeeey sidee noogaleysaaaa 😆😃😃🤣🤣 waan ku wataaaa 👍👍👍❤️❤️
@faadumojaamac7291
@faadumojaamac7291 2 жыл бұрын
Masha Allah Muuqaal qaraaxadiisa wata lkn baaba jeey wuxuu samaynaayo uma bogin😂😂
@hafsadiamond9314
@hafsadiamond9314 2 жыл бұрын
Plz plz marish habo waxaan kaacodsanaa inaaa la hishiisid umu axzaab 😥😥ani dartee habo plz habeen hore CK iyo quruxr ku dhiigle wee isxafiyeen plz plz 😥😥😥
@ahmedkaramo7432
@ahmedkaramo7432 2 жыл бұрын
Babajey manta uu ka yaabsaday qurux ku dhiigle wllhi🤣
@ahmedciroole3502
@ahmedciroole3502 2 жыл бұрын
Wllshy marish gabdh qalbi wanagsn wllo hore usoco hal talo wllo gabdha kula joogta qosolka iska yaree dheh wllo wayo Mar wlba ma fiicno maadama gabdh thy ♥
@zamuzamu9194
@zamuzamu9194 2 жыл бұрын
Mashallahi marish beauty, Jack amin tube Baba jey ....... wiilo move forward........
@akram-yariisow14
@akram-yariisow14 2 жыл бұрын
Talo walaaltinimo oo ku socoto baaba jey . Walalkey baaba jey waaa ogahey in aaad kaftameyso marka aad sameyneysid calaamadaha lagu garto dumarka laakin walaalkey ma ogtahey in la mamnuucey oo nacalad ku dhaceyso qofkii isku ekeysiiya dumar asoo nin ilaaahey ka dhigey walaalkey khalad ha ii fahmin talo walaaltinimaaaa kula wadaaagey 👍💯💯✅
@FatahkeyTube
@FatahkeyTube 2 жыл бұрын
ma ila aragtey sxb gacmaha sidu kasina iyo is jabiska
@farhanfunny9703
@farhanfunny9703 2 жыл бұрын
Babajey mey ku dhaheen Babajey ayan La jogaa mana qoslin 😂🤣😆
@shucaybshucayri6407
@shucaybshucayri6407 2 жыл бұрын
Always be happy Brothers and sisters
@abdiwelidaud7130
@abdiwelidaud7130 2 жыл бұрын
Mansha allah walalahaaa wngsaan siii qalbi ayan idiiin jeclhy farxaaad an damaaan cafimaaad waraaa dembiii dhaaaf jogtaaaa ah ciimrii dheer oo ciwadooo leh Akhiranaaa janatul fardowso idiiin rejenyaaaa
@Maskaguy7903
@Maskaguy7903 2 жыл бұрын
Daqiiqada ugu horaysa oo dhan way maqan tahay wiilo iyo xataa kuwa qaybo kamida muqalka🥺🥺maskiin weeye gabadhaas walahi.
@sumayanadiif6700
@sumayanadiif6700 2 жыл бұрын
Qurux ku dhiigle iyo baaba jey oo izheley wlhi dacad uqozlaa waa idin wataa legends 😂😂❤
@guurexusen8970
@guurexusen8970 2 жыл бұрын
Horta aniga waxan rabaa in qurux kudhiigle prank kusameyo wiillo kunadhaho wan kahelay o wan ku jeclahy wallhi la.aanta manoolan kari☑️ waxan rajena @Maariish inu hirgalo prank gan. hhhh wan sugenaa. i.n Maariish cadowgaa hajbo bro 😎
@talabadanofficial1718
@talabadanofficial1718 2 жыл бұрын
m.a maarish iyo baaba jay idin salamy
@laaloqurux8117
@laaloqurux8117 2 жыл бұрын
Muuqaalkaan waa marki 3 ee aan daawanaayo 😉 inti ilamida oo halmarkabadan daawatay liketa halaga arko😏
@jackyphonsi2578
@jackyphonsi2578 2 жыл бұрын
Talentigiyoo Qof ah Quruxkudhiigle Masha allah
@maryamhassan1821
@maryamhassan1821 2 жыл бұрын
Marish she is my role model ♥️
@cabdiraxmancabdi6152
@cabdiraxmancabdi6152 2 жыл бұрын
Marisha waxan maqlay in iidle yare ku jecel yahay adigana. Qurux ku dhiigle. Jeceshahay arimahaas noo Soo faafaahi maadama nahay tageerayalkaga. Aad baa ugu mahadsan tahay sida babajeeri u Soo dhawaeysay ilove u sister
@siicowproduction6967
@siicowproduction6967 2 жыл бұрын
Hhhhh baabajey iyo jack oo is helay qosol nakuu dhino wlhi ma sha allaah walalo is jecel allaha idinxafido
@kaxorowaqliga
@kaxorowaqliga 2 жыл бұрын
Wiilo is funny😂🤣
@odhaahsamehassen6964
@odhaahsamehassen6964 2 жыл бұрын
ALWAYS BE HAPPY 😊☺BROTHERS AND SISTERS ❤
@burhanyuusuf3700
@burhanyuusuf3700 2 жыл бұрын
Baba jey ilmi ayaa ku dhexjira sheekh RUSHEEYE xaloo geeyo
@queenkiin1469
@queenkiin1469 Жыл бұрын
@@burhanyuusuf3700 Qqq0000
@queenkiin1469
@queenkiin1469 Жыл бұрын
Q0000
@samiiraxiis4396
@samiiraxiis4396 2 жыл бұрын
Mansha allah
@mjmusic4686
@mjmusic4686 2 жыл бұрын
Alwes mariish walashey mcn waan kuwata wllo mcn oky
@sharifomursal6524
@sharifomursal6524 2 жыл бұрын
Masha allah tawaraka allah keep going guys ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@xuseenxuska2001
@xuseenxuska2001 2 жыл бұрын
The family empire bumbum in the house❣️
@falismohammed5715
@falismohammed5715 2 жыл бұрын
Masha Allah ❤️❤️❤️❤️
@husniibnusheikh4384
@husniibnusheikh4384 2 жыл бұрын
Baaba jey the best fanny in the world wllhi wan ku wtaa
@abdinaasirsalaad9257
@abdinaasirsalaad9257 2 жыл бұрын
Wallahi qosol ayaa igu disheen allaha idin barakeeyo ❤️❤️
@fadumoismaciil2467
@fadumoismaciil2467 2 жыл бұрын
Keep going wlshay qali Mariah biyutiy ILAHAY ha kuxafido adi iyo baba jey qurux kudhigle gabadha kale maga ceda iso sheeg xppti
@faadumodhool5354
@faadumodhool5354 2 жыл бұрын
Wiilo la dhaha
@anzalaliabdi6844
@anzalaliabdi6844 2 жыл бұрын
Fadhumo ismacil micnaha maka heshy iyaah aby hhhhhhhh kaftan com
@saciido1235
@saciido1235 2 жыл бұрын
Waaw mn sha allaaaa waa idin wada salama fani. Sasex dan oo is helay. Babajay jck iyo wiilo marish oo Su aalo walan waydinayso adaba qosol kadhargayo
@mzz-hothan
@mzz-hothan 2 жыл бұрын
00:30 Qosol dartii ban raftay wlhi🤩🤩🤣🤣🤣 keep going🙏❤
@shaambulle5425
@shaambulle5425 2 жыл бұрын
Best qurux kudhiiigle from London
@nimcoahmed6764
@nimcoahmed6764 2 жыл бұрын
Baba jey iga dhamow qurux ku dhiigle waan jecelhe igu salam😂
@womenpowerfamily1769
@womenpowerfamily1769 2 жыл бұрын
Masha Allah always my dear sis and br keep going and success legend❤️❤️❤️😍😍😍
@idririssmahamed7871
@idririssmahamed7871 2 жыл бұрын
Babajey waa codsi sidan aad usheekaynayso fadlan waa foolxumo wlhi wayo nin ayu allah kadhogay sidi raga u sheeke
@cabdul-caziiz1559
@cabdul-caziiz1559 2 жыл бұрын
Jigjigaan fiid wanaagsan idinkasoo leeyahey, Marish, Wiilo, Baaba Jey iyo Qurux-kudhiigle dhammaantiin dad ehlu farax ah baa tihiin waan idin salaamey. Amin dhicis qoslaaye waa idinka maqan yahey caawa 😅 kaftan, ninkaas waan wataa.
@ahmedshaafi568
@ahmedshaafi568 2 жыл бұрын
Brothers and sister Go ahead ❤👑
@xamdasaleebanaw-daahir4856
@xamdasaleebanaw-daahir4856 2 жыл бұрын
Mnsha allah alle haydin wada sharfo marisha waxkasta way u qalanta intaaso dhan amaankasta mnsha allah, aamin agtina farxad u soo doonta ayaaman wuu aamusan yhy mx ku so kordhay talow ,sheekadi sii badned hada malaha
@umusidraofficial7802
@umusidraofficial7802 2 жыл бұрын
Wlh funny 😄 ayaa tihin keep going dhamantiin talanti ayaa le dihin
@sakariyeofficial3152
@sakariyeofficial3152 2 жыл бұрын
Marish beauty keep going
@armanlp1763
@armanlp1763 2 жыл бұрын
Inta fahante sida ay uwada fadhiyan Afartooda ismujiya✌️✌️🤣🤣🤣
@majoromarion5150
@majoromarion5150 2 жыл бұрын
One hour 9.3k mnsh Allah wan idin wataa Legend 🥰🥰🥰
@saadaqxadaari7513
@saadaqxadaari7513 2 жыл бұрын
kuwaan waan daawaday mana qoslin xanuun dheh😂😂🤣🤣
@musabmumin3534
@musabmumin3534 2 жыл бұрын
Quen marish gawadha kaliya ku dayashada mudan dhan walibo💖❤💯👸👸
@ina_mohamet
@ina_mohamet 2 жыл бұрын
The family empire bumbum In the house 🙌🏻 My fav team wayaab 💙
@queenzelmizh1016
@queenzelmizh1016 2 жыл бұрын
Babajey maanta qosolkibad iga dhamaysay 😅 ma xididki hadalka ku furtay mariya io Jack hanaga halayn 😂😂🙏🥰
@diirshehassan4669
@diirshehassan4669 2 жыл бұрын
MASHA ALLAH 👏👏👏👏👏👏👏
@cabdiraxmaan7988
@cabdiraxmaan7988 2 жыл бұрын
Baaba jeey qalbi nadiif ✊✊✊ waa iga qosliseen 😂🤣😂🤣😂🤣
@jawahirjalaqsn9584
@jawahirjalaqsn9584 2 жыл бұрын
The one and only Legends libaaxyo kep goin brothers Allaha idin xifdiyo
@mohamedhero8082
@mohamedhero8082 2 жыл бұрын
wlhi muuqaalka shir uu dhamaaday aa waayey noo soo badiya🙏
@abdifitaahahmedsaalihi7610
@abdifitaahahmedsaalihi7610 2 жыл бұрын
Marishey qurux ku dhiigle guurso waad uqalantaa
@abdikafitalasame260
@abdikafitalasame260 2 жыл бұрын
Tiimkeyga qaaliga ah guuleysta boqortooyo💯🔥💐
@zubeiryareabdi204
@zubeiryareabdi204 2 жыл бұрын
It's interesting way keep going brothers and sisters
@mohamudhajiali3220
@mohamudhajiali3220 2 жыл бұрын
Wlhi amazing video 👏 Waxan ku fiirsaday video gaan mela badan : - Shaqada Guriga with Family Shahax mesha lagu cabo Iyo hda bajajta dhexdeeda Wlhi waan qoslay stress wuu I hayay lkn xiligass wixii ka danbeysay Fax Fax 🙏👋🔥👏
@asalimuhumed1521
@asalimuhumed1521 2 жыл бұрын
Mash Allah qurxkudhigle marish wilo babjey labo Isa jece🤣🤣😍
@somalimedia33
@somalimedia33 2 жыл бұрын
Wllahaygaa somaliyeed 1k subacribta wax yar iga dhiman igaarsiyaa waa codsi😭😭😭😭
@absco485
@absco485 2 жыл бұрын
The best team for entertainment keeping going......qurux kudhigle half brother
@sakariyemuuse9622
@sakariyemuuse9622 2 жыл бұрын
Baaba jey qosolkiiyoo qofa😂😂😂😂🥰🥰🥰🥰
@sabiriincabdi2515
@sabiriincabdi2515 Жыл бұрын
Muqaal qurux badan waaye masha.allaah keep going sxpta baab jeey
@hamdiabdirizaq1286
@hamdiabdirizaq1286 2 жыл бұрын
Aadbaan kuujeclhy abaayo maariish allha kuxifdiyo waannkugu xiranahy allha ku sharfo wallhi waan iskakaa jeclhy abaaaayo 😘😘
@aymancabdiaymancabdi3955
@aymancabdiaymancabdi3955 2 жыл бұрын
Jaceylka sikasto loo aqriyo 💘 😱 mid qar samayo ma,ahan wallahi 🥺
@marianhalane4927
@marianhalane4927 2 жыл бұрын
Kkkkk manta said u qosle babajey iyo Jack ayn dawade mana qoslin MBA soconeyso so badi mariash inta wada jogtan jafowka
@vikeeofficial9344
@vikeeofficial9344 2 жыл бұрын
I loved when u tried to dress back jack with his jacket after he removed for celebration 🎉 Love you stay blessed keep going ❣️
@icykind7753
@icykind7753 2 жыл бұрын
Love you too vikee 😑❤😟😟
@melonjamal7238
@melonjamal7238 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣wlhi wan dacad qosly baaba hore u soco bro💯
@salaxkhalidofficial3548
@salaxkhalidofficial3548 2 жыл бұрын
Kal iyo lab idin wata brother's and sister's ❤✊👏
@bintudiriye2781
@bintudiriye2781 2 жыл бұрын
🤣🥰
@laaloqurux8117
@laaloqurux8117 2 жыл бұрын
Waa marki 5 ee aan daawanaayo runti aad baad iiga qosliseen mhdsn noonasoobadiya muuqaalada wada jirka aad tihiin insha allaah😘💕💕😉
@drkafi193
@drkafi193 2 жыл бұрын
Niow babajy gacantan aad sidii dumarkii walaqaysid jooji
@hasankaafi2485
@hasankaafi2485 2 жыл бұрын
Baaba jeey the one an only lagend✌
@adanabdi5089
@adanabdi5089 2 жыл бұрын
My team keep going the five lions are coming back
@Ismaaciil-jaceeloow10
@Ismaaciil-jaceeloow10 2 жыл бұрын
Qurux ku dhiigle asaa wax ka waali jiray caawa asaa la helay 🤣🤣🤣🤣🤣
@mumtazbintiahmed7860
@mumtazbintiahmed7860 2 жыл бұрын
Baba jey Mucjisede o qof ah 😂😂😂
@bilalmarijuana1959
@bilalmarijuana1959 2 жыл бұрын
Keep it coming 👍👏
@fadumoali6235
@fadumoali6235 2 жыл бұрын
waan idin salaamay dhamaanteen keep going 👸👵
@xanaanmohamed7382
@xanaanmohamed7382 2 жыл бұрын
Quruxku dhiigle wa wata wlhi qosol iguma harin🤣🤣🤣🤣🤣🤣
UGU DANBAYN FARXADAYDA LAMA SO KOBI KARO☺️🙏
13:37
Baaba Jeey
Рет қаралды 137 М.
WAXAA LEY GUURIYEY MARISH BEAUTY
14:50
Qurux Ku Dhiigle
Рет қаралды 494 М.
Harley Quinn's plan for revenge!!!#Harley Quinn #joker
00:49
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 31 МЛН
Get 10 Mega Boxes OR 60 Starr Drops!!
01:39
Brawl Stars
Рет қаралды 14 МЛН
Чёрная ДЫРА 🕳️ | WICSUR #shorts
00:49
Бискас
Рет қаралды 3,5 МЛН
The Giant sleep in the town 👹🛏️🏡
00:24
Construction Site
Рет қаралды 18 МЛН
QURUX KU DHIIGLE VS MARISH BARASHO WANAGSAN
18:23
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 255 М.
ABUUKAR JAAJUUMOW |  AJAKIS ama JEEKEY MiD KALiYA DOORO
17:53
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 193 М.
BABAJEEY IYO WIILO QOSOL IYO QARAAXO😂
11:10
Wiilo Channel
Рет қаралды 32 М.
PRANK DAGAAL ISKU BADALAY O KU SAMEYNAY QURUX KUDHIGLE🙈
16:51
Marish Beauty channel
Рет қаралды 413 М.
Harley Quinn's plan for revenge!!!#Harley Quinn #joker
00:49
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 31 МЛН